Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Xaliimooyaankaa igala qurux badan... ninkii doonaya inuu chicken curry, nani iyo xawaashyo kale ku bedesho shaah heyl leh, baasto, cambuulo iyo bariis isku dhexkaris ah ... India waa soo dhowaynaysaa...... Hi guys globalization at its finest indeed. I'm envisioning when those mixed kids are asked qolada reer abtigood oo yidhaahdaan badhabadha weeye.... Oba saaxiib adigu waad ka heshay sheekadaa baan u gartay
  2. Taleexi

    Garowe town

    Majestic Mogadishu shall rise as well.
  3. Taleexi

    Garowe town

    What a splendid view. Simply put.... speechless
  4. Adaaba iga war roon saaxiib. Reer Awdal-na raggii belaayo bay ku afuufeen oo mashruuc hor leh bay ku noqdeen.
  5. Enough have already been said about your inquires. The scope of your imaginary SL is shrinking by the day thus your days of we are closing the defunct border are numbered.
  6. Haddaadan xishoonayn waxaad doonto samee!
  7. Ma igu keenkeentay? sidaa uma sii bah dilni balse dedaalkaad ii muujisay waa la dhacay
  8. Waxaa la yaab iyo amankaag igu riday foqornimada iga haysata afka hooyo. Waxaan mooday in afkii kooxdii Asxaabu kahaf ku hadli jireen aad u ololaynaysid soo noolayntiisa. War hadhsiimo baan doonanayaaye aynu isu soo noqono. Halkaana dadaalka ka wad.
  9. Positive: Adigoo raali ah ereyada buluuga oo dhami ma Soomaali baa?
  10. Xaaji Xunjuf;709897 wrote: bal yara wada hadhow baan garta qaaadi doona Sharif versus Gandi TFG versus Azania Mogadisho versus Og'adania Ha dhakhleyso:D "Ha Dhakhleyso" baad ku dishay sheekadii saas darteed mar haddaan ka gabyey oo go'aygiina ka qaatay England baa gubanaysa ee maxaa iiga gidhiish ah...... Somalina: Saaxiib casariye ku soo dhufo oo isku keen soo celi adoo raaliya!
  11. Xaajigu cilladihiisii hore tanna ma ku darsaday... Allow noo gargaar
  12. I'm hopeful that the culprits will have their in court.
  13. All political ambitions go after to their highest bidders.... As if your beloved leader, Siilaanyo, isn't serving to the highest bidder. Don't ask me who that is? I tell you one thing use your donated dollars wisely, don't misallocate them SSC and Maakhir will NEVER fall on SL's fold..... Wixii intaa ka soo hadha waa heeladu waa heeladii Laas Qoray
  14. Apart of xamaasada Azania abuurtay waxaan maqli jirey markuu wasiirka gaashaandhiga u ahaa Sheikh Sharif inuu Prof. Gaandhi hawl kar ahaa, nacala abuugto Siyaasad Soomaali
  15. I think Mudane Zack's and Iimaan Oba's relationship is intact and their alliance is unshakable ….. Annaga lee shirib iyo dhaanto noo ciyaarayaan. Bilan… macmacaankii mooska, bambeelmada iyo cambo lafta uma baahnid miyaa? Ma dhagxaanta iyo oilkay kaaga dhegtay?
  16. Xaaji Xunjuf;709867 wrote: warya adba Qawdhan bad tahay oo sidayda Qawdhama waxba Qoloyinka Koonfurianska ha isku dha dhajin. Inkastoo malkada xiis iyo maydh looga soo dego muuse waa muusihiisii.... Somalina baan lahaa ragga kala daa.... adigiibaaba gows danbeedka ka qoslaya miyaa,, Soomaali Galbeed Soomaali oo dhan baa laga haystaa ....miyaaney sidaas sheekadu ahayn... Xaajiyo weli kaama rajo dhigin ee wax iskula har illeyn qof nool uun baad tahaye
  17. Someone written about Kismaanyo conflict.... here it is, of course it is not inclusive but a good read methinks.
  18. The good thing is you never will because there is no logic to begin with.
  19. Xaaji Xunjuf;709856 wrote: Alla inantu Hiil wanaagsana Khaldaamiinta baa gabadha waxaas naga bartay
  20. Somalina;709850 wrote: Oba waa raggeedi, noolow weligaa. Somalina: Ragga ha isku soofayn. Horaa loo yidhi/yiri nin naagi wado iyo awr hali wado midna kaama baydho.
  21. bilan;709846 wrote: Oba adigaba ilaa Jilib baad sheegatee, maxaa ugu diidee madaxwayne ku xigeenka labaad oo Mudug ugu xiree? but Kismaayo is really exaggerated other than Xalwada iyo bada wax la qaato kuma soo arag, or maybe my timing was bad, either way Kismaayo cidii caanaha keenta/keeni jirtay baa leh, hadii la soo ogaado cidaas then it Is easy to figure out waxa dhalay magaaladan. Bilaneey... Labadaneena oo PL isku haysana baa caanaha Kismaayo keeni jirney
  22. Dad isku d_ir ma iga ahayn ee anna qaybtayda uun baan rabey