Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Free Education is so tempting and sounds S-E-X-Y ...mmmmmmmmmmm. yes but no, thanks warninyahow show imaadba fahmin oo qar baad weli jafaysaa. Horaa loo yidhi Ciyaalla waa ka ciyaar ciyaar, mulacna waa u qudh gooyo How dare you offer me a free education while you oppress my people? wax iskula hadh saaxiib.
  2. I'm a human and liable to make mistakes after all therefore my apologies for any misunderstandings on my part. If your interpretation was aimed on an isolated incident not an inclusive one and, merely considered how unionists like me dealing with this thread dhibi ma jidho, haday jidhona ma buurna. However, No one is right here. Somalia being a failed state and a fractured society; solutions to her problems are becoming as remote and elusive as ever before but the self-styled region of Somaliland is doing more harm than good. They should not attempt to bite what they can not swallow and make no mistake given of course the Somalis' DNA/Gene make up. Somaliland can not spoon feed other clans in the north in their skewed clannish dogma. The north has the potential of being much worse than the south if not contained and resolved the many intrinsic, frozen conflicts in the area. There I leave my 2 cents adeer.
  3. Aliyah ... Bal maanta waa Jimce ha layska baashaalo oo yaan xayraanimo lagu af bilaabin. Soomaalidu waa hal qoys oo aan kala maarmin balse dhabtii nina nin ma khasbi karo
  4. By Ali H Abdulla May 20, 2011 Thousands of people celebrate the 18th of May religiously every year, and consider it as a day of independence for a non-existent country that is inexplicably enamored with its colonial legacy. While proud and free people celebrate their hard fought freedom from the shackles of imperialism, some Somalis consider themselves as orphans of the British Crown and yearn for what they consider as the glorious days of Jardine, Smith and other colonial officers who massacred thousands of freedom fighters. Read in Full
  5. Jacaylbaro;721328 wrote: United Somaliland led into United Somalia in the 1960 ......... United Somaliland Can still lead into United Somalia only if the later show some willingness. For the moment, no one wants to join a Chaos and greedy warlords. Illeyn Madax muuqda iyo mindi af daran midna lagama samro... War xaajigii JB markaas wuu asiibay ee ha loo sacabiyo.
  6. OdaySomali;721391 wrote: This is absolutely true. Some are trying to bring back Somaliland[ers] by force, name-calling and attempts to humiliate them which in reality is only pushing them farther away; instead of a stick, try using a carrot, see what happes. If you have no carrots then you are only left with a stick, which is unlikely to work. A mahmah goes along the lines of miro geed ku yaal, ha u qubin kuwa guntiga kuugu xidhan. But in this case, there are not even any miro on the tree but instead pills of death and destruction. Anshax u hadalka iyo kaftanku aint one dimensional saaxiib. The secessionist cult have to behave as well. Hence, have you ever considered the continual trash talk towards the rest of Somalis that emanates from this lot? Only through mutual respect and, with modest discussions from both sides can emancipate ourselves from this self-inflicted wound. Seek and obtain enough info before you give advice to one of the parties in the conflict as that will only yield the maximum output of your efforts.
  7. This is a horumar lagu faani karo oo tayo leh marka laga reebo jibada dhalanteedka ah - ee Qabiil qaran ismoodka ah.
  8. Free all Somalis irrespective of their location.
  9. Somaliland has neither moral nor legal ground for secession. In the history and political classes the idea can be entertained though.
  10. Aliyah.....ha na dedejin.....the party just started.
  11. And expecting a different outcome. Only in Hargeisa
  12. Wallaahay, wallaahay miyey idinkaga dhegtay. Hallucinations have no boundaries indeed.
  13. War yaan lagaa waaline guurso saaxiib.
  14. Sayid: The statue says all, doesn't it?
  15. Inaadeer wuu i sigay balse Alle iga samata bixi. Nabadgelyada gobolka baan ka shaqaynayaa. Salaan sare iga gudoon.
  16. Disclaimer: As far as Taleexi is concerned neither Somalia nor "Somaliland" is sacred - Nor Awdal, SSC, Maakhir, Puntland, Galmudug, XX, Galgaduud, Hiiraan, Midland and all the way to Azania. What is sacred is what the people of these respective areas agree upon. Maadaama albaabkii layga soo furay......... Ayaamahan golaha waa ka maqnaa balse rag iyo dumarba ma madaxuu isla galay, oo isku shuf beelay. Waydiintan uu Zack halkan ku soo dhejiyey waa mid very interesting ah. Apparently, Maamul beeleedka SL has achieved a lot of positive things and has done so much destruction and human suffering over the course of its existence. Kaba saa qaad, waa macaan iyo khadhaadh meel ku wada yaal ka fikir ahaantay. Balse inta aanay hadaltiradaydu idin hafin aan goorsheegtada dib u yare waabiyo, oo ku istaajiyo annagoo caruur ah oo dhigana dugsigii Casa Popalare, ma sheegayo sannadkuu ahaa, maxaa yeelay kuwo ciyaalo suuq ah, oo maskax faluuq qaba, oo isku dhifashada, isku darka, isu qaybinta iyo kala jarkaba belo ku qaba baa goluhu la ciirciirayaa, oo da'dayda hore ka soo tuuraya, anna nin guur doon ah baan ahayoo in lay kashifo ma rabo, Illaahay amarkiis:) Si kastaba ha ahaatee maaalin maalmaha ka mid ah waxaanu qaadanayney xiisad juqraafi ah. Maadadan waxaa dhigi jirey nin funny ahaa, knowledge iyo waayoaragnimo dheeraad ahna u lahaa shaqadiisa. Waxaa mid ka mid ah xiisadihii macalinkaasi dhigi jirey dhacday sheeko xariirtan xiisaha leh; oo dhex martay macalinka, waa Dubade, iyo inan yar oo reerkoodu ladnaa oo Ayaan la oran/odhan jirey: Maalintaa halkudhega casharku wuxuu ku saabsanaa sida dabaylaha adduunku u dhacaan iyo saamaynta ay ku leeyihiin weecweecinta roobabka ka da'a dunida daafaheeda kala fogfog iyo sida Maansoonta in the Indian Subcontinent-igu wax u saamayso and weliba what have you. Ayaan waxay ka soo jeeday reer ladan, waxayna ku noolayd guri jardiinooyin leh, oo malaa kuugiinta ka sokow there were even two gardeners oo si wacan ugu taaloogi jirey, ubaxyada caynba caynka ah ee ku hareeraysan guriga, mid kasta oo ubaxyadaa ka mid ah oo aan si symmetric ah ula jaan qaadin dhigiisana wuxuu ahaa mid seeftu dul taalo, oo malagii galay. Mala'awaalkayga, Ayaan waxay ahayd maqane jooge marka la tixgeliyo sida average Faaraxu ugu nool yahay Xamar, iyo sida uu nolol maalmeedka ula legdamayo, aroortaas sheekadu Ayaan dhex marayso Dubad habeenkii ka horeeyey mar danbe waxay noo sheegtay in ay yare daalanayd oo filimo daawashadood ku habsaantay, balse intii quraacda loo samaynayey malaa kooxdii gardners-kii baaba show shaqadoodii si habsami leh u gutay oo biyo ubixii iyo dhirtii guriga ku hareersanayd ku asqaysiiyey. Ayaan xabbado canjeelo/laxoox ah oo well done ah, oo weliba waxyaalo kala duwan lagu season gareeyey is daba marisay, labisna dhag iskaga siisay, hence xagga lebiska waad iska garan kartaan wuxuu ahaa shaati gacmo gaab ah iyo surwaal kaaki ah, hanaan qurux dhismeedkeeda ma ku talax tegayo illeyn idinkuba waad iska qiyaasi kartaan Xaliimooyinkeenu Rabbi qurux waa siiyey inkastooy beryahan qurux qahar wadata noqdeen. Mar halkaas arrini marayso, Ayaan oo sida haldhaa marba dhan u liicaysa baa u soo yare dhaqaaqday xaggii gaarigii/gaadhigii lagu qaadi jirey ee Argentada ahaa taagnaa, shufeerkiina wuxuu heegan ku ahaa agtiisa balse xabad sigaar ah baa u qiiqaabaysey oo meel dhexe u maraysay, si kedis ah ayuu Ayaan arkay oo mar qudha dhinac taagan, wuxuu damacay inuu si hal haleel u baqtiiyo sigaarka, Ayaan saa uma garaad xumayn haba la spoil gareeyee waxay si degan ugu tiri/tidhi "dhib ma leh Jaamac, dhamayso waa ku sugayaaye" Jaamac wuu ku soo tuuray Ayaan iskuulka iridiisa dabadeedna fasalkii buuqa iyo sawaxanka badnaa baa laysugu yimi, macalliinkii Juqraafiga xiisadiisii baa bilaabmatay, wuxuu marba qaarad na geeyo, isaga oo noo sharaxaya xidhiidhka ka dhexeeya dabaylaha, kaymaha, webiyada adduunka iyo sida the balance of our ecosystem uu ugu baahan yahay; dhowrida iyo daryeelida mid kasta si aynu ugu noolaano self-sustaining planet. Mar halkaa sheeko marayso baa Dubbad wuxuu nagu yiri yaa wax su'aal ah yaa qaba, Ayaan oo meel il qabad ah fadhiday, waa safka dhexda kursigiisa labaade, baa gacanteeda kor u taagtay oo debecsan u tiri: Macalin, sababma baa roobkii xalay u helay magaalada gaar ahaan gurigayaga iskuulka u soo gaari waayey, haddiiba mansoonta aad sheegayso roobka weehin karto intaas boqol oo mile. Ma hadal aan qosol ahayn baa ka danbeeyey su'aashii Ayaan. Sheekada 97% oo reer waqooyi ah baa go'itaan rabtana taa waxba kama foga - Illaahay amarkiis Imminkana aan u soo noqono our rebellion, beloved region of "Somaliland", Ibtisam, used the term "statistically too insignificant" - Since when***** become "too insignificant" in their turf? waalidu sometimes has no boundaries bal statisticadaada dib ugu noqo oo make your sampling more representative, reconsider its size and make more dependent variables for regression sake then come back with more sound and convincing argument. With that said, SL is facing the following different legal hurdles. First, Global dilemma: Somali Republic is regarded as one nation in the eyes of many including UN, EU, AU and the Arab League. Secondly, National dilemma: Mogadishu has to be in order if we can even entertain the separation issue. Thirdly, Regional dilemma: A proven fact - SSC, Maakhir and Awdal to some extent will never subscribe to the ideals that SL represents then what left there is one clan seeking secession from the union. An idea worth entertaining indeed. Fourthly, Right to Self Determination: If played the International covenant on civil & political right by Somaliland, other clans in the region remain NOT to be less human and they are as well entitled to their inalienable rights of self determination. The Way Forward: Ma sidaan jeclaa mise sida sheekadu ku socoto, waxaan jeclaa in qoyska Soomaliyi isla joogo, welina kama rajo dhigin, maxaan saa u doonayaa baa is weydiin leh, jawaab dee saas bay qolo walba ugu caano badinaysaa Maandeeq balse hadday ka fursan weydo in la kala tago bal yaan lays dirqiyin illeyn lose-lose bay sheekadu noqonaysaaye. Ninbaa waa hore laga sheegay; masalaha ninkaan ii dhigayn midig ma saaraayo, ninkii aniga iga maarmi kara uma muraad yeesho Teeda kale, I've brotherly consultations for the clan enclave. I know they will fall into deaf ears but saying them is better than not saying. Kow: Concentrate developing in your own regions and leave others to their own devices - Let them learn in the harder way Labo: Review your resource mis-allocations - Don't use your resources for expansion policies, liquidating, misplacing, torturing and cementing further animosity among those fractured clans. Saddex: Work on confidence building among communities, promote peace rather death and destruction. Afar: Be visionary, see trees from the forest, be trend setter ha noqon awr heeryadiisii cunay sheeko bug lagu dhisay waxay la mid noqon what goes up must come down oo la micno ah halkii uu Qaasim ka lahaa: ninkastoo salaan dheer u baxa siibashow xigeye, adigana siyaadow waqtigu waa ku sugayaaye meesha Siyaad haddaan Siilaanyo ku bedelo malaa denbi ma'aha maanta. Gabay yar oo aan u tiriyey xubnaha SOL ku herdama baan soo geli is idhi balse waxaan ku hamiyey armaa si khalad ah loo fahmaa, ugu danabyn mar haddaan ka gabyey oo go'aygiina ka qaatay, England baa gubanaysee maxaa iiga gidhiish ah. Qaderintiin, Taleexi
  17. lol @ Xamar iyo Xamardaye .... waa magac dheer balse qurux badan!
  18. Armuu Paragon caro uu meel kale ku waday reer SOL kula dul kufay?