Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Taleexi

    Hair tips..

    Good luck with your exams ... Taa yar ee buuga kuu soo celin weyday waa fooqal shid iyo nus.... Xagga timaha in nalaga tashado baa haboon.
  2. Haa oo muqadasnimadeeda Quraankaa sheegay... Rabbow xishoodka ha naga qaadin.
  3. Taleexi

    Hair tips..

    Ahhaha, horta timaha ma sidaan rabno baa loo habaynayaa mise sidaad idinku jeceshihiin?
  4. Maxay gabdhahan yar yari maxay la qayl qaylinayaan - Prison-ka waa ku khasbanahay sheekadu halkaas bay ku dhan tahay Illaahay amarkiis.
  5. Fa'in lam tastaxyi fasnic ma shita!. - "SL" is here to stay - what a misplaced to'olayeey cabaad.
  6. Daaya Odayga tiyaatarkii Xamar lacag badan buu kaga dhifan lahaa. A piece of art methinks lagana yaabee some illegal substances might've been at play as well.
  7. Gheelle.T;729129 wrote: Haddii u joogana waxaa la oran lahaa, muxuu wax ugu soo qaban waayay dalka... Where will the money for the infrastructure come from unless you go beg for it? Unless you think the mere 25 million annual budget(all of it from inland taxation) would cover to build Airports, Seaports, and pave roads. I guess not. Taleexi, lol@former Puntland.. Pl sidii ay aheyd wagii la dhisay maaha, xanuun yar unbaa haaya wayna ka kici. Awoowe, dayacu 2 region kuma ekka oo wixii laamiga bari iyo galbeed ka xigaa tuubadu si fiican uma gaarto. Laakin, inta kalaa jana ah micnaheedu maaha. Ma odhan tuubada meel walba ha la mariyo - No one sane expected miracles descending down to PL with Farole's election but the multifaceted failures of the region are not external as you would like us to believe rather internal - Her leadership should be charged by their merits - I'm pretty sure the assets he personally collected alone, had they been not misallocated, would have finished some incomplete projects in the region. Clearly, PL authority is shrinking to Garowe and its environs rather expanding to new territories in her influence. Mise, we are not watching the same movie?
  8. Xaaji Xunjuf;729099 wrote: Abwaan Dhibaatada idin haysata anagu markan anagu leeyahay waxan ka hadlaya reer Somaliland From lawya cade ila iyo yoocade Midowgi anagu rabnay eeh Somaliweyn eeh aanu habeen ku riyoonay banu islahayn kaga dhabe caqabado fara badan banaga horyimid mid dibad iyo mid gudo ba Lixdanki anaga Somaliweynimo raadinayney cidna jajuubtay ma jirto. koonfuriansku may xishoon eh laakin dee eed uma laha iyago Danahoodu waxay ahayd kursi ku fadhiso iyo darajo been isku naba Niikada na hala badiyo ileen wala xoroobay anagu laakin shaqo fara badan ba na sugeysey. Anagu tayadu mid ka qoto dheer bay ahayd 1948 Ingriisku marku bixiyey Dhulki hawd iyo reserve area oo gacanta loo galiyey Boqor xayle selleisei ayuu kacdoonki kacdoonki Koobaad eeh shacabka oo ay kiciyeen ururki la odhan iray eeh xisbulah eeh burco lugu asaasay 1945 wa marki taliski Booliska eeh ingriisku ku laha burco dhigada laga dhigay burco iyo daroor ba la raba ina xuduud la kala dhiga hargeisa iyo harta sheikha ba la raba ina xuduud la kala dhex dhigo. anagu qaladkanu leenahay cidna danbiga dusha kama saarno Adeeer cid Somaliland lugu jajuubo ma jiro dalku wa dimuqradiyad Afkaartada ayaad dhiban karta si xor ah oo xalaal ah Xita dad haday jir haba yaradan eeh jecel inay so noleyaan midowgi burburay 1991 dee codkooda wala dhegeystaa anigu waxan ba ahay dadka jecel in xisbi la furo dadkaasi ay ku muujiyan fikirkooda siba lo arko oo nin walba u tiisa sheegto dalka oo dhan qofki waxa aminsan Awdal gabiley saaxil hargeisa togdheer sool sanaag , laakin yaryarka taleexi iyo A khadar waxay ku odhanayan anigu reer hebel baan ahay xajigu na wa reer hebel dabeedna anigu qabilkan ka jecelahay qaranimada wa cajib. Adiga oo ayo ah?
  9. Abwaanow in the eyes of XX and co you are nabad diid. Jimce wanaagsan saaxiib. Hadda buu ku odhanayaa koonfuriyan baad tahay.
  10. Gheelle.T;729055 wrote: JB and the rest of the secessionists have no say in this. We know where you stand all that is Puntland. This way please ................. I think GD is right on the mark on this. You must be either naive or ignorant about the situation of former PL. If you are thinking the scramble of PL is not President Farole's and co fault then who is to be blamed for, a ghost leader I suppose? Forget about SSC, what about other antagonized regions like Raas Casayr, Maakhir and the likes. Farole needs to invest his time and energy for making better the lives of his constituents; be it infrastructure, security and the way that they are governed. And don't bother many of the secessionists on SOL; they sure deserve for some rehab.
  11. Alla maxaa layska waalay! this voluntary surrender of your God given freedom will carry on - I must agree with Nuune, marriage is the only prison you voluntarily submit to.
  12. Xaaji Xunjuf;729052 wrote: Dad bay clan iyo qabyalaad kaga dhagtay Wallee waa run oo qaar bay kagaga dhegtay.
  13. I may be wrong but it is too little too late.
  14. ODI's piece lacks both substance and objectivity thus, has no relevance.
  15. Taleexi

    Hair tips..

    Bal casho suubis wanaagsan mar kale baan shaaca ka qaadi waxa iiga gidhiish ahe.
  16. Taleexi

    Hair tips..

    Waa hagaag adeer .. sheekadii uun baad sii adkaysay.
  17. Che -Guevara;728946 wrote: ^They couldn't be any worse from the administration that handed over Hooyo Samsam to the tigray. Hooyo Samsam bini'aadam maamulka Hargeisa uma arko.
  18. Taleexi

    Hair tips..

    Why not mixed party? sidee laguula kulmayaa?
  19. Xaaji Xunjuf;728939 wrote: Mucaraadku ha danbeyo shacabka wa wax laga naxo sida loogu dhibayo Goboladaas Buntiland run ahaanti Ma Xaaji baan xuquuqul insaan ka dhegaystaa? Yaa yidhi qiyaamihii ma soo dhowa.