Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Baarqab Qooqay;740618 wrote: The cartoonist who paints in order to live on this bread, he used to draw and paint anything about somali politics, by the way... is drawing human likeness cartoons haram? I heard God will ask you to bring your art to life. Is it Haraan to use the internet?
  2. Ha wareegto giraantu. Gullible locals are in an abyss. Cards have been shuffled, wake up folks.
  3. AfricaOwn;739983 wrote: ^^ You're too focused on their moves. Pay them no mind... Then ha ku soo dhejin halkan.
  4. Well done Iman! Khadar: Waa gaajoonaysaa baan u gartay.
  5. Turkey is the 15th largest economy in the world, reminiscing her glory days in the Ottoman empire, and asserting itself to be a relevant power to be reckoned with. Being dubbed the sick man of Europe, many of her citizens lost interest in the EU experimentation. We, Somalis, should be grateful to the PM and his government's holistic gesture towards to the drought victims.
  6. Showqi;740033 wrote: Waa maxay cilada aad sheegaysaa niyow. War bahashu waa caafimaad ee dadka naqaska ha ku celin........:cool: Saaxiib, malaa run sheeg waa belo sheeg. Talo uun bay iga ahayd Showqiyow!
  7. oba hiloowlow;739991 wrote: Aaliyyah lool yaaba ka roon hadaad ku saxuuratay cambuulo ii caano, excellent choice lol gaajo dhan maku qaban doonto.. Oba ha ka waalin bahashu cilad kale bay leedahaye.
  8. By the day saaxiib - Soon I'm dismantling of the ever growing Somali parliament ee fadhiidka ah, iyo weliba dawlad tan ka karti badan oo hanan karta dalka.
  9. Odayada dhaqan ahaan waa la sharfi jiray.
  10. Maya ma rabo kuwa leopard-ka oo kale ah. Kuwaasi adeer waa xagaaga mar hadday labadaa ii joogto mid isu eg baan ka door biday.
  11. Lol @Khadorow - malaa gaduudkaas bay ku sii wacnaan lahayd. Haddaanu isu ekaano sheeko kale baa bilaabmaysa.
  12. Khadar - Aliyah waa say wallaahi ee u deji oo gabadha afka hooyo si haboon ugu sheeg.
  13. Haday weliba sidaa caruur ku sii dhasho waa laguu yaqaan wixii la samayn lahaa ha ka welwelin.
  14. War Khadar haweenay ha gaabnaato hana hilboonaato... war ninyahow wax fahan !
  15. Iyadaan odhan lahaa is gaabi oo ninimadayda qiilqiil ha gelin. Siday isu gaabin lahayd iyadaa homework loo siinayaa. Aniga qushigay ma aha.
  16. Khadar baa kula helay - intaad casho wacan cuntid baad dhahaysaa ma gaahoonayo.
  17. Intaan tuug noqon lahaa ma mid dheer oo doqon ah miyaan baan waayayaa
  18. The whole thing is like chicken-egg scenario. If you can deliver someone else will -- Kangaroo lifestyle at its best indeed.
  19. Kool_Kat;739784 wrote: ^Indhaha da' baa saaran, sidaadoo kale dhalinta soo koreysa ma'aha, xoogaa mileage aa koray dadkaan... Ishaad ka riday... Alla Aliyah xaggee geeyaa. Ma heestii baan u qaadaa dayr iyo gu' dabadood daamankaa ku dheeraan da'ina way ku haysaa ... ma dhamaystiri karo oo waxaa soo ilaabay ookiyaalahaygii.
  20. Khadarow maad khaskhashaada iga deysid mise teesaro minashiibiyahaan halkan ku soo dhejiyaa. Teeda kale dadkii dherer baa ka cararay, bal kuwa gaagaaban xagayga ku soo xawila.
  21. Cleaner and simpler are the terms that came to mind. Good job for the admins.