Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Taleexi

  1. Xaaji Xunjuf;768232 wrote: Wafti balaadhan Oo Ay Hogaaminayaan Saleebaan Waji Xaad Iyo Nuur Gaas Oo Lagu Xidhay Boosaaso Iyo Guud Ahaan deegaanada SSC Oo Aad uga Cadhooday Arintan . Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayaya halyeey saleebaan waji xaad iyo halyeey nuur gaas ayaa maanta markii ay ka soo dageen magaalada boosaabo lagu xidhay magaaladaas iyadoona ay xidheen shaqaalaha faroole ee ku sugan garoonka diyaaradda ah boosaaso. Waftidan ayaa ka soo kicitimay dalka maraykanka iyagoona soo aaday shirka lagu qabanayo magaalada taatiikhiga ah ee taleex . Dhawaan ayeey eheed markii lagu qabsaday magaalada boosaso nin ka tirsanaa ergooyinka shirka khaatuma _2 hadaba arinta ayaa waxaa ka danbeeya faroole . Xaaji qofka gar iyo gardaroba waa lagu xidhi karaa balse taasi ulajeedada shirka waxba ka bedeli mayso.
  2. Khaatumo II is not only a historic moment for the SSC community rather a point of no return - for the periphery Somali admins should welcome this development - Sabotaging it would have a detrimental effect.
  3. Justice minister visiting .... XX - give us a break for a moment!
  4. Dadka qaar baa bilaa micno ku mashquula - Gabadh yari waxay xaafadeeda ku samayn jirtay uun bay campus-kana la iman. Campuses-ku sida dadka qaar u xumaynayaan uma aha .. Illaahay amarkiis.
  5. Showqi;743187 wrote: We all know all this things happened already. Talk, talk and blame wont help us any more we need deed I believe we learned in the harder way so none can stop the aspiration of the masses yaa Showqi... Somalinimo is in reincarnation mode. None of us can rightly play the victim card in perpetuity as long as we all want to move forward together.
  6. Great development indeed. Revival of the capital is on the move.
  7. Dhamaanteen IA. Weynuhu iima daraan - malaaa nin cirweyn baan ahayoo siduu wax rabay u helin.
  8. War ilayn horaa loo yiri; deriskaa mar ku dayo, mar ka darow marna ku diin - Show amxaaro yaryar uun baad ahaydeen. Jokes aside, Tizita lyrics, if I may have the liberty calling it that, transcend across boundaries and cultures.... And I as well feel nostalgic my days back home as a child.
  9. Ismahaan;741961 wrote: Dad waxaa ugu liita nin aan da'aal badnaan oo misna daalan iyo mid da,daal badan oo aan duunyo haaysan. Mid ahaan baad ila heshay, Illahay amarkiis.
  10. Interesting read. http://wardheernews.com/Articles_2011/August/20_how_write_africa_binyavanga.html
  11. Aflagaadada ha laga daayo to those of us who are yet to surrender their freedoms. Mida kale dad waxaa ugu liita nin tareenkii uu raaci lahaa ka tegay, ama baskii, ama tii yarayd ee uu rabay ka neefin weyday, ama waqtigiisa ka faa'iidaysan waayey iyo qaar kaloo badan.
  12. Hope this community puts their differences at rest and produces sustainable solutions to their intractable predicaments.
  13. Garnaqsi;741675 wrote: I don't think my skepticism towards claims to be the fastest-growing religion should really offend anyone. If you're referring to my insistence on the supplement of evidence for the claim by means of citation of research in which it's shown, then honestly that wasn't meant to be a harassment; it was more of a reaction to the identical demand towards my suggestion that this claim is admittedly popular across all faiths. As for your label of me as the amateurish son of Raamsade, don't patronise me please. You've the right to be a skeptic in regards to the claim I made. And I've no any objection to that.