guraad

Nomads
  • Content Count

    224
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by guraad

  1. We, the undersigned ISIMMADA (traditional community leaders) of Sool, Southern and Eastern Sanaag Regions and Buhoodle District, hereby submit that: NOTING that there is a reported uncertainty and confusion on the part of the international community working with Somalia on the political, institutional and socio-economic development as well as regional or zone associations of the above regions and district and rumors and claims on them by certain persons or regions in other parts of Somalia; HAVING lived through nearly 8 years of civil war, disintegration of our national institutions, disruptions of almost all socio-economic services, the threat of Somali national unity breakdown, resulting in many negative outcomes, massive displacement and migration of thousands of our people abroad; CONSIDERING that several national and international attempts failed to produce Somali national reconciliation and that there appears little likelihood of a resolution of this issue in the near future; CONSCIOUS of our responsibilities to make all possible efforts to restore peace and public institutions enabling us to lay down plans and programs for the rapid reintegration, rehabilitation and reconstruction of our regions; COMMITTED to the maintenance of Somali national unity and the promotion of practical national reconciliation in order to reclaim our national dignity, sovereignty and rebuild our public institutions; RECALLING the role played by the people of Sool, Eastern and Southern Sanaag regions and Buhoodle District in the struggle for independence and national unity brought about by voluntary and happy reunion of the peoples of Somalia, who were, historically, forcefully administered by various colonial powers of Europe, following the national independence in 1960; BELIEVING in the fundamental principle of self-determination of peoples to decide their future/destiny while respecting the rights of others to life and liberty; AWARE of the need and respect for cooperation and good neighborliness with peoples and regions we share common borders such as North West Somalia and Somali Regional State of Ethiopia; HAVING considered all the above and realizing that, under the present circumstances of the Somali nation, we share common ancestry, ideals, security, socio-economic interdependence, and destiny with the peoples of Bari, North- East-West Mudugh and Nugal regions, formerly known as North East Somalia; ACCEPT, THEREFORE, the wish of the people of Sool, Southern and Eastern Sanaag regions and Buhoodle District, who freely decided through series of consultative and constitutional public conferences, to join with their brethren in the North-East Somalia, jointly forming the Puntland State of Somalia, a major partner of a future Somali federal system of government. We sincerely hope that the current position of the people we represent is perfectly clear to the international community, and that they will, thus, respect the new status of our regions; CONSISTENT with the new status of our regions, we respecfully demand that all future humanitarian, reconstruction, development and national reconciliation matters concerning our regions are to be discussed with and conducted through the Government and community of Puntland State of Somalia. No one else represents us. Long live peace in Somalia! Signed by:- ESATERN SANAAG REGION 1. Sultaan Said Sultaan Abdisalan Mohamud Ali Shire 2. Garaad Abdillaahi Ali Eid 3. Islaan Husein Abdisalan Dhiif SOOL, SOUTHERN SANAAG REGIONS AND BUUHOODLE DISTRICT 1. Garaad Abdiqani Garaad Jama 2. Garaad salebaan Garaad Mohamed 3. Garaad Abdilahi Garaad Soofe 4. Garaad Ismail Duale Guled 5. Sultaan Said Osman Ali 6. Garaad Abshir Salah Mohamed 7. Ugaas Abdilahi Isse Noor
  2. Angel-Dust , Are u asking me to leave my land? LOL. bring youR A$$ here and show me how Her(GAY)ysa will make me leave my land. Somaliland ? OVER MY DEAD BODY . KEEP ON DREAMING. We dont need you so please keep ss&h off your mouth.
  3. Monday, July 28, 2003 at 21:10 Muqdisho, (AllPuntland) - Qarax wayn ayaa caawa laga maqlay Hotel Saxafi oo ku yaala Muqdisho halkaas oo ay dagan yihiin guddiga sahanka hub ka dhigista Soomaaliya ee ka socda Midowga Africa. Lama soo sheegin cid wax ku noqotay, hayeeshee waxaa dad joogay hoteelkaas ay AllPuntland u sheegeen in qaraxu aad u waynaa isla markaasna laga dareemay hoteelka iyo xaafadaha u dhow oo dhan. Lama yaqaan cidda ka dambeysa, waxaase jirtey waraaqo digniin ah oo Arbacadii lagu daadshay Muqdisho kuwaas oo loogu digayo guddigaasi inay magaalada isaga baxaan. Waxaa waraaqahaas digniinta ahaa, lagu sheegey in guddigaani u shaqaynayaan Puntland.
  4. `ngel dust , Did you say Lasscanood and sanaag ? No we as people of SSH are not part of separatest one-tribe called somaliland , we are part of PUNTLAND STATE OF SOMALIA .please dont talk about our lands in that way , dont speak foor as , SSH and its peole are against separatest state of hergaysa . Listen we dont need you so stop crying for us like child with out mother .we will never leave our great somalia and our somali brothers/sisters . SO YOU CAN GO I HEAD ALONE WITH YOUR SEPARATE COUNTRY WITH ONE TRIBE . WE ARE NOT PART OF IT. modern SOMALILAND= BURCO , BERBERA AND HERGAYSA. SO STOP CLAIMING OUR CITIES THAT IS PART OF PUNTLAND STATE OF SOMALIA.
  5. http://www.qaranradio.com/ Press on the pictures in right hand to see . in this website also you can see some other pics related to somali PEOPLE IN ATLANTA. If you want more info` check thier website www.sshda.org
  6. M.D , true that . somaliland goverenment sided with some tribe and they took over large partion of Puntland lands, now the rightful owners are asking their lands back and puntland strong army(DARAWIISH) will act up if somaliland didn`t trun this stolen land back to their rightful owners.
  7. DEEGAANKA FIQI FULIYA OO SHIR UGA FURMAAYO BEELHA SANAAG BARI . Ceergaabo, [MOL] 26 July 2003- Wararka ka imaanaya deegaanka Fiqi Fuliye oo 50 km u jira magaalada Ceergaabo ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi shir uga furmaayo beelaha degaankaasi. Shirkaasi oo looga hadlaayo dhul daaqsimeed ay ku muransan yihiin beelaha degaankaasi iyo beelaha dega soomaaliland. Qaar ka mid ah madaxda puntland oo uu ay mid yihiin wafuud heer wasiir ah iyo xubno baarlamaan ah ayaa goobtaasi lagu wadaa in ay u safraan caawadan si ay uga qayb qataan shirkaasi loga hadlaayo dhul daaqsimeedka maqan. Ciidamada daraawshiita puntland yaa iyana ku xeeran gobtaasi. qaar ka mid ah dadka deegaan kaas hadda sheegatay ayaa mar sii horasay oo ah 1993 wadahadala labadda dhinac dhex maray lagu heshiiyay ayna ogolaadeed inay dhulkaas isaga guuraan. Lama garanayo sababta sheegashada dhulkaasi u soo noqotay marba haddii waqti hore laga wada xaalay.
  8. July 26, 2003. HornAfrik, Mogadishu, Somalia. An international reconnaissance mission who was currently paying visits across Somali has failed today to enter Beledweyn town in Hiran region. Sharif Mohamed Sidow, who claimed to be the chairman of the region’s security committee, told HornAfrik that he denied the international delegation to get access to the town. “We received a letter from the chairman of the region, Hassan Abdule Kalad, not to allow them to enter the town” he said. Col. Abdulahi Kalif who heads the international mission had refused to comment on the incident. However, the delegation has later arrived in Baidao town where they relatively received a red carpet welcome. The delegation from the African Union has already visited the town of Galkayo, Bosaso, Kardo and Garowe. During its visit in Galkayo, the delegation told local residents that the town will serve as a base for the international peace keeping mission in Somalia. This, however, has raised many questions in many parts of the country.
  9. Sabti, 26.07.2003 - 16:32 Wakhtiga London Gudigii sahanka oo gaarey gobolka Hiiraan Xassan Bariise - BBCSomali.com Guddigii Sahanka ee hubka dhigista Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalooyinka Beledweyne iyo Baydhabo ee gobollada Hiiraan iyo Bay. Qeyb ka mid ah guddigan loogu yeeray guddiga sahanka hub ka dhigista Soomaaliya oo ka kooban lix xubnood ayaa gelinkii hore ee maanta ka soo degay garoonka dayuuradaha ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Garoonka oo magaalada u jira fogaansho ilaa toddoba kiiloomitir ah ayaanan cidi ku qaabilin wafdigaasi sida uu ii xaqiijiyey taliyaha ciidanka ilaaliya garoonkaasi oo la yiraahdo Yuusuf Axmed Xalane oo loo yaqaanno Berga Herti. Berga Herti waxa uu sheegay in wafdiga oo ay ka mid ahaayeen labo nin oo Soomaali ah iyo nin ka socday jaamacadda carabta oo isagana Af-Soomaali ku hadlayey ay weydiiyeen masuuliyiintii magaalada, waxana uu u sheegay in aanan imaanshiyahooda cidi ka war qabin, sidaasi darteedna aanay jirin cid gaadiid ama soo dhoweyn ugu talogashay. Berga Herti waxa uu intaasi ku daray in xubnaha wafdigu ay u sheegeen isaga in ay haystaan hal saac oo keliya oo ay doonayeen in ay ku arkaan masuuliyiinta gobolka, iyagoo u sheegay taliyaha ciidanka in ay habeenkii xalay ahaa la soo hadleen qaar ka mid ah masuuliyiinta oo aanan la magacaabin isla markaana loo soo sheegay in ay yimaadaan maanta lana soo dhoweyn doono, taasoo aanan dhicin. Si kastaba ha ahaatee, ninka isagu sheegta in uu yahay ku simaha guddoomiyaha gobolka Xasan Hilowle Cismaan oo loo yaqaanno Xasan Kacaan oo aan isagana khadka talefoonka magaalada Beledweyne kula hadlay ayaa sheegay in ay ugu talogaleen in ay ceyriyaan wafdigaasi oo uu ku eedeeyey in wado hawl lagu debin-daabyeynayo sida uu hadalka u dhigay beelweynta degta min Gaalkacyo ilaa Kismaayo. Xasan Kacaan waxa uu intaasi ku daray in beeshaasi uu sheegay aanay marna aqbali doonin in hubka ka dhigis loogu sameeyo nin aanay doonaynin, waxana uu intaasi ku daray in ay wafdiga sir ka soo fakatay markii ay yiraahdeen buu yiri waxaa xarun ciidanka hub ka dhigista looga dhigayaa magaalada Gaalkacyo, taasoo sida uu sheegay uu ka sii sarriftay in dowladda la dhisi doonana ay xarun u noqon doonto magaaladaasi, taasina ay tahay buu yiri khiyaamo qaran. Si kastaba ha ahaatee, markii xubnaha wafdigu ay in cabbaar ah jees-jeesteen garoonka Beledweyne dhexdiisa ayey dayuuraddoodii dib ugu noqdeen oo ay ka duuleen halkaasi, waxayna u kicitimeen magaalada Baydhabo oo aan iyadana laga sugaynin. Sida uu ii xaqiijiyey ku simaha guddoomiyaha RRA-da, Aadan Maxamed Nuur Sooransoor inkastoo aanan wafdigaasi lagu talo gelin in haddana la soo dhoweeyey isla markaana ay soo mar-mareen qeybo ka mid ah magaalada oo uu ku jiro saldhigga booliska magaalada, isla markaana ay shir la yeesheen masuuliyiinta iyo saraakiisha RRA-da ee ay isaga iyo Abshir Xasan Cali ka mid ahaayeen. Sida ay warbixinta ku hayeen ururka RRA-da waxaa wafdigani magaalada Baydhabo laga sugayey 30-ka bishan. Wafdigani waxay hore u soo mareen gobollada Puntland iyagoo daraasad ku samaynaya meelaha suurtogalka ah ee ciidamo Afrikaan ah la dejin karo dadaal la doonayo in marka hore lagula socdo ilaalinta xabbad-joojintii lagu soo heshiiyey dalka Kenya dabayaaqadii sannadkii hore, kaddibna la eegayo sida ay suurtogal ku tahay hub ka dhigis lagu sameeyo kooxaha Soomaalida, si loo helo dowlad Soomaaliyeed oo shaqeysa.
  10. Wafdigii hub ka dhigista Soomaaliya oo ammaaney shacabka Puntland - Saturday, July 26, 2003 at 19:33 Gaalkacyo, (AllPuntland) - Wafdigii ka socday gudiga hub ka dhigista ee baryahaanba ku sugnaa magaalooyinka Gaalkacyo Garoowe iyo Boosaaso ayaa maanta ka ambo baxay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo si ay u sii wataan socodaal ay ka tagayaan magaalooyinka ay ka mid yihiin Baladwayne, Luuq, Baydhabo iyo Muqdisho. Col. C/xamiid Khaliifa oo wafdigaas hogaaminayay ayaa saaka intii aysan ka amba bixin Gaalkacyo saxaafadda u sheegay inay gobolada koonfureed u tagi doonaan sidii ay madaxdooda ugala wada hadli lahaayeen sidii hubka looga qaadi lahaa shacabka ay u taliyaan. Wuxuu kaloo Mr Khaliifa sheegay in xarunta looga tali doono ciidamada hubka dhigista Soomaaliya ay noqon doonto magaalada Gaalkacyo halkaasi oo durba maamulka gobolku uu xafiis ka siiyay. Col. Khaliifa wuxuu ammaan u soo jeediyay madaxwaynaha Puntland C/laahi Yuusuf Axmed iyo shacabka Puntland oo uu sheegay inay u soo dhaweeyeen si hagar la'aan ah. Wafdigu waxay maanta isku mareen magaalooyinka Baladweyne iyo Baydhabo halkaasi oo aan aan si aad ah loogu soo dhawayn maadaama masuuliyiinta qaarkood asyan ka warqabin in wafdigu soo fool leeyahay, halka qaar kalana la rumeysan yahay ineysan raaliba ka ahayn hawsha ay guddigaani u socdaan.
  11. Smith , thanks for the map even tho` i believe that bigger part of snagg including yelkapo should be part of puntland .
  12. Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo sheegay, inuu ka qeybqaadanayoo hawlaha dib u heshiisiinta kooxaha Soomaaliya [News Category - Posted by Admin on Monday, 21 July 2003, 10:44:42 GMT] -------------------------------------------------------------------------------- Hargeysa, Somalia (Somalihome Online) - Guddoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee UCID, Faysal Cali WAraabe, ayaa sheegay inuu xisbigoodu ka qayb qaadanayo hawlaha dib heshiisiinta Soomaalida Koonfureed, isla markaana tafaasiil ka bixiyey qaabka ay hawshaa u gelayaan, sidaa wuxu ku sheegay shir-jaraa’id oo uu xalay fiidkii ku qabtay Huteel Hargeysa Club. Madasha Shirka Jaraa’id waxa isna joogay nin la yidhaahdo Cali Dhoof Warsame oo ahaa xubnihii hoggaaminayey wefti reer Muqdisho ah oo dhowaan Hargeysa yimid oo uu casuumay Guddoomiyaha Xisbiga UCID. Warkan waxaa magaalada Hargeysa nooga soo diray Weriyaha Shebekada Somalihome Online, Mr. Mustafe Axmed Hirad, Shirkaa Jaraa’id wuxu Faysal sheegay, in ujeeddada uu weftiga u casuumay ay tahay sidii uu ugala tashan lahaa arrimaha Soomaaliya, si buu yidhi aanu u fahano halka aanu arrinta ka gelayno, laakiin ugu horreyn waxuu hadalkiisa ku billaabay, “Maalmahan dambe waxa ila joogay nin aanu saaxiib nahay oo reer Xamar ah, ninkaas oo aan casuumad u fidiyey, waa nin aad u firfircoon, xidhiidho badan leh, waxaanan bishii January sheegay in haddii UCID nahay aanan faraha kala laabaneyn arrimaha Soomaaliya, taas oo aanu annagu cid kasta kaga habboon nahay, iyada oo aanu danta aan ka leenahay tahay, marka hadda laga billaabo waxaanu jecelanahay inaanu arrintaa rafatay ee baayacmushtariga laga dhigay, inaanu gacanta ku qabano, sidaa awgeed annaga oo taa ka duulayna ayaanu casuunay Cali Dhoof, si aanu ugala tashano wixii aanu arrinta u mari lahayn iyo halkii aanu ka abaari lahayn arrinta Sooomaaliya, arrimaha aannu doonayno waxa ka mid ah, inaanu qaddiyadeena ka iibino adduunka, sida Yurub, Afrika, IGAD iyo Shacbiga Soomaaliyeedba, kuwa meelaha ka yidhaahda Soomaaliya waa muqadas waa kuwa aynu ku tuhmayno inay carruurteenii laayeen, isla markaana burburiyey Soomaaliyadii hore ee jirtay, kuwaas oo mar kale doonaya inaay saacadda dib ugu celiyaan 60-kii, markaa maaha inaynu iska fadh-fadhino ee waa in arrimaha laga hortaggaa.” ayuu yidhi Faysal. Faysal mar la weydiiyey bal in waxa ay doonayaan ay tahay inay qabtaan shir dib u heshisiin Soomaaliya ah oo uu xisbigiisu qabto, waa uu ku jawaabay, “Shir dib u heshiisiineed UCID ma qaban karto oo waa arrin ballaadhan, laakiin waxaan doonaynaa inaanu waddadii laga gelayey samayno, waayo arrinta Soomaaliya waa la marin habaabiyey, taas darteed waxaanu doonaynaa inaanu ugu horreyn nabad ka dhex dhalino beesha ****** -weyne oo ah halka ay Soomaaliya ka degi la’dahay, ka dibna waanu wax ka qabano Soomaaliya oo dhan, haddii aanu UCID nahayna waxaanu bilaabaynaa inaanu siyaasad cusub oo weerar ah u horseedno dalka, dawladda iyo xisbiyadaba.” Faysal waxa kale oo uu sheegay inay arrintan bisleeyeen oo ay kala tashan doonaan axsaabta kale iyo dawladdaba, isaga oo yidhi, “Waxaan jecelnahay inaanu arrintaa UCID ahaan u bilowno, marka dambe ee aanu soo bislaynana aanu axsaabta iyo dalwadda kala tashano.” Faysal isagoo ka hadlaya shir dib u heshiisiinta Soomaaliya ee hadda ka socda Kenya, waxa uu yidhi, “Shirka hadda socda waxa soo sameeyey dad danahooda gaar ah leh oo aan Soomaaliya iyo Somaliland, midna u danaynayn, mana aha inay marba qolo xaq-darro doonaysaa meel ku shirto oo tidhaahdo xaq darro ayaanu doonaynaaye gacan nagu siiya, waxaanu leenahay Soomaaliya arrinteeda faraha ha looga qaado.” Laakiin intaa ka dib Faysal waxa wax laga weydiiyey xukuumadda uu dhawaan madaxweyne Rayaale soo dhisay, taas oo la weydiiyey sida uu arko, waxanu yidhi, “Baarlamaanka waa in la badiyaa, waayo waynu badanay oo masalan magaalada Hargeysa oo kale 60-kii waxay lahaan jirtay 6 (lix) kursi, laakiin maanta nus malyuunbaa ku nool , markaa beelihii hore u qaadan jiray lixdaa kursi mooyee, beelo kale ayaa yimid, kuwaas oo xaq u leh inay wax ka helaan kuraasidaa, markaa gogosha waa la balaadhinayaa, laakiin xukuumaddu ma aha wixii uu ballanqaaday, mana aha wixii shacbigu ka sugayey, mana aha wixii aanu anagu ka sugaynay, arrintaa iyada ah, ma aha waxaanu maqlayno ama ka raali nahay in 47 Wasiir la sameeyo, arrintaasi talo midaysan ayaanu ka yeelanaynaa oo imika hadli maayo, waayo cidina kama raali aha 47 wasiir oo aan dhinaca beelaha isku dheeli tirnayn oo aan tayo ku tiirsanayn, taasi wax la maqlayo oo soconaysa maaha.” Dhinaca kalena Cali Dhoow Warsame, ayaa isna halkaa hadal ka yidhi, wuxuna yidhi, “Anigu waxaan ahay nin aan ku jirin dagaal oogayaasha, laakiin taladiisa la dhegaysto, dadka reer Muqdishana haddii aan u sheego ra’yi saalax ah u malayn mayo inaan ahay nin lagu diidayo, ta kale markii aan Hargeysa imid Guddoomiyaha UCID, wuxu ila kulansiiyey saddexda xisbi oo aanu ka wada hadalnay sidii Somaliland-na aqoonsi loogu heli lahaa, dhibaatada Koonfur ka jirtana loo xalili lahaa, waxaan anigu soo jeediyey in wallaalnimo la iskugu yimaado oo dadku isku furmo oo la wada noolaado, taas macnaheeduna ma aha in federaal la noqdo ama calan la wadaago ee waa in iyadoo la kala degan yahay wallaalo la noqdo oo nolosha la wadaago, Koonfurna waxaan u sheegayaa lixdan jirka iyo toban jirka Somaliland geeri ayay ka xigaan inay calankooda mar dambe cid ka gadaan (iibshaan). Weriyaha Shebekada Somalihome Online, Mustafe Axmed Hirad. Hargeysa, Somalia.
  13. Laascaanood,Somalia,7 July 2003 —Warar aan ka helay magaalada Laascaanood ayaa waxay sheegayaan in qaar badan oo ka mid Garaadada beesha Dhulb.ahante iyo wafti ay hogaaminyaan ay dhowaan gaadhi doonaan madasha shirka dib u heshiisiintu uu uga socdo soomaalida duleedka magaalada Nairobi ee Mbagathi. Wararkaas oo aan ka helay ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxa ay sheegayaan in Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac oo ka mid ah garaadada sida aadka ah looga qadariyo gobolada SSH iyo wafti uu hogaaminayaa uu diyaar garoobay inuu tago Nairobi maalmaha inagu soo fool leh,waftiga la socda garaadka ayaa waxaa ka mid ah isimo ka soo jeeda gobolada Togdheer iyo Sanaag kuwaasoo iyagu meteli doona shacabkooda.Sidoo kale waxaa isna wararku sheegayaan in Garaad Saleebaan oo isna ah garaadada beesha *********** uu u sii jeedo dhinaca Nairobi,dhamaan waftiga ka baxaya Laascaanood oo ah wafti balaadhan ayaa sugaya diyaarad khaas ah oo ka qaadi doonta madaarka magaalada Laascaanood,diyaaradaas oo laga soo diri doono Nairobi,waxay soo qaadi doontaa odaydhaqameedyo badan oo ku kala firirsan meelo badan oo ka mid deegaamada soomaalida iyo waxgarad kaleba. Tegitaanka ay Garaadadu tegeyaan madasha shirka ayaa waxay ka danbeysey casuumaad ay ka heleen gudiga shirka dib u heshiisiinta Soomaalida,iyadoo mid walba oo ka mid ah isimadaas loo diyaariyey Fisihii ay halkaa ku tegi lahaayeen,iyo weliba deegaanba. Garaadada SSH ayaa ku kala qaybsamay xiligii ay colaadu ka bilaabatay Puntland sanadkii tegey,iyada oo qaar ka mid ah isimada ay siyaasad ahaan isaga hor yimaadeen Cabdillaahi Yuusuf,kadib markii uu xiligii xilka uu hayn lahaa ay ka dhamaatay,kadib shir lagu qabtay magaalada Garoowe lagu doortay Jaamac Cali Jaamac inuu bedelo Cabdillaahi Yuusuf,taasoo keentay inuu dhaco dagaal lagu hoobto oo markii danbe Cabdillaahi Yuusuf uu ku awood roonaado.Qaar kale oo ka mid Garaadada ayaa taageero kal iyo laab ah siiyey Cabdillaahi Yuusuf,iyagoo u arkayey in Cabdillaahi uu kaga haboon yahay Jaamac jagada madxweynaha Puntland.Hadaba su,aasha la is weydiinayaan waxay tahay isimada Puntland ee tegi doona madasha shirka iyo Cabdillaahi Yuusuf oo u sharaxan inuu noqdo madaxweynaha soomaaliya ma isla jaanqaadi doonaan mise waxaa bilaabmi doona halgan siyaasadeed oo u dhexeeya ismada iyo maamulka. Laascaanood Online,Laascaanood.
  14. http://allpuntland.com/news1/news/news_item.asp?NewsID=538
  15. Please read this . http://allpuntland.com/news1/news/news_item.asp?NewsID=537
  16. Great post Sophist . i wonder what LANDER and other hargaysalanders gonna say about this . do they still gonna claim ssh as part of hargaysaland ? LOL. I guess hamer did hit the head by Sophist post . so what they gonna say now? LOL
  17. Sophist , Thats just great Bro , thanks for posting it. We somali people struggled to free this holy land from the hands of GREAT BRITAIN/ETHIOPIA . and some people want to divide now . they want to divide our great somali land and people . THAT SHOULD NOT HAPPEN.
  18. I pressed on the link , but i saw no thing .is it some thing wrong with my com ?
  19. Given the frequency and virulence of the Ethiopian raids, it was natural that the first pan-Somali or Greater Somalia effort against colonial occupation, and for unification of all areas populated by Somalis into one country *************EDITED********************** Please don't use qabiil names on our website. We absolutely will not tolerate any violation of our strick qabiil policy regardless of the content in which the name was used. Please respect our rules. If you like to post articles with qabiil names, please edit the qabiil names first and then post them. Thank You Admin ********************************************* http://www.laascaanood.com/waraysiyada/taleh.html [ July 13, 2003, 07:27 PM: Message edited by: Admin ]
  20. Nice pics bro . nah i dont mind dude . please post more pics . peace bro.
  21. Smit` , i am trying to get more pics . las cano did grow bigger past five years . now you can see alot of houses on the top of mounthing and behind of it .
  22. Bro , i am just happy that law and order is taking its course in puntland , its good for all puntlanders and somalis . Great job done by puntland police.
  23. A.j.T ,Is that how you ended up ? saying people from sool , sanaag , hawd who stay in west have no rights to claim it , and speak for it? even tho i keep going back and front to ssh . is that your logic . What about if we all stop speaking about somalia/and somali problems right here in this forum , snice no one of us stays in somalia right now . IS THAT YOUR LOGIC? :confused:
  24. Boosaaso: Ciidamada Dawlad goboleedka Puntland oo qabtay hub si sharci daro ah looga soo dajiyey xeebaha Publand by Buuhoodle.net 03.07.03 Ciidamada amniga ee dawlad goboleedka puntland ayaa gacanta ku dhigay hub si sharcidaro ah looga soo dejiyey marsadaha debeeciga ah ee ku xeeran magaalada boosaaso. warku wuxuu intaa ku darayaa in habeen hore saqdii dhexe ay cidamada booliska ay gacanta ku dhigeen hubkaas oo isugu jirey noocyo kala duwan ayaa waxaa ka mid ahaa qoray wayn ee loo yaqaan (suu) ahna laba dhuumodka noca loo yaqaan C/r***** Sheekh Aduun buuhoodle.net, Boosaaso
  25. Jamal , true that i dawn laoded many songs from it . its cool bro.