Cabdow
Nomads-
Content Count
635 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cabdow
-
lol...Aduunyooy xaalkaa ba'indeed...Besides, meeshu hadaaney biology jirin (the xalal way ofcourse) i don't know waxa wakhtiga la'isaga khasaarin...Each to their own, i guess!
-
Maashallah, a very promising kid indeed! Ps: Naga qalee nooh with your avatar
-
The beautiful thing about being a muslim is that, the for warning we are givin before any 'shaleeto' takes place! Btw, hadiiba hadal lagu bikra jabaayo, boodhy call'ow xaal qaado
-
Inalillahi wa inaa ileyhi rajicuun! Allah Yarxamhum, dhaawacana allaha caafiyo...Amin
-
Canadian government is a disgrace wallahi and i'm very much ashamed to be a canadian citizen right about now :mad: Allow ka nabad gali wallaalkeen Bashir Makhtal wayaanaha oo isagoo nabad qaba kusoo celi ehelkiisa iyo qaraabadiisaba...Amiin...Waa very sad wallahi!! Please usoo duceeya, faataxadana usoo mara walaalkeen inuu ilaahey ka bad baadiyo xaq darada lagu haysto, jazaakumullah khairan.
-
^ Trustworthiness will be lost, i.e. when authority is given to those who do not deserve it. 50 signs before judgement day!
-
^ Haye afro gone to memory lane miya? lol Beautiful pic Adam! Does anyone know which xeeb that is, liido perhaps?
-
I second with A&T, abwaanka faraha halaga qaado. Atleast, for the sake of his contribution to the somali art!
-
lol@Topaz...Afro cankan waxa ii yeelay soo Topaz ma aha inadeerey, maad iga qaleesid. Waan kaa cabsaday laakiin marba hadaad 'Topaz' taqaanid, ayeeyo fowqal ayeeyo waaxid
-
Hey whats up with everyone saying he/she is the youngest Whaaaat? didn't you hear? LSk is giving a trophy to whom ever is the youngest here. Better go and claim your price kudhahay afro, before oday xiin kaaga hormarin lol@boomin Granny...With that kind of avatar..hmmm...kinky Granny comes to mind
-
i've seen a lady wearing a macawis a couple of weeks ago at a nearby grocery store, and im not talking about a gorgarad here As of late i heard alot of women wearing the macawiis like its some kind of fashion, why enter our ocean bal? Marka, dumarka waxaan ka codsanyaa inay joojiyaan xiriinka macawiista, as that's the only garment we manly men have left (everything else UNISEX baad ka dhigteen ileene, but this one dagaal baan ka xigaa :mad: ) waad ku maraqsantihiin in advance!!
-
^ Try this one, it might be easy for you since you came from Luuq "luuq luuq maraw laamigaas kusoo dhacaa"
-
^ loool...In other words shubul-himaar aa la dhex dhigay yaah That was hilarious. Ps. Cara, do tell us about the suul cowro.
-
A great reminder indeed, jazakallah-khair. Wa alaikum salaam!
-
Naago nimaan maddaxooda maja u rogin nin ma moodaan. There could be some truth to ^ No?
-
lol..You should have given gabdhaha yar 101 wacdi about their waanliness sxb, al-shabaab carar laguma aqoon waa sidee
-
A guy with a british accent sounds a lil too qarjac-qa**is, to say the least (no offence) But a girl, to have that accent...Eeeesh calaa, waa melody!!
-
am so enjoying being the Dictator! Hahahaa....Horta, Unasemaje kwa kiswahili...dictator? Sema pole pole nooh Keep ya head up ladies!! since we all came from a woman Got our name from a woman and our game from a woman I wonder why we take from our women Why we rape our women, do we hate our women? I think it's time to kill for our women Time to heal our women, be real to our women And if we don't we'll have a race of babies That will hate the ladies, that make the babies And since a man can't make one He has no right to tell a woman when and where to create one So will the real men get up I know you're fed up ladies, but keep your head up
-
Ganfuur is south, where some have three legs and others two!! Curiosity killed the cat ba layiri
-
Waa dad dhuusada caadi la tahay, but daacada is no-no. lool...War ninyahow sheekadaas waan fahmi waayey, waliba north american'ka waxaa ka daran european'ka. Kuwaas caado ee latahay ceebtood xitaa maaha, akhasu-naas iyaga eheen ma jiro wallee.
-
^ lool...Why bring back memories qofyahay;) he might have jeexed me with his mindi, but could you imagine anigana saan shanta ugu waday 'from left to right' wajiga dhan aa kuus-kuusmay...Till this day cabdi waji kuus aa loo yaqaan, maybe you heard of him...lol Btw, your signature caadi ma'aha...Booto-bila-wadno.com iga dheh
-
^ lol Nin shantaada kaa celin sharci kaama celiyo or in this case bistoolad, plus i think men with bistoolad are sisy's...
-
Allaha u naxriisto macalin Aadan, ehelkiisa iyo aqrabadiisana sabar iyo iimaan allaha ka siiyo. Macalinka truelly died like a man, unlike them cowards AKA 'dabadhilifs' will ever dream off.
-
Allah yacizak, well said brother *BOB. Guuuuuuuuul insha allah. Is the english version out yet?
-
^ Kuseey, i don't understand waxa ku hayo qofyahay. My previous comments weren't directed to you 'per se' they were more like general opinions (or rather my own perceptions) of what i think of certain (dhiig-yacab ) xalimoos. Having said that, waxa la yiri "Far iyo meel bugta iyada is og" Marka do me a fav, hawada iiga bax nooh (adoo raali ah ) Btw, before aadan geeshaliga tuurin. Let me assure you, it's all in the name of kaftan
-
Popular Contributors