Pilgrim
Nomads-
Content Count
60 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Pilgrim
-
There's more! http://horseedmedia. net/portal/somali/25 926/ Farole oo la kulmey shirkadaha shidaalka Puntland ka baara July 24, 2009 · Comments (0) Farole oo la kulmey shirkadaha shidaalka Puntland ka baara | read this item Horseed Media Dubai, UAE Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa magaalada Sharjah ee dalka Isutaga imaaraadka Carabta kula kulmay Wafuud ka socota shirkadaha Bartoolka ka baara Puntland, ee African oil iyo Range Resourse. Kulankan ayaa lagu sheegay mid looga wadahadlayey arrimaha heshiisyadii hore ee la xariiray baarista Bartoolka ee gobalada Puntland, sida lagu cadeeyey qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweyne Faroole. Horey ayey u jireen xiriiro dhexmaray maamulka Puntland iyo shirkadihii horey uga sameeyey Puntland baarista shidaalka, kuwaasi oo heshiis horey ulla galay Xukuumada Puntland, xiligii ay jirtay dowladii Cadde Musse. Kulamada ugu danbeeyey ee ka dhacay dalka Imaaraadka ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Musse. [View with PicLens] Warbixinta looga hadlay kulankan la xariira dhinaca Batroolka, ayaa lagu sheegay in dib u eegis lagu sameenayo heshiisyadii hore ee wax soo saarka, si ay faa’iido ugu ahaato dhinaca Puntland, ayaa lagu yiri qoraal rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska Madaxweyne Faroole. Lama cadeyn dib u eegista lagu sameenayo heshiisyadii hore qaabka ay u dhici doonaan iyo qodobada heshiiskii hore ee lala galay shirkada Baara Batroolka ee wax laga bedali doono. Illaa iyo hada qoraalada heshiiska ee Xukuumadii Cadde Musse la gashay shirkadaha batroolka ayaan la shaacin, xukuumada hada xilka la wareegtay ee Cabdiraxmaan Faroole ayaan ayaduna weli soo bandhigin qoraaladaasi, taasoo keeneysa inaan si madax banaan loo dersi Karin habka heshiiskan ay maal gelinta iyo qeybsiga waxsoo saarka u qeybsanayaan Puntland iyo shirkadaha African Oil iyo Range Resource. Kulamadan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Hay’ada Bartoolka iyo Macdanta ee Puntland Ciise Maxamuud Dhoollawaa. Ma jiraan warar faah faahin dheeraad ah oo laga bixiyey kulamadan ka dhacay Imaaraadka oo ay ku sugnaayeen wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland. Shirkadaha Afrikcan Oil iyo Range Resource ayaa horey magaalada Garowe kulamo ulla yeeshay xubno kamid ah Xukuumada iyo Hay’ada Batroolka u qaabilsan Puntland, kulamadaasi oo looga hadlay sidii meeshoodii looga sii wadi lahaa arrimaha Baaritska batroolka Puntland. Kulamadii Garowe [View with PicLens] Shirkada African Oil oo ayadu hada ka wada hawlaha guud ee baarista Batroolka Puntland, ayaa dhamaadkii sanadkii lasoo dhaafay ee 2008 soo afmeertay baaritaanka goobaha batroolka uu ku jiro ee Dooxada Dharoor ee gobalka Bari, hawlahaasi baaritaanka ah ayaa waxaa fuliyey shirkad hoos tagta African Oil oo lagu magacaabo IMC.
-
http://www.garoweonl ine.com/artman2/publ ish/Wararka_19/Madax weyne_Farole_oo_la_k ulmey_shirkadaha_shi daalka.shtml Wararka Madaxweyne Farole oo la kulmey shirkadaha shidaalka 23 Jul 23, 2009 - 3:58:37 PM Cadde oo Farole uga warbixinaya heshiisyada Madaxweynaha DGPL Mud.Cabdiraxman Farole ayaa 22 July,2009 la kulmey saraakiil ka socota shirkada Range Resources iyo Africa Oil kaas oo ka dhacey Hotelka uu ka dagan yahay Sharjah ee wadanka Imaaraadka Carabta. Kulankan ayaa salka ku haysay dib-eegis mamulka cusub ku sameynayo heshiisyadii Xukuumadii Cadde Muse la gashay shirkadaha shidaalka kaasoo ay ka qayb galeen Waasirada ka tirsan waftiga Madaxweynaha iyo Agaasimaha hay'ada Batroolka Ciise Maxamud Dholawaa. Kulanka dowlada & Range Resource Wadahadaladaan oo socday maalin dhan ayaa la filayaa iney sii socdaan maalmaha soo socda iyada dowlada Puntland dib-u-eegista heshiisyadaan u adeegsatey qareeno ka madax banaan shirkadaha kuwaasoo talo bixin ka baxshay qaabka wax laga badalayo heshiisyadii lala galey shirkadahaan iyada oo la eegayo danta shacabka Puntland ugu jirta habka qaybsiga dakhliga kasoo baxa hadii lasoo saaro shidaal ama macaadin. Kulankaan ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Madaxweynhii hore ee Puntland Gen.Cadde Muse taasoo Madaxweynaha Farole kaga dhageystey warbixino ka ku saabsan heshiisyadii horey loola galey shirkadahaan. Dadkii ka soo qayb galey xaladii sharjah Dhinaca kale waxaa 21 July,2009 magaalada Sharjah ka dhacey kulan balaaran oo jaaliyada ku nool wadanka UAE ku soo dhoweyneysay waftiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad farole kaasoo lagu qabtey Hotelka Radison. Xafladaan oo aad loo soo agaasimey ayaa waxaa hadalo ka jeediyey xubno ka tirsan dadweynaha, Wasiiro, ganacsato iyo Madaxweynaha DGPL Cabdiraxman Farole kaasoo lagu kala warqaatey iyada shacabka ku nool UAE aad u soo dhoweeyeen qaabka cusub ee dowladda Puntland ku shaqeyneyso. Agaasimaha Batroole Waxaa dhinaca kale xafladaan goob-joog ahaa Madaxweynahii hore ee Puntland Mud.Cadde Muse. Madaxweynaha DGPL ayaa soo gaba-gabeyn doona safarkiisa maalmaha soo socda isaga oo ku soo fool leh Puntland. Xafiiska Warfaafinta ee Madaxweynaha Puntland More Articles
-
When you consider what Range Resources has had to contend with over the past couple of years, you can only feel admiration for their continued commitment. When you suggest a couple hundred dollars invested, you obviously fail to understand how much money has been sunk into this project to try and get it off the ground. I personally know many investors who have commited hundreds of thousands of dollars! Perhaps it has been the ever changing landscape in Somalia and everyone wanting a free ride that has given you the wrong impression? Without companies like Range and investors who are prepared to take a risk (big risk) the oil will be staying in the ground and the Puntland economy will be going no where.
-
Do you not support the current leadership?
-
Stop being a begger, stand up and be an equal. You should be supporting the exploration efforts by encouraging overseas investors to take an interest in Puntland. Like I said earlier, you want help but spit in the face of those who can help you!
-
Are you suggesting your past and present leadership is tied up with a corrupt company that has no interest in mutual success. It wouldn't matter for me which company had the exploration rights, as I have the means to invest whereever I see fit. Don't make the mistake of showing your complete lack of understanding in these matters. Even if my motives are selfish, at least they will benefit the people of Puntland. What does your existance prove?
-
Kajdes, the problem is that some people only ever have their hand out and never want to contribute. The Puntland leadership has expressed eagerness to attract foreign investment but unfortunately there are some who want to spit in the foreigners face while asking for help. Time for the Puntland people to grow up and start pulling their wait if they truly want to know success in this world. I'm sure the Puntland leadership would acknowledge they have a lot to be grateful to the Australian people for. Not one drop of oil will ever come out of the ground unless foreign investors are prepared to put there hard earned money at considerable risk. This could be mutually beneficial if certain people stopped playing the victom all the time.
-
It seems the Puntland people are closer than ever before to realizing the potential of their oil reserves. Pres Hersi was willing to stake his reputation on it and yet the interest from this forum is poor at best. If exploration is successful, the benefits to Puntland will be enormous, so why is it, no one can manage to get an English translation of what took place at the recent meeting in Garowe. There seems to be endless energy on SOL to fight with one another but little time spent on issues of economic importance that can really help the Puntland people. Can someone please give our English speaking members an accurate translation of the recent meeting between Range and the Puntland Gov?
-
Has there been any word of another meeting between Peter Landau and Puntland representatives? Word has it, he's in your neighborhood!
-
Somalia: Puntland leader invited to Washington, D.C.
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
Should be just in time for AOC's AGM! -
Garowe: Puntland Parliment passes new constitution
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
Any chance of an English translation of the section dealing with resources? -
Garowe: Meeting between Oil companies top Ministers...PICS
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
Thanks osman_nz, I appreciate your help. -
Garowe: Meeting between Oil companies top Ministers...PICS
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
GO reports Peter Landau conceded Range had made past mistakes, but is now a transformed company. Do you think this admission if true, was to give Pres Farole justification for opposing the deal initially? Can anyone give give a quick translation of this latest article? R.Resource oo rabta inay soo noqoto 6 Jun 6, 2009 - 6:06:25 PM Magaalo madaxda DGPL ayaa waxaa dhowaan booqasho ku yimid wafti ka kooban labo xubnood oo ka socda shirkada Range Resource oo horey heshiis lagu sheegey in khayraad looga baarayo Puntland ula gashey Xukuumadii Cadde Muse. Waftigaan oo la kulmey sadex Wasiir [ Maaliyada, Arrimaha gudaha & Howlaha Guud] iyo Agasimaha hay' ada loo xilsaarey Khayradka Puntland Ciise Dholawa ayaa wararka kasoo baxaya sheegayan in Range Resource codsatey sidii ay dib ugu bilabi la'haayen dib- u-kala iibinta khayradka Puntland oo horey qaybo kamid ah uga iibiyeen shirkado ay kamid tahay Africa Oil. Wararka soo baxaya ayaa sidoo kale kulankaan ayaa tibaaxaya in shirkada Range Resource ku xod-xodatey Wasiirada iney meesha ka saareen mamulkii hore ee shirkada kaasoo ay xuseen inuu qaladaad badan galey. Madaxweynaha Puntland oo aan la kumin waftiga kasocdey Range Resource ayaa wararka GO heleyso shegayaan in Agasimihiisa hay'ada baarista khayradka Puntland la dhacsan yahay sidii shirkada Range Resource dib ugu bilaabi laheyd howlaheedii taasoo la rumeysan yahay iney ka hor-imaan imaaneyso go'aankii dowlada ee ahaa in dib loo eegayo heshiishyadii horey loo sixiixey. Ciise Dholwaa ayaa wareysi uu siiyey Idaacad Dalmar ee ka holwgasha qaarada Yurub u sheegey in Puntland sixiixin wax heshiis ah islamrkaana maamulka cusub uu wakiishay qareeno dib-u-eega heshiisyadii khayraadka ee horey loo sixiixey. Agasimaha hay'ada loo igamadey iney maareyso khayraadka Puntland Ciise Dholawa oo horey fikir ahaan u diidanaa heshiiska Range Resource la gashey maamulkii uu madaxda ka ahaa Cadde Muse ayaa hadda la rumeysan yahay inuu aaminsan yahay in shirkadaan tahay mid wadashaqeyn kale lala yeelan karo. Mr. Faroole ayaa Xukumadiisa cusub markii la doortey sheegtey in dib-u-eegis ku sameyn doonto dhamaan heshiisyadii Puntland la gashey shirkadaha shisheye si loo hubiyo iney ka turjumayaan danta shacabka. Dhinaca kale wararka kulankaan kasoo baxaya ayaa sheegeya in Waftigii ka socdey Range Resource u sheegeen Wasiirada la kulmey in shirkada Africa Oil jabisey heshiiskii ay la galeen Puntland iyo shirkadooda kadib markii ay kasoo bixi waydey qodobo muhiim ah. Lama oga sababta xubnahaan booqdey Garowe ugu sheegeen Wasiirada la kulmey in Africa Oil jabisay heshiiskii ay la gashey Puntland iyo Range Resource balse warar aan la xaqiijin ayaa xusaya in shirakadan rabto sidii ay uga soo ceshan saamigeedii hore Africa Oil kasoo ahaa 80% Nugaal & Dharoor kadibna mar kale uga iibin laheyd shirkado kale. Range Resource oo aan iminka xiriir wanaagsan la laheyn Africa Oil ayaa horey uga iibisay 80% heshiis lagu sheegey in khayrad looga baarayo dhulka Nugaal iyo Dharoor Valley. Shirkadda Range ayaa kulankan ka sheegtey dhinaca kale in ay baritaan sahamin ee nooca seismic ku samaysnayso badda MGPL (offshore seismic) balse marka hore quudareyneysa iney heshiis arinkas kala gasho mamulka cusub ee Puntland kasoo u saamaxi doona iney saamiyo ka iibso shirkado kale kadib-na u keento. Africa Oil oo horey shidaal uga baartey Dharor ayaa diidan iney soo wareejiso xogtii laga heley baaristaas iyada oo ku xireysa in DGPL codsato marka hore sidii ay dib ugu bilaabi laheyd howlaheedii shidaal baaritsta ee Puntland. Shirkadaha sahaminta shidaalka ee yimaada Puntland ayaa laga soo bilaabo 2005 waxey caadeysteen kala iibinta khayradka Puntland [suqyada calamiga ah] kuwasoo lagu kala iibsado saamiyada, iyada oo ilaa hadda la ogyahay in maamulka cusub ee uu madaxda ka yahay Madaxweyne Farole go'aan ka qaatey sidii loola macaamili lahaa. Africa Oil ayaa asbuci lasoo dhaafey ka gadey heshiis qandaras wax-soo-saar wadag ah shirkad la yiraahdo Raytec Metals Corp kaasoo lagu wareejinayo 25% macashka khayraadka laga helo dooxooyinka Nugaal iyo Dharoor. Kala iibinta saamiyada khayraadka Puntland ayaa ah mid marey gacmo badan taasoo la rumeysan yahay in shirkadahaan kor uga qaadayaaan macashka ay helaan dadka ku leh saamiyada. -
Garowe: Meeting between Oil companies top Ministers...PICS
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
Can someone tell me why Garowe online has given a different version of events from the recent meeting between Range and Gov ministers? http://www.garoweonl ine.com/artman2/publ ish/Somalia_27/Somal ia_Range_Resources_w ants_to_return_to_Pu ntland.shtml It is not unlike GO to put a negative slant on developments to do with Range Resources, but how accurate are they? Is the Gov supportive or not? -
Garowe: Meeting between Oil companies top Ministers...PICS
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
Thanks GD! -
Garowe: Meeting between Oil companies top Ministers...PICS
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
osman_nz, I was referring to when it would be ratified by Government. I'm also keen to see an English version of the constitution and how it covers resource development. -
Garowe: Meeting between Oil companies top Ministers...PICS
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
Can we expect an official statement of support from the Gov, and does anyone know why there has been no mention of the new constitution? It was reportedly tabled in parliament last Saturday. -
Garowe: Puntland cabinet passes new constitution
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
Very clear deliniation of boundaries would be important if oil is found in the region -
Garowe: Puntland cabinet passes new constitution
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
I'd really appreciate it GD, especially an interpretation of any section covering exploration. -
Garowe: Puntland cabinet passes new constitution
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
Hi GD, is there any chance of finding an English version of the new draft constitution? -
Range Resources up 20% today on good volume. Anyone heard anything?
-
GD - Not really sure but I suspect AOC will need to move soon in order to honour the PSA agreement.
-
Hey GD, what do you know about this report? Somalia Targeted – Ecoterra Somali Marine & Coastal Monitor - 27th Press Release Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis May 05, 2009 The former Italian foreign undersecretary Margherita Boniver, dispatched by Italian Foreign Minister Franco Frattini as envoy to help in the case of seized Italian tugboat T/B BUCCANEER with her two now empty barges, arrived together with the Italian Ambassador in Garowe, the capital of the semi-autonomous region of Somalia on Saturday for talks with Puntland President Abdirahman Mohamed Farole. But the fact that a Canadian and US-American delegation of Africa Oil Corporation, who still holds two onshore oil concessions in Puntland from a joint venture deal with controversial Australian firm Range Resources, had scheduled a major planning session with the president, who had been a stout opponent to these oil deals of his predecessor, delayed her mission
-
The Mirage of Range Resources - the Market's Verdict...
Pilgrim replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Mintid Farayar - in your attempt to sound wise to expose your foolishness. You clearly have no understanding of the game at play! -
Garowe: President Faroole returns after meeting international community
Pilgrim replied to General Duke's topic in Politics
Thanks GD, appreciated! I wonder if any funding will materialise for Puntland Security?
-
Popular Contributors