Qandalawi

Nomads
  • Content Count

    2,331
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qandalawi

  1. It's justified to feel farxad and rayn-rayn whenever good news comes from home as this case. Well done to the Prof. who initiated and made this possible.
  2. It's justified to feel farxad and rayn-rayn whenever good news comes from home as this case. Well done to the Prof. who initiated and made this possible.
  3. ^Bayayey ma ahan horta, kow dheh Magacaa jiryee ma adigaa macalinimo sheegtay? Adigoo leh 'congrats for correcting the title for correcting the title as I instructed you' ayaa ujeeday. Markaa Title grammatically sax ahna ma aanan arag.
  4. Waa garanay in Jirgaamo investigation loo samaynayo. However, who is investigating on what happaned to the SL Navy that was ready for the training of NATO navies in the region. Xageebay kumaqnaayeen?
  5. ^Ma sidaasaad Duke kusaxday? Ciwaanka kore makula saxsanyahay Afsomali ahaan? Macalinimaa iska ba'day,
  6. She was an addict, druggie Very unfortunate incident. Shows the level of sorry state of the Somalis in the west. Religion is important, even if that was not the case there ought to a strong connection with our culture like the Asians. Most of the young generation growing up in the west are out of touch with the Somali culture.
  7. Muqdisho:Dawlada Puntland oo Saxaafada Soomaaliyeed ugu baaqday Midow & Wadaninimo. Muqdisho:(Allpuntland)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha & Dhaqanka Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Cabdixakiim Axmed Guuleed oo weli kusugan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa kulan weyn la qaatay Qeybaha kaladuwan ee Saxaafada Soomaaliyeed ee Muqdisho ka howlgasha kuwaas oo uu ugu baaqay inay nabada & Hor’umarka dalka isbarbartaagaan. Cabdixakiim Axmed Guuleed wuxuu sheegey in Saxafiyiinta Soomaaliyeed ay 20-kii sano ee lasoo dhaafay siweyn uga hadlayeen Colaadaha kajira Gudaha Jamhuuriyada Soomaaliya,waxaana uu sheegey in imika loo baaanyahay in ay taas badalaan oo ay isbarbartaagaan Nabada Soomaaliya islamarkaasna ay aayaha dadkooda ka fakaraan. Sidoo kale Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Puntland wuxuu sheegey in Saxafiyiinta Soomaaliyeed looga fadhiyo inay Midoobaan islamarkaasna ay aayahooda shaqo ka fakaraan,waxaana uu sheegey in loo baahanayahay in la balaariyo awooda & Talada maamul ee ururada saxaafada ee waaweyn taas oo uu sheegey in ay imika koobanyihiin. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  8. ^ , I agree Awoowe, save whatever that's left from Alshabaab. However, unlike other areas Puntland has set up an effective admin, welcomed Somalis across all regions, are proad to fly the blue flag high on the sky and populate the message of Unity far better than most other regions.
  9. Good... But this shouldn't be termed as donation. Its the national infrastructor of the whole country not only Mogadishu as the TFG represents Somalia as a whole. So, its only fair to move some these facilites up north. Also what's the point of keeping these equipments in Mogadishu when there is risk of Alshabaab overtaking the city and take all these as qaniimo. Move all and everything including heavy national equipments to Garoowe.
  10. ^ Maslax dee armuu moodaa Villa Somalia tii uyaqaanayoo uu kubarbaaray markaa inta soo baxo isagoo xaragoonaya ay qarxiyaan. Adeer, meeshu tii hore ma ahan ee masas iyo mudacyaa kaa horeeya kudhaha, war ninka talo halasiisiiyo
  11. ^The point is all those that oppossed the old man or made the loudest noice against him have either been killed by Alshabaab or are in hiding including the very top don Mr. Aweeys, and that their neighbourhood is controlled by Abu-Mansa Al-amriki. Sad reality, something that will haunts them. Duke keep reminding us of the past so we can sort of predict the future Awoowe. This is a great post one that makes people to reflect on the past, in which most Somalis don't.
  12. Why not? and who do you think inay meesha wax uga banaanyihiin. Who do you think?
  13. ^Adeer Faroole have angered Xaglatoosiye, and all this SSC he created is a reaction to that...
  14. Abwaan maya Awoowe, ee warka unbaan badinaayay, intaas oo lagu soo qoray Horseedmedia ayaa soo dhax-dhigay, hadaan meel kale xataa ku arko Abwaan baa sharaxan ama Xunjuf waan soo dhajin. lool In this thread we are asked what is next as in who, thus I will report whatever I see no matter. Before my last post, I posted about Inna Oomaar which you don't like, why? You are not taking this TFG serious, are you?
  15. ^Lool, congrats indeed, Barre welcome back to Villa Somalia.
  16. Horseedmedia predict these men: Ragga Ugu cad cad xilka Raysalwasaarinimo ee Soomaaliya agada Raysalwasaarinimada Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ah waqtigan mid banaan,waxaana jira siyaasiyin fara badan oo si weyn u daneynaaya qabashada jagadaas kuwaas oo badankood ay ka soo jeedaan degaanada Puntland. Xog ay heshay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegaaya in jagadaasi siyaasiyinta u loolamaya in ay qabtaan ay ugu cad cad yihiin,waxaana ay kala yihin; 1.Maxamed Cismaan Aadan(Edson) Waa qunsulka Safaarada Soomaaliya ee Kenya,waxaana uu qayb ka ahaa musharixiintii u sharaxnaa jagada madaxtinimo ee wadanka Soomaaliya doorashadii ka dhacday sanadkii 2009-kii wadanka Jabuuti oo lagu doortay Madaxweynaha hada ah ee Sheikh Shariif. Edson ayaa waxaa uu qayb ka yahay ganacsatada Soomaaliyeed,waxaana uu ka baxay jaamacad ku taala wadanka Talyaaniga. 2.Nuuradiin Aadan Diiriye Wuxuu xilligaan ku nool yahay dalka Ingiriiska,waxaana uu qayb ka ahaa musharixintii u tartamaysay xilka Madaxweynaha Puntland sanadkii 2009-ka. Nuuradiin waa aqoon yahan da’yar isla markaana dhalinyarada reer Puntland ugu yeeraan Obamaha Puntland, marka la eego aragtidiisa isbedelka ku dhisan. Waxa uu muddo dheer la soo shaqeyey hay’adaha caalamiga ah ee arimaha Soomaaliya, isaga oo ugu danbeyntii ahaa la taliye ka tirsan hay’adda UNICEF, Nuuradiin ayaa wax ku bartey dalalka Hindiya iyo Ingriiska. 3.Maxamed Cabdirisaaq Abbokar Ninkaan wuxuu kamid ahaa howlwadeenada Xafiiska Wakiilkii hore Qaramada Midoobay u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya Axmedou Wald-Cabdalla,waxaana dhalay Cabdirisaaq Abuukar oo Dawladdii dhexe ee Soomaaliya ka ahaa Wasiirka Waxbarashada. Xilligaan wuxuu ku nool yahay dalka Maraykanka,halkaas oo uu ku dhameystay aqoontiisa heer jaamacadeed. 4.Muuse Macaliin Yuusuf Wuxuu kamid yahay Siyaasiyinta aadka u quudaraynaya in ay noqdaan Raysalwasaaraha xiga ee Dawladda Federaalka,wuxuuna ku suganyahay dalka Uganda isagoo kamid ah ganacsatada shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ku yaalla halkaas. Muuse Macalin oo leh aqoon heer jaamacadeed ayaa xilligaan ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xog ay heshay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegaaya in afartaasi siyaasi ay ugu cad cadyahay siyaasiga lagu magacaabo Maxamed Cismaan Aadan “Edson” oo asxaab badan kuleh Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka. Madaxweyne Sheikh Shariif oo maanta saxaafada la hadlay markii uu iscasilay Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid inuu dhowaan soo magacaabi doono Raysalwasaare cusub. Shaxdaan waxa ay ku dhisan tahay haddii Madaxweyne Shiikh Shariif uu Raysalwasaaraha ka baadigoobo shakhsi ka soo jeeda deegaanada Puntland, waxaana dhici karta in markaan uu gobolo kale ka baadi goobo qofkii uu u magacaabi lahaa Raysalwasaaraha. Cabdiqani Cabdullaahi Cabdi Horseed Media
  17. ^A chap that was predicted to replace Sharmarke a while back during the start of his conflict with Shariif. Also likely and a strong front runner is Edson.
  18. ^Taas dan lagama leh Xaajiyow, Awalba taas madaxaaga laguma bixinayn magaratay lool
  19. Adaan mooday inaad bilowday, being real about the tribal system... ma haday kula kharaaraatay! Ha welwalin Inna Omaar waa lasiin doonaa, not because of his reer but he's the close cofidente of Shariif dalxiis.
  20. ^Soo adiga yiri wasiir baanu iska walaaqanyanaa hahahah Hadaba PM iskuma dhererin kartaanee wiilkaa reer Cayn (Buuhoodle) ee reer Puntland ayaanu wadanaayee kaleexo isagaa gayaankeeda ahee Kafariiso meesha haha
  21. Waligiin ma wasiir macdan baad walaaqanaysaan? Adeer meesha iska qaada oo shafka garaaca, mase the tribal reality of Somalia ayaad isleedahay isma dherarin kartaan
  22. Liibaanow, Buhoodle is part of Puntland, adeer ama diid ama hadiidin. SSC group and their miliria is, have always been and will be part of Puntland, even the leader run for Puntland president. Their beef with Faroole does not change much adeer. Mid kale markii bari ladoortay sheekadaa iska dhamaanaysaa.
  23. Xaaji, Inna Oomaar dee, wouldn't you wish to have a bit of the cake. Idinku ma rooti baa tihiin, bahashu reer Puntland unbay ubisishahay lool
  24. Who cares anyway, this Shariif TFG is no more... Dadka reer Muqdisho lee ilaahay ha ufududeeyo nolosha dagaalada haka joojiyo. Aamin.