Qandalawi
Nomads-
Content Count
2,331 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Qandalawi
-
Somali people have similar names, so it seems Galgalanews have looked for a similar name among reer Maakhir only to disprove this case. I have a cousin with the name Ahmed Mohamed Mahamuud with the exception of Silaanyo. This was a claim and counter-claim, until further evidence comes out, Aynab was SL agent much like the Zaylic's, Godane's and Afgani's in the south.
-
After a long muscle-stretching and troublesome experience, finally he goes through this hurdle, welcome to the new Somalia that you have departed decades ago, Somalia that's different, that's violent and that you have least expected to be in this state. Welcome to Somalia Mr. New PM, be prepared to share your worth of blame and ready yourself for blood stain, from today and as of this time you are responsible for every step and action you take. You have to fix the unfixable Somalis Warm congratulations to you
-
Originally posted by Libaahe*: ^^^ Morgan in Mogadishu are you sure? i think wuxu joogay Nairobi just like Maslax Siad Bare who made a press announcing he made some party. Yes, he's in Mogadishu.
-
^Morgan is in Mogadishu, released this statement from there. What I don't know is what he is doing there. Libaahe adigu inaad ninkaas necebtahay shaki kuma jiro.
-
Muqdisho: Gen. Moorgan oo sheegay iney guul dareysatay Dowladda KMG. 30. Oktober 2010 Muqdisho (AllPuntland)-Gen. Maxamed Siciid Xersi (Moorgan) ayaa ka hadlay guuldarada iyo wax qabad la´aanta Dowladda KMG Somalia, isagoo sheegay in waxyaabihii laga sugayay in ay qabato ay ku guul dareysatay. Gen. Moorgan oo Dowladdii Kacaanka xilal kala duwan ka soo qabtay iminkana ka tirsan Xisbiga Somali Democratic Party ayaa sheegay in uusan dooneyn in uu noqdo mucaarad balse waxaa uu tilmaamay in ay wanaagsan tahay in laga hadlo marxalada taagan iminka. “Dowladda KMG ee hadda jirta labadii sano ee ay jirtay waxba ma aysan qaban, laakiin annugu dooni meyno inaan mucaaradno, laakiin waxaan doonaynaa inaan toosino oo u tilmaamno habka ugu dhow ee xal waara lagu gaari karo” ayuu yiri Gen. Moorgan oo intaasi ku daray in xisbigoodu uusan u qorsheysneyn inuu mucaarado dowladda KMG Soomaaliya. “Dowladda KMG ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif way ku guuldareysatay inay wax ka qabato xaaladda amni ee ka jirta dalka Soomaaliya, waxaana loo baahan yahay inay la timaado isbedel muuqda si dib loogu soo celiyo kaabiyaashii dhaqaale” ayuu yiri Gen. Moorgan oo u muuqday hadaladiisa kuwo toosin ah. AllPuntland, Muqdisho.
-
^Are you still mourning for the death of this British soldier.
-
^I made my remarks regarding the context of his writing. Also, he must have forgot that he attended Ivy league Education as well since he indulged himself in Somali politics
-
Marwo Fadumo Jibril speaks out against allegations
Qandalawi replied to General Duke's topic in Politics
Fatima Jibril is an honest noble lady. She took on many challenges and demanding projects including this and succeeded where a lot of men whould have failed. She was not so lucky this time to overcome the security, management and financial challenges of constructing a port would present. Mucho respect, and I applaud her for the courage and boldness she showed in trying to pull off this mega project. -
What a fool, he lacks basic comprehension and his English is full of grammatic and structural errors, so much for the Dr. Title. Now this 'PhD' holder is teaching us that it's Puntland's votes that is causing all this shenanigans within the TFG when the combined Puntland votes in the TFG parliament is less than 2%. An intellectual of different world indeed
-
^The PIS is an independent organisaiton that's trained, supported and paid by the US. They gather their information and secret activities in calloboration with the US army base of the Horn of Africa in Djibouti. If the PIS had released that Somaliland secret agent was involved and killed in Galgala conflict, then their report is highly confidential and accurate. Somaliland has become one of the regions or groups that harbor, finance and export terrorism. The PIS is ideed very deadly to uncover this.
-
Hargaysa behind Al Shabaab Godane, Afghani mere agents
Qandalawi replied to General Duke's topic in Politics
Abu Al-Gaboose, Somaliland interrior minister and state of Affairs. He is Alshabaab's main financier and all their funds comes via this man, he's a terrorist in disguise in the form of a minister. Somaliland is a rogue region that supports and aides terror cells in Somalia but hides in the smoke screen of democracy when there is none. -
^Yes Xaaji, waa duco, may be it slipped out... We are not allowed to say 'Asalamu Alaikum' or reply 'Wa'alaykum Salaam' to a living non-believer (who may or may not embrace Islam at a later date) let alone wishing peace upon a dead non-believer. Islamku wax kasta wuu cadeeyay, marka haday kaa fakatahay, waan yara khaldamay inaad tiraahdid dhib ma ahan, otherwise will be arguing for the sake of argument.
-
^Astaqfurulah dheh, war nin gaalnimo kudhintay, looma dhuceeyo! Subhanallah, dadkaan caqiidadi iyo Politics-ki ayaa isaga khaldan.
-
Hargaysa: Party leader of NW Somalia comments of TFG fued..
Qandalawi replied to General Duke's topic in Politics
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland, ayaa sheegay in Sh. Shariif uu doonayo inuu isagu awooda dalka oo dhan uu isku koobo, balse taas aanay beesha caalamku ka yeelayn, ayna ka hortagayaan inta aanu awooda oo dhan maroorsan. , priceless, at least he knows his country and is against the President 'In awooda dalka kaligiis isku koobo' lool -
JB, did you cry? Sad news soo ma ahan
-
Breaking News: New Shabab Brigades killed some Africans (+ pics)
Qandalawi replied to Mad_Mullah's topic in Politics
These are too graphic saaxib, take off the pictures! Unnecessary -
Muqdisho:”Madaxweynuhu Baarlamaanka Faragelinta haka daayo”Warsaxaafadeed kasoobaxay Xafiiska G.Baarlamaanka. Muqdisho:(Allpuntland)-Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Dawlada Kumeel gaarka ah ayaa Warsaxaafadeed uu galabta kasoo saaray Xafiiskiisa ku muujiyey Khilaafka culus ee udhexeeya madaxda Dawlada,Waxaaana uu uga jawaabay qoraal uu maanta soo saaray madaxweynaha Dawlada Kumeel gaarka ah. Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa Qoraalkiisa uga hadlay Arinta Sharciga ee ay labada Mas’uul isku hayaan waxaana uu Warsaxaafadeedkiisu u qornaa sidan:- Sida ku cad warsaxaafaddeedkii kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha 24kii October 2010 in Baarlamaanku uu leeyahay awood ansixinta iyo diidmada ra’isal wasaaraa magacaaban. Waxaan halkan ku cadaynayaa in dhowrista shuruucda dalka u taala ay tahay waajibka muqadas ah oo ka wayn rabitaan iyo ujeeddooyin gaar ah . Masdarka ama isha koowaad ee sharciga DFKMG ah ku howlgalayso marxaladda kumeelgaarka ah waa Axdiga KMG ah, Xeer hoosaadka Baarlamaanka iyo shuruucda kale ee dalka wixii intaa kazoo hara ee uu dastuurkii liixdankii ku jiro waa masdarka ama isha labaad. Waxaan mugdi ku jirin sida ku cad Axdiga KMG ah qodobkiisa 33aad in Baarlamaanku uu leeyahay awooda doorashada Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Kalsoonisiinta wasiirka koowaad iyo golihiisa iyo kalanoqoshada intaba, waxaa sidoo kale islaqodobkaas farqaddiisa 1aad xaafka (F) ku cad in waajibaadka Baarlamaanka ay ka mid tahay dejinta xeerhoosaadka, kaasoo qeexaya howlsocodsiinta Baarlamaanka oo ay ka mid tahay tafaasiisha doorashada Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, kalsooni siinta wasiirka koowaad iyo golihiisa wasiirada iyo kala noqoshada intaba waxaa sidoo kale isla qodobkaas farqaddiisa 1aad xarafka (F) ku cad in waajibaadka Baarlamaanka ay ka mid tahay dejinta xeer hoosaadka, kaasoo qeexaya hawlsocodsiinta baaramaanka oo ay ka mid tahay tafaasiisha doorashada Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, kalsooni siinta iyo ka qaadka wasiirka koowaad iyo xukuumada. Taasi waxay tilmaan cad u tahay in xeer hoosaadku uu dhamaystir iyo fasiraad u yahay Axdiga KMG ah oo ah isha koowaad sharciga xiliga ku meelgaarka ah. Sidaas darteed Guddoomiyaha Baarlamaanka isagoo cuskanaya qodobka 49-aad farqadiisa 1-aad ee axdiga qaranka oo lala aqrinayo qodobka 40-aad farqaddiisa 33-aad ee xeerhoosaadka Baarlamaanka, kaasoo dhigaya in hadii codayn gacantaag ah ay 13 xildhibaan ama ka badan dalbadaan in qarsoodi laga dhigo mudnaantana la siiyo codaynta qarsoodiga ah, laakiin codaynta qarsoodida lagama dhigi karo gacantaag, hadaba codaynta kasoonisiinta wasiirka koowaad ma noqon karto gacantaag sida uu qabo qodobka 34-aad ee xeerhoosaadka kaasoo qeexaya in kalsoonisinta wasiirka koowaad ay tahay qarsoodi wuxuuna u qoran yahay sidatan: “Xukuumadda oo ka kooban wasiirka 1aad, ku xigeenaddiisa, wasiiradda, ku xigeenaddooda, Barnaamijka ay ku shaqeyn doonto oo qoraal ah iyo qaabdhismeedkeeda, waa in la horkeenaa golaha wasiirada, lana waydiisto codka kalsoonida ah (30) cisho gudahood, laga bilaabo maalinta la magacaabowasiirka koowaad, Golaha Baarlamaanku wuxuu go’aankiisa ah kalsooni siinta xukuumada ku meelmarinayaa codayn qarsoodi ah iyo aqlabiyad haldheeri ah tiradda xubnaha Golaha iyadoo laga reebayo tiradda kuraasta banana” qodobka 40aad ee xeerhoosaadka kuma saabsana hindise sharciyeedka sida ku cad warsaxaafaddeedka madaxweynaha ee wuxuu ka hadlayaa sida uu cinwaankiisu ahay “noocyadda codaynta” isagoo u qaybiyey codayn gacantaag ah iyo mid qarsoodi ah waxaa wax laga xumaado ah in madaxweynaha oo sharci dhowra ah uu codaynta gacantaaga ah amro in la hirgeliyo halka uu codaynta qarsoodiga ah ee sharciga ah amray in la joojiyo, taasoo faragalelin qaawan ee hawlaha baarlamaanka iyo hamsami u socodkiisa Axdiga qaranka xeerhoosaadka iyo shuruucda dalkaba waxay ka midaysan yihiin in xildhibaanka xoriyadiisa la dhowro kuna codeeyo xaalad caddaadis iyo cabsiin ka maran, taasina ma suuroobikarto hadii uusan codkiisa qarsoodi noqon. Sida ku cad qoraalka kasoo baxay xafiiska madaxweynaha in golaha baarlamaanku codka uu kalsoonida ku siinayo ama ugu diidayo wasiirka koowad uu yahay haldheeri tiradda xubnaha xaadikrka ah, waxaa madaxweynaha xusuusinayaa in arrintaasi jebinaysi qodobka 51aad farqaddiisa koowaad ee Axdiga qaranka iyo qodobka 34aad farqadiisa koowaad ee xeerhoosaadka kuwaasoo si cad u qeexan in kalsooni siinta iyo kala noqoshada wasiirka koowaad iyo xukuumadda ay tahay 50+1 tirada guud ee baarlamaanka wuxuu sidoo kale jebinayaa qodobka 39aad ee Axdiga qaranka farqaddiisa labaad kaasoo cadaynaya in madaxweynuhu awoodiisa u guto si waafaqsan axdiga iyo shuruucda dalka. Madaxweynaha wuu gutay xilkiisi magacaabista ra’isal wasaaraha waxaan si xushmad leh uga codsanayaa in uu baarlamaanka uga haro waajibaadka dastuuriga ah ee kalsooni siinta ra’isal wasaaraha waana in uu baarlamaanka ka daayaa cadaadiska iyo faragelinta si uu xaqiisa dimoqraadiga ah u fuliyo waxaa kaloo ka codsanayaa in uu ilaaliyo midnimada iyo wada shaqaynta hay’addaha dowladda ee haatan ka soo baxay khilaafka waa in aan tixgelinaa baahida shacabka iyo baaqa beesha caalamka ee sida isdaba jooga ah u dalbanaya wadajirka iyo wada shaqaynta hay’addaha dastuuriga ah waxaan dhinacayga, anigoo ku hadlaya magaca Baarlamaanka balanqaadayaa wadashaqaynta iyo wadajirka hay’addaha dowliga ah. Waxaan beesha caalamka sida UN-ka, AU, IGAD, LAS,OIC, EU, and US yo dhamaan dowladdaha saaxiibka la ah Soomaaliya ka codsanayaa in ay gacan ka gaystaan xalinta qalalaasha siyaasadeed eee taagan kaasoo dhaawici kara jiritaanka hay’addaha dastuuriga ah ee (TFI). Gabagabadii waxaa dhamaan xildhibaanada baarlamaanka ugu baaqayaa in ay ka soo qaybgalaan kulanka baarlamaanka ee kalsooni siinta ra’isal wasaaraha magacaaban arbacada 27/10/2010 waxaan AMISOM ka codsanaynaa in ay amniga adkeeyaan, maadaama ay soo baxeen warar iskhilaafsan oo dhiilo xambaarsan kuwaasoo abuuri kara khalkhal iyo qalalaaso, sidoo kale waxaa beesha caalamka ugu baaqayaa in ay nagu gacan siiyaan nabadgelyada iyo habsami u socodka hawlaha Baarlamaanka soona diraan goobjoogayaal xaqiijiya natiijada kalsooni siinta ra’isal wasaaraha magacaaban. Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka
-
^What Suldaanka posted is funny! Che, nimankaan waxaad moodaa inay hada soo hurdo kasoo kaceen! Almost two weeks later bay soo baraarugeen, and yet they want to spin the news
-
The three conspirators and the lone wolf
Qandalawi replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Jurille is one of the most respected, highly educated and seasoned politicians that you have in Somalia today. He deserves to lead the nation and not work with or under the fools he's constantly forced to convince for the sake of a nationhood. -
^It is nothing, although the thesis are more like the thesis of that Arab student which both America and UK used to justify their war against Iraq, remember Tony Blair's dosseir , full of bias and onesided but Farmaajo's was nothing too controvertial, at least compared to the nature of Somali politics. The only crazy comment he made about your uncles in Mogadishu I heard, a funny comment that was
-
^This picture I have seen it somewhere before, it is a famous picture, If it is not the Canadian incident then it must be Abu-Guraib, Iraq.
-
Will Somaliland be kissing the hand of the Somalis in the ****?
Qandalawi replied to Mad_Mullah's topic in Politics
Xaaji, soo adiguba malahyn we Somalilanders came from Ethiopia. Hirstorically that is, you were arguing.!