Qandalawi

Nomads
  • Content Count

    2,331
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qandalawi

  1. Ciyaarta Kama Dambeysta ee Koobka Gobolada Soomaaliya oo maanta Dhacaysa December 31, 2010 | 14 comments 3Share Ciyaarta kama dambeysta ee koobka gobolada Soomaaliya ayaa ka dhacaysa galabta garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe caasimada Puntland. Ciyaarta Final-ka ayaa dhexmari doonta xulalka kubadda cagta ee gobolada Banaadir iyo Bari oo wareegaas usoo baxay,waxaana ay tahay ciyaar aad u adag oo xiiso badan. Magaalada Garoowe waxaa 24-saacadood lasoo dhaafay soo buux dhaafiyey oo soo gaarey dad fara badan oo ka kala yimid magaalooyinka ugu waaweyn ee Puntland,waxaana ay doonayeen in ay daawadaan ciyaarta kama dambeysta. Dadka ugu badan ayaa waxaa ay ka yimaadeen magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari,waxaana intooda badan ay soo galeen habeenimadi xalay kuwaas oo u yimid in ay daawadaan xulkooda oo galabta ciyaaraya. Ciyaarta ayaa bilaabman doonta galabnimadii saacadu markii ay ku beegantahay 03:00-PM galabnimo ee saacada Geeska Afrika,waxaana kasoo qaybgali doona masuuliyin sare oo ka tirsan Dawladda Puntland iyo Dawladda Federaalka iyadoo la qaban doono xaflad lagu soo xiraayo koobka. Waxaa adag in la saadaliyo xulka ku guuleysan kara koobka,waxaana labadaan gobol ay yihin kuwa wareegyadi hore kusoo reebeen ama kaga soo adkaadeen xulal adag oo loo saadalinaayay in ay qaadaan koobka. Xulka gobolka Banaadir ayaa wareegi afarta kooxood rigooreyaal kaga adkaadeen xulka martigelinaysay ciyaaryahaan ee Nugaal,iyadoo gobolka Bari ay ku durduriyeen xulka gobolka Jubadda Hoose oo 9-jeer qaaday koobkaan lagana cabsi qabay in koobkaan ay mar kale qaado ayna ahayd koox adag. Tartanka 18-aad ee koobka gobolada Soomaaliya oo ay sanadkaan martigelisay Puntland ayaa soconaayay mudo 15-maalmood. Amaal Yuusuf Macalin Horseed Media Garoowe,Puntland
  2. Congratulions to the hosts, Nugaal, for third place. Hambalyo to them also well done to Kismaayo for semis.
  3. Looooooooooooool @ Somalina Xaaji Xundjuf, its a taugh game, you never know the result, also Banaadir have their Governor watching. However, the youth from Bari will try and overpower them with weeraro laxaad leh.
  4. Halkiinaa kasiiwada Haa, Laacibiibta bariyohow Hambal iyo salaanbaa Hawda idiinba soomarin Halyayyadii Dalkaygow Halkiinaa kasiiwada Haybad iyo Sharafbaa Hubaashiina Leedihiin Halkiinaa kasiiwada Hanashada bal koobkana Hibo baad uleedihiin Halkiinaa kasiiwada Hamigeenu wuxu yahay inaan horay usoconoo Qaranada inakategay Qarnigaan kugaarnaa qaaradaha baldunidana Qarnigaan kadheelnaa
  5. The team to win ... the 18th Somali football national cup, haaheey waa kuwaanaa si fiican halooo fiirsado, nuunow ku indho nuurso Halkiinaa kasiiwada Haa, Laacibiibta bariyohow Hambal iyo salaanbaa Hawda idiinba soomarin Halyayyadii Dalkaygow Halkiinaa kasiiwada Haybad iyo Sharafbaa Hubaashiina Leedihiin Halkiinaa kasiiwada Hanashada bal koobkana Hibo baad uleedihiin Halkiinaa kasiiwada Hamigeenu wuxu yahay inaan horay usoconoo Qaranada inakategay Qarnigaan kugaarnaa Qaaradaha baldunidana Qarnigaan kadheelnaa
  6. Falanqeynta Ciyaarta Kamadanbeysta ah ee Banaadir vs Bari December 30, 2010 | 10 comments Share Waxaa Maalinta Jimacada ah ciyaar xiiso badan isaga hor imaan doona gobolada Banaadir iyo Bari, ciyaarta ayaa iska leh xiiso gaar ah maadaama, ay tahay ciyaarihii u horeysey muddo 23 sano ah la qabto. Labada gobol ayaa ka soo baxay 15 gobol oo ku tartamaayey horyaalka gobolada Soomaaliya, waxaana meesha ka maqnaa saddex gobol oo hoostaga maamulka Somaliland. Gobolka Banaadir waxa uu ka kooban yahay 15 degmo, waana xaurntii ama caasimaddii Soomaaliya ee Muqdisho, waxa ay ahayd magaalo iyo gobol dhismaayey muddo dheer isla markaana 20-kii sano ee u danbeeyey ku jirey bur-bur iyo dagaallo sanadwalba cayn ah. Gobolka Banaadir waxa uu caan ku ahaa ciyaaraha, waxaa ka dhisnaan jirey naadiyaashii dalka, Sida Horseed, Waxool, Wegad, Madbacadda iyo qaar kale oo badan, waxaana u suurta gashey in uu mar ama labo noqdo ama qaado koobka ciyaaraha gobolada Soomaaliya, isaga oo ahaan jirey midka mar walba martigeliya 8-da gobol ee ku tartama ciyaaraha gobolada Soomaaliya. Gobolka Bari waxaa la dhihi jirey waagii hore gaariwaa, malahayn jid laami ah, dekad iyo laydhka koronta waxaa dadkiisu u hayaameen dhanka Muqdisho halkaas oo adeegkasta oo qofku u baahan yahay loo aadi jirey, sida duulimaadka, dalkugalka caalamka (Visa), qaadashada baasaboorada iyo oggolaansha wadida gaariga, (Driver licence) caafimaadka iyo adeegyo kale oo badan muddo ku siman 40 sano ayaa shacabkii ku dhaqnaan jirey gobolka Bari ay u guurayeen dhanka Banaadir. Gobolka Bari waxa uu ka kooban yahay 6 degmo (marka la eego sharcigii soomaaliya 1990), kuwaas oo kala ah Bosaso, Qardho, Qandala, Iskushuban, Caluula iyo Bandar Bayla, waxaana gobolka ahaa gobolka ugu baaxadda weyn ee Soomaaliya. Xarunta gobolka Bari ee Bosaso waxa ay nasiib u yeelatay muddadii malayshiyaadku duminayeen dabaqyadii laga dhisey caasimadda Soomaaliya in Bosaso nasiib u yeelato in iyada dabaqyo dhaadheer laga dhiso, waxaana ay muadadaas 20 sano ah noqotey midkamid ah magaalooyinka ugu waaweyn Soomaaliya uguna bilicda san, isla markaana lagu tilmaamo kuwa ugu dhaqaalaha badan. Tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee Soomaaliya sanadka 2010 oo ah kii 18aad ayaa waxaa nasiib u yeeshay in ay marti geliso caasimadda Puntland ee Garoowe, waxaana ka soo qaybgalay 15 gobol, waxaa ciyaaraha ka haray 13 gobol oo ay ku jiro gobolka Nugaal ee martida loo ahaa. Gobolka Banaadir ayaa wareegii hore e ciyaaraha ku soo baxay si qiil qiil ah, waxaana kooxdoodu ahayd kooxda dhimashada maadaama ay kuwada jireen Mudug, Sool Banaadir iyo Gedo, gobolka Banaadir ayaa isagu ka guuleystey gobolka Gedo oo keliya waxaana ay goolka guusha la yimaadeen xili danbe oo loo malaynaayey in ciyaartana ay bareejo gelidoonaan sida kuwii ka horeeyey, waxayna ku soo baxeen 5 dhibcood oo keliya. Wareega 8-da ayaa gobolka Banaadir ciyaar adag la ciyaareen gobolka Hiiraan iyaga oo daqiiqadihii u danbeeyey ka dhaliyey hal gool, Wareega Semi finalka ayaa gobolka Banaadir ku soo baxay rikoorayaal taas oo ay ku rebeen gobolka Nugaal ee martida loo ahaa. Gobolka Bari ayaa isagu si xarago ah ku soo baxay kadib markii ay labadii ciyaarood ee u horeysey ay badiyaan, tii saddexaadna bareejo la galeen gobolka Shabeelada Dhexe waxaana ay sidaas ku urursadeen 7 dhibcood, sidoo kale waxa ay labo gobol oo adag ay ku soo jireen wareega 8-da iyo Semi finalka oo ay ka badiyeen gobolka Jubada Hoose oo isagu hantey koobka muddo 8 jeer ah. Macalinka wata gobolka Banaadir waxa uu ku tilmaamey ciyaaryahanadiisa in ay la mid yihiin kuwa xulka Talyaaniga oo kale kuwaas oo ciyaarihii adduunka ee sanadkii 2006-dii si kuf oo kac ah ku yimid Finalka kadibna qaadeen koobka Macalinka Xulka gobolka Bari ayaa isagu aaminsan in ciyaaryahadiisu ay yihiin kuwo dhinac kasta ka dhisan isla markaana iska leh awood ay ku maamulaan 90-ka daqiiqo ee ciyaarta. Si kastaba ha ahaatee waa markii u horeysey ee gobolka Bari uu heerkaas ka gaaro ciyaaraha gobolada Soomaaliya, waxaana ay la yimaadeen ciyaaryahano soo jiitey indhaha dadka daawanaayey, waxaana ay noqon doonta mid ku qoronta taariikhda Soomaaliya haddii gobolka Bari ay noqdaan sanadkan horyaalka Gobolada Soomaaliya ee kubadda cagta. Dhanka kale Ciyaarahan ayaa dadka qaarkiis ugu yeeraan Rajadii nabadda ee Soomaaaliya, waxaa soo noqdey waxyaabo badan oo nafsaddu ilowdey, waxaana la wada muhanayaa waayo waayo iyo qarankii Soomaaliya, waxaana dhici karta in ay fure u noqoto ishdexgalka bulshada kala abaajiday mudadda dheer. Cabdirisaaq Shiino Horseed Media
  7. This looks fine lads, actually its a beautiful mediterenian design. Whenever you hear the word hotel, you look for tall or large building? huh?
  8. Also present and watching the LEGEND Abdi Bile, now a leading member of the Somali Olympics Committee
  9. Official present and watching the game tomorrow The Governor of Banaadir and Mayor of Mogadishu
  10. Ahough we have one of the best teams in the tournament and the best midfield attackers like Zak, Samiir and Yasim However..... to watch for the dangerious, the best dribler and arguably the best player of the tournmanet (until FA announces it), trained on the streets and xeebta of Bosaaso, the wonder boy and talent from the coastal city of great Bosaaso - Daacad Somali Best Player of 2010
  11. Thank you boyz for the great faith you have in Bari, Im sure the boyz wouldn't dissappoint you tomorrow, fingers crossed loolz
  12. The Final of... Date: Tomorrow Friday 31st of Dec 2010 Location: Mire Awaare Footbaal Ground, Garoowe Teams: Banaadir vs Bari
  13. As we all the know tomorrow is the final of the 18th Somali regional tournament. So let's first all congratulate the Somali FA and the state of Puntland for the wonderful organisation and excution of this tournament. Obviously the final is between Bari Vs Banaadir, I will therefore passionately and provocatively cheer for my Bari team ( hope you can forgive me for my BS) against the likes of Somalina, Gheele and nuune who I hope will do the same. My commeserations to all the supporters of the other regional teams that were eliminated from the tournament, well done to them and I hope you wouldn't stop there but enjoy the game tomorrow by supporting either Bari or Banaadir. Lastly my sincere pity goes to the secessionists who blocked the young players from the three NW Somalia regions to participate in this highly successful, highly organised and enjoyable and that which was fun and amazing for the young teams to play infront of thousands of audiences and officials while representing their respected regions recieving applause and cheers, a life time and wonderful experience. I hope it doesn't end there for the boys but opens more opportunities for them. Aah itaas kabacdi, or Amaa bacdu... And my comments start right here right now, Iga leexda marka aan bilaabee kooxdeeyda inaan udifooseeyo, akhiyaarta ha ubixina oo iskaga adkaysta cantarbaqashkeeyga loool
  14. ^Lool, waad laheshay The secessionists wareer bee dayn waayeen maalmahaan
  15. Without the shadow of a doubt, this is the most successful Somali event of its scale of any kind since the fall of Barre regime. Indeed this was a historic success and the Somali Olypmic Committee and FA only affirm to that fact, which is undeniably evident in Garowe. Bari to win insha'alah but Banaadir will leave with their head high. Great young players and well done to them for making it to the finals.
  16. Masha'alah its great to see the local Puntland government in Bosaaso is understaking these great projects. Renovate the roads, build bus stops, plant more and more to make the city green, construct new and modern shopping centres in different areas of the city (move the city away from only concentrating on the old town center's Bosaaso market) and bring tap water supplies to the areas that need the most. That's all that Bosaso needs to become a modern developed city. Also I suggest the admin should invite the Businessmen of Puntland to participate, invest and take part in these mashaariic, a worthwhile mashaariic with huge returns. The should privitise some of these things instead of being government led and controled all the time.
  17. Haye walaal isfanahay markaa hadaba adigu si General ah ayaad uhadashay aniga wax personal oo naa aqaano ayaan kahadlay. Anywayz arintu waa wanaagsantahay dadkuna waa wada faraxsanahay ee halkaa aan uga harno yanaan qulqulato kale sii galin. Wanaaga danbeeya waxkasta kafiican. On th capacity of being Banaadir governor and mayor of Mogadishu, Tarzan, should be welcomed and well recieved in Puntland.
  18. Somalina, historic indeed, if Tarzan oo ninkaan aqaanay is in Garowe loolz Somalina, Walal ha ubixin waa lasoo dhawaynayaa walibana sifiican baa loo marti sooraayaa. Mayaani, adeer sibaan uyara kacsantahayee bal isdaji. Tarzan has a bad history in calling reer Puntland as foreigners aan Somaali ahayn (its on record) but cidina taas uma haysato hada waa dhulkiisa hooyo ee hakusoo dhawaado unbaan niri.
  19. Meeshu waxay divisible noqan kartaa horta marka lahelo wax Somaliland layiraahdaa, waxaan jirin maxaa lakala qaybiyaa waa iska magac ee wax kale meesha laga doodo mayaalaan. Somalia waa meel jirta markaa waxaad doonaysaan inaad kala qaybisaan waanu garanay taas. Idinkuse bal horta wax noqda markaas ayaan ka doodaynaa in lakala qaybiyo iyo inkalee, ileen hada SSC iyo SL waa isku mid, waa laba maamul oo dhul isku haysta lool
  20. Wasiirka Khaarajiga Oo Beeniyey War Sheegayey In Madaxwayne Siilaanyo Iyo Faroole Ay Ku Kulmi Doonaan Dhawaan Dalka Maraykanka :D They are extremely desperate for Faroole's attention ha ha aha :D
  21. Abtigiis;684172 wrote: It is an ancestoral affliction I think. It might be a good idea if we can infiltrate one closet Somaliweyn believer into them to mug them, at least once, for a good cause. Is it not enough proof that the whole thing is a clan dream that all the secessionist in this forum, from the sophesticated Ayoub to the rustic Xaaji Xundjuf, are from the same clan? Don't they feel shame? Or has the sense of embarassment and shame evaporated the day the grandparents shouldered the fat white man? :D
  22. ^No one is against Shariif if he can do something immediately and genuently to change the status quo of Mogadishu and get rid of Alshabaab. His term will expire in few months time unless otherwise he illegally and unlawfully extends it which will cause a lot of roar and conflict among the parliamentarians. In the meantime there is urgent need for all Somalis to come together and mobilise to get rid of Alshabaab for the sake of peace, Somalinimo and nationhood. And Puntland can provide that platform, warku waa intaas.
  23. Its no secret that the whole of secessionist's farce and nationhood idealism is based on nothing more a bond they once had with their British masters, they are different to us all and the rest of Somalis because they are so madly in love with the British for enslaving, ruling and abusing them.