Qandalawi
Nomads-
Content Count
2,331 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Qandalawi
-
lOOOL, ileen ragga meela kalaa la isku helay
-
^Lol, Saaxib wa kusidee , yaryarka adiga iyo nuune kuma jirtaan, idinka asxaabul suxul-baruurta ayaad tihiin
-
NG you mistake me for someone else, I never mentioned 1988 thing, not even once waryaa.. go back re-read my posts. On the other hand you keep repeating that the whole point of SL in this disasterous issue was to highlight that Puntland recieved training and arms. And my answer to you is that you are all going wrong with this, Puntland's training was not hiden or nor the Saracen deal. In fact we posted more pictures and news reports about that training and Saracen deal in here than any other development made in Puntland.
-
Somaliland oo Beenisay in Xirrir La Leedahay Al-Shabaab Maamulka Somaliland ayaa ka jawaabay eedeyn todobaadkan uga timi dhanka Dawladda Puntland oo ku saabsan in xirrir la leedahay kooxdii Attam oo ay Ciidamada Puntland kula dagaalameen buuralayda Galgala. Wasiirka arimaha dibada ee Somaliland Maxamed Cabdullaahi Cumar oo la hadlaayay Wakaalada wararka ee Reuters ayaa iska fogeeyey eedeyntaas uga yimid maamulka ay deriska yihin isla markaana beeniyey in Somaliland ay xirrir la leedahay kooxdaas. Wuxuu sheegay walaaca ay Puntland ka qabto Somaliland in ay xirrir la leedahay Al-Shabaab ay tahay war aan sal iyo raad lahayn. Wasiirka arimaha dibadda Somaliland wuxuu sidoo kale sheegay in Somaliland ay tahay dal madax banaan isla markaana aan xilligaan jirin wax xirrir ka dhaxeeya dhanka Shabaab. Masuuliyinta maamulka Somaliland ayaa hore u sheegay in kooxaha dagaalka kula jira maamulka Puntland ay ka cabsi qabaan in ay khal khal ku abuuraana amaanka ka jira Somaliland. Sabtidii lasoo dhaafay oo ku beegnayd (01.January.2010) warsaxaafadeed kasoo baxay Dawladda Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ay ka walwalsantahay xirrirka ka dhaxeeya kooxdii Attam iyo maamulka Somaliland,waxaana warsaxaafadeedkaas xarunta madaxtooyada ee magaalada Garoowe saxaafada ugu akhriyey Wasiir kuxigeenka amniga Puntland Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed. Horseed Media
-
Beautiful picture, lovely romantic view, mid yaroo ilka cas baa gabal dhacii lala mushaaxaa meelahaas kk
-
^ :D Saracen baa lagu khafiifay looooooool
-
Xisbiga Udub Oo Dhaliilo Ujeediyey Maamulka Madaxweyne Siilaanyo Hargeysa (RBC Radio):- Siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Udub ayaa waxay dhaliilo u jeediyeen maamulka Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Dhaliisha ay jeedinayaan siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa ku saabsan sidii loo maamulay hawsha diyaarad ku xanibneyd garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa taasi oo la sheegay in ay saanad milatari u waday maamulka Puntland. Siyaasiyiin uu ka mid yahay Yuusuf Ciise Ducaale oo horey uga tirsanaa Xukuumadii Rayaale Kaahin haddana xubin ka ah xisbiga mucaaridka ah ee Udub ayaa sheegay in maamulka Madaxweyne Siilaanyo uusan u maamulin sidii macquulka ahayd hawsha diyaaradii Antanov 32 ee sida khaldan ugu degtay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport. “Waxaa haboonaan lahayd oo aanu wada sugeynay in Xukuumadu ay muujiso karti iyo awood oo ay diyaaradaasi iyo waxa ay sido loo soo bandhigo mas’uuliyiinta dalka iyo shacabkaba, hase ahaatee wax la qaadan karo ma aha in diyaarada la qariyo waxa saaran iyo in lagu deg dego xukunkeeda” ayuu hadalkiisa raaciyey Mudane Ducaale. Siyaasiyiinta xisbiga Udub ayaa sheegay in diyaarada Antanov 32 aysan ahayn markii ugu horeysay ee ay ka soo degto Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa balse ay jirto in laba mar oo hore ay kasoo degtay gudaha Soomaaliland, hase ahaatee aan lagu sameyn wax baaritaan ah. Ma aha markii ugu horeysay ee Xukuumada Soomaaliland lagu dhaliilo arimaha diyaarada saanada milatari wadey ee lagu qabtey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa 10 bishii December ee sanadki tagey ee 2010, waxaana diyaaradaasi oo la sheegay in ay u rarneyd shirkada Saracen International lagu eedeeyay in ay hub u siday maamulka Puntland. RBC Radio.
-
^Looooooooooooool, i like the way you say 'for now' :D Ooh yeah the UN are theifs just like your Maxkamad and will decide to keep the loot. Ha Haha Adeer, there are no smoking gun there, if there were any then we wouldn't be talking about this now; you clan fiefdom would have acted as heroes instead of this humiliation. It's only equipments and uniforms, and it will go back to the owners Saraced and if it really were destined for Puntland, it will get there. That's the simple reality. Sheekadi waxay isugu soo hartay a wishful thinking, inay UN-ta alaabta iska haysato :D
-
^Xaaji we are talking about the amrs embargo your ministers have been talking about, the illegal supply of weapons and the helping of enemy charges, so now you are telling they bought all that... loooooooooooooolz, and one more question, how quick can one be sentenced, buy himself out and then be released, all this have happened in less than 24 hrs ( may be SL is so advanced all these decisions must have been made by autamated-system). Ooh then surely one can buy out his way and do anything, I mean anything in your clan-fiefdom. What a weak traingle-fiedfom, bad PR and the worst start of 2011 that was... Xunjuf you are just shooting yourself in the foot, your clan leaders have made blunder and fool of themselves.
-
Somaliland Oo Waji Gabax Kala Kulantay Xukunka Diyaarada Antanov 32 Posted by Ali on January 1st, 2011 Hargaysa(Puntlandi.com);- Mamulka Labaxay Somaliland ayaa waji gabax kala kulmay xukun December 30, 2010 ay ku rideen diyaarada Antanov 32 iyo shaqaalihii saarnaa oo agab ciidan u siday mamulka Puntland . Wasiirka duulista Hawada mamulka somaliland ayaa maanta shaaciyay in ay ooda ka rogeen diyaarada iyo hawlwadeenadii la socday mana sheegin sababta jabisay xukunkii ay maxkamada Hargaysa riday. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in shaqaalaha diyaarada saarnaa dhamaantood u dhalan dalka ruushka waxaana uu cadeeyay in wadama kala duwan ka soo jeedaan iyadoo taasi cadaynaysa baaritaanka gaaban ee mamulka somaliland iyo xukunka dag dagaa oo ay qaateen. Xog lahelay ayaa sheegaysa in si toosa dawlada ruushka u soo faragalisay arinta diyaarada iyo shaqaalaha saaran waxaana cadaadis xoogle la saaray mamulka somaliland iyadoo taasi ay sababtay in si dag daga lagu siidaayo diyaarada iyo shaqaalaha saaran. Diyaarada iyo qalabka saaran ayaa lagu wadaa in laga soo dajiyo halkii ay abaarteeda ahayd ee magaalada Boosaaso si qalabka iyo agabka ciidan ay ugu hawlgalaan ciidamadii loo diyaariyay. Ali Ahmed Abdi
-
Xukunkii Maxkmadda Hargeysa * Hal sano oo xarig 6-da nin ee shaqaalaha ah iyo in ay bixiyaan 500$ oo ganaax ah * Diyaaradda oo lagu ganaaxey 4000$ * Qalabka saaran oo ay Somaliland la wareegtey * In Ay gadan karaan Xabsiga lagu xukumey I wonder what happened to the Xukunka maxkamadda, loooooooooooooooooooooooolz
-
Somaliland oo Cadaadis Caalami Ah Kadib Dib U Celineysa Agabkii Diyaaradda Antanov 32 January 1, 2011 | 14 comments 4Share Wararkii u danbeeyey ee aan ka helayno magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegaya in dhamaan shaqaalihii diyaaraddii Antanov 32 ee ku xanibneyd Hargeysa ay ka duuleen halkaas iyaga oo wata diyaaradoodi. Wasiirka Duulista Hawada ee Somaliland Md.Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ay ******** in 6-da nin ee ay ku xukumeen midkiiba hal sano aysan dhamaantood u dhalan dalka Ruushka, saddex kamid ah ayaa u dhashey Ruushka, halka labo kamid ah ay u dhalatay dalka Moldova midka kalena u dhashey dalka Ukraine. Wasiirka ayaa sheegay in safaaradda Ruushka ee dalka Jabuuti ay xiriir la soo sameysey Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland isla markaana ay ka wada hadleen xariga muwaadiniintooda. Sidoo kale war ka soo baxay Dawladda Ruushka ayaa lagu sheegay in ay arinta farogeliyeen inkasta oo aysan faahfaahin ka bixin qaabka ay u farogeliyeen, waxaana wakaaladda wararka ee dalka Ruushku sheegtey in muwaadiniintii dalkooda u dhashey ay xoriyadoodi dib u heleen. Dhanka kale Wasiirka Duulista Somaliland Mr.Xaashi ayaa sheegay in agabkii diyaaradda saarnaa ay hadda ku wareejineyso, hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan ilaalinta cuno qabataynta hubka ee saarney Soomaaliya. Xukunkii Maxkmadda Hargeysa * Hal sano oo xarig 6-da nin ee shaqaalaha ah iyo in ay bixiyaan 500$ oo ganaax ah * Diyaaradda oo lagu ganaaxey 4000$ * Qalabka saaran oo ay Somaliland la wareegtey * In Ay gadan karaan Xabsiga lagu xukumey Wasiirka Duulista ee Somaliland Md.Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ay bixiyeen dhamaan ganaaxii la duldhigey, sidoo kale waxa uu sheegay in agabkii diyaaradda ay dib u celinayaan oo ay ku wareejinayaan Qaramada Midoobey. Arintan ayaa meesha ka saareysa xukunkii maxkamadda ee ahaa in ay la wareegeen agabka diyaaradda saaran, taas oo ay sheegeen in loo wadey ciidamo cadow ku ah xuduuda Somaliland. Si kastaba ha ahaatee warar Horseed Media ay helayso ayaa sheegaya in cadaadis caalami ah la dulsaarey maamulka Somaliland kaas oo ku aadan xariga shaqaalaha diyaaradda iyo weliba la wareegida qalabka saaran, kaas oo isugu jira dhar, kabo, booshash, jaakadaha dabaasha iyo teendhooyin, waxaana cadaadiskaasi sababey in muddo laba maalmood ah kadib xukunkii maxkamadda ay xoriyadoodi helaan shaqaalihii diyaaradda isla markaana ay ku dhawaaqeen in ay agabka ku wareejinayaan U.N. Monitoring Group on Somalia. Horseed Media
-
^Lool congratulions to Banaadir horta, but their win and the succcessful completion of this tournament is evidence to Garowe being more of a the capital of Somalia than Mogadishu. Somalia, what's wrong with Garowe being a Somali, why do you see a diffference between Mogadishu and Garowe, surely they are both two cities, so why are you so against Garowe. Sorry not to politicize this sports thread
-
Six Russians have been released by a court in Somaliland after being sentenced to one-year suspended prison sentences for entering the enclave's airspace illegally and landing a plane with military supplies in violation of a UN embargo. Am I reading this right? What happened? loooooooooooooooooooooooooooolz Waxaan maqli jiray ilaahay Maya iyo Haa halmar hanaga wada yeersiin, waji xumo weeynaa looooooolz
-
Actually the best manager was given to Bari, the best behaving team Bakool, Winners Banaadir, runners up Bari and third place Nugaal. Waa iska caadi waa nalaka badiyay, next time insha'alah. HAMBALYO TO THE WINNERS, BANAADIR, well done boys Nuune Im half time premiership and Arsenal supporter, I blame everything on Wenger, that's all.
-
Indeed a pioneering and visionary leader, sets an example by recruiting members of Somali communities from the south living in Bosaso as police men, traffic wardens and security officers of the state and even teachers.
-
SOMALIA: Puntland Governor Sets an Excellent Example December 28, 2010 | 2 comments 16Share Bosaso, Puntland—Sheikh Abdihafid Ali Yusuf, the governor of Puntland’s Bari region of which the port-town , Bosaso, is the capital, apologised to the traditional leaders of Digil iyo Mirifle community in a meeting held in Bosaso on Sunday. The governor said he regretted to have labelled Digil iyo Mirfle community members in the city elements behind the recent spate of violence in Bosaso. “ Any person with responsibility can make mistake, we are not angles. Please don’t interpret my words as a prelude to singling out one clan for persecution,” Horseed Media quoted the governor as saying. Digil iyo Mirifle traditional leaders in Bosaso accepted the governor’s apology. Bosaso is a home to a large number of internally displaced Somalis (IDPs) from south and south-central Somalia and has benefited a lot from the multi-cultural skills of people who were displaced by the war in southern Somalia. The governor asked for the Digil iyo Mirifle community in Bosaso to work with his administration on security. Governor Sheikh Abdihafid Ali ought to consider recruiting IDPs in Bosaso for security jobs whenever a need to recruit security forces staff arises. By recruiting members from IDPs as security force, and as teachers on the basis of their competence and commitment, Puntland will set another excellent example pioneered by the governor of Bari region. Liban Ahmad libahm@gmail.com