Qandalawi

Nomads
  • Content Count

    2,331
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qandalawi

  1. Lets not forget waves and waves of Turkish doctors that arrived Puntland with medical treatment, supplies and equipments.
  2. Turkish government have taken on a daunting task to build two well equipped hospitals in Mogadishu, improving public infrastructures and laid out plan to modernise and renovate Aden Ade International Airport spending millions of dollars.
  3. Handshake with the Somali predisent with a serious look that says we are here to help but you need to your bits and help yourselves too. With the Somali prime minister, Erdogan: You have got to put your acts together and change the status quo
  4. Tayeb Erdogan stresses at UN General Assembly the world mustn't forget Somalia, urges immediate action and leads by example
  5. Video and photos of an appreciation event to thank Canada and Turkey for their assistance to victims of famine in Somalia‏ Posted by Pi on December 25th, 2011 The Canadian Somali Congress and the Alberta Somali Community Center recently hosted an appreciation event in Ottawa, Canada, to thank the Canadian government and the Republic of Turkey for responding very quickly and generously to the recent and ongoing famine in Somalia. Canada’s response to the recent famine was ahead of any major western country and Minister Bev Oda’s visit to the region was the first by any government representative from the developed countries. The Canadian government and public donated more than $235 million towards this famine. This was the largest contribution to the famine as measured on a per-capita basis. The republic of Turkey has stood shoulder to shoulder with the Somali people in their time of need and has collected over $300 million to tackle the famine. We thanked the Republic of Turkey for setting up a brotherly model of assistance for Somalia. This aid model goes beyond the provision of basic humanitarian assistance into real capacity building initiatives like building hospitals and providing hundreds of post-secondary academic scholarships to needy Somali students.
  6. Axmed Naaji Sacad ” Madaxda Puntland iyo Shacabkoodu waa dad wadaniyiin ah oo Soomaalinimadu ku wayntahay si qiimo badan bay noosoo dhaweeyeen(Sawiro) Posted by Pi on December 25th, 2011 Dhulkayna naga qaadeen runtii waxan dareemay intaan joogay Waayadii dowladnimadu ka jirtey Dalka” Dhagayso Waraysi khaas ah oo aanu la yeelanay Garowe (Puntlandi) Sidii aad horeyba u ogeydeen akhristayaal waxaa Garowe kusoo gabogaboobey shirkii wadatashiga arimaha Dastuurka ee Garowe kaasi oo shalay galinkii danbe si guul ah kusoo dhamaadey oo ay madaxdii Soomaaliyana gacmaha isqabsadeen iyagoo wadajirana ay saxiixeen wixii ay Soomaali ka sugaysay. Dadkii magaca weyn lahaa ee shirkan lagu martiqaadey goob joogana ka ahaa waxaa ka mid ahaa Macalinka dhinaca fanka Soomaaliya ku xeel dheer ee Axmed Naaji Sacad oo ka mid ahaa ragii hormuudka u ahaa fanka Soomaaliya. Axmed Naaji Sacad waxa uu dalka Soomaaliya yimid 20-sano kadib markii uu dalka dibada uga maqnaa wuxuuna yimid Muqdisho oo uu kusoo hakaday Airport-ka iyo Garowe oo uu joogey dhawrka maalmood ee shirku socday. Axmed Naaji waxa uu waraysi khaas ah siiyey Wakaalada Puntlandi.com wuxuuna nooga waramay dareenkiisa shirka, isbadalka uu ku arkay Puntland maalmaha uu joogey iyo guud ahaan Xaalada Soomaaliya. Axmed Naaji Sacad oo ah nin si weyn looga yaqaanay masraxa fanka Soomaaliya waxa uu ka mid yahay fanaaniinta fara ku tiriska ah ee aan ka daalin wacyigalinta, ka shaqeynta nabada Soomaaliya wuxuuna jecel yahay sida uu iisheegay Axmed inuu shir walba oo Soomaali isugu tagto uu ka qaybgalo iyadoo aysan jirin cid fan garaysa, Axmed Naaji intii shirku socday iyo Xaflado madaxda martida ahayd loo qabtey wuxuu qaadey heeso wadani ah oo qiiro badan isla markaasna khushuuciyey madaxdii iyo dadweynihii Soomaaliyeed ee xafladaha iyo shirka joogey. Al fanaan Ustaad Axmed Naaji waxa uu amaanay Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr. C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole isagoo uga mahadceliyey martigalinta walaaltinimadu ay ku dheehan tahay ee ay dowladiisu kusoo dhaweysay Soomaali uguna qabatey shir ay isugu yimaadaan oo ay aayahooda kaga tashadaan, waxa kale uu amaantaas la wadaajiyey madaxwaynaha Shacabka Puntland iyo ciidamada qaranka Puntland oo har iyo habeenba heegan ugu jira sugida amaanka caasimada Puntland ee Garowe oo uu shirku ka socday iyadoo uu Axmed iishegay in wax dhib ah aysan indhihiisu arkin dhagihiisuna maqlin isagoo igula kaftamay intii uu Muqdisho garoonka ku sugnaa inuu maqlayay rasaas marar ka dhacaysay Muqdisho, sidoo kale uu arkayay muuqaalka Muqdisho oo fool xumo ka muuqanaysay hayeeshee waxa uu sheegay in Indhihiisu ay ku nuursadeen Garowe uuna arkay guryo qurux badan, wadooyin waafi ah iyo dad iska mushaaxaya nabada taala Garowe isagoo carabka iigu dhuftey inuu ku lugeeyey Garowe uuna aad uga helay adeegyada yaala iyo sida ay shacabka reer Puntland isugu tashadeen oo ay amaankooda iyo hormarkooda uga shaqeeyeen. Yaanan Hadal idinku daaline aan dhagaystayaasha iyo akhristayaashaba uga baxo dhagaysiga waraysiga aanu la yeelanay Al Ustaad Axmed Naaji Sacad. Xasuusin: Waraysiga waxaanu la yeelanay Axmed Naaji intii wadahadalku socday Maalintii saddexaad ee Shirka ayayna ahayd ee 23-ka bishan Dec-2011. Waad ku mahadsan tihiin booqashada iyo ku xirnaantiina Shabakada Puntlandi oo diyaar idiinla ah warar sugan isla marka ay dhacayaan. Waraysigan wuxuu khaas u yahay Puntlandi.com Cabdi Yuusuf Geeljir Garowe
  7. Qofki caqiido iyo diin leh waa ogyahay kalamadaha gaala christianka ah sida 'Merry Christman' danbiga ay leedahay ninkii kale ee labadas aan lahayna in lagala doodo maba ahan.
  8. Until Mogadishu comes back from this seisure or ceazes to be the seat of Somali government what the intiator of the topic suggests is a daydream. In the absence of proper Somali government maintaining normalcy, keeping law and order and local development are all excellent virtues need be commended for the regional administration such as Somaliland. SL admin is doing good and should keep up the good work.
  9. This is nothing but garbage - that's not to say Shariif Ahmed cannot stay in Somali politics for the long run or Faroole can't become Somali president. This is a nonsense rumor but even if it happened it won't send shock-waves or be the strangest thing to have happened in Somali history.
  10. Masha'allah this was a great success and landmark achievement: NO MORE 4.5 after this time - END of the divisive and clanish formula and End of the 575 MPs plus new Somali federal government. Viva Somalia
  11. President Shariif Sheikh Ahmed " Puntland way ku amaanayihiin tanaasulkii ay ka sameeyeen qodobadii doodoodu adkaatay." Madaxda Somalia oo saxiixey Mabaadi'da Garowe 24 Dec 24, 2011 - 6:32:17 AM GAROWEONLINE Shirkii dhinacyada siyaasadda Somalida uga socaday Garowe ayaa lagu gaaray heshiiis rasmi ah maanta 24,Dec,2011,baarlamaanka Somalia ayaa lagu heshiiyey in tiradiisa laga dhigo 225 mudane habka 4.5-ka oo ku saleysan qabiilka ayaa lagu hishiiyey inuu sii shaqeeyo muddo afar sanno ah,xulashada baarlamaanka ee Auguost 2012 dooranaya madaxda qaranka waxaa la soo xulayaa bisha June. Heshiiska maanta lagu gaaray Garowe ayaa waxaa si wada jira u saxiixay ,TFG , TFP Puntland ,Ehlusunna ,Galmudug, iyo Qaramada Midoobey ,waxaana markii la saxiixey lana ogaaday in madaxda Somalidu heshiis midaysan gaareen is qabsaday sacab ka soo yeeraya dadweynihii shirka fadhiyey oo shucuurtooduna kacsanayd. Wakiilka IGAD ee Somalia oo hadal ka jeediyey xafladii xiritaankii shirka wadatashiga ah,wuxuuna ugu horayn u mahad celiyey Madaxweynaha dawladda Puntland iyo dadweynaha oo ku tilmaamay inay qaadeen talaabadan geesinimada ah,waxa uu xusay in Somaalia ay ka mid tahay wadamadii asaasay urur goboleedka IGad,waxaana la wadaagaynaa Somalia buu yidhi dhibaatada haysata madaama laga xoraynayo Alshabaab. "IGAD iyo wadamada ay bahwadaagata yihiin ayaa xuddun u ahaa asaasgii haya'adaha federaalka Somalia,waxaana IGAD ka go'an inay Somalida garab taagnaato ilaa la soo celinayo nabdii iyo kala dambayntii,wadamada IGAD waxay marti geliyeen dadkii ka cararay dagaaladii Somalia,sidaas daradeed madaxda Somalidu ha xlistaan wixii khilaafa si aan loo baylinihin hay'adaha jira" ayuu yiri wakiilka IGAD Somalia u qaabilsan Jamaal Chiritain Manhal ku xigeenka ergayga gaarka ah Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia oo ka hadlay xiritaankii shirka Somalida ayaa sheegay in guul la gaaray 4-cisho oo laga doodayey ahmiyadii shirka loo qabtay,wuxuuna ku dheeraaday hababka ii heshiiskani diirada saarayo,isagoo tilmaamay in qodobada maanta soo baxay ay yihiin qodobo midho-dhala,wuxuuna dhawaq dheer u ku yiri Manahal "waa la gaaray wixii la rabay" isagoo aad ugu faraxsanaa qodoba ay dhinacyadu Somalidu ay midnimada ku gaareen. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo wajigiisa ay farxadi ka muuqatay markii laga soo dhaweeyey Microfoonka ayaa ugu horayn cabiray dareenkiisa ku aadan xiritaanka shirka wadatshiga qaran ee Somalia. "Waxaan halkan ka cadaynayaaa in shirkan maanta dhamaaday ay guul u tahay Puntland iyo Somalia oo dhan,waxaana idiin sheegayaa sidii aan furitaankii sheegay in aan waxba la kala qarsan balse aan la ka tegayn tiibaana maanta dhacaday" ayuu yiri Dr,Faroole bilawgii hadalkiisa. Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa soo hadal qaaday mid ka mid ahaa qodobadii ugu adkaa mudadii shirkani socday kaasi oo ah nidaamka 4.5 oo ku sheegay mid cadaalad daro ah,wuxuuna xusay in waqti loo qabatay lagana bixi doono sida ku xusay hishiiska mabaadiida Garowe (Garowe Principles) ee maanta qalinka lagu duugay.waxaana uu sheegay in dhinacyada Somalidu gaareen hishiikan iyagoo aysan cidina wax u yeedhinayn. Ugu dambayn ayaa madaxweyne Cabdiraxmaan wuxuu mahad balaaran u jeediyey dadweynaha reer Puntland siday dawladda ugu garab istaageen qabsoomida shirka,wuxuuna amaan iyo ducuba iskugu daray ciidamada kala duwan ee Puntland oo xilweyn iska saaray inay sugaan amaan caasimada iyo guud ahaanba deegaanada Puntland. Madaxweynaha dawladda Federaalka Somaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed oo soo gababeeyey xafladii xiritaanka shirka wadatashiga Somalida,ayaa muujiyey farxada isgaoo mahad balaaran u jeediyey dawladda Puntland oo ugu horeeyo madaxweynaha Puntland Shacka iyo ciidamada Puntland oo ku amaanay qaabka ay u sugeen amaanka caasimadda Puntland. Madaxweyne Shariif ayaa dhinace kele sheegay in loo baahan in taaba gelinyo qodobada maanta lagu saxiixay Garoowe.wuxuuna Shariif Puntland ku amaanay tanaasulkii ay ka sameeyeen qodobadii doodoodu adkaatay. Markuu shirku soo dhamaaday ayaa Radio Garowe Microfnka la dhexqaaday qaybihii kala duwanaa ee mujtamicii shirkan ka qayb-galay,waxayna ku sheegeen inay tahay maalin taariikhiya oo Smaliyana ay guul tahay. Madaxweynaha DFK Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa markii shirku dhamaadey waxa uu toos u abaarey dhanka Garowe International Airport oo diyaaradii uu raaci lahaa taagneyd, isagoona u duuley dhanka xarunta Somalia ee Muqdisho,waxana Garowe ku sugan madaxdii kale ee dhankooda saxiixdey heshiiska iyo ergadii dhamaan ka qaybgashey shirka.
  12. ^Even Alshabaab state would make sense to put them in the political map and get them lay down their arms but this 4.5 is not helpful for Alshabaab as they are not one clan. May be give Alshabaab more seats to the clan most of them come from to decide, who knows maybe that's the best solution for koonfuria
  13. Funny and good program, he's cool young man who did something simple yet seems extremely dangerous to the peaceful outside world. Nothing is wrong in presenting or shape your opinion the message you want to portray to your audience. Everyone does it, journalists do it, TV presenters do it and documentary makers do it.
  14. ^SSC alone has more population than the areas you mentioned, meeye nimankii SSC secessionist bal ujawaba idinkaa ladaganoo tiradooda yaqaanee But that's not the point. The point is every Somali individual was against this 4.5 formula, in fact people were extremely angry against this formula when Puntland politicians justified their political dominance and power sharing deals via the 4.5 formula. However, now Puntland is actually opposing it and others raise suspicion that they are up to something. Well, keep the 4.5 but don't cry fool later.
  15. ^Somali, Somalis or Somalia these are synonym words to me. So you interpretation: the greatest enemy of SL is Somali, correct?
  16. Certain people just don't make sense. Why would Puntland be against this formula for any reason other than noble and whats good for Somalia knowing that keeping the system will not affect them the least bit. Abandoning this Formula or keeping it means the same to Faroole. That's a fact so lets look at the bigger picture. if Somalis think this Formula is bad why shouldn't they oppose it regardless of Puntland's position or its supposed 'insincerity'.
  17. NGONGE;766909 wrote: SL has many enemies and, sadly, they are all Somali! But have these enemies managed to win a single square metre back from us? Have they succeeded in derailing our progress, breaking up our DEMOCRATIC society, burning our cities? Well, Al Shabab tried it once but other than the mental scars, no signs of that attempt are visible today in Somaliland. We are still in control of our cities (from Borama to LA), we are still going ahead with our stated aim for separation from the Somali carcass and we are still rising above the petty squabbles of the envious (my guru would call them something else but I choose to be magnanimous). Looooooooooooooooooooooooooooooooooool :D And another secessionist says this: NGONGE, It is very interesting you mention that Somaliland's biggest enemies are all Somali. :D Anigu yaabayee xagee dadka ku arkeen Somali naceeb. The Konfurian Somalida kale inteey isgaarsiiyeen during the brutal civil war balse waligay wax sidaan uhadlaaya oo leh Somali ayaa nanaceb ma arkin Loooooool, but in the land of the secessionist thats expected.
  18. Poor A&T thinks we are the ONLF. Adeer whether you use the 4.5 or any other system the Puntites will always have a lion share in anything Somali. That's a god given right, the 4.5 formula gave us the largest number of MP's any Somali sub sub clan had ever received, the most ministerial posst and higher leadership positions more than any other sub sub clan since Abdiqasim's TNG (which is when the 4.5 thing was introduced) - that's if you talk clan politics. However, deep down I and you know that clan power share 4.5 politics is ridiculous and bad for Somalia bad for unity and bad for selecting people simply because they are from certain tribe. Jaahiliin ayaa Barlamanka isugu tagay for the simple purpose of 4.5, dad ayaa laxaqiray for 4.5, qabiil isu tirsi waligeed waa halagu jiro for keeping 4.5. Waxaas waa talo xun and Puntland should be against it. Also this is contradictory to Puntland's bottom up regional and federal political approach, everyone should be on the table based on the efforts and energy he puts in getting his region, district, tuulo in order instead of being from Reer hebel. I have more respect for a man like Tiiceey who makes an effort to fix Cadaado and his Ximan and Xeeb than the hundredreds of handpicked, qat-chewing, illiterate and bad mannered Somali MPs. He and such men deserve support and a power share deal and not to reward incompetent with this garbage 4.5 deal.
  19. This 4.5 Formula is crab and should be stopped here, no more 4.5, waa xaaraam dad others ay ubaxsheen lagu bahdilaayo.
  20. Voted for him but unfortunately Mo did not make it to the top, but this is not a loss, he did not do bad at all. Better luck next year.