Qandalawi
Nomads-
Content Count
2,331 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Qandalawi
-
Masha'allah. This is excellent news, just what we were hoping for and looking forward to, waar Ilaahay habarakeeyo shidaalka, Aamiin dhahaya.
-
Sheikh Hassan arintiise waa midayda mooyee mid kale yay jirin, oo mo ogola inuu wax dhankiisa aan kasoo bixin dhagaysto, cilada kale uu kudarsdayna waa waxkasta inuu xoog iyo xabad kudayo, isagoo documentry aan kadhagaystay dhowr sano kahor lasameeyay yiri 'dagaal ayuu xalka kaujiraa' taasuu aaminsanyahay saxna ma ahan. Middeeda kale dagaaladii uu kuqaaday waqooyi Bari iyadoo dadku si nabad ah ayba raacsanaayeen Xibisigiisi waxay ahayd khalad wayn oo hadaanay dhacdeen maanta waxaa suurtagal ahaan lahayd in dadku midaysanaado xibigiisina wadanka uu kawada taliyo balse ilaahay maqadarin oo dadkii Xabad daba dheeraatay, dagaalo lagu hoobtay iyadoo ay kasii darantahay is aaminaadii oo meesha kabaxday.
-
^Looooooooooool @ ma ramaysanayo mana beeninaayo Anything to get him on the mud miyaa? Abawaanow qofka hadii aadan awal ku aqoon xumaan mubaax ama aan kucaanbixin xumaanta waxa laga sheego waa labeeniyaa ilaa ay kucaadaato, markaa taladaydu waa beeni warkaas, waa hadii aadan lahayn ninkaan horay ayuu awalba waligiis lugaha wax isaga walaaqan jiray marka tan waa suurtagal inoo sameeyo cadayna looma baahna.
-
nuune;798831 wrote: There is no such thing as sharing the money, the money generated will be spent on public infrastructure, houses, hospitals, roads, institutions, social, education, farming, communication and so on. So work on your way to work for the oil companies, and you will earn a descent wages to buy that house in Garowe, subsidized government house is the least you will get, thanks to the oil. Good point. The oil money shouldn't become our reason to laziness, it should create opportunities but must work for it.
-
^He's intelligent, educated and has gained qualifications from top university, also he has a backbone and the support of his constituency, all these are not weaknesses but strengths. You see the support of a constituency/clan for a good leader as bad thing but I see it differently, marka lets agree to disagree on that one. Other than that, hadii ninkaan cilad kale aad kuhaysid noo sheeg but you are of the same clan and hence shouldn't support him - not logic. Abwaan Sxb, my stance on Shariifka inta uhooseysa ayaan kuqoray, in short I said: Waa xaq in lataageero. Balse sidaan kuusheegay adigu qoralkaga doodaan keenay ulama aadan danlahayn inaan ku amaantid Abdiwali oo waxaad damage-garaynaysid his integrity and labelled him as liar while on other you cheer for nin 'integrity' aan lahayn beentiisa iyo kha'iinamadiisa wayneed aan laba cali iswaydiineen. Marka meel kale hadalkayga uma wadi ee waa mid adiga aan kuwaydiinayay oo ah why ayaad utaageertaa mid aan ognahay inuusan 'integrtiy' lahka farta aad kufiiqaysid mid dhib wayn uu geystay aan arkin hada oo integrity-giisa aad rabtaa inaad wax udhintid.
-
^Lool, war Abwaan nin qosol miiran ah ayaa tahay kawaran, you dwell on this issue when you and others on here support the biggest liar, flip-flopper and double faced politician Somalia has ever seen. Did you forget his great quote when he was addressing thousands upon thousands of young Somalis that he sent to their death trap " Marakaykanka miyaan adeecnaa mase Ilaahay"... Sheikh Hassan Turki oo iska daacad ahna wuxuu yiri " Wadaadku anagu biyuu noogu maqnaa inuu meejanayto dhaw .... " lool and the CIA airlifted to their secure place. Sxb waxaan waa historical events and all on record. Marka Abwanow bahasha naga daa hee, kolay hadalkaa uu yiri ee aad kuqabsatay Abdiwali Amaan ulama aadan danlahaynee arintaa yarta doodeeda ayaa page 6 threadka gaarsiisay. Warka halkaa kusoo xira nin bankruptcy taageersan oo wax tuuryeynaaya laga dhagaysan karo warkiisa. Ma ahan inaan Shariifka hada kasoo horjeedo, hada howsha nabada si fiican ayuu uwadaa waana xaq in lagu taageeraa wixi horena laga gudbaa.
-
Farmaajo oo ku dhawaaqey Xisbi cusub oo siyaasadeed (SAWIRO)
Qandalawi replied to kingofkings's topic in Politics
^Indeed, the old generation have done a great job thus far but their time is over. -
Farmaajo oo ku dhawaaqey Xisbi cusub oo siyaasadeed (SAWIRO)
Qandalawi replied to kingofkings's topic in Politics
Faroole will not win again, he will move on as all the leaders before him after his tenure ends; and I don't think Farmaajo has the backbone or what it takes to win. -
What is the big deal of this story when the whole of this parliament and the TFG leave come August.
-
^You are jumping to conclusion but you asked a fair question, and my is to that is: remains to be seen. Being appointed to PM position and establishing a formidable political force/party, running it smoothly and to win the top seat is totally a different thing. I welcome him to the scenery of Somali political landscape, having the likes of him on this stage is a breath of fresh air.
-
^What is there to defend? Abdiwali has not done crimes that warrant prosecution or even defense team. What's wrong with supporting Abdiwali? You are of the same clan does not cut it, bring your reasons, good reasons?
-
Stop bashing and do not over dramatize issues. They are ethnic Somalis but Ethiopian nationals. We all have different nationalities but are ethnic Somalis, we speak and perhaps sing in different languages.
-
Waar carafaat iidaaya anagaa isfahmaynee. Carafaadow it seems you are on fire mate maalmahaan The names of Puntland politicians you mentioned above arguably are better than most Somali politicians you have today. But my question for you is very simple. Are there any other Somali clans politicians that did not disappoint? If yes, which clan did these politicians come from? 2nd question: Do you think there were good politicians from the said region, charismatic and Somali wide respected leaders? Do any names ring a bell? Ma sidaanbaa secessionist-ga ilbax reer koonfur ugu ahaydna? Waar aflagaado dad bay kugu dirtaa dagaalna wax kama tarto, idhaxgalka badi sidaas ayaad secessionist kusoo bixi karaanee, meelkasta lafariiso oo adigaan isleenahay ayaa layiraa oo system-ka sidiisa dhaxdaa lagaga jiraa oo lahorboodaa markaasaad kasoo dhaxbixi kartaa. Kolay talo kusiiyay balse secessionist dhiig ayaa kugu jiroo barti ayaad kamiisanaysaa markasaan ku arkayaa marna adoo Puntland fuushay marna wiilka muqdisho wax kasheegayoo leh isma fahamno kan Addis ayaa kadhow marna kuwi idinka dhawaa dhulka SSC adigo habeen miray, war hooy dadkaaga dhinac karaac.
-
Obviously he was doing his job but looking at it know, admitting it was a mistake and apologizing it wouldn't do harm.
-
^Criticism is fine also on the other hand defending the brother's integrity is a fair game too. It shows how clean and respectful he is as a Somali politician if all we could ever find is argue over whether he had known/not known one or two of his cabinet members in Dhusamareb. Irrelevant! Let's support the man and his government and let's pray and hope for the return of our republic.
-
Siilaanyo: “walaalaha Soomaaliyeed waan isku dayeynaa inay na fahmaan”
Qandalawi replied to kingofkings's topic in Politics
^Maya wuxu yiri waxaanu lahadlayaa dowlada TFG-da, xageebuu kadhacaya wadahalka? Mugdisho, Garowe or Hargeisa? -
^It's all about individuals in you psyche otherwise why support TFG defense minister, Siilaanlyo and Godane all at the same time. XX, you are not going to make in the list of SOL secessionists mentioned above, after all you are not a hardcore secessionist but cheer for individuals just make the clan relevant Markaa adigu nagama fogid waanu is afgaranaynaa Somaliweyn madiidanin wax badan, dhowr iyo kabadanba wa laguu soo magacaabayaa ee ragaas gooni iskayeelkaa ayan kahadlay tabar la'aantooda SOL.
-
Siilaanyo: “walaalaha Soomaaliyeed waan isku dayeynaa inay na fahmaan”
Qandalawi replied to kingofkings's topic in Politics
'dad walaala ah baan nahay' -
Siilaanyo: “walaalaha Soomaaliyeed waan isku dayeynaa inay na fahmaan”
Qandalawi replied to kingofkings's topic in Politics
This is great development; I commend Siilaanyo and praise him for this courageous decision, the days of 'Mahorfariisanayno or lama hadlayno' are over. Wuxuuna intaas raaciyey: “go’aankii shirka kasoo baxay ee ahaa in aan Soomaaliya la hadalno waxaan u aragnaa inaan wixii danaheena ah kala hadalno, dad walaala ah baan nahay, wixii madax banaanideena khuseeya ayaan kala hadlaynaa, walaalaheen waanu ka qancineynaa arintaas waxaanuna jecel nahay inay nala fahmaan” That's true, waa in Somalidu danahooda kawada hadlaan iyo wixi dantu uguwada jirta. It looks like the table is finally turning for Somalia, and things are picking up incredible speed before the June conference in Istanbul. Hope for peace and prosperity for all and throughout Somalia. -
One can see from afar that the secessionists are weak, at least in SOL, when their gunner is saalax, their battle map drawer tactician is Odweyne, their propagand machine is JB, and well their head of spy squad is Carafaat Waxoo dhan aa iska, helelujah! praise the lord.
-
Xaaji Xunjuf;797274 wrote: ^Equaling east African head of states with a pirate leader is indeed blasphemy. Loooooooooooooooooooooool, what is blasphemy? Waar waxanu diin ma ahan wa iska siyaasad, no wonder the secessionists politics to them is like 'Aqeedah', halkaas weeye meesha lagaga tagay, meeshiinaas nagu siisuga. As for the image, no one is having comfort or looking too much into it but you, after all its only a cartoon. And Faroole did not do anything wrong as he did not kill, threatened or attacked any group or city nor does he believe in bullets or guns, he's only playing politics. And that's commendable, at least in my opinion.