Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Oba, Jaalle SOL cayaarta hallaga daayo Shariif ma soo noqonaayo haddii Eebbe Idmo, bisha u hartay hadduu dhamaystuu nasiib leeyahay....Let me remind you sidii Farmaajo loo ceyriyey markii uu dhaleeceeyey the International community..
-
Thanks MoonLight1 for sharing those great pictures. Dalka Soomaaliya quruxda, khayraadka iyo fursadaha uu leeyahayba shaki kuma jiro. Dadka Soomaaliyeed Ilaah ha tuso oo ha fahmeen sida barwaaqadaani nooga badan tahay. Xukun Caddaalad ah oo wanaagsan Ilaah hannoo sahlo. Waxaa si gaar ah ii soo jiitey oo aanan hore u ogeyn biyo-dhaca (the waterfalls), kuwo yaryar baan filayey laakiin kuwa sidaan u qurxoon ma ogeyn.
-
Never heard of Abdulkadir Osman..Is that Feytaan?..Cali Mataan iyo Feytaan baan maqlay. Waxaan raadinayaa warbixin uu ciidanka cirka ka qoray duuliye Xareed nin la yiraa oo Europe deggan.
-
Macallinka;851572 wrote: I alwayz thought Ali Matan Hashi was the first Somali military pilot .......hmmm interesting! He was, ma cid baa dood ka qabta? Ninkan la leeyahay waa Soomaali oo magaca kale wata muxuu yahay horta? His name sounds Turkish!
-
Mooge;851499 wrote: most people working in his office were from gedo/abudwaq region because he took over farmajo staff. then he made his office managers and others from sharif clan and that pissed off many puntland people. the faisal you mention aun and yariisoow are good examples of how this man worked. abdiweli's body guards are all from jowhar. lol. try something else my d ear friend abwaan. vote on principle instead of friendship. lol. dalka wixii wanajinaya u codee intad nin aan la ogayn wuxu noqon dono daba ordaysid saxibtinimo daradeed. lol kaftan weya tasi. Correction, most of thepeople from Farmaajo's office were not from Gedo...Fartaag was already there Before Farmaajo, the only person that I know who was around the office was Baraka Imbili:D qofkii yaqaan. Who was Farmaajo's chief of staff? Abuukar Balle, was he from Gedo? No! Who did Abdiweli appoint when he became the PM? ina Maxamuud Gurey, who wasn't the right choice. Do you want me to continue? Mooge, do not worry, I will not vote for some1 because they are my friend or because we drink coffee together like you said Inaad Maslax la qaxweysid! I will choose quality and honesty! Rest assured markii family xafiis laga sii buuxiyey arko inaanan ka aamuseyn. Whoever does it. My candidate will be the best for Somalia! You said Abdiweli's guards are from Jowhar which is not correct either.
-
Dr. Cismaan might be tired siduu xalay dhan maqaal iyo masawirro ugu maqnaa. Probably waa nagu soo aadan yahay soon with more update.
-
I think that Somalis should give this guy a chance and listen to him, he sounds to be a good guy. Who knows him more? Can we discuss about Hussein please? To start with this question is he a Dr.? I haven't heard that when Prof. Salwe read his biography during his Minneapolis campaign event. I did not like how Prof. Salwe was unprepared and just used a little rough looking note in order to talk about this candidates experience. I just raised the questin to know more about his education and background. From what I heard on the Minneapolis event he has some good experience which can make him as one of the top candidates.
-
El Punto...do you work for the Central Bank? Do you know someone who does...? Can you confirm what PM Abdiweli said? Those are the questions that need to be answered. These are not only for me to find out but for every Somali. I am sorry if this report was leaked in the middle of a campaign but I beleive this was needed and it does not just talk about Abdiweli. He is one of many that were accused of corruption. I think they should be treated the same not pick and choose and say maxaa kan laga rabaa?
-
Coofle;851383 wrote: If this was a Transparent Democratic Election I am sure the Somali Voters would have chosen the most suitable let it be Prof.Samatar, Prof.Baadiyo, Farmaajo, Dr.Cabdiwali or Sheekh shariif.... But in la isku dhibo maaha, The winner of August Election is Sheekh Shariif , With a Landslide.. Sheekh Shariif has started making clones (At all times one should stay at villa somalia and the other will be travelling "safraaye) NB:-Shariif xasan is already in Sudan to make his copy too. loool....I am not sure about him being the winner but I also saw this double of the president and loughed.
-
Sounds good....Coofle more info mannoo heli kartaa please? Forget about his reerkiisa other than to identify him more.
-
Maaddeey;851471 wrote: Samafal, ninkan isagaa kala hadlaya!. Post-igiisii ugu horreeyey wuxuu yiri: Aaway dadkii Farmaajo taageersanaa!, haddana wuxuu leeyahay: Waxa lagu heysto Abdiweli baa sheegay oo isna la heysto lamana rumeysan karo, mid ku go' dheh. loool.....Maaddeey adiga in gafuurku kuu duuban yahay oo aad maqli weydo dhib uma arko laakiin indhahana ma duubatay oo waxa la qorayo ma akhrin kari weydey? Waryaa iska daa doc-kayeernimada ee doodda hagaaji saaxiib....Mar kale ayaan ku celinayaa....Warbixinta aniga ma qorin, Xeeldheereyaal Qarammada Midoobey us haqeeya ayaa soo bandhigay, macluumaadka iyo ilaha wararkana iyagaa soo bandhigay. Haddii aad halkan dembi iigu yeeleysaan waxaa la igu eedeyan karaa inaan rumaysnahay warbixintan waxay soo ban-dhigtay in wax badani ka jiraan. Yes waan iri aaway dadkii Farmaajo aaminsanaa haddana waan ku celinayaa in warbixinta lagu ceebeeyey, ujeeddadeydu ma ahan inaan qoraalka dambe ku iri wax ma samayn ee waxaan tusayey Samafal sida xitaa Farmaajo loo difaaci karo maaddaama eedeyn badan ay ka timid nin isagaba lagu dheggan yahay ahna C/Weli Gaas.....Maaddeey ma maqashay "Si xun wax u sheeg, sixir waa ka daran yahay"? Naga daa yaannan kugu gabyine.
-
Samafal...aniga haddii aadan ila doodin wax dhib ah iguma hayso, dooddaadana carruur kuma korsado. Qabiil uma doodo ayaad leedahay mar kastana waxaad iiga hortimaadda wax adeeryaal dooddooda ku saabsan, marna kama doodno Shariifyada oo aan aragtidayda ka dhiibto oo aan dhaliilo, qofka ciddayda ah ee aan ammaanay bal halkaan ku soo xoor. Sheekooyinka hallaasiga ah ee Caydiid AUN baad u doodday warkaaga mar walba cusbo uga dhigo. Caydiid uma doodin, mana u doodayo, he was a public figure, khaladaad siyaasadeed oo badan buu sameeyey, weligey mawduucyada looga hadlayey xitaa laba thread un baan ka hadlay intaan xasuusto, labada jeerna dhacdooyin aan u arkay in siday ahaayeen aan loo sheegin baan aragtidayda ka dhiibtey...Aniga dhib iguma hayso maanta dhan waa d difaacdey i dheh like some did to silence me. Waxba iskuma ogi then dhib iguma hayso doodda ayaana igala muhiimsan. Sheekooyinka suurahaa naga dhaaf samafal...AUN A/Y, Abdiweli, Faroole iwm inaan lagaa taaban karin waan ogahay laakiin taas yaa iska yeelaya...Abdullaahi hadda waaba dhintay oo in wax laga sheego ma habboona, xilna ma hayo wax macne ahna ma samaynayso. Laakiin inta nool qofkii khaladaad siyaasadeed gala haddii aadna jeclayn in laga hadlo SOL resignation ka qaado. loool...Weligeey iskuul ma gelin. Halkaas miyay naga maraysaa....? I dont have to share my private life over here and tell you this shahaado ayaan haystaa...Waxaanse tuhunsanahay inaan adiga kaa iskuul badnaa but I could be wrong.
-
Abdiweli did some good things in this tough period and deserves a respect for that. I think he was not strong or honest enough to deal with Farole's nonesense like both Omar Abdirashid and Farmaajo did. I also think that one of his problems is the clan issue. Some people who work with the government or are somehow connected to the TFG accused him and even stated that the only other individuals who are not from his immediate sub-clan that has worked at his office were Eng. Yariisoow who recently left his post and AUN Faisal H. Elmi who was killed after he got injured during the Mogadishu Theatre suicide attack back in April this year. He has the right to become a candidate and he is surely better than many that are running but I would not vote for him to be a president for Somalia.
-
Labadan dhalliyarada ah oo runtii mudan in si wanaagsan loogu soo dhaweeyo London. Waa geesiyaal u istaagey inay sharafta qarankooda wax ka soo ceshaan, metelaana magaca Soomaaliya. Waxay mudan yihiin in la taageero si aan la soo koobi karin. Akhyaarta reer SOL ee London deggan oo dhiig lahoow kaca oo fadlan labadaas dhallinyarada ah soo dhaweeya. http://jowhar.com/news.php?readmore=1623
-
Ilaah ha u naxariisto, waxay dhacdadani ahayd mid ka mid ah dhacdooyinkii xumaa ee soo maray taariikhda Soomaalida. This is not an isolated incident but sadly other athrocities happened in Garowe, Galkacyo, Burco, Dh/Mareeb, Beledweyn, Muqdisho, Kismaayo and many other places in Somalia..during and after Siad Barre's government....There is nothing reer Fulaan or Koofuriyaans about that.....I heard on one occassion about 17 livestock traders were killed in Burco by SNM...so iyaguba xuquuq bay leeyihiin balse lama dhihin reer Waqooyi baa diley. Kulligoodna Ilaah ha u naxariisto!
-
Samafal....What does could not be reached means? Samafal caddaaladda ayaad ka fogtahay, haddii aan meeli ku xanuuneyn Farmaajo maxaad ugu doodi weydey? Farmaajo soo C/Weli ma ahan ninka ku marqaati furay? Sideed ku hubtaa inuu wax xaday haddaan ku dhaho camal miyey soconaysaa? Nin isagii dembi loo hayso ayaa dad ku marqaati furaya, haddii aan ku iraa lama rumaysan karo soo xaq uma lihi, illeen eedeysane kasta ma samayn buu la soo boodaa oo dad kaluu weligiisba u saariyaa....sheekooyinka hallaasiga ah ee aad maalin walba meelaha la taagan tihiin adiga iyo Somalia oo qabyaaladda ku dhisan adiga miyaa Ilaahay la hortegaya? Sumcadda aad sheegeysid haddii uu leeyahay cid ka qaadaysa maleh, C/llaahi Yusuf baa lacag shakhsiyan xaday maxaa loo dhihi waayey haddii dad la iska eedeynayo? Prof. Dalxa maxaa loo eedeyn waayey oo ah ku xigeenka Baarlamaanka? Jengeli maxaa loo eedeyn waayey? Samafal wixii la rabo yaan la isku sheegin...Cabdiweli dembi uusan gelin cid saari karta ma leh mid uu galayna cid ka qaadi karta maleh!
-
It is really sad Soomaalida qabyaalad baa madaxa ka dardartay...AUN Garweyne qabiillada Soomaaliyeed qaar hadduu ka dhalan lahaa waa la buunbuunin lahaa isagoo sida dadka yaqaanna ay caddeeyeen uu ahaa shakhsi wanaagsan oo aqoon adduun iyo mid aakhiroba leh, dadka Soomaaliyeedna intii tabartiis ah u gargaaray....Maaddeey waa ayaandarro inaad u quuri weydid waxa uu bulshada u qabtay aad maalin kastana Xasan Daahir u rabtid inaad dadka xoog ku cabsiisid....Waryaa sida isku dhaan....Ilaahay ka cabso diintana waad taqaan qabiil meel ku geyn maayo...haddii kale sidii Somalia wax walba iskaga hadal.
-
Somalia;851225 wrote: Look at Abwaan, dalka dadkii xoogey are trying to lecture us about mass murderers .. It's pathetic. lol...ma in adiga dal aad leedahay lagaa xoogey baa laguu sheegay? Civil war hallaga baxo ayaa la leeyahay. Waryaa carruuraynta iska daa nin weyn baad tahay ee cajaladda iska saar!
-
Popular Contributors