Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Aaliyyah;852305 wrote: Moge, Farmaajo bay kaga dhagtay ma istidhi. If you are unaware Faroole is also one of the men who is accused. One question I have is why suddenly all these men are being accused and lets note that all these men want to run for Somali presidency and the elections are around the corner?There is something fishy about this. This is more than money, perhaps the international government want none of these men to be the next Somali President. Suaashu waa yaa kursiga lo wada talow? ileen hadaan somaali nahay waan ognahay siyasadu inay gacanta nogu jirine. Lol...Aaliyyah, caqliga Ilaah hakuu deysto, dadka qaar SOL jooga inay intaas garan waayeen baad mooddaa oo ay campaign ugu jiraan nimankaan sida aan u jeedno wakhtigoodii dhammaaday. I honted this long time ago inay nimankaan u dhammaatay, waa la igu gacan sayray which is ok and now I think there are more signs. Labo yaan la isku khaldin, lacagta luntay way jirtaa, timing-kase waa la is weydiin karaa. Cidda imaanaysa? ilaah baa og, waxaan rajeynayaa inuu noqon doono hoggaamiye wanaagsan.
  2. To his English-speaking constituency? Majority of Somalis might not understand English or this message I should say, why not talk to your people with a language that you both can understand?
  3. Many of you SOLers owe me an apology, because I was critic of Farmaajo, stating that he was not the hero and honest man you all thought he was and I got attacked for sharing that information. Let me just add that he is not the only one or the worst, rag ka sii daran baa jira.
  4. Somalia;852205 wrote: Abwaan you sure are taking this personal, I wonder why? :confused: What did Abdiweli do, he even visited Galmudug capital Galkacyo and said hello. Why must we all hate each other instead of looking forward beyond the horizon with birds chirping, rivers running and grass plains expanding? Somalia, nothing personal here sxb, I do not hate Abdiweli and it was his job to visit Galmudug. Omar Abdirashid and President Sharif also went there. Galmudug does not shape up my thinking and to me it is not different from other clan governments such as Puntland, Somaliland and Khaatumo. Abdiweli served his term, he needs to leave now along with the Sharifs. oba hiloowlow;852203 wrote: Abwaan are you implying that our Generale is from Cadaado/Galmudug now, wow. Oba it is not only now, he always was, wuu ku caasiyey ma ahane and he knows that .
  5. General Duke;852168 wrote: It's sad that people are so bitter that even their attacks are hopeless.. Abdiweli is a breath of fresh air in comparison to many Somali politicians, whodo we compare him to? Abdullahi Cadow the perennial under achiever who's only claim to fame was that he was once Siayad Bare's ambassador. Come on lad... For you anybody from beesha is a hero, That says alot about you, Cadaado+Gamudug boy are you trying to cut off the hand that fed you? Somalia is not SOL oo wixii la rabo la iska soo qoraayo. FYI Abdiweli was welcomed to the US by Ambassador Addow, while you were around Qorof iyo Dac-dheer jungle. And I support Dr. Bashir Nur Hassan Loyan, who is not my relative, neither drove a taxi nor stole public money.
  6. Ramadan Kareem to Amiir, walaalkiis and all SOLers.
  7. Wa c laykuma Salaam, Nothing wrong with that....that is why I tried to remind him not to leave that..@young brother...finally!
  8. General Duke;852131 wrote: Alma mater Somali National University- BS- Economics Vanderbilt University - Masters Economics Harvard University - Certificate in Taxation & Masters- Public Adminstration (MPA) George Mason University- PhD- Economics You left out his Taxi-Driver licence:D That was an experience too.
  9. What is the latest and the most accurate update? It is sad how Somali websites quickly spread around rumours with no regard of one's relatives and the public. Some said she died others said it was a plot, so sad and it is bil Ramadaan. Ilaah ha fududeeyo xaalka.
  10. C/Weli waxaa ka wanaagsan siduu Shariifku u hadlay oo uu isku dayey inuu xal u yeelo su'aasha lacagaha maqan inkastoo aan jawaabta lagu wada qanci karin haddana at least Farmaajo ma uusan cambaarayn, C/Welise wixii isaga lagu tuhmeyna Bankiga Dhexe ayey martay buu ku celceliyey, wixii Farmaajo wakhtigiisii lumayna marqaati buu ku furay.
  11. Abdiweli campaign baa u cad, he doesn't care about Farmaajo or Somali kale, eedda un buu iska wareejiyey sida ay u muuqato, wax dan ah oo uu ka lahaane ma jirto, waa runtaa Macallinka waa su'aal muhiim ah haddii uu ogaa in Farmaajo lacag lunsaday muxuu intaas uga aamusnaa, haddii arrintu ay dhab tahayna labadooduba waa Qaade iyo Qarshe! Waxaanan hadda xasuusan waxa uu report-ku ka yiri sababta Farmaajo loo waraysan waayey, intii baaritaanku socdey.
  12. Lol...he can hear that all day, but he cannot start to eat until the Magrib Adhan?
  13. Loool...Farmaajo...miskiin oo hadalkiisa ku billaabay "report-kaan waa soo dhaweynahayaa, runtiina waaba loo baahnaa report-ka noocaan oo kale ah, Waana fiicnaan lahayd hadduu soo bixi lahaa sannad walbaba..... doesn't he even know it does come out every year sometimes even twice a year depending on Somalia's events? Carafaat, adiga Farmaajo keliya maxaa ku daba-dhigay, lacagtu rag badan bay ku maqan tahee?
  14. Lol....Yunis...let us wait for his campaign speech. What website oo isaga caawin lahaa buu iska xiray kaas lamaba socdo.
  15. Samafal;852021 wrote: Shariif's biggest asset is his personality, he does not offend people and he is not driven by clan sentiments and that's evident from his inner circle. He had bad advisers in his early days at the helm but now he seems to have passed that stage. Good luck to him. Samafal, This is a fair comment and I agree with you but I personally want a change...mid khayr ku jiro. Ilaah hannoo keeno beddelkaas. Ramadan Kareem.
  16. Libaax-Sankataabte;852005 wrote: Duke's prediction may not be far from the truth, but a lot can still change from now till election day. We shall see. lol....LST, qofkii kaa qaadanaya u sheeg wixii aad rabto. dissidentnation dadka SOL jooga oo dhan ma wada akhristaan ee taas ogoow Cause they have many other sources that are more reliable and neutral.
  17. burahadeer;852023 wrote: people don't,won't & shouldn't forget the ugly stuff that this is.There were battles both sides died & no one hung up on that but this one and the likes will for ever be remembered for atleast those who care ..this should never eva happen again.Things like these is one of the reasons that one somalia couldn't succeed so far & is very unlikely it will eva. Imagine 50 clan memmbers done to this by the gov't and in the capital.It was one of the things Siyaad lost the war.That's when U.S cut all foreign aid. burhadeer I think most of SOLers waa isku raaceen inay dhibaatadani ahayd mid xanuun leh, adigana waxaan kaa codsanayaa dhiigga Waqooyiga Soomaaliya maantadan ka dhacay in wax laga qabto. Ka soo qaad gooni, Aniga iyo adiguba waxaa laga yaabaa inaannan wakhtigii arrintani dhacday awooddeeda lahayn, maantase laga yaabo in xaalladdu ka duwan tahay oo masuuliyad naga saaran tahay intii awooddeenna ah inaan dedaalno oo dhibka Hadda Soomaaliya meel walba ka jira loo guntado sidii wax looga qaban lahaa.
  18. gooni;851984 wrote: Ramadaan kariim sxb Qof kastaa su'aal buu leeyahay uu kaligiis ka jawaabayo markuu alle oofsado Cidna difaaci maayo runtii balse wax walba waxay leeyihiin xaqiiq carafaat toos buu u magacaabay cidii ka danbaysay xasuuqaas haduuba jiro, sabata aan u weydiiyayna waa taas kutiri kteen lama rabo iyo hebelbaa iska riixay,,evidence he catch the tail of the tiger. Tan xasuuqa soomaali baan nahay meel walbana xasuuq baa ka dhacay ma nihin israel doonaysa pilot ku dhacay 30 sana ka hor lubnan lafihiisi qayb yar oo ka mida. Tuaale hadii roob yar ku da'o gurigaaga xamar lafo dad buu soo saarayaan lamana yaqaan cid ay yihiin iyo cidii xasuuqday inaad tiraahdo un reer hebel baa ka danbeeyay moyee waana arinta ugu wayn oo dustuur loo samayn la'yahay in katoo labada dagaal kala duwan yihiin hadana wuu sheegay cumar inuu la nolaa dafle sugina waayay inta baaristu socoto baqdin darteed reerkiisuna dhuumasho ku saareen asagoon wax danbi ah lahayn. Hadal badan barako ma leh nadaam kastaa oo kali talis ah xasuuqbaa ka dhaca nadaamkii horee ee soomaaliya khalad waa galay balse waxba ma samayn markaad ag dhigto suuriya liibiya yamen shacabkii carabtu waa horeey ka tageen quburihii intii xorowday waxayna ku mushquulsan yihiin inay ku noolaadaan midnimo, nabad, iyo barwaaqo. meesha snm ku mashquulsan tahay in lasoo qufo lafo iyo waxaan saas usii buurnayn iyo mujaahidka dhididka ha laga tiro. Ramadaan Kariim gooni. Waa dhab in laga gudbo ayaa habboon wixii dhacay, meel kastana dhib waa ka dhacay. In mid keliya la buunbuuniyana waa waxa meesha na dhigay. Haddii aad aragto comment-kii hore ee aan ka bixiyey wuxuu ahaa in dadkaas walaalaheen ah ee xaqdarrada ku dhintay ay la mid yihiin dadka Soomaaliyeed ee xaqdarrada u dhintay meel walba oo ay joogaan, xilli walba ee ay dhinteen iyo qabiil kasta ee ay ka soo jeedaan. Haddii aan la kala roonaan roob ma da'o, haddii dad naga mid ahi ay siyaasadda qurxiskeeda moodeen in xasuuqyada Soomaaliya ka dhacay kala fiican yihiin waxa keliya oo aan dhihi karnaa Ilaah haka daweeyo waxa haya.
  19. Che -Guevara;851937 wrote: Come on Duke, don't be predictable. Waano abuuris baa ka horreysey.
  20. http://www.raxanreeb.com/2012/07/deg-deg-agaasime-ku-xigeenkii-wasaaradda-maaliyada-dkmg-oo-goordhow-lagu-toogtay-muqdisho/ AUN Waa su'aale, Ma laga yaabaa in loo diley arrimo ku lug leh Warbixinta International Monitoring Group (IMG) ee dhowaan la soo daayey? Waa arrin naxdin leh oo foolxun.
  21. gooni;851756 wrote: Ma adigaa la joogay markay order' ka bixinayeen? AUN intii dhimatay sheekadaan in film laga sameeyo ayay ahayd si mujaahidiinta mar walba loo xasuusto Gooni, waa su'aale ma fiirsatay muuqaal waraysi ah oo Canjeex uu soo bandhigay dhawr sani ka hor oo uu eedayn iska fogeeyey uuna farta ku fiiqay Maslax iyo rag kale? Si daacad ah aan u wada hadalno, haddii la is weydiiyo hebel markuu amarka bixinayey ma joogtey wax badan baa dib loogu noqonayaa sow maahan. Ujeeddadaydu ma ahan inaan cidna eedaynayo ee dooddaada ayaan rabey inaan falanqeeyo iyo cidda aad is leedahay eeddan si gaar ah way u leeyihiin.
  22. Somalia;851883 wrote: What are you talking about, Faroole got rid of 4.5 while Shariif supported it, and has Garowe Principles in his back, what the hell did Sheikh Shariif do? Everything he has done waa lagu khasbey. You know sometimes people believe in their own lies, waryaa sida isku dhaan, Abdiweli-na subag baad marinaysaan adiga iyo Samafal, Shariifna waad cambaararynaysaa adigu Samafal maba arkin wax uu ka sheegay. Labada nin waa wada shaqeeyaan wixii guul ahna waa wada wadaagaan wixii guuldarro ahna sidoo kale. Beleive me Shariif iyo Cabdiweli ma kala hari doonaan Insha Allaah sidii C/llaahi iyo Nuur Cadde isku raaceen. Waxba wakhti haku dhumin inaad Shariif caydiisa shaqo ka dhigatid.
  23. Shakhsiyaadka sheeganaya inay musharraxiin u yihiin jagada Madaxweynenimada Soomaaliya ayaa maalin walba soo koraya. Waxaana sidaan aaminsanahay loo kala saari karaa: Kuwo ay dhab ka tahay oo loo qaateen ah, kuwo jagooyin kale sida wasiir, xildhibaan, agaasime iwm raadsanaya oo jid ay u maraan ka dhiganaya musharraxnimada, kuwo ku xumaynaya shakhsiyaad ay isku beel yihiin oo isbaaro u dhiganaya ama ay canaad ka tahay, kuwo lacago kaga uruursanaya qabaa'illadooda amase asxaabtooda, kuwo qarwaya oo waxay ka hadlayaan aanba ogeyn. Waxaa xusid mudan in inta aan la socdo ee musharrax sheeganaya ay yihiin rag marka laga reebo hal haweeney ah oo aan maanta ka akhriyey shabakad ka mid ah kuwa Soomaalida, haweyneeydaasoo sida la sheegay ku nool dalka Finland. Bal haddii ay suurogal tahay si loo tirakoobo qof walbow halkaan ku soo xoor musharraxii aad aragtid amase maqshid is-sharraxiisa. Mahadsanidin.
  24. Abwaan

    Busted

    Bluelicious;851695 wrote: Oba same here but on a different place. Lol Adiga iyo Oba bal sheekada noo balballaariya!