Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
S'aashayda ka jawaab sxb, aqoonsigii miyaa la helay?
-
Waan kaftamayey MMA, Oba ayaan maagayey oon magaciisa inuu khalday u sheegayey. Waan kugu raacsanahay, wixii aad kartid baa lagu dhawaaqaa, magacyada in La Soomaaliyeeyo waa ok.
-
burahadeer, are you saying hadda Dal ahaan baa naloo aqoonsaday that is why we have consulates?
-
Lol.....waa runtaa....Hoobaa Hiloowloow-na Oba hiloowlow aan dhahnay.
-
Can we rely on facebook polls...where ones same circle of friends are going to vote?
-
That sounds good, this consulate will be under his command right? The British Ambassador to Somalia; Matt Baugh
-
LANDER;852444 wrote: horta adu cajalaadii kacaanka iska samarkasad dadka kalee wax u sheegii karta. loool...Cajaladdii Kacaanka, oo hadda maantana ma waxaa la igu eedeeyey inaan Ubaxii Kacaankii ka tirsanaa? Kacaanka wax buu na soo baray oo haddii aadan ka weyneynba Afka aan qoreyno isagaa na baray, balse wixii xun sida gummaadka, caddaalad-darrada iyo musuqmaasuqa kumaan raacsanayn. LANDER, xaggee igala qaadday waa yaabe? Le me think.....
-
Cambuulo iyo bun;852380 wrote: Abwaan do you think im like your Hutu kin? Inshallah Meles will get better, I made du'a for him today at the maghrib prayers. Asalamu Aleykum! Lafahaaga u duceyso, Meles ducadiisa cidna kuma weydiisane, aaway inuu xitaa kuu ogyahay. Qabiil dhan oo Soomaaliyeed baa la caynayaa, markaas baa la leeyahay Meles baan u duceyn. Ilaahoow na caafi.
-
Naxar Nugaaleed;852214 wrote: This after I posted it twitter, facebook, instagram? Damn lol naxar, bal tan Asli inta la soo hubinayo u kaadi twitter haku qorin.
-
Loool....Maaddey, at least adigu runtaad ka sheegtay, meeshiiba hadday noqotay nin walbaw ina adeerkaa ku daba fayl anna maxaa iga reebay dheh!
-
Taleexi;852363 wrote: Correction: Prof. Samatar wuxuu Soomaaliya ka maqnaa in ka badan soddon sano maya kow iyo labaatan sano. Loooooooool......Kaba sii daran thanks for the correction, isaga un baan raacayey tiisa. Mar aan hadda ka hor wada cashaynay wuxuu noo sheegay in 1988 ay ugu dambeysey markii uu His PhD research ku guda jirey oo uu xitaa AUN Maxamed Siyaad Barre la soo kulmay, burburka dhulka ku soo wejahanna ay u muuqatey.
-
Maaddeey, Buugga maba akhrin, mana ku haysto, isagana kuma dheggani si gaar ah, waxaan taaganahay inta farta lagu fiiqay oo dhan hanna dhaafeen, intaas ma xumaan baa?
-
Abtigiis, I wasn't being negative. I beleive dadka who really need dowladda arenot those afafka qalaad ku hadla ee cayrta iyo shaqooyinka dibedaha ku haysta it is for dadka uu ku tilmaamay in over 70 % ay IDP yihiin. Malla isku ciyaarayaa? Dadka dibedaha badankood dowladda maxaa iigu jira iyo ciddu ma wadataa bay u badatay illeen waa dad nolol-maalmeedkooda haysta. Abtigiis, I disagree with you about Farmaajo's case, inta uu Soomaali maskaxda kaga qabsadayba waa inuu iyaga si toos ah idaacadaha ugala,hadlo Afsoomaalina kula hadlo. Lol....Taleexi, aniga Prof. Samatar oo 21 years Soomaaliya ka maqnaa waxa ka jira iiga sheekayn maayo.
-
Mooge, waxaad haysid bannaanka soo dhig fasax baad tahay. Ha isku yarayn beenta and name-calling!
-
Samafal, That sounds fair.
-
Aaliyyah;852341 wrote: haye kaad tageersantahay ilaa hada ma diiday magaciisa in aad sheegtid? iska sheeg dee saan bal u eegno in uu nin ka wanagsan yahay inta kale ee isa soo sharaxday?. aana eego bal inaad la timid caqli kale oo ka duwan isku reer baa nahay loooooool Aaliyyah malla isku ciyaarayaaa? Dr. Bashir Nur Hassan Loyan miyaa nin qarsoon ah? There is awhole thread about him. Check here : http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/65319-Dr.Bashiir-Nuur-Bidaar-Xasan-Looyaan-Oo-Ka-Mid-Noqon-Doona-Musharaxiinta-Bisha-August-2012/page4
-
Taleexi;852345 wrote: If anyone of them(Sharif, Abdiweli or Farmaajo) comes back, the whole thing is just a big joke. I agree!
-
Mooge;852342 wrote: farmajo is only defended by his mother clan (caaliyah) and fathers clan (yunus). ok I am going to partially agree with this although other people defend him too, those idaacadaha ka caashaqay aan iraahdee but here is a question, why do you defend Abdiweli and Farole?
-
Yunis amase Suufi igu sheeg amase i xayeesi, dadka u horreeya ayaad ku jirtaa ee apology aan ka sugayo! Waa runtaa Xalane, last IMG report baa asba loogu dhammeeyey. Adiga laakiin xoogaa bahasha ka debac, Farmaajo will be a history along with Abdiweli and the two Sharifs, Geedi, Nuur Cadde and Omar Abdirashid, cidna isaga lacag gaar ah soo celi dhihi mayso, ee raggiisuu wax la qabaa, yuusan xil,dambe un u hanqal taagin markaas baa loo yaabaa!
-
Aaliyyah;852329 wrote: ^ ameen ilaahay caqliga ha isiyaadiyo. Laakin adba dan baad leedahay uma malenayo in aad ka duwantahay kuwan madaxa iskula jira so adiga dhinacaga adba farmaajo ka magayey lol.. candidateka adigu support gareesid waa kee? waa suaale? gartay kuwan lugu mudacay shekadan kuma jiree? Loool...Aaliyyah, I am going to be honest the only dan aan leeyahay is inaysan raggaan Soomaali ku soo noqon,balse fursad la siiyo Soomaalida kale intii u qalanta xilkan. I have a candidate but it does not mean inuu keligiis Soomaaliya xil kasta buuxinayo, boosasku waa badan yihiin. Halla garto inaan dad la iskaga daba gelin isku cid baan nahay oo qura ee caqli kale ha lala yimaado.
-
Popular Contributors