Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Che -Guevara;854844 wrote: Abwaan...It's fun dee when one has no stake of course than the large picture that's Somalia. waa runtaa Che, it is really fun, wixii beel u fekeraya jiq bay ku noqon insha Allah.....Soomaaliya ha noolaato, Soomaaliya ha is raacdo....Allaahu Akbar. oba hiloowlow;854843 wrote: he who laughs last laughs best my message to Abwaan and somalia Oba, you are wrong....Ummaadda Soomaaliyeed oo dhan will lough best except spoilers or haters, not just me, you or Somalia.....come one....to hell with clan politcs.
  2. Che:D....looooooooooool.....runtii waad iga qoslisey. adigu musharrixiinta cayaarta ka daa.
  3. Oba, shirka in cayaarta laga daayo ayay ahayd soo maahan? oo aan madaxweynaha laga xanaajin.....? Maanta Dr. Baadiyoow xitaa hal mar maadan soo hadal qaadin ee makaa nasiyaa?
  4. It is fish and chips+Northern accent but he really did well in this interview.
  5. burahadeer;854824 wrote: abwaanow ma sawirada reerkaad ku qososhay.. maya ee ninka heestiisa...Fannaanku bahal degdeg in lagu soo sameeyey aad mooddid buu meesha keenay.
  6. Guys, I think sheekadu Ahlu Sunno khilaafkeeda waa ka weyn tahay ee wax kale ayaa jira....let us just read between the lines....Sharif diyaarad sahalkaas miyuu khilaaf caynkaas ah ugu raaci lahaa? Sidaan qabo waa maya, war jiraaba Cakaaruu iman. Sharif did well xilligii uu siyaasadda ku jirey taariikhda ayaana xusi doonta wixii wanaag ah ee uu qabtay, waxay ku wanaagsanayd inta dhiman inuu si sharaf ah aayaha Soomaaliya sidii loo toosin lahaa ugala shaqeeyo madaxda kale ee Soomaaliyeed.
  7. *Ibtisam;854657 wrote: The missing headline is: Nick Griffin choked on his dinner when he heard Mo Farah won for Britain. He has been rushed to hospital. An Asian doctor is treating him. lol Ibti.....for thise who do not remember or know Nick, he is the British Cunsuri Party leader. I bet it would take days for nick to acheive what Mo Farah did less than half an hour.
  8. Abtigiis;854622 wrote: Abwaan, thanks for posting the BBC interview. I am liking this guy even more. Wish he gets the double. You are welcome Abtigiis...I thought it was a good video that I needed to share.
  9. Insha Allah Aaliyahh, iska sug beryahan, horta Sharif Axmed baa loo dhammaynayaa, then Sharif Hassan; madaxweynaha halla hordoorto intaan guddoomiye Baarlmaan la dooran ku lahaa, muxuu is moodey? then Faroole, isaga markii Madaxweynaha soo socda iyo wasiirada la dhiso arag, hadda musharrax ma ahan oo wax dhib ah ma hayaan.
  10. Che -Guevara;854813 wrote: Abwaan....Anytime a Somali leader runs away from international sanctioned meeting, they get tossed. I remember Farmaajo on top of personal carriers in villa Somalia defiant but gone next day. Ilaahay caqliga kaama qaado, kuwa aan taas aragna Ilaah ha tuso.
  11. Beleive me it is not that.....labada ninba gurigeyga waan ku marti soori lahaa.....ee Siyaasadda sida loola socdo ayaan dadku ku kala duwan yihiin....I supported Sharif Ahmed during ICU, 2009 when he became a president and still do illaa iyo intuu xilka iska wareejinayo, balse maalayacniga ayaan la i tusin. Anigu SOL uma imaan inaan qof iyo koox gaar ah xayeesiiyo, dad gaar ahna dhaleeceeyo I came to discuss Somali issues whole-heartedly. I don't have friends aan mar walba isku cammirno, neither do I have enemies....Che, dorraad waxbaan isku khilaafsanayn, maantana si baan wax u wada arki karnaa......That is a Summary on Abwaan....others have the right to disagree.
  12. Cambuulo iyo bun;854808 wrote: Amiirul mu'mineen Sheikh Shariif " Im not going anywhere " Mashallah the president has spoken :D And I now beleive what Maaddeey was saying few weeks ago is true:D Illeen annagaa nalaku ciyaaraa SOL waa sidaan oo miiraan.
  13. Che -Guevara;854807 wrote: ^His situation reminds when Yeey forced to resign! I don't think he's coming back. He got his marching orders. Thank you....and that is what I have been saying for a while.
  14. Che -Guevara;854795 wrote: ^Soomaali siyaasad waxaba kama oga. Who's Muxoyadiin? Ina Sh. muxiyadiin Celi Dheere, waxaa dhaly Sh. Soomaaliya caan ka ah weliba Ahlu Sunna, wuu ka tirsan yahay waana big member in la is inkiro ma ahane laakiin Sh. Sharif ayaa si boob iyo Farsamoba ah ugu daray lixda saxiixe since Shirkii Muqdisho ee ugu horreerey it was earlier than Garowe. Wuxuuba ka tirsan yahay la taliyeyaashiisa, marka Sh. sharif's empire is crumpling now.
  15. Lol@Oba marna ma dagaalayno, xitaa haddii uu igu xanaaqo sidii maalin dhoweyd baan banooniga dhulka u dhiagayaa...Oba waa rageedii. Isaga maba ugu talo gelin ee kuwo maalin walba igula doodi jirey Shariif baa Soomaaliya loo sallaxayaa baan wejiga ka marmarinayaa.
  16. Aaliyyah;854786 wrote: Kulaha arimaha khaatumo hala igala tashado..oo muxu yahay marka lagala tashanayo arimaha maamul kale. Odeyga Faroole la dhoho once and for all waa in dhinac la iska mariyaa, hadaladiisa mala yacniga ah khaati baa laga jooga. Taleexi, hopefully that will happen haday qof caqli leh kursiga u dhiibtaan oo arimaha dadka kale kusoo xad gudbin. Loool....Reer Khaatumo.....Faroole oo Olympic-ga in lagala tashan waayey Amin Amin uu ku dacaayadeeyey, oo Somalia iyo Somaliland shirkoodii ka xanaaqay miyaa u daahaya Khaatumo oo ay weli la joogaan rag iyo dumar degaanka ka soo jeedaahi?
  17. Sharif, ninkan dheer ee Ina Muxoyadiin inuu meesha keensaday waa iska caddahay sida loo istaajiyey oo shirka looga saaray. It would be interesting to see if Faroole uu Abdiweli sidaas oo kale u kaxaysan kari lahaa haddii uu xanaaqi lahaa...Soomaali wareer badanaa...Siyaasad baa meeshan taal bay ku leeyihiin.
  18. Madaxweyne Shariif oo xanaaqsan weli wejigiisa ma aragteen? here it is :
  19. Madaxweyne Shariif oo xanaaqsan weli wejigiisa ma aragteen? here it is :
  20. Madaxweyne Shariif oo xanaaqsan weli wejigiisa ma aragteen? here it is :
  21. Che -Guevara;854753 wrote: Somali leaders don't have clan motives but they have figured the rest of us do! We confuse their interest with that of the clan. Che, I wasn't talking about the Somali leaders only .....but I do think that they do have a clan interest because that is the easiest way that they will stay on power; a lot of thier clan members will always support them regardless of anything else.
  22. Somalia;854737 wrote: Sure sure, we already revealed the level of qabilist you became when Oba confronted you in the other thread, at least I wear my intentions on the sleeve and want my interests such as federalism, but you claim to be a man with no preferences then revealed as a qabilist, that is just sad. Lets end it here. Good for you haddii aad qabiiliiste baan ahay aad wejiga ku dhegsatey oo aad ku faaneysid. For, Oba isagay u taallaa wixii uu yiraa afkiisuu ka dhahay, af jooga iyo adimmo lo'aadna ma loo adeego. You think that people will become labelled what you and others who had no other intention other than ciddeenaa Soomaaliya u fiican label on, when they are busted? Who cares? I didn't come here in SOL in la i ammaano amase aan gabar ka guursado. I know what I am, Ilaah un baanan ka rabaa aqoonsi no one else. Halkaas hannoo kala joogto.
  23. cayaarta naga daa ee dad baa qish raadinaya ee noo sii fidi warka.
  24. Somalia;854726 wrote: Abwaan, why would you go to describe yourself in such a detailed manner? :eek: Somalia, I wasn't expecting from you anything better than that ee ha i dembaajin I will never lower myself to the level aad qabyaalad iyo maalayacni ka gaartey. Wixii aad rabtid sheeg. Dad waaweyn sidoodii in loo dhaqmaase roon aniga taladayda.