Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. No emotion here but the truth and I know that hurts you, Bun iyo Cambuulo.
  2. Duceysane waa runtaa, balse sideedaba waxaa la dhahay Gaal dil gartiisana sii...Anigu shakhsiyan maba u qarin iimaha aan isleeyahay waa leeyahay Yuusuf, Maaddeey ayaa iigu daray midda xagga diinta ah ee aan ka tegey, xitaa codkayga inaan siin lahaa ma hubo ayaan dhahay. It is ok in la dhaliilo and runtii in la isku cammiro maba fiicna qofkii public figure ah wax waa laga sheegi karaa balse dacaayadaha qabiilka ku dhisan ragga meelaha la taagan baan la yaabay oo habar kasta oo ciddooda ahna malaa'ig nooga dhigaya dadka kale oo dhanna waraabeyaal ka dhiga. I don't need inaan magacyada dadkaas sheego iyagaaba is garan sida runta ah. Anigu waxaan dhihi lahaa Yuusuf Wasiirka warfaafina hallaga dhigo.
  3. I think Maaddeey and I agree on this one.
  4. Apophis;855195 wrote: I wonder now if I can apply for a job loool...Apophis, I will let you know if I hear the job being advertised but you have to know that a lot of Maryooleey will compete with you for getting this post. Yuusuf Garaad Illaa sannadkii 2009 wuu daneynayey inuu tartanka madaxtinnimada Soomaaliya dhinac ka galo. In fact, doorashadii Jabuuti wuuba isku dayey ee Shariifka ayaa banooniga xabadka ku watey, suurto-galna ma ahayn inuu Yuusuf meesha soo galo. Ma hubo inaan anigu codkayga siin lahaa Yuusuf waayo dhaliilo xagga maamul-marooqsi iyo inuusan wax badan u adkaysan karin in la mucaarado amase fikrad lagaga horyimaado ayuu leeyahay, laakiin raggiisa ayuu wax la qabaa oo rag badan waa ka horreeyaa. At least darawal tagsi iyo bas ma ahan oo si waalli ah u damcaya inuu Soomaaliya hoggaamiyo, balse shaqada BBC-dana wax badan buuba joogey marka loo fiiriyo taasi waxay siinaysaa sumcad fiican marka loo fiiriyo sida uu ugu negaadey. Dadka aan isleeyahay waa caynayaan waa dad dano kale leh oo weliba la is dhihi karo waa some brainwashed Somaliland iyo Puntland supporters kula dagaalsan muxuu adeeryaalkay BBC-da har iyo habeen uga waraysan waayey amase u dhaliilay maamulladooda. Waryaa xaasidnimada iska daaya ee ninka libtiisa u oggolaada. Anigu intaan ka aqaanno xagga dabeecadda shakhsiyeed ma ahan nin af xun oo dadka aflagaadeeya oo waa nin asluub leh marka sida isku dhaama.
  5. Oba, the sad thing is that you get mad when somebody makes fun of president Sharif who is a public figure and you think it is fine to disrespect this young lady, who represented her country with pride!
  6. He is back......XX ayaan seconds ka hor arkay thread uu kula hadlayo Liibaan, isagoo talooyin ka siinayey sidii uu Maamulka Khaatumo horumar la taaban karo u samayn lahaa.....XX...ma wax baa iska beddeley fikirkiisii?
  7. Waxaan saakay ka maqlay dad Shabeellada Hoose ka soo jeeda in loo diiday qoyskii Marshaale oo Marka jooga, Xaaskiisa iyo wiilkiisa inay aaskiisa ka soo qayb galaan, ma garanayo arrintaan inay sidaas u dhacday iyo in kale but if it did waa ayaandarro.
  8. xiinfaniin;855091 wrote: Calm down guys. It is Ramadan. Lets wait till the August 12th. :DXiin. August 12th will still be Ramadan.
  9. Abwaan;855103 wrote: Ina Sh. muxiyadiin Celi Dheere, waxaa dhaly Sh. Soomaaliya caan ka ah weliba Ahlu Sunna, wuu ka tirsan yahay waana big member in la is inkiro ma ahane laakiin Sh. Sharif ayaa si boob iyo Farsamoba ah ugu daray lixda saxiixe since Shirkii Muqdisho ee ugu horreerey it was earlier than Garowe. Wuxuuba ka tirsan yahay la taliyeyaashiisa, marka Sh. sharif's empire is crumpling now. Sorry Che, I want to correct the guy's name. It is C/llaahi Macallin Nuur, waxaa dhalay AUN Macallin Nuur oo caan ka ahaa Soomaaliya, not Sh. Muxiyaddiin. Taleexi;855013 wrote: From Macallin dugsi to madaxweynanimo - innaanu macaanka bahasha sidaa uga degayn waa garanayey. Go Shariif go! Taleexi, taageerada Shariifka naga kala daa. Ma kabiir buu kuu ahaa?
  10. Jacaylbaro;854933 wrote: Shaydaan buu ahaa waa xidhay dee ,,,,,
  11. Halka Mooge ah xaa ku indho-caddays ah, bahasha naga kala daa please waa Ramadaane.
  12. AUN, eheladiisana samir iyo iimaan haka siiyo, kuwii dileyna adduun iyo aakhiraba Ilaah haka abaal mariyo dhibka ay u geysteen dhibbanahan.
  13. Lol@Maaddeey waa ciyaalka caafadda....At least aabiteey keligeed buubayso oo warqadda ka caqli roon baa la siiyey, wax badanna joogi karta oo shaqo mug leh qaban karta. Intay saaxiibbadaa aabiteey moodaan bay isku dhigi doonaan markaas baa gantaal badda ka soo dhacay madaxa kaga fariisan karaa.
  14. MoonLight1;854989 wrote: i see that as a huge fall, from being the sophisticated professor, former prime minister and founder of Khatumo state to a XLDH sitting next to Yaloxow and Xaaraan kunaax. That's a big demotion. MoonLight1 beeluhu liiska ay rabaan bay soo gudbin karaan balse waa laga saari karaa ruuxii loo arko inuusan u qalmin amase xoog ku soo galay according to Mahiga's statement in Nairobi yesterday.
  15. MoonLight1;854986 wrote: Adeer Cali ma xildhibaannimuu ku qancay? kkk. war ninku han yaraa. Lol....Xildhibaanka laftiisa ayuusan gacan ku hayn soo maahan? I heard that AY blocked from him even during Mbegathi. Don't you know that he still could compete for other posts such as speaker, president and PM haddii ay u shaqaynayso?
  16. Carafaat;854916 wrote: Adeer kumee. Baryahan waa lagu waayay? Maad ka soontay SOL? Amuu Xamar xildhibaannimo u doontay XX? Annaguu malaha noo been guurayey.
  17. JC is maskiin, she is more qabiidad.. Don't you remember her?
  18. Mooge;854882 wrote: cunugta ma nin madoowa naagta ka dhalay? what do you mean? Isn't she his child? Isagu ma nin cad buu kuula egyahay? She is a smart child. And good luck to him with the twins.
  19. Thanks for the video Liban...Xariif Xasan also lost today, what a cunning man....looking forward to the communique.
  20. Lol...Mooge....Soo tii 2009 wadnaha dad goysey ma ahan?...caawa inaad xog haysid baan marag ka ahay....sheekooyinkaan weli SOL lagalama socdo oo waxaa lagu dhegan yahay guddi farsamo, Ahlu Sunna iyo marmarsiiyo kale ee bal warka na sii...Taleexi, warkaan bal ila dhuux.
  21. Lol... Guddi Farsamo, horta bal magacyadooda soo postgareeya this guddi farsamo, maqalkoodu waaba igu yaryahay.
  22. Taleexi;854856 wrote: Anigu Jaamacadda Muqdisho baan iska xaadirinayaa?... Horta Abwaanow xisbigee baad adigu ka tirsan tahay ma Islaax mise Hiilqaran? Lol....Taleexi, weli Xisbi kuma biirin, wakhtigii Xisbiyada hadda lamaba joogo, bahalahan last year loo wada dhisay in doorasho looga qayb galo maba fahmo karo danohooda. I have some respect for Hanoolaato, atleast 4 sano kamgor baa kaas la sameeyey haddana ma aragno hogaamiyeyaashooda mid ka mid ah oo doorasho u ordaya, horta Hanoolaato xaggee ku dambeysey? Haddii la i yiraa a favourite candidate na leedahay yes and that is Dr. Bashir Nur Hassan Loyan. Haddii qof kale oo kaga wanaagsan la helana waan soo dhaweynayaa....Horta hallaga soo hoos baxo adeeryaasha hoosta looga jiro meesha principle ha timaaddo, laakiin hebel baa ciddayda ah oo dadka ugu horreeya yaa iska akhrisan? oba hiloowlow;854859 wrote: i cant wait to doorashada walahi the first thing i will do is to say '' I Told YOU so'' to all of you haters lol Oba, aniga balmiga reeb bal dadka aad sidaas ugu jeesjeesi doontid.
  23. Loool.....Taleexi, waxba kama qabo haddii Soomaali oo dhan ku qancayso aarintaas....laba xisbi oo Aala-Shiikh iyo Al-Islaax la kala dhaho bayba kala metelaan oo waa rag culus.
  24. Taleexi;854851 wrote: Qarxiska dhaaf. Kuwo yar yar oo brainwash lagu sameeyey baan u caqli celinayey. ok