Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
oops, I guess I was wrong oo ma baran Dabrow ciddiisa sida saxd ah, according to Oba. anyone else?
-
Dadka SOL horta qabiillada yaa la kala yahay yaa bara...Hadda Dabrow beeshiisa waan bartay by judging him on Mooge's comment.
-
Ilaa 13-Musharax oo Muqdisho uga dhawaaqay Isbaheysi ay ugu magac dareen Bahwadaagta qaran ee isbedel doonka Ilaa 13-musharax oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay ku dhawaaqeen Isbaheysi ay ugu magac dareen Isbaheysiga Bahwadaagta qaran ee Isbedel doonka ah, iyadoo la filayo in Musharaxiinta ay iska soo doortaan Hal musharax, si uu ugu tartamo xilka Madaxtinimada Soomaaliya. War saxaafadeed ay soo saareen ayay ku sheegeen in go'aankan ay qaateen markii ay arkeen inay socdaan qaab ka duwan sidii hore ay u fikireen, isla markaana ay keentay in isbaheysigan ay dhistaan sida ay hadalka u dhigay. "Waxaan isku raacnay in xaalada dadka Soomaaliyeed uu ku jiraan ay tahay mid musiibo ah oo halis gelinaysa jiritaanka ummadda, sida nabadaglyo la'aan, gaajo, kala qaybsanaan, cuduro, shaqo xad-dhaaftay, daacad la'aan, karti xumo, qab-jab iyo inaysan jirin hiigsi qaran"ayaa lagu yiri War saxaafadeedka ka soo baxay Musharaxiintan gaareysa 13-ka xubnood. Sidoo kale waxaa ay sheegeen inay muhiim tahay in dalka uu ka dhaco Isbedel siyaasadeed iyo mid hogaaneed, isla markaana hal musharax ah uga qeyb geli doonaan, inkastoo aanay soo bandhigin magaca musharaxa uga qeyb galaya. Musharaxiintan soo saaray war saxaafadeedka ayaa waxaa ka mid ahaa Hasan Sheekh Maxamuud, Axmed Ismaaciil Samatay, C/raxmaan C/shakuur, Xaaji Maxamed Yaasiin, Xuseen Khaliif Jaamac, Xaaji Maxamed Yaasiin, Cumar Salaad Cilmi, Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma-dheere, Axmed Muumin Warfa, C/raxmaan Macalin Sharaf, Maxamed Nuur Galaal, Abdi Faarah Shirdoon, Yaasiin Maaxi Macalin, Abdukadir Xaashi Cali Fiish. http://jowhar.com/news.php?readmore=1932
-
Mudane Cabdi Bile, farxad iyo dareen aan la tilmaami karin wanaagiisa ayaad igu abuurtay maalintaad Soomaaliya u qaadday billaddii Olympic-ga ee u horreysey, markaan maantay fiirsaday video-yahan aad ka ilmaysay dhibaatada haysata dadkaaga, khaasatanna aad tusaale u soo qaadatay orodyahannaddii Saamiya oo AUN Magaca Soomaaliya ugu tartantay ciyaarihii Olympic-ga ee ka dhacay China oo sidaad sheegtay ku dhimatay badaha Liibiya, runtii aniguna waan la ilmeeyey caloo-xumadaas. Ilaah Soomaaliya ha u xafido dadka noocaaga oo kale ah, taladana ha u dhiibo dad wanaagsan, dadkana haka dhigo kuwo la shaqeeya.
-
Sharif Amed supporters attack Farmaajo Demo shooting killing civilians
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
General Duke;855790 wrote: They leave their kids behind in peaciful cities, send them to schools. Then they come to those like this young man tell them to carry their posters and forget about them when they are injured or get killed. Their motive? To steal the money that would have cured him, send him to school.....this is very sad...May Allah make them, those who shot him and those who support such things answer questions on what they did today in Yoomal-Qiyaame, for the sake of Ramadan. -
Aaliyyah, I am hearing in Faroole ay reer Khaatumo gogol u dhigteen oo Odayaasha D-block uga dacwoodeen like inuu dhegeysanayo, xaaladduna waa xun tahay oo weli laguma heshiin Xildhibaannadii ee update na sii. Aniga aragtidayda waxaa dhibku ku yaraanaya in Khaatumo isku samirto oo dadkeedu mideyso weliba odayaasha markaas sina Faroole inuu xoogo iskuguma dayeen. Khilaafkuna ma ahan wax Khaatumo ku kooban oo waan ogahay beel walba dhibkaas baa haysta...Azania waa is haysataa...so are other clans....even .Galmudug has 3 presidents now.
-
Juxa;855542 wrote: Yusuf garaad is not women-friendly as such anigu my vote ma dhibayo Juxa dhib badanaa...I don't think every1 understands what that means. Any more clarification?
-
Mooge;855887 wrote: shariif is the guy who has the most money. farmajo is next. abdiweli is dead last. so chances are the big money guys will buy this election. lol. You forgot Sharif Hassan, isku soo duuboo I don't think in lacagtoodu meel geyneyso this time. At least Soomaalida baahan baa ka qadeyneysa which is good other than that all of them will loose insha Allah.
-
Apophis;855875 wrote: You claimed the man's entourage murder people as means of getting publicity yet you haven't a shred of evidence but "it is high suspicous..." Either show us something or keep quiet. . Don't expect a reliable evidence cause he already stated that his sources are fadhi-ku-dirir in Nairobi.
-
gooni;855854 wrote: Sawirada iyo cilmigiisa inta iska daysid noo sheeg wax qabadkiisii intuu xilka hayay guushiisi ugu fiicnayd ma dastuur ku meel gaara ayuu dawlad rasmi ah ku dhisayaa? Nabad-gelyo ayuu keenay bay ku dhihi doonaan. Isagu Ma AMISOM buu isku dubbaridey oo uu biilaa iyagaa dalka xoreeyee? Shariif baaba ciidanka uga dhow Abdiweli markii runta laga hadlo. Wasiirro khatar ah oo la sheego dowladdiisu ma leedahay? Dastuurkaan illaa 2004 baa la qorayey. Raodmapka he has no choice inuusan fulin, that is why ay Faroole iskaga horyimaadaan because amarka ayuu si fiican u qaatay Abdiweli. Inuu nin aan idaacaha ka caytamin yahay waa lagu tilmaami karaa. Horta lacagtii IMG u haysateyna aaway? Miyaa loo cafiyey?
-
Cabinet rubishes President Sharif's creation of new districts...OUTCH....
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Mooge you know I was the first one who even mentioned that president Sharif inuu Raadiyo Muqdisho ka xigsado C/Weli ay khalad tahay balse wax walbana Shariif baa sameeyey yaan loo mucaaradin. I agree inuu Shariif madaxtinnimo ku raadinayo degmooyinka uu magacaabayo balse just to say that uma qalmaan waxay ila tahay in arrintaas lagu degdegayo. -
lol@MMA...I cannot say anything until I do my little investigation. MMA, you and others might think I just say things just like that but that is far from the truth. I cannot watch this video now but will do that later insha Allah...One thing I can say is that I do not have problem with people like you supporting someone because I know that you are one of those genuine Soomaalinnimo guys.
-
Cabinet rubishes President Sharif's creation of new districts...OUTCH....
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Duke, for over 20 years Soomaaliya degmooyin looma samayn, specially Koofurta. Altough I question the timing and think that some areas in lagu degdegayo oo laga faa'iideysanayo isbeddelka. But to say all degmooyinka la magacaabay are rubbish is caddaalad darro kale. -
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;855826 wrote: Abwaan,your anti-Farmaajo stance is well-known but it is bordering ridiculousness now. Dad ayaa la laaluushay, la pay gareeye, dadka badankooda barakacyaasha waaye ku heysaa. As though barakacyaasha inay waxba ahayn camal. Dacaayadda dalacbilaashka iska yaree, duqa. Is it really bothering you Farmaajo saas loogu soo dhaweeyo, though? Farmaajo meeshuu tago saas loogu soo dhaweeyaa, walaa Nayroobi ilaa Toronto ilaa Ingiriiska. looooool.....MMA. I am not hiding that Farmaajo wouldn't get my vote but that does not stop me to say what I think about him. Do you want to stop me from discussing about Farmaajo because I was against him or his policies once? MMA have you ever met with Farmaajo? did you talk to him face to face? Or your support is what we see or hear through the media like many? At least my opposition to Farmaajo is neither personal not clan but pure principle. come on MMA...Don't you see that I am also stating what he is good at unlike other individuals who just hate him because they want their cousins to win?
-
Macallinka, I am sure many tolka are behind Farmaajo but I think this guy is popular among Somalis from every clan like president Sharif was back in 2006. Farmaajo has some good qualities and like everybody else he has weaknesses too. I wish him good luck and hope that he stays safe. He needs to be careful, Shabab will not stop hunting him and he does not enjoy the security treatment that Sharif and Abdiweli have this time. I think that he should have been guarded by AMISOM because he has risked his life for Somalia during his time in office therefore he should be respected for that. A lot of good people were killed in Mogadishu. My advise to you or whoever has access to him should be for him to be very careful as there are crazy killers who will not hesitate to harm every Somali who is pro-peace.
-
Mooge;855812 wrote: 5 trucks full of IDPs ciyaal suuq and 200 printed t-shirts with his picture on, shots fired, camera man ready to take pictures of the scene. loool farmaajo is not an iddiot. he knows what he is doing and he is good at playing this i am popular game. but that is fair. let him do all he wants because it is election season. farmaajo go. farmaajo go. lol...Mooge, isn't the result 1-1 so far, cause Abdiweli was also able to hold a rally for IDPs in Northern Galkayo? The good news is nobody died there. It was all peaciful.
-
I thought these young men with bikes were president Sharif's supporters but apparently anybody can hire them too.
-
Macallinka, Farmaajo’s critics say that majority of people who attend Farmaajo's rallies are Mogadishu IDPs. I wonder why that is the case if that is true. I think I can say that many of the younger generation in and around Mogadishu have nothing to do and would jump on a truck for a free ride around the city. I also think that many of those young men and women might be attracted to Farmaajo's speeches through the media. He says all the things that they want to hear. Tarzan is another guy who is similar who uses speech with emotion and stuff. This morning Farmaajo started saying that armed forces should get their salaries when he landed at Aden Adde Airport. I think that he is trying to communicate with government soldiers directly and wants them to join the rallies if I am not mistaken. Why does he sound all the time that he is the only one that pays their salaries and no one else does it? Farmaajo is good at creating some stories or exaggeration in order to steal the hearts and minds of the public. This has not only happen inside the country but the outside as well.
-
Sharif Amed supporters attack Farmaajo Demo shooting killing civilians
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Maaddeey;855802 wrote: Oba, waxaad soo qortay ma fahantay?. Sawirka Shariif baa dad fujiyeen kabacdina rasaasaa lagu furay!. Dabcan kuwa rasaasta furay Shariif bay taageersanyeen, sax?, Waa ayaandarro in qof masawir dhulka lagu tuuray loo diley, waa haddii ay run tahay. Waxaan miyaa la difaaci karaa? -
Macallinka, One thing I like about Farmaajo and his supporters is this whole thing is not filled with clan propoganda. Nothing is 100% but letmus give the guy a credit for that at least. In la ia xasdo ma ahan. Unlike many taas qatar buu ku yahay. No clan maalaycni here...
-
Macallinka;855760 wrote: iyadoo la sheegayo in aanay ka marneyn dhaqaalo lagu bixiyay dadweynaha la isugu keenay inay soo dibad baxaan. Have you guys read this sentence? Not everybody might have been paid of course and I personally think that many are genuine but the organisers and kuwa ugu firfircoon mallaga yaabaa inay xoogaagooda qaateen? Ogaada dhallinyaradaan wax shaqo ah kama dhacdo. It is sad in dad ku dhinteen. I hope inaysan Shabaab ka faa'iideysan oo aysan ummaddaan shacabka ah ee da'yarta u badan baabi'in. I think for whatever reason, there is no doubt that Farmaajo would win if ordinary Somalis were voting, but they are not unfortunately. Farmaajo should not waste his time now and he should wait after four years because this show is run by the very same people who sacked him; the International Community. I even heard that he went against their advice of not going to Mogadishu or organise rallies.. If that is completely true I do not know. Reer Farmaajo jecel my advice is just don't shoot the messenger. I know we don't like to hear certain things whether they are true or not. Yunis bal warka keen, let us have a healhty discussion over here.
-
Popular Contributors