Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Congrats to again Mo Farah. Very well deserved. Thanks for the video burahadeer. Is that voice-over yours?
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;856465 wrote: By any other name, this is isdhiibid. Iyagee jirtaa haddee isdhiibaan iyo haddii kale laakiin Soomaali badan waxee dhibsadeen that bogus daljecel hees of hers. Dadka dareenkooda intee kicisay ugu baxday markaas. MM! We cannot say it is bogus, qalbigooda annaga kuma jirno, inay run ka tagay u badi. Haddii lagu dhaho waa idin biraynaa aniga iyo adigaba ma aadneen so I don't blame them. Aniga inay is dhiibaan ma jecli balse kuma jeesjeesaayo like dadka qaarkiis. Dadka naftaada oo kale ayaa laga soo qaadaa.
-
Lol@Juxa, so you are some other thpe of lawyer? Are you a business lawyer? I might want want hou to represent me deped ing on how good you lawyer you are. I guess your name says all khayaanadii Juxa wax baad ka garanaysaa. Juxa, I don't want them to get harmed either. Why can't we start some sort of foundation that can support them and others like them instead of them claiming asylum and then asking for benefits....we all know that they are not getting hired by some clubs and then get a decent life. There is an expectation for Somalia tomget agood government at the end of this month and a lot of people are looking closely at the situation in Somalia this time.
-
Maaddeey;856305 wrote: Waxaas is dhiib lama yiraa Moonlight, ma fco conference room iyo press conference aa laysku dhiibaa, tan camal waa sallaxasho!. Maaddeey, warkaan been waaye, they have not claimed asylum. Juxa, I understand the danger they might face but are you advocating formthrm to claim asylum? Are you an immigration attorney? Yunis, are you trying to say that Zamzam and Mohamed were not picked fairly in order to run for Somalia?
-
Is Badbaado new Xawaalad owned by Abdiweli? that is what it sounds to me.
-
Cabdi Shire heestii Qaylo-dhaan maba ku khasaarin haddii uu MP ku helay as well as fame among Somalis.
-
Apophis, a friend Of mine who recently travlled to Mogadisho told me they will receive $5000 a month but I cannot confirm that.
-
lol@Tolka...waa dhan yahay, iyaga dhan intaan lee miyaa? MoonLight1 tolkaan marna waa cantoobo la dhahaayo marna illaa iyo Libooya ayey wax ceyrsadeen baan la yaabanahay. I don't think in Caddoow ay siyaasaddiisa tol tol tahay. I know inuu tolkiisa la kulmayo oo taageero weydiisanayo sida uu Soomaalida kaleba ula kulmo laakiin waxaan filayaa ma jirto siyaasad toleed. For Abdirahmaan AbdiShakuur, Xitaa Yuusuf Garaad oo ay jufo isla yihiin oo isagana awalba dadkii soo saaray ka mid ahaa xitaa ma u malaynaayo inuu wax u oggolyahay...
-
Ilaahay Turkey ha xafido...and give them more power to help all those needy muslims from around the world....Waa Ramadaan ma ahane Madaxda Carabta dhegaha ayaan ka raaci lahaa.
-
Is this Burma? The so-called world will rush back and forth and western media will talk about this everyday when these people start defending themselves and other who are upset about this come to their support. Guess what, they will give the resistent group names such as terrorists and stuff. Why can't these Budhist terrorists stopped now?
-
Xiin, I am talking about your prediction ahaa inay nimankaan soo noqonayaan.
-
Che -Guevara;856138 wrote: Aw Xiin....I doubt any of the above will come back, certainly Sharif won't be. I agree that Insha Allaah all of them will not come back...Xiin beleives the opposite if I am not mistaken.
-
MoonLight1;856085 wrote: what a moron he is. to create new districts needs a good research, a proper survey and alot of technical operations of land measurements and population count. but this guy is giving districts left and right just to get some votes. thanks to the cabins. they did a good job. . Lool....MoonLight1, they opposed him because they don't want him to reach his goal and win votes, that is all sidaan is leeyahay. Soomaaliya needs degmooyin, just timen-ka ayaa la isku haystaa why all of a sudden within the last month of the transitional? Shariifka xitaa road-mapkii waa jebiyey by creating aregion....lol...ninku xoog buu ku faanayaa.....it is not all new... AUN Yaasiin Xassan Bidde named Jarriiban degmo inthe 60s so that he becomes an MP and he got that.
-
Maaddeey nin xoogaa wanaagsan baad tahay oo lagaama maarmo ee TFG aan kuu dhiibo hallagu cafiyee, markaasna xoogaa dhaqan celis aaan badnayn baa laguu dirayaa:D
-
Isha Baydhabo ayey ku dhuumanayaan malaha.
-
Gabbal;855997 wrote: Abwaan, it seems you and I must somehow find a way to increase our support for Dr Bashir Nur Bidaar in the face of such populism of some candidates, the rumoured warchests of other candidates, and now political confederations being formed. :lol: lol....Gabbal, Dr. Bashir is already on the ground and I wouldn't be surprised to see a lot of people talking about him. In my view he is a great guy who can lead this nation and will lead us insha Allaah. Let us just wait and see how the situation unfolds in the next few days; MPs completed, the current top three leaders and Farmaajo finally give up the race.
-
lol@Oba, I know most of them was maalayacni. Xassan Sh. Maxamed, Samatar, Khaliif Xuseen, Warfaa iyo Maxamed Yasiin ayaa ah dad loo qaateen ah laakiin Mr. Fish, Maaxi iyo kuwa kaleba sida C/Raxmaan Dheere, Gacmodheere, Cumar Salaad iyo Galaalba meesha waxba kuma hayaan. The whole reason aan u soo xusay mawduucaan wuxuu ahaa anigoo sidaan Cinwaanka uga dhigayba isleh Samatar baa meesha isku haya. Markii aan waraystay dad aan isleeyahay wax bay kala socdaan arrimahaan waxay igu dheheen sida ay halkan ku sheegeen Xiin iyo Yunis, kuwaan ma ahan xitaa kuwo isku tanaasulaya.
-
Mooge, the competition between him and Sharif baa Abdiweli u dhammeeyey? Do you think in Sharif Xassan la dhayalsan karo if and if talada Soomaalida gudaheeda inuu ka soo dhexbaxo madaxweyne and no other intervention ay dhacdo? Anigu Shariif Xasan aad baan uga cabsi qabaa and in my view Somalia will be for sale if he wins.
-
Popular Contributors