Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Guddoomiyaha Ku-meelgaarka ah ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya Jen. Muuse Shiikh Xasan Cabdulle Xasan.
  2. oops....maba dareemin that Abdikariim was left out.
  3. Good, so markaa in la celiyo Xasan oo Sureer la keeno soo ma habboona? Xuseen iyo C/Weli iyagana waa in la celiyaa soo maahan oo gabar la keenaa?":D
  4. MoonLight1 let us continue the rational discussion. Stop attacking Khatumo supporters. Khaatumo, Soomaalida kale waxba kama duwana. Gabdhihii baa la iska rabaa in la soo dhamaystiro. Ma maqasheen in ragga qaar dib loo celin doono? Weliba dad siyaasiyiin muuqda ah?
  5. Yaab badanaa....Khaatumo, maxaa laga rabaa keligeed. Meeshaan dad badan baa la soo dardaray. Gabdhihii caddadkoodii ma dhamma, weli some warlords ah baa soo gudbey nothing is perfect. Insha Allaah waa la saxayaa wixii khaldama. Let us move on and focus on the main issue; in la helo dowlad waarta oo macne leh. Waryaa Mooge adiga rabshada daa, stop Khaatumo inaad uga sheekeysid who is a good oday/powerful oday and who is not. Waa haddii aadan meesha dhib ka wadin.
  6. Ilaah haka dhigo kuwo khayrka ka shaqeeya, hawshoodana ha u fududeeyo....dadka soo qoraya waxaa la oggolaaday dadkii hore loo celiyey anigu warkaas weli wax caddeeya ma hayo, waxaaba laga yaabaa in rag already liiska ku soo baxay lala kaco maalmaha soo socda....waan sugeynaa wararkaas siada ay ynrumoobaan.
  7. Lol@Boqordabagooye oo magacaabay dhooble, sida uu soo tebiyey Dayax-Nuurkiis.
  8. Good luck to the Gen Muse with this big role and I hope in meeshaan wanaag ka yimaado. Waxani Soomaali bay ia dhexeeyaan, no need in midna gaar u naxo midna gaar u farxo. Soomaaliya weli hawl culus baa u dhiman which is proper reconciliation and forgeting about the qabiil maalayacni.
  9. Mooge, who is Dhoble? Magac saddexan ma leh? Siyaasadda Soomaalidu wax walba waa ku baraysaa.
  10. Baarlamaanka cusub fannaanad waa helay, laakiin weli culummo kuma arkin. Ilaahoow khayr ka dhig.
  11. Loooooool....The Zack, Illeen Shariifka sidaan baa u nebcayd?
  12. Mooge;858518 wrote: haatu it means alot. he is effectively the leader of the country beause all other leaders time is over. he is temporary head of state. Mooge? Do you know that he is close to Abdullahi Addow?
  13. Mooge? Isha warkani waa xaggee? Fadhi-ku-dirir?
  14. Mooge;858468 wrote: ninyow abdiweli sowdiga malinba caayaya ma cid bad uga cabsanaysay. loool. i think inay wax kuu dhiman yihiin abwanow. qof waxa tahay maskax weyn lahayn. maxa war haysa odaygi adeerka eed tageraysay warlord bu isu badelay. ma ku raacsan tahay in qanyare iyo xaaraan ku naax la soo celiyo. loooooool. lol...Mr. Maskax weyne. Aflagaado.com.....this is a sign of frustration. Abdiweli ma caayin, did not call him names but I said I don't want to see him as a president. Waa isku dhex yaacday Mooge, what happed to kalsoondii, oo dharkaaba dhigan rabtaa, haddii Abdi wax noqon waayo.
  15. What is the isku dhexyaac with some SOLers? President Sharif was never elected or called himself to be a president for life. His term has ended. Wixii uu qabtay taariikhda ayaa xusaysa. At least process Soomaali oo dhan la socotey iyo caalamkuba ayuu ku baxay and he wasn't told you have a week to go then leave the country. The man has a responsibilty which is to transfer the seat to whoever is elected in the next few days insha Allaah. I personally do not want the too three top leaders to come back. We need a change but we need to repect them too provided that they leave peacifully.
  16. Waa billaabatay. Whatever happened to walaalayaaloow I want a positive campaign ee Cabdiweli aan faaniyee yaan wax laga sheegin.
  17. Not sure when it is. I guess the parliament needs to be completed but there will be a big news in Mogadisho within the next few hours. Dowladda ayaa la kala dirayaa.
  18. MOGADISHU, Somalia (AP) — Members of a new parliament in Somalia are being sworn in, but there will be no presidential election. The mandate for Somalia's U.N. mandate ended Monday, the day by which international backers had hoped a new presidential election would be held. But selection of a new, 275-member parliament has lagged behind schedule amid allegations of intimidation and corruption, and elections for a speaker of parliament and president are still several days away. Some 225 people have been named to the 275-member parliament, and those members are to be sworn in Monday. When the full body is seated, elections will be held. Somalia has been without a fully functioning government since 1991. The U.N. hopes the current political changes will help seat a government that can provide services to the people. http://news.yahoo.com/somalia-parliament-no-presidential-vote-062821839.html
  19. Somalia;858172 wrote: Election is tomorrow.. Not excited, it's clear Sheikh Shariif will win, he has too much money for anyone to compete. lol...Don't give up yet..... Even if he does although I am against Sharif to win again, I will respect the results insha Allah and I encourage you and others over here to do the same.
  20. Great Stuff...Ilaah ha u naxariisto Sh. Mukhtaar. Kasmo hawl weyn ayay qabatay oo inay waraysigaan taariikhiga ah qaadaan wax wanaagsan ayay ahayd. Hadda ka hor ayaan ka akhriyey caddad ka mid ah kuwii Kasmo balse it was good to read again in order to refresh my memory. Thanks for sharing this MMA.
  21. Mooge;858278 wrote: Qof micno badan samynya uma ekid. Inan afka furto doni maye nakalada ninyow. Reerkan aad hawada ka urisayna ha isku warerin adiga dalayee. Afka ma ahane haisku yarayn waxaad furaneysid:D
  22. Mooge;858239 wrote: abwan waa markaagii cirka leefi jirtay. lool. the topic was changed by you anti-puntland crowd. you twisted faroole's main message. you arehere just to spew hate for the clans of puntland. i don't think inaad dan ka leedihiin faroole iyo sheekoyinkiasa u malin walba ku hadle siyasada ku salaysan. i am way too smart to be fooled by your fake cries here. it is not about faroole. it is about hating people of puntland and making them look bad. let us be honest for one minute here. i don't care for farole and you know it very well. the topic was about farole saying let us not add WARLORDS in the new parliament which is what shariif is demanding it. Eesh calaa baaranooyo, marna waa saas baa naloo galay iyo xaggay ka baxday, markii wax la is weydiiyana waxay tagtaa waa nala neceb yahay iyo futuud, waryaa Faroole iyo adigaa hawada leefi doona insha Allah. Nobdoy wants to fool you. Ayaandarro waxay haysataa, qofka isku haysta inuu Soomaalida ka fiican yahay oo ka xaq badan yahay.
  23. Mooge;858226 wrote: abwan faroole doesn't want shariif's wish to include warlords in the mps to come true. Faroole is sending the message to Mahiga that this rule should not be relaxed. it is a good game played by the most savvy politician in the political arena. but question is why does shariif want the warlords? I don't understand why this guy isu cebanayo. it is shameful for shariif to demand warlords to be inculded in the MPs. Mooge, the problem over here is why are you changing the topic to Sharif when we are discussing about Faroole? His St upid comments are good games? You think you have the right to call someone a warlord or even criticize Sharif when you want to praise and support individuals like Farole for this kind of nacnac? For Sharif's comment I dont agree with him defending warlords. Su'aal kale, why are people like Abdullahi Sh. Ismail, Ibbi and A/Aziz Sh Yusuf targeted when Juriile, Tarzan, Hassan Abshir and Mohamed Abdi Yusuf are accepted? Complete justice is needed over here.
  24. Lol@mali....and ma is tiri waxbuu ogyahay? Faroole bilaash uma qayliyo sometimes.....markuu dhaho cid aan annaga ahayn madax ma noqon karto warlord muxuu ka duwan yahay waa yaabe? Iyaguba intaas bay meelaha ka sheegaan.
  25. Lol...the funny thing is he is not different; isaguna waaba another warlord afka un ka dirira. Spoiler yaa dhaho afkaaga xiro, haddii kale maxkamadda aad sheegeyso ayaad ku biiraysaa ragga la hor geynayo.