Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Mooge, ma reer Hindiya ayaad ahaan jirtey? Illeen xoogaaga calool-jileeca ah halkaas baad ka keentay.
-
Macallinka;859929 wrote: Adiga how do u know, Maadeey hadaaba meesha timide mise waxaa la joogaa markaa shanta gamcood lataagi jiray loool Wlc to SOL lool and here comes Mooge defending him, soo waxbaa jira haye?
-
Mooge;859851 wrote: kiss somalia goodbye if galeyr wins. only the irrisponsible clan haters will celebrate his win. i can understand khatumo supporters celebrating because that is their guy but all other somalis who want this guy to win don't want to see progress in somalia and want to reverse all that was done recently. let the game begin. ciyaartu ha socoto. ali has less chance of winning than ant becoming speaker of somalia. lool Mooge:D Does that mean aniga iyo beesha lee Soomaaliya ugu fiican oo wanaag rabno, inta kale ma rabaan? Yaab badanaa...Bal waxaad soo qortay dib u akhri...
-
Lol...Aaliyyah...aamiin.
-
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Taleexi;859686 wrote: Horta Duke wax sharciyi ma qabtaa? mise hortaa banaan buu u socdaa!! Sharci ma qabtee xeryaha dowladda ayuu iska galaa:D -
malistar2012;859568 wrote: Madaxweyne Shariif has no connection to the warlord , lets get that clear . Madaxweyne Shariif is not selecting mps its the Elders ..... The President has to accepted wish of the elders , thats all their is . Madaxweyne Shariif did not include any warlords into his administration unlike prior administration.. Its was TFG and the International world that brought the warlords back When Madaxweyne Shariif chased them out of Somalia .. abdiwali camp is playing with fire ..... he almost cheated his way to the top position with help of TSC Lol...MaliStar2012....oo hadda ma waxaad leedahay khiyaanadii baa lagu qabtay?
-
Somali philosopher;859654 wrote: farole can say whatever he wants about that guy but average Somalis in that region don't care for his death and will go by their usual business. I think that is right.
-
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
General Duke;859594 wrote: Lol. Maskiin the "nationalist" out of Qabiil love is rooting for Sharif Sakiin? Adeer read the articles, I am not the editor of Balcad.com, Raxanreeb & so on... your fakeness has been known to me for along time..Adeer we have a few days so we shall see... Why does Duke attack people when his clan- based views are challenged? All I hear from him is you are this and that & cid hebla ayaad tahay: this is one of the reasons that members cannot have a rational discussion, Duke you are a spoiler:D -
lol@Mooge...You NEVER liked Zanawi policies? Since when?
-
Aaliyyah;859527 wrote: ^Xabsi in la dhigo waan kugu raacsanahay odeygii khasab gabadh yar ku guursada. Wixi khasab ah diintu way kasoo horjeeda. Anna waan idinku raacsanahay, laakiin fadlan dadka la xirayo hallagu daro islaantii wiil yar guursatana oo sirsirata.
-
Samafal, ninkaan Gallayr ma dhihin waa xalay dhalay oo khaladaad wuu galay. Juriille khasab ma ahan in cajal laga helo. Horta waa nin intelligent ah, asluub leh oo reer magaal ah, aqoonyahanna ah ninka ragga ah lama xaqiro, laakiin waa opportunist meeshii uu dantiisa ka arko aada, he has worked the military regime, with the warlords, waxaa lagu eedeeyaa inuu wax ka ogaa sun Soomaaliya lagu duugey anigu caddayn shakhsiyan ma hayo, waxaa sidoo kale lagu eedeeyaa musuqmaasuq. Wasiirka Boostada markii uu ahaa shirkadaha taleefonnada leh ayuu lacag xad-dhaaf ah ka qaatay isagoo u fududeeyo arrimo la xiriira isticmaalka area-codes-ka and stuff. domain-kii .so isaga iyo Abdikariim Jaamac halla weydiiyo meeshii ay geeyeen. Ninku waa nin aan dhib yarayn. I am sure adna wax waad ka taqaan ee intaad is aruuriska iska deysid aan runta ka hadalno.
-
Siday digtoonoow-da ugu jiraan baanba ka yaabay Siilaanyo iyo Yarka Arrimaha Dibedda u qaabilsan.
-
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
lol@Samafal. -
Mooge, anigu fadhi ku dirir ma tago. Reerkana taleefon kulama xiriirin. My sources noocaas waa ka duwan yihiin ee ICG statement ma akhrisay? Yes, Juriille aniga waxaa igala fiican Gallayr. Gallayr is not a saint balse I would rather have him than Juriille.
-
General Duke;859492 wrote: Jen. Axmed Warsame, the one who died a few months ago? No. this one General Duke;859093 wrote: 11.Gen: Axmed Warsame Maxamed that was on the list you posted yesterday. Isagoo dagaalladii sokeeye tuute gashan baan arkay oo abaabulaya ciidammo. Marka anigu halla rooro run baan moodey. Ruux kasta oo si toos ah amase dadban uga qayb qaatay dagaallada ayaan leeyahay hallaga saaro, Period.
-
Mooge;859478 wrote: abwaan ninyoow bahasha hoos u dhig oo nagadaa waa inagiiye adba faroole inu speaker kuu noqdo kuma qanacdeene. ya rabi. looooool. Mooge, you are wrong sxb. Faroole haddii uu caddaalad ku soo baxo waan aqbali lahaa laakiin habhabta ayaan la i tusin aniga.
-
Ninyahow waan maqlayaa arrintaas and I am really dissappionted waayo the international community inay ka dhabeeyaan bay ahayd in si hufan loo xulayo xildhibaannada. Ayaandarrada jirta ayaa waxay tahay khayaanada Abdiweli iyo Sakiin ay is lahaayeen aad kursi heshaan ayaa waxay maanta na gaarsiisey in warlords ay rajo yeeshaan inay xildhibaanno noqdaan. Haddii bahasha si fiican loo wada shaqayn lahaa maanta halkan ma aanaan taagaaneen. You know inaanan Shariif taageersanayn and I care less haddii uu kursi waayo. Rag badan oo siyaasadda reeraha horboodayey illaa iyo 1991 ayaa meesha dhooban iyaga iyo warlords-kaba anigu kulli waan ka takhalusi lahaa. Markaas ayaan dadka da'yarta iyo haweenka fursad siin lahaa. Maxay kula tahay in gabdhihii jaanis u waayeen waa odayaashan. Miyaadan la yaabin in Ibbi, C/llaahi Sh. Ismaaciil ay noqdaan warlords oo markaas Xariif Xasan, Xasan Abshir, Abdi Dhuxulow, Jen. Axmed Warsame, Juriille iyo Cabdi Yuusuf ay noqon waayaan...Mise yaabkani waa ii keligey? Warlord keligiis meel gaaray ma jirin, nin kasta waxaa hoosta kala socdey ragga aan soo sheegay oo wada miiran from Raaskambooni illaa Raas-Casayr. Adigu ma aragtay the ICG statement ay ku dheheen waxani oo dhan still waa maala-yacni. Tolow ma run bay ka tahay mise waxaa wax ka jiraan inayba rabaan in waxani ay shaqayn waayaan si ay markaas iyagu toos Soomaaliya ugu taliyaan as many of their critics and conspiracy theorists claim.
-
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
General Duke;859477 wrote: No adeer you missed it out of excitement.. as for editing it, go back and check the post again.. :Dok -
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
lol@Duke...I either missed it or you edited it:D. At least we now agree that Gallayr is in. And he might win.. Labadeennaba waa noo khasaaro. -
Iyagaa ka shallayn insha Allaah, dad badan Su'aal waa sugeysaa....I really cannot believe in nin Soomaali ah uu Itoobiyaan dalkeenna dhib ku hayey oo dhintay uu sidaas geeridiisa uga tiiraanyoonayo. Dadka caqliga leh ee iska daba jooga siyaasiyiin-ku-sheegga noocaan oo kale ah baaba ka sii liita. Odayga Siilaanyo aniga intaan waa igala cuslaa, ee maxaa daaray ma da' baa? XX, waa raggeedii waxan wuu ka soo horjeedaa.
-
Mooge;859466 wrote: war maad ka dayso. loool lol....Dee waa runtay, Aniga Abdiweli haddii uu soo baxo again waan la shaqayn adna haddii lagaa raayo waa inaad nin kasta oo Soomaali ah la shaqaysaa?
-
Aaliyyah, waan u jeedaa in goolka marba meel la geynayo. Laakiin yaa iska yeelaya. Siyaasad qabiil un ku salaysan siyaasad ma ahan. Toloow markii Somaliland si buuxda siyaasadda Koofurta ugu soo wada noqotana maxaa dhici doona? Haddii aan caasimadda la rarin Itoobiya ayaan ku darsanaynaa miyey dhihi rabaan?
-
MoonLight1;859460 wrote: Shariif sakiin has made these elections more interesting, from two horses to three racing horses. The guy must be a revolutionist to his people since he made them aim higher. Good for sakiin. Abwaan, i fear if the D bloc loses then the new government will have lots of problems co-operating with Puntland. This will be the biggest relegation since Sheekh C/Raxmaan D landed on the shores of Bareda. . How is the D-Block going to loose when Gallayr becomes the new speaker? Meeshan been baaba la isku sheegayaa wax D-Block iyo H-Block la dhaho ma jirto oo waa la kala socdaa ee waa la isku awr-kacsadaa. Dadka iyo wixii aan wax fahmeyn un baa lagu ciyaaraa.
-
Speaker of federal Parliment the hottest race ever
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
lol@Mooge...war odayga ka har, ninku raggiisuu wax la qabaa. You support Faroole and you are against Gallayr? Wax badan baa khaldan. And what other reason baad ka hadlaysaa? Maba qarin waxaan iri my candidate buu u dhammaynayaa.
-
Popular Contributors