Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. money, thanks for taking the time to do a summary on this. I still think that clans should be asked to complete the 30% share for women. Women should get their complete share of the MPs, period.
  2. Well, Indhahaaga iyo dhegaahaga say that that is why, but I have not changed at all. The same Abwaan.
  3. There comes Xiin and his back up posts when xaaladdu xumaato...Oday Biiqay sheekadaan ma soconayso. ee turubka halla baandheeyo again. Shariifna waa lagu qalqaalin inuu iska tanaasulo ee tolalka hallala hadlo.
  4. oh Siyaasi, I have two other numbers oo la iga soo wici karo, plus google-voice number, fiber ee sideen ku waayey call-ka aad sheegeysid? Cayaarta maa la iska daayo. "Waa la doogiyo yaan la dacaroon" Meeshaan tol wada fiican ma jiro ee ninyahow bahasha cuqdadda ah yeysan kugu fogaan, haddii kale adiga leey kugu dhex qarxaysaa.
  5. Siyaasi;861400 wrote: This bayaan was not from Puntland websites but it was published today by two of the biggest BEESHA websites, Dayniile & Somaliweyn. Mr Abwaan maxaa reerka ka didsiiyay? war heedhe la hadla inay is dajiyaan. Siyaasi, sheeko jilicsan iska dheh waxaan? Who is beesha? Magacyadood? Qurbojoogta H-Block ku lahaa....kuwa xitaa doomaha Liibiya ka baxaya saaran, kaamamka Yemen, Turkiga, Xabsiga Malaawi iyo South Afrika ganacsiga ku leh ma ku jiraan. Illeen lama kala saarine.
  6. Mooge;861399 wrote: further to that abwan, in la is xasdo ma wanagsan oo dowlad somaliyeed kuligeen bay no wanagsan tahay hadu wadanku hagaago laakiin let us not deny credit to those deserve it regardless of political differences. you like other condidates and that is fine but give credit where it is due ninyoow. it is the practice of waxgarad. Anigu marna uma diidayo credit Abdiweli taasna dhaqankayga ma ahan laakiin waxay iga ahayd xasuusin aan xoogaa kaftan ah ku lifaaqay si aan humour ugu yeelo.
  7. Mooge;861398 wrote: Abwaan, credit goes to everyone in this goverment including madaxweyne shariif, cumar cabdirashiid who started the wars against alshabaab and farmaajo as well. But we need to give more credit to the man who laid out the latest plan and is still executing it. Abdiweli made this his whole life priority. Security is number for him and he put his plan infront of AMISOM and AU and said I am giving myself 1 year to capture the whole country and they said fantastic. let us do it. Watch this video documentary of how abdiweli vowed to deliver security and capture the whole country. waxaad modaa inuu time-gareynayay everythign. Abdiweli's work is still underway and a new Prime Minister can change it but they must be selected first. Mooge, I agree the credit goes to all of them and this is why I was always against the Farmaajists who used to say isagaa mushaar billaabay. Waxa idaacadaha loo sheego in face value loo qaato ma ahan ee waa in si caddaalad ah loo fiiriyaa. Anigu Abdiweli credit uma diiddani ee waxaan rabey xitaa adiga inaan ku xasuusiyo in qorshahaani yahay mid degsan oo ammaanka dalka lagu sugayo oo aan qof gaar ah loogu saarin karin guushiisa. Waana runtaa dadku isku dedaal iyo qiimayn ma ahan, balse Abdiweli wuxuu ku soo aadey wakthi ay threat-kii iyo caqabadihii Shabaab sii wiiqmeen, sidaas baa xilligiisa more guul loo gaarey midka ku soo xigana waa ka sii jaanis wanaagsanaan doonaa insha Allaah.
  8. And why are there no names on waxan aad soo xigatey Siyaasi hadday wax jira yihiin?
  9. Somalia;861389 wrote: When Galayr loses tomorrow they will say it was Faroole's fault, just watch. It's always someone else's fault! Bribes took place in the new parliament will be the charge! If Gallayr looses that is ok and I will accept defeat balse if your man looses will you work with Gallayr? This is politcs. Gallayr seems to be leading so far.
  10. We will see who the real winner is less than 24 hours insha Allaah. Ilaah khayr iyo guul haku dhammeeyo, Cali Khaliifna ha helo kursiga. Mooge iyo asxaabta kalena ha noqdeen kuwo ku qanca.
  11. lol...Mooge waan kugu bogaadinayaa sida akhyaarnimada leh ee aad iigu jawaabtey, but this also means Abdiweli keliya ma sheegan karo guushan ee all the PM before him also share this, right?
  12. Marka hore waa guul u soo hoyatey ummadda Soomaaliyeed. Midda labaad waa su'aal ku socota Mooge. Who is capturing Marka now? Abdiweli? Well he is not even a PM now? He is an MP. So this will not go on his CV.
  13. Aaliyyah;861379 wrote: Abwaan kuwan warkooda ka bax( Duke iyo wixi la halmaala). Beshooda uun bay wax la rabaan, umada kalena waxay rabaan in ay xaqiraan. Taas yaa ka yeelaya.
  14. Taleexi;861290 wrote: Personally, I wouldn't pay a penny for this contest but would read the result on the papers next morning!, Amin Amir is an artist Less than 24 hours left now Insha Allaah.
  15. If Xasan Abshir is not a warlord that will make Qanyare a peace-maker. Malla isku ciyaaraa.
  16. Mooge;861363 wrote: so now xasan abshir and juriile are warlords? you have lost the argument abwaan. waan ka baxay ninyoow. hakuu macanato maaweeloda. loool. Yes they are warlods. Xasan Abshir not onlyh took part of H-Block and D-Block wars but he also sent arms from Mogadishu to Garowe when he was the PM in Arta government. Do you have any proof that Ibbi and Amb. Ismail were warlords?
  17. And let those you mentioned here be rejected and that is ok but why are the ones I mentioned allowed in and Amb. Ismail and Ibbi were not? What kala saar hawsha. Most of the guys rejected were targeted but it backfired... Why were they allowed back in if it did not? Why Hassan Macallin, Former minsiter of Interior Abdulkadir Ali Omar and Abdikareem Jama were refused at the begining. Mooge waxaa la yiri "God sireed ha qodin haddii aad qoddidna ha dheereyn ku dhici doontidaane ma ogide". You guys are chasing warlords when you tried to make the biggest warlord a saint, called him the best president, named airports after him. Yaad la moodey in laga caqli badan yahay? Annagii xitaa ma isku ciyaaraynaa? Ninyahow waxaan ku leeyahay "Rag hortii ha caban". Soomaali maamulku waa ka dhexeeyaa, ninkii is xijiyana isagaa daadku qaadi.
  18. Remove the other warlords that are already in; Juriille, Xasan Abshir, Mohamed Abdi Yusuf, Shariif Xasan then that will be a fair game. All these men I mentioned led their clans and immobilised youth way more than Amb. Abdullahi Sh. Ismail and Ibbi might have done. Let this be a fair game guys.
  19. Mooge, haddii aan indhaha la is tireyn in Shariif Xasan, Xasan Abshir, Juriille iyo rag kale ay gudbaan oo la dhaho Ibbi iyo C/llaahi Sh. Ismaaciil baa liis warlords lagu darayaa taasi ma caddaalad baa? Horta kelimadda warlord means "Dagaal-Ooge". Raggii dagaallada Soomaaliya hurinayey waa ka buuxaan baarlamaanka, nimanka halla wada saaro amase halla iska daayo. Siyaasad jilicsan oo daaha gadaashiisa laga ciyaarayo annaga Faroole yuusan noogu suuroon.
  20. And I agree with you Shariif xaq uma laha inuu awood isticmaalo, but all I was saying was Farole hal iyo eber baa lagu maray that is why uu afka u furtay. ee maxaad igu maageysey? Waryaa I want my apology now.
  21. looooooooooooooool@haddii runta laga hadlo is a hate....War I don't care waxaad sheegtid cause afkaaga kuma noqonayo.
  22. No I am talking about the Gallayr that went to the UN 10 years who acheived a whole resulation for countries like Ethiopia to stop voilating Somali borders. Ninka ragga ah lama xagxagto lamana xasdo waryaa intaad qof amase beel gaar ah wax u raadineysid.
  23. two threads from Gaalkacyo and Garowe within a week. One goes to cidday khusayso, the other was for Gaafoow. Nin xildhibaan ah ayaa u xiran baan maqlayaa...Horta deadline-kii 24-ka waa dhammaaday ee Gaafoow malla soo qabtay? Waxaan ka akhriyey website in wax lala yaabo oo aan hore u dhicin ay dhacayaan haddii aan la sii deyn ninka xiran. Xildhibaankanna maxaa lagu haystaa? Yaana haysta waa yaabe?
  24. Somalia;861339 wrote: Laughing at reality is what got you in the place you've been for decades now. Do you want me to state from A to B the more times Faroole has outsmarted and overpowered all of your moryaan leadership? Today we are at a state where the moryaan want to legitimize warlordism, I mean the father of warlords did come from the south but in a permanent parliament, tsk tsk, wax isku fala. As if the IC would allow this anyway. *smh* lol@Caradaada ayaa laga dareemayaa sida ay kuugu xun tahay bahashu. Adiga ayaanba meel lagaa saro lahayn. waryaa is deji oo wixii aad cabi jirtey oo isku dejin jirtey isku deji:D Unlike you I do not want warlords to be allowed in but I just wanted to remind you that Farole is upset because Garoowe cidna kulama kulmin where Shariif la iskga daba noqnoqonayo. You know inaan rabo for Sharif to go ee ilmada iska yaree, waayo Abdiweli madaxweyne noqon maayo haddii uu MP sii ahaado buu nasiib leeyahay.
  25. Gallayr is needed for xudduudaha (Itoobiya iyo Kenya malagood baa galay Soomaaliya dambe siday rabaan kama yeelayaan, nin oggol in maamul goboleed baan xabbado siinayaana laguma ogeyn), wuxuu kaluu jagadaan ugu qalmaa inuu yahay nin fahmaya dhaqammada Soomaalida ee kala duwan ahna ruugcaddaa meelo badan ka soo shaqeeyey. Inta la iska illoobo hebel iyo ciddeenna cadkeedii waa u dhammaatay ninkaan halla taageero. I really want him to win and cid heblaa kursigaas lehna ha ii goyso, then kan madaxweynahana sidoo kale qof aan la fileyn haku guuleysto. That is my dream.