Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. MoonLight1;862471 wrote: I heard he now swore to bring Gaas & Shariif down with him by directing D&G vote on other candidates, And that is good because my prediction will be correct insha Allaah.
  2. lol@Moon I did listen to him and that is good cause ninkaan inuu isagu Soomaaliya ka sarreeyo ayuu isku maleeyey. Ragoow kibirka waa lagu kufaa ee taa halla ogaade, Shahaadaan soo gadanayaa ee wax iga qaad iyo markuu leeyahay doorashada madaxweynaha hallaga hor mariyo tan baarlamaanka muxuu is moodey soo kibir ma ahayn. Oohintu waa ku macdahay.
  3. ALxamdulillaah, Naxdin iyo Farxad within seconds ah ayaan la kulmay. Kor markaan akhriyey waan yaabay hoosna markaan ka akhriyey in la helay waan farxay.
  4. They helped AY, how can they not help Sharif? I still want him out though, but this question needs to be answered.
  5. Mooge;862444 wrote: jawaari is not smiling. " [/b] I still have not seen a photo of him smiling anywhere.
  6. Warlord or not, these individuals are heavy weights siyaasadda maanta Muqdisho taal wax badan saamayn ku yeelan doona. Ciyaarta horraanteedii Abdiweli ayaa 2 gool ku dhashaday 5tii daqiiqo ee ugu horreysey haddase 4 ayaa Shariif ka dhashaday. That is my observation.. Abdiweli waa loo yaabaa. Remember this is not Nairobi or Jabuuti but Mogadishu ama Koofurta Soomaaliya oo ah meesha ay nimankaan qaarkood ay xukumayeen for the last 21 years. The funny thing was xitaa Hay'ado civil societies ah ayaa u doodayey in la soo celiyo and that itself is telling. I still support Dr. Bashir Loyan and I want him to win.
  7. Indeed. Not a good news that they are back. Here is some evidence that they are in: source and more photos: http://jowhar.com/news.php?readmore=2176 Sida muuqata Abdiweli daadka ayaa qaadaya sidii Shariif Xasan. Mooge ayaan la hadlayaa oo so far campkiisa ugu macquulsan. Mallaga yaabaa inaad candidate kale raadisaan? Sheekadu waa xun tahay.
  8. Is that true? And SOL's Abdiweli camp say Sharif Ahmed has no power. MoonLight1, labadaan beri waa maqnayde intee aadey? Mise magac kalaad meesha ku joogtey?
  9. Maaddeey, sir baadba gudbineysaa, that was noted and ciidanka qaranka ayaa loo gudbinayaa.. Ninkaan Maaddeey meel ma jiro, he is even giving hints publicly.
  10. Because some Azania members are telling them wait, Itoobiya ayaa xawaaladda lacag soo dhigtay ee aan soo qaadanno haddii kale way ceshanee.
  11. The Zack;862227 wrote: Abwaan, true he might not be sincere but what he said is the truth. That clan should not be limited to the speaker post. Do you agree? Yes, I do and that is one of the reasons I supported Gallayr; for things to change and suprises to happen, plus few other things.
  12. Yunis;862158 wrote: This is not the end. he is already filling an appeal again, plus claiming bankruptcy is an option to confront and agitate his accusers. Then they will get a copy of the bankruptcy confirmation letter?
  13. Oo ma nin madoow baa? Yaab badanaa.
  14. Samatar, rajiim khaladaad sameeyey ayuu shakhsi ka ahaa....waxa keligii loo eryanayana wayga gadmi weydey. Taliyihii Nabad-sugidda ee gobollada Waqooyi waxa loo qabsan waayey, waa Riyaalee oo isaga lagu haystona wayga gadmi weydey.
  15. The Zack;862208 wrote: Sakiin has a point. It is sort of looking down. Why always them? Why just a mere speaker post. They should be able to run for a president. I agree. P.s. Those of who accuse Sakiin for whatever you accuse him of, your candidates are on the same boat. Waa wada tuugo seddexdii u danbeesay. Zack , he would make more sense if he wasn't the one running. Isaga marba si miyuu ku qaadanayaa? Today, marka uu leeyahay waa naloo doori jirey, markii uu waayey siduu rabey, isagu markii uu ku guuleystey labada jeer oo uu weliba xoog iyo xeelba ku qaatay ma cid baa u dooratay oo tiri kan baan kugu khasabnay oo aan kaa dhigaynaa?
  16. Lol:D Oba oo Marka ku baashaalaya iyo Maaddeey oo la baafinayo.
  17. Mooge;862018 wrote: your uncle galeyr had his shot few years ago as PM and you still wanted him back on top. hoo bariiska. looool. loool....Mooge oo muujinaya his celebration in reer Mudug style. Hoo bariiska goormaz iigu dambeysey.....Ogow in few days adigaa laguu isticmaalayaa insha Allah.
  18. Here is the answer: Abwaan Senior Nomad -------------------------------------------------------------------------------- Join Date: Jan 2004 Location: Meeshii... Posts: 5,221Rep Power:126
  19. Iyadoo sida cad aysan wax walba perfect noqonayn, haddana runtii dedaal dheeraad ah ayey muujiyeen guud ahaan xubnaha baarlamaanku. Doorashadii maanta oo Talaado ah goobta ay ka dhacaysey keliya waxay joogeen qiyaastii 12 saacadood. Muqdisho ayaan la hadlay 7:30am in the morning markaas baa la ii sheegay in basas looga qaaday hoteelladooda. Sidoo kale habeenkii 11:15pm doorasho ayey u fadhiyeen. Waxaan rajeynayaa in inta hawsha ka dhimman ay si habsami leh u soo gunaanadaan. Taasoo ah Faanoole fari kama qodna, waxaa dhimman doorashadii Madaxweynaha, aqbalidda Wasiirka Koowaad iyo wasiirrada uu soo doorto iyo ugu dambayn hawshii laga rabey in Baarlamaankani fuliyo afarta sano ee soo socota Haddii Ilaah Idmo.
  20. Xiin awalba xiinfaniin baad ahayd......Boor isku qaris waa dhammaaday...you are busted intaas baad shaqo iiga dhigatay.