Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Middan qaxwaha ku dul fekereysa maxay ahayd? Iyaduna ma suuroonaysaa?
  2. *Blessed;863209 wrote: LMAO. I want some of whatever she's on. :D What about haddii laga yaabo inay xanunsan tahay?
  3. Xaaji Xunjuf;863287 wrote: ^^ Dr Cismaan manad ku akrin SOL lleey oo governor ah maxaad ugu diidi Dr:D lol...who is Dr. Cismaan? Ma Cismaan caataa isna Dr. Sheegtay? Mise Faroole ayaa Cismaan magaciisa labaad yahay?
  4. Goormuu Ileey Dr. Noqday? I thought inuu Kilinka 5aad meelo ka mid ah korontada gelin isla markaasna loo dhiibey jagadaan.
  5. The Zack;862927 wrote: Shariif Ahmed is a threat to Kenya, he is also a threat to Azania. I won't be surprised if Kenya supports Abdiwali. Politics is always about interest. lol@Zack, Azania iyo Kenya walaalo miyaane? Mise waa isku dan?
  6. MMA, xogtiisa ayaa soo xoogeysaneysa **** MPs are very upset. I heard that they are united to let Sharif Ahmed & Abdiweli loose. They are also looking for a third person that they want to make deals with.
  7. Duceysane, that is what we agree on that Sharif and Abdiweli should both go, laakiin Farmaajo lee ha igu soo celin.
  8. Ob, Because anigu Farmaajo waxaan u arkaa nin wixiisu aysan hadal dhaafsiisnayn. Ninyahow, emotion dal iyo dad laguma xukumi karo, and we don't need guulwadayn iyo sheentar la iskaga cammiro, we need shaqo hufan oo la qabto. Ninkan xoogaa dadka been buu u sheegaa and dad badan baa iyagoon hubsan qiiro ahaan u raaca. Indho-adaygiisa ninka inta ayraboorka ka soo degey dhahay, askarta mushaar lama siin ee halla siiyo. Waa fidno abuur. How did he know waxa la siiyey iyo waxaan la siin. And how does he know in meesha wax la siiyo yaallaan iyo in kale? Abdiweli rag madaxweyne ka mudan ayaa jira ayaan aaminsanahay ee ujeeddadu aan uga soo horjeedo ma ahan inaan leeyahay waa qashin. I beleive inuu Farmaajo ka aqoon badan yahay, ka deggan yahay, ka macquulsan yahay. Xaqiraaddu ma fiicna. Xoogaa Abdiweli qabyaaladda ayaan ku dhaliilayaa iyo isagoo Faroole jeebka ugu jira.
  9. Mooge haddaan ka baqayo soo ma dheheen Abdiweli baan dooranayaa gebi ahaanba? You know who my candidate is right? In case you don't here he is: Dr. Bashir Loyan. Moogena waa oghaya inuu Abdiweli kaga fiican yahay jagadan. Duceysane, maxaa cabsida keenay? Don't I have a choice?
  10. UZTAAD;862985 wrote: waa taagersanahay in badda la gado waaayo wadanku waxaa u baahan yahay lacg . marka haddii qayb ka mid ah badda la gado dhib maleh .hadhaw baaan dib u soo gadanaynaa marka wadanku xasilo Ilaah baa mahad iska leh oo aan talada dalka noogu kaa dhiibin.
  11. So the big day is announced now. Ilaahow sahal ummuuraha.
  12. If the choice was only between Abdiweli and Farmaajo I would vote for Abdiweli.
  13. Che -Guevara;862756 wrote: Duke asaa warlord.ah..lool And he is spreading Duke rumours over here.... They were told to wait until Saturday.
  14. oba hiloowlow;862044 wrote: when is the president election? Should take place within 10 days.... Mahiga said that.
  15. Duke, I think some of the guys in this picture might be more educated and less clanist than you are. Busted:D
  16. General Duke;862479 wrote: Mooge, I am getting allot of confised news reporting. I hope they don't get in and spoil our new found Parliment. Also no one cares who Qaynyare voted for we know his actions as a minister and so on.. Sug adiga madaxdaada haku war celin, Mooge said it is ok and Mooge confirmed Qanyare's role on AY election.
  17. MoonLight1;862480 wrote: nuts. Even Zamzam thinks she will win gold at RioDejaneiro Olympics 2016.
  18. 6 maalmood aaska ka hor buu sii tegey, kani Itoobiya jeclaa:D
  19. Duke wuu khalkhalay like Faroole did, aaway Mooge iyo raggii kale ninkan sida halloo dhaamo. Duke maalintii Shariif AY meydkiisa uu jinaasada ku tukanayey waxaad lahayd waa waddani and stuff maantana waa warlord, goormaan ku raacnaa? Raggu waa kuwii reconsile sameeya and Shariif did with adeerkaa ee taas tusaale ka dhigo.
  20. MoonLight1;862506 wrote: Taloow Abwaan & Xaaji Xunjuf maxaa ka qosliyey? ;) Dharbaaxada Duke ku dhacday.
  21. XX, Siilaanyo wakhtigiisii siyaasadda waa gebagebo ee Jamaal Cali Xuseen oo Soomaaliya jagooyinka ugu waaweyn mid haya haddaad aragtid mustaqbalka maxaad ka dhihi? I am not faaliso, neither do I beleive in khuraafaad, wax baa gaar la ii tusana ku oran maayo ee hadalkayga meel ku qor.
  22. Che -Guevara;862484 wrote: ^Their constituents are supporters like you who would support any MJ-derived leader regardless of the kind of person he's.
  23. good Mooge, taas waa wax rag lagu yaqaan.