Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;864167 wrote: How old were you back in 2000? You said you are 19 years old now. And he said he was born in Gaalkacyo.
-
MoonLight1;864062 wrote: war heedhe meeye saaxiibadeen reer khaatumo? saantoodii iyo shanqartoodii way yaraatay siduu adeer Cali dariishadda uga baxay;) waxaan filayaa in Cabdiwali guushiisu aamusin doonto inta hartay. MoonLight1 gardarrada jooji adigaba mar dhow baa daadku ku qaadayaa insha Allaah. Seriously doorashada ayaa lagu jiraa oo Soomaaliya meelaha kale oo dhan waxa ka socda Xamar ma ahane waa iska gaabiyeen. Xitaa Dr. Cismaan baa ayaantaan shaqadisii gabay cid kale iska daaye, if you know what I mean.
-
A tale of two leaders; Abdiweli Shari's arrival at Mogadishu....
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Duke adiga waan fahmi waayey ee intaad Abdiweli is lahayd ammaan amaadba u dhammaysay. Ninkaan wasiirradiisii la rukhseeyey oo busaarad ka muuqato ayaa soo dhaweeyey. Bil ma aysan maqnayn ee waa maxay siday u ekaadeen? Illeen waxa xukunka loogu wada ordayo Xoolaha ummadda ayaa la rabaa in laga wada lebisto oo lagu naaxo. -
Shinbir Majabe;864187 wrote: Awalba falaad ayay ka ahayd, markii la dhahay $10,000 keena ayay boodeen!! yaa dhiibi karo lacag bilaash ah adigoo og in lagaa badinaayo,. Wali waxaa harsan kuwo badan oo maalmaha soo socda ayagana ka bixi doono tartanka Madaxtinimada, sida Abwaan's Musharax Mr. Looyaan. Shimbir Majabe magacyo badne anigoo dhinac kaaga raacsan inay badankood falaad yihiin, haddana qilaawo miyaad ku aragtay inuu Loyaan ka tanaasuli rabo? By the way Sharif Axmed xitaa $10,000 wuu ka cabaaday anigase waxaanba dhihi lahaa $30,000 in laga dhigo ayay ahayd. Warning to Shimbir, haddii aad musharraxayga iska dhaafi weysid waan ku qarxinaa.
-
Juxa;863954 wrote: my objection is simply because he parades two wives...kama helin taas :DJuxa, arrin cilad farsamo ah ayaad ka hadlaysaa. Shariifka waa lala hadlayaa midba mar soo wado ayaa la leeyahay ee ha soo wada kaxaysan. Then codkaaga ma siinee?
-
Ninkan Jinnin-tii way ka dhammaatay ee muxuu sheegayaa Abtigiis bal noo macnee.
-
Duke adiga Shaaciye marna dadka kale ku eedee inay akhristaan, marna proof u isticmaal. Busted.
-
Mooge;863846 wrote: Abwan, I told you farmajo was acting up ever since your candidate Nuur Bidar hijacked few clansmen votes from him. :) it is getting hot. it is a zoo out there ninyoow. lool Mooge, handedaadda ay tolka ku hayaan the minoritieska deggan Waqooyi Mudug iyo Bari miyaad mooddey inaad Gedo-Galguduud u istcimaali kartid? nimankaan, Jubbooyinka iyo Khaatumoba waa xor intaan ka ogahay ee sheekooyinkaan cammiraadda ah eed meelaha ku haysaan wixii idinka akhrisanaya u sheeg:D Checkmate:D.
-
Haddana ma fadhi-ku-dirir (FKD) baa naf laga raadshey....adduunoow adduun. Mooge, qofku haddii uu isku kalsoon yahay FKD dhegba jalaq uma siiyo ee sidee wax u jiraan?
-
:DChe, nin already bidaar dagaal kula jirey baa leh timahaan iska xiirayaa miyaa?
-
Faarax-Brawn;863702 wrote: If shiik sharif, wins, will u support his government? looooooool....Faarax-Brown.....maanta Duke waa u dhammaysay. Car haa ha dhaho, because he knows that he will not support him. Duke iyo Asxaabtiisu dowlad Soomaaliyeed ma rabaan ee dowlad tolka ah ayey raadinayaan. Yaa lagu ciyaarayaa?
-
Mooge.... Dr. Bashir wuxuu ku xisaabtamayaa, codadka xildhibaanno badan oo Soomaaliyeed not beel qura, beeshuna Soomaalida ayay ka mid tahay ee ogoow. What are the three votes that you are talking about? you know that he has a better chance than Farmaajo and Abdiweli. causee they are being accused of stealing public money HE HAS NOT. Also, You don't become a Somali presdient by paying IDPs, websites or having more clan volunteers at Fadhi-ku-dirir.
-
Mooge, waxaa la yiri farta iyo meesha is bugta ayaa is og. War anigu xitaa feerkaad sheegeyso warba uma hayo. Mooge fashi-ku-dirirka iska yaree, odayaal badan baa dhiig kar lagu sheegay intay badsadeen.
-
Abtigiis, Is that true? I can't just rely on Duke.
-
Abtigiis;863654 wrote: Marka ugu horeeysaa, haduu Cabdiweli madaxweyne noqdo eey eey dhalay oo ay iska dhaleen Faroole iyo General Duke iigu yeedha!! Marka Xiga, waxaan wacad ku marayaa inaan timaha iska xiiro, oo aan cidiyaha la baxo haday taasi dhacdo. Losers! Kolba qabyaaladiistaaba naloo soo mas masixi sidii qof quman! ........... Looooooooool Abtigiis oo furka tuuray. Is deji Abti, Abdiweli uma eka inuu guuleysanayo. Mooge;863659 wrote: mintid, it is all about this guy. I have all the info in nairobi and I can let it all out. loool Mooge, Abdi even lost this man & you still beleive that he is going to win?
-
Zack, You are right Farah even supported ICU & visited Mogadishu in 2006.
-
The Zack;863324 wrote: Waa isku dan Kenya wants a "buffer zone" between her and Shabaab, Azania needs help implementing its statehood goals. Hence waa isku dan. Shariif Canbe thinks Azania is another Puntland on the rise aka -block state, he believes it is a threat to his qabiil's interest. He tried everything he can to stop Azania including telling Museveni that one qabiil is taking over... he failed. Abwaan, I am pretty sure you are well aware of everything I just said :Dblcok state...si fiican baan u gartay Zack.
-
Popular Contributors