Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
What do you know about Muqdisho when you were born in Galkacyo 19 years ago? Mise adigana guri baad ku lahayd? Xamar qof kasta guri buu ku lahaa, yaab badanaa.
-
The guy did not make any sense.
-
Taleexi;865525 wrote: I don't object her being an MP regardless how she got there but her choice of presidence is out of touch. She is planning to choose wiilka ay habaryarta u tahay, ma maqashay murtida oranaysa "Maalintiina waa oday oday, habeenkiina waa habar habar"?
-
Obviously he never learns....Waa in, waa in, waa in iskama daayo.
-
lol@Farmaajo iyo habhabtiisa. Xildhibaannada amar iyo codsi isku jira ayaa warka loogu furay...."Waxaan idinka codsanayaa inaad hadalkayga si serious ah u dhegeysataan ku lehe" Awal meesha ma ciyaar-ciyaar baa taalley?
-
Schedule of candidate speeches......25 split into two days...
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
I first heard that it was split into three days 10 for Friday, another 10 for Saturday and 5 for Sunday. Did that change? -
lol@Duke's champion is a man that have looted a woman's parliament seat:D Why would he become an MP if he is running for a president and he was sure that he is going to win? I think that he is one of the only three MPs running for presidency, I mean out of the 25. This is only my observation and there might be one or two more.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;865297 wrote: Marka xisaabta maa naga qaldan mise wax ayaa la isdabamarsiiye? See wax u jiraana. Mise xildhibaan walba sadex mushaarax u saxiixay miyaana sida meesha ku qoran? I think shuruudii ahayd in musharax walba la yimaado labaatan xildhibaan magacyadooda la iska indhatiray. If so, sheekadan qalad ku bilaabatay. MMA, I think websiteyada qaarkood dadka ayay jahawareer ku rideen qaabka ay wax u soo qoreen. Xildhibaanno 20 ah ayaa laga doonayey inuu musharrax kasta uu saxiix ka soo qaato. Marka xildhibaannada iyaga waxaa lagu xiray in halkii Xildhibaan uu kaliya u saxiixi karo ugu badnaan 3 musharrax. Marka 25*20 = 500, then 500/3 = 166.7 Remember xildhibaan kasta 3 qof ayuu u saxiixi karaa, which means 3 musharrax ayaa wadaagi kara 20 xildhibaan.
-
Shinbir Majabe;865069 wrote: Finally, lacagtii qaaraanka lagu soo aruuriyay galabta casir liiqi ayaa la geeyay goobtii.. Waryaa dadka ha caayin. Ninkaan 6 figure mushaar buu qaataa... he does not need qaaraan. Yaad ku khaldaysaa? Ma kuwa dadka xoolahooda xaday.:
-
Sorry.....Abdiweli lied to Somali women before by stating that their 30% representation will be guaranteed. It is obvious that he himself is one of those who looted positions that could have been selected for women. His sub-clan did NOT select any females. Somali woman should not listen to his lies.
-
Oba, I don't know much about Hassan Sh. Is he the founder of SIMAD?
-
Kenya, Azania middaan baa haysata......Ma dhammaado wakhtigaad, soo dhaweysataaye, dheeraa....dheeraa waddaduyee....
-
Ducaysane;865032 wrote: Shacabku qofkuu rabo ha la doorto. Kaasina waa Dr. Bashiir Looyaan.
-
The election getting postponed to the 17th of September
Abwaan replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Oba, I wouldn't be suprised if it is postponed. I somehow had a feeling that it would be. 25 candidates? Their speeches will take for about 3 days. -
Oo Abwaan ma inaan ciyaar ula baxay baad mooddey?
-
Popular Contributors