Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Marka hore Hambalyo ku socota madaxweynaha cusub Xasan Sh. Maxamed. Marka xiga reer SOL dad badan baa ila yaabay and even used to attack me:D and say "Abwaan what made you so sure that Sharifs and co are not going to stay" Well, Xiin aan adiga kugu halqabsadee and beleive mee rag badan baa igaga soo horjeeday saadaashaas, maanta waan aragnaa oo raggii daadka ayaa qaday. Alxamdulillaah. I predicted this a year ago, just after the Kampala agreement and I was right. Wax kale oran maayo ee hadda ka dib Abwaan saadaasha siyaasadda Soomaaliya ha looga dambeeyo. Yes waa jiraa ilduuf aan sameeyey sida doorashadii Jawaari. Let us unite for the sake of our country please.....thanks After my little celebration and rest tonight and tomorrow waxaan soo xuuraamayaa cidda laga yaabo in Raysal Wasaare loo xulo amase at least shakhsiyaadka ugu cad cad Insha Allaah.
  2. Congratulations to the New president of Somalia, Hassan Sheikh Mohamed. May Allah guide him lead Somalia to prosperity.
  3. General Duke;867367 wrote: Change should be comprehensive. The Sharif went now for the man in Garowe to go... Well done Duke for starting this thread. I couldn't agree with you more.
  4. Mooge;866985 wrote: it was mentioned by my second hand Abwaan. loool....Mooge, I am on an important training today and tomorrow and cannot watch the election, but my sources in Mogadisho were right to predict that Hassan Shiikh is the man. I hope that Sharif Axmed Looses....We need new faces, already got one; Jawaari, hopefully Hassan now and the PM I don't want inaan hordhaco hadda but I might have some inside info...
  5. Carafaat;866644 wrote: Shariif Ahmed just entered the house and takes a seat in front row. He doesnt look happy. lol...Cause he knows that Xasan Shiikh iyo Caddoow ka fursad wanaagsan yihiin.. 50 xildhibaan baaba la la'yahay meel ay aadeen oo aan wax ka codayn so far. Toloow Shariif Xasan miyaa khiyaanay oo hadda Sharif Axmed taakeeyey?
  6. Maxaa looga aamusay? Mallaga wada cabsaday in la sameeyo saadaal? War iska soo xoora wixii aad qabtaan waxaani ma ahan mid dhib ah. Xitaa saadaal qabyaalad ku dhisanba waad ku darsan kartaa. Aaway Mooge? Waad aamustay, xaaladdu waa kugu xun tahay miyaa?. Warka fadhi-ku-dirirka na sii:D
  7. Xoosh meesha ciyaal squunimo ayuu ku hayey, isaga iyo Cumar Calasoow baan arkayey oo gacmaha taagtaagayey. Muddo daqiiqado ah ayaa laga codsaday inay buuqa daayaan, wayna iska dhego tireen. Haddii uu Shariif Sakiin kula yaabanaa Sharciga inuu ku tumanayey sidee buu isaguna waxaan ugu kacay waa yaabe? Waxay ku tusaysaa sidaan meeshan rag badani waxba isku dhaamin. Ceeb ka weyn ma jirto adigoo ahaa wasiir hore ee dastuur oo ku faanayey inaad process-kaan qayb weyn ka ciyaartay, anshax-xumo darteed bannaanka laguu xooro.
  8. Yaa kuu sheegaahee? Let us just wait doorashada markii ay dhammaato iyo maalmaha soosocda insha Allah, markaas inay kala caddaato ayaa macquul ah.
  9. The candidate that I was supporting is no longer running. Abwaan is not predictable like some SOLers....I don't support candidates due to clan. Check my prediction on the thread I just started and lets talk after the election ends insha Allah.
  10. My prediction? 1)Xasan Shiikh, 2)C/llaahi Caddoow 3) Shariif Axmed (although I would rather not see him as a president again) Wax kasta oo ay noqotaba Ilaah khayr iyo nabad haku dhammeeyo.
  11. Dr. Bashir Loyan oo ka mid noqday 3 musharrax oo tanaasushay wax yar ka hor intaan doorashadu billaaban. http://www.midnimo.com/2012/09/10/sadex-musharax-oo-tanasulay/
  12. Dr. Bashiir Looyaan oo ka mid noqday 3 musharrax oo tanaasushay wax yar ka hor intaan doorashadu billaaban. http://www.midnimo.com/2012/09/10/sadex-musharax-oo-tanasulay/
  13. oba hiloowlow;866467 wrote: carafaat there are 7 unuka candidates so far... lol....I thought they were 6 .....hahahaha. Who is the 7th one?
  14. Carafaat;866465 wrote: Abwaan, these are clan based elections. So his clan and the number of other candidates from his sub-clan is relevent, because the votes might get divided irrelevent of his qualification and education. wax fahan adeer. Carafaat, regardless of where you hail from as long as you have the support of those who can take part of the change that is fine.
  15. Baadiyoow waxaan maqlay waa nin aad u jilicsan and this time qof jilicsan maloo baahna. Waddanku marxalad adag buu ku jiraa, TV-yo laga hadlo iyo masawirro meel lagu xardho yaysan na sirin. Teeda kale runta aan isku sheegno ninku xitaa taageerada beesha ma haysto oo jillaafo inay u dhigaan baa laga yaabaa, ma beesha Islaax daadihisa ayaa meel gaarsiinaysa?
  16. I heard in berri la dhaarinayo xildhibaannadii la diidey oo ay doorashada ka qayb gelayaan, any updates on this?
  17. He is the man that I hear is spearheading the race so far.....whether he unnuka, annaga, innaga, anaga is not a big deal, the man is from th civil society, one of the founders of SIMAD, The 1st higher education Institute established in Mogadishu after the military government was ousted. I heard that he is also a Islaax member, therefore another wadaad-u-eke. I listened to his speech and he sounded reasonable. I am still trying tomfind out more about him.
  18. oba hiloowlow;866026 wrote: Salaam Solers! Im here to announce that i am no longer a Shariif Ahmed supporter due to his relations with Sakiin, this is just unacceptable and i hope he loses the election tomorrow walahi. Sheikh Shariif uniting with Sakiin shows us that he doesn't care about what's best for this country. Marka Xaq iyo Baadil waa in la kala saaro and Shariif is clearly baadil wixiisa. Good job Oba, unlike some the man has a principle.....please don't support Baadiyoow instead, Xasan Shiikh deserves to be a president.
  19. Carafaat;866443 wrote: General Duke, the nr 1 chearleader of the Ethiopian invasion and supporter of the Muqdisho massacre, lecturing people about whats good for the Somali people. Walee waa aduunyo. He thinks that what he wants is good for Somalia marka halla yaabin.
  20. Che -Guevara;866191 wrote: Xaaji Xunjuf going to Xamar before him. that was a brilliant shot.
  21. oba hiloowlow;866340 wrote: Oba, which 1 are you? The one next to Cali-Yare (Farmaajo's campaigner wearing the tie). Good pictures though....thanks for sharing it.
  22. gooni, sidee buu Axmed ku kasban karaa kalsoonida dadkii uu intaas oo sano waxay dhistaan wax ka sheegayey?
  23. General Duke;866320 wrote: ^^^ No Galayr is with the Sharif camp, actually sees himself as the next PM. He attended the dinner of Xasan Sheikh but dint read much into it. Also your tendency to play down Abdiweli without any facts is quite startling.... Duke, honestly you need to be realistic and see things beyond Abdiweli. He can be your choice but you can't deny the fact that he doesn't have that much chance.
  24. Duke, My wish is Dr. Loyan As I said already. I just had to give some update on the xaaladda guud and that seem to unite old emenies; Gallay & Gaas.
  25. :DDuke, I get it now. Shaaciye is nothing. It looks like Xasan Sh. Is leading now. What do you think?