Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Somalia, I don't think that Somalia needs a PM that is Faroole's puppet. Sorry.
  2. I don't think so. We will soon see AMISOM arresting any warlord that attempts to jeapordize restoring peace in Lowe Juba. Somalia is not like it used to be few years ago. I don't think that the new president will take maalayacni too.
  3. Apophis;871102 wrote: Who's "we"? Isaga iyo kooxda marfishka la joogta...just kidding walaalkiis. No generalization dee.
  4. A_Khadar, aniga dhawr jeer baa shakhsiyaad ciddayda i weydiiyeen waxaan dhahay aflagaaddadu ma fiicna ee marka hore magacayga baro. Cid maxaa ugu ordeysaa?...Lahjad aan muuqan oo lagu sirmi karona waaban leeyahay marka waan ku ciyaaraa oo galbeed markii uu ii maleeyo Bari ayaan u sheegtaa....Qolammaa tahay war miyaa inuu ku yiraa qof aan magacaaga aqoon. Waxaa iigu qosol badnayd islaan waayeel ah oo aan 7 years deris ahayn maalintii ay i tiri eeddoow qolomaa tahay? Markaas baan the poor lady ku dhahay "Soomaali" intay qososhay oo ay garatay inaan ka gar helay bay tiri "Hooyo wax daran bay na bareen iyo qabiil ee Soomaalidaas baan ahaan jirney ee sidaada Soomaali u sheego" Waa hagaag baan ku iri adna waad mahadsan tahay.
  5. Waa arrin wanaagsan waanan la qabaa in qof cusub la keeno. Kii uu noqdaba Ilaahay khayr hannooga dhigo hana lala shaqeeyo.
  6. lol@....BNS.....and your nickname is almost the same.....that is why I shorten it. And for that reason can we have our own code name for the president, one that we could use over here? No aflagaaddo iyo cay of course. Something like MJFS-HSM? And we can always change the last initials if president is replaced.
  7. Mooge;871081 wrote: Lool@Abwaan. Puntland needs State ID to stop criminal assassins. I think those would be good reason for IDs and I support the idea. Yaan un dib laga hallayn qorshaha oon la siyaasadayn.
  8. You guys have to realize that this man cannot do everything on his own. He needs every Somali's support.
  9. loooooooooooooooooooool@XX waa caynkaa.....Kaaga aad badmaaxnimada ku heshay hayso kolleey mid reer galbeedkana waad haysataa oo uma baahnide.
  10. I guess XX is upset that this is happening when he is getting the Somali passport. This is his way of saying is this fair? Mooge What would you say about this?
  11. Alpha Blondy;870892 wrote: Spelling Punctuation and Grammar (SPG) example; THIS IS EMBARRASSING! AB, I guess this happens if you use an IPad.
  12. Mooge, I think the president was right to talk about this to stress how important this is. Telling the Kenyans politicians to talk sensible does not mean fighting with the International community. Well done president Hassan Sh. Mohamud. It is your job to defend the citizens of Somalia whether it is an elite or a man from the street. I know Kenya is showing its true colour. They are upset because Somalia is getting back to normal and they are not happy.
  13. Warkan maxaa ka jira? Bashiir waa nin wanaagsan oo Soomaalinnimadu ku weyn tahay, fadlan wixii update haya warka hanna siiyeen. Waan ka war hayey in isaga iyo nin Fannaan ah oo gobollada Waqooyi ka soo jeeda oo isaguna ka mid ah Soomaalida qurbaha ku nool ay Soomaaliya aadeen kana billaabeen safarkooda Waqooyiga. Markii iigu dambeysey waxay joogey Boosaaso.
  14. Xaafuun[RBC Radio] Ciidamada Saracen International ee ku sugan degmada Xaafuun ee gobolka Bari ayaa lagu soo waramayaa in ay Xabsiga u taxaabeen laba nin oo dhalinyaro ah kuwaas oo ka yimid dalka Maraykanka. Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Shabakadda RBC Radio kana gaabsaday magaciisa sababo la xiriira Xasaasiyada warkan ayaa sheegay in Ciidamadu ay labada nin ka xireen bartamaha magaalada Xaafuun maalinimadii Sabatida isla markaana aan la ogayn sababaha keenay in Xabsiga loo taxaabo. Waxa uu tibaaxay in mid kamid labada nin uu la dhashay Fannaanada Soomaaliyeed ee Maryan Mursal Ciise Bootaan laguna magacaabo Bashiir Mursal Ciise iyadoona kan kale uu ku sheegay Subeyer Khaalid oo ah heesaa caan ah oo ka yimid markiisii hore dalka Sweden. Wuxuu Intaas ku daray in hadda ay ku xiranyihiin dhisme Iskuul oo u dhisay Madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Cadde Muuse iyadoona Ciidamadu ay goobta u tahay fariisinkooda ugu weyn,wuxuuna sheegay in xiliga la qabanaayey ay rabeen in ay Sawirro kasoo qaataan daafaha magaalada iyo goobaha Taariikhiga ah. …”"Dadka deegaanka oo ka Xanaaqsan Xariga labada nin ee Bashiir iyo Subeyr ayaa maanta tagey goobta lagu hayo,waxayna u geeyeen cuno balsse wey diideen labadooduba,waxayna noo sheegeen in muddo ay ka soomeen cuntada ilaa inta looga cadeynaayo Sababaha loo xiray….”"ayuu yiri Ilo Wareed Magaciisa qariyey. Bashiir iyo Subeyr Khaalid ayaa kasoo degay Garoonka diyaardaha ee magaalada Hargaysa bilowgii bishaan,waxayna soo mareen magaalada Garoowe ee caasimada Puntland iyagoona yimid magaalada Boosaaso,maalmo ka dibna uga ambabaxay degmada Xaafuun. Guddoomiye Kuxigeenka degmada Xaafuun Yuusuf Cabdillaahi Sanyare oo aan la sameynay xirriir ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo Xariga Bashiir iyo Subeyr balse sida ay labadooduba sheegeen waxa laga soo amray Xarigooda Madaxtooyada magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Wixii kusoo kordha kala soco Raxanreeb.com
  15. AB, anigu haddii aan ahay waxaan dhihi lahaa Reer hotmail or Yahoo baan ahay ee adigu isku kay sheeg. Mannagu ciyaaraysaa mise qof baa waxan kuu soo diray?
  16. As much as I did not want Sh. Sharif to come back I think our former president deserves a huge respect. He is a good man who worked hard for his country, risked his life. I think he will go in the history books as one of the good leaders that Somalia had. Beleive me Amar Ilaah ka sokoow if it was not like him and other Somalis who worked hard we wouldn't be where we are today. Guys waddanka halloo noqdo haddii wax laga qabanayo. Cyber Somali baa la wada noqday oo xitaa Diaspora Somalia waan ka sii fogaan rabnaa. Ilaahow dalkeenna nabad nooga dhig.
  17. XX, waaban kaa yeelnay ee bal adigu waanada iska billaw. Mooge, sxb Waaheen iyo Waqooyi Websites baa meesha keentay, who sometimes create their own stories and what they like from the South. Gedoonline iyo kuwa kale ee Koofurta ka jira ma haysaa?
  18. I know waxa Kenya waalaya now, UN-ka iyo waxa xafiis iyo Safaarad Soomaaliya loogu talagalay baa ka guuraya oo ay ka welwelsan yihiin, Kismaayo oo ay intaas xoreyn waayeen baa laga hor qabsaday, malaha kuwii ay is lahaayeen badda ha idin siiyeen baa loo diidey in PM laga dhigo, Xitaa diyaaradihii baa hadda ka go'ay people go via Turkey ee nimanka halla yaabina, inay isku dhaacaan waa caadi waayo 21 sano aya dhiigga Soomaalida miiranayeen:D
  19. Mooge, naga daa bahasha ninyahow we know that Abdiweli will do the job until a PM is selected. Does that mean madaxweynaha has cancelled his trip to New York?
  20. Jacaylbaro;870846 wrote: So it is Ok for Garowe to threaten a secession but not the others ,,,, ?? ,,,,, looooool Waa u dhalasho, ma maqli jirtey? Halkaas bay maraysaa. Oo adba 20 sano baad goostay ku haysey ee maxaad dadka ka rabtaa?
  21. Apologies, but the page you requested could not be found.?
  22. malistar2012, I think that Sharif Ahmed needs to retire.....He can come back and form his party after few years, but he now needs to give the new president time to lead the country.
  23. Somalia;870387 wrote: Too bad for them, it was a good ceremony. right. Kenya and Faroole must be in cahoots...I thought he was closer to Ethiopia.
  24. Aamiin AUN. Waa dhacdo xanuun badan. Ilaah samir haka siiyo eheladeeda.