Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Yaab badanaa, yartan maxaa laga rabaa she is fighting Afghanistan's Al Shabab version. Please come to Somalia Muna when your finish your duties in Afghanistan.
  2. *Blessed;876183 wrote: I can't think of a more deserving person, I hope she wins it and the vile alshabaab need to give the land and children back. I hope that she wins too. She is an amazing woman who has done a lot for many poor Somalis. The land is still under her position and the last time I know the Somali government court was dealing with that. I do not know if he is released now but the man who was responsible for looting the land was arrested according to what I heard from Dr. Hawa herself. Apparently the guy is from Europe and he collected money from other Somalis in the diaspora, and told them that he has a land which he would sell to them. Once they found out that the land was Dr. Hawa's they went to the court asking for this man to be arrested unless he gives their money back.
  3. Gaariye wuxuu ahaa hal-abuur, Abwaan aqoonna u dheer tahay, wuxuu ahaa shakhsi suugaantiisa aad ugu cabbiri yaqaan arrimaha bulshada oo fiiro dheer kuna oddorosa. Ilaah ha u naxariisto inta badan waan dhegeystey ama akhriyey suugaantiisa balse hal mar ayaan fursad u helay inaan live uga mid noqdo dadkii daawanayey isagoo ka hadlayey gole magaalada London oo waxay filayaa waxay ahayd 2006.
  4. Garowe waa magaalo Soomaaliyeed it is important and will remain important like any other Somali city insha Allaah.
  5. Apparently it is Baydhabo iyo Beledweyne Madaxweyne Xasan Sheekh oo markii ugu horeysay saakay booqasho ku tegaya Magaalooyinka Baydhabo iyo Baladweyne. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa markii ugu horeysay u kictimaya qaar ka mid ah gobolada dalka, gaar ahaan Magaalada Baydhabo iyo magaalada Baladweyne. Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya qabanqaabada iyo diyaar garowga safarka Madaxweynaha, waxaa la sheegayaa inuu Muqdisho ka qaadanayo diyaarad gaar ah, si uu dhaqsi ugu gaaro gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Beled Weyne oo dhowaan ay ka dhaceen fatahaado qasaaro geystay. Madaxweynaha ayaa kormeeraya baaxadda qasaaraha uu geystay wabiga Shabeelle, isla markaana booqanaya degaanada ay ku sugan yihiin dadkii ka cararay fatahaadaha oo la geeyay meel duleedka B/Weyne ku aadan. Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa booqasho maalin barkeed ah ku tegaya magaalada Baydhabo, iyadoo booqashada Madaxweynaha uu ku wehlinaayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari iyo wafuud kale. Dhinaca kale akhristayaasheena sharafta leh waxaan idiin soo gudbin doonaa hadba wixii warar ah ee ku soo kordha socdaalka gaaban ee markii ugu horeysay uu uga baxayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud tan iyo markii loo doortay xilka Madaxweynenimo. Web Updating, Somaliweyn Website contact@somaliweyn.com www.somaliweyn.com http://somaliweyn.com/pages/news/Oct_2012/1Oct1.html
  6. lol@Oba....Gabbal waa hubaa buu leeyahay ee maxaa laga rabaa:D Ninba maalin baa la barane.
  7. lol@Gabbal, apparently the president will travel to Baidao and other places today so your prediction has a slim chance unless he is going to have his press conference during the flight.
  8. Meel kale oo Mooge iyo Duke si gaar ah ugu farxaanna inuu tago ayay u badan tahay.
  9. oops...qari baan is lahaa balse jowhar.com baaba qarxisay: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa lagu wadaa in goor dhow safarkoodii u horeeyay ku tagaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, kaasoo ah safarkoodii u horeeyay tan iyo markii loo doortay xilka. Sida ay sheegayaan wararka safarka Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ay ku wehliyeen Saraakiil iyo Xildhibaano ayaa la xiriirta sidii ay ugu kuur geli lahaayeen xaalada magaalada. Wararka ayaa sheegaya in halkaas kula kulmi doonaan Odayaasha, waxgaradka iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo kuwa Itoobiya, iyadoo aan si rasmi ah loo ogeyn waxa xilligan ku soo beegay safarkooda Baydhabo. Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka socota qaban qaabo lagu soo dhoweynayo Wafdiga Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo haatan ay ku sugan yihiin Garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde, halkaasoo goor dhow diyaarad ka qaadi doonta. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa laga sugayay inuu soo magacaabo Ra'iisul Wasaare, taasoo ah howsha ugu culus ee hor-taal, waxaana muddo 10-cisho ka harsan 30-ka cisho ee qorshaha yahay inuu Ra'iisul Wasaare ku soo magacaabo, inkastoo uu soo gaba gabeeyay wada tashiyadii ku aadanaa soo magacaabista Wasiirka Koowaad. Wariyeyaal ku sugan garoonka diyaaradaha ayaa sheegaya in safarka Labada Mas'uul ee ugu sareysa dowladda ay tahay saacado inta ay joogayaan Baydhabo, kadibna ay dib ugu soo laabanaya gelinka dambe ee maanta magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. La soco wixii ku soo kordha http://jowhar.com/news.php?readmore=2578
  10. Xaggee buu tegeyaa? .....aaway Gabbal? PM buu magacaabayaa baad lahayd today, weli lama hayo. Safar baaba laga hadlayaa, meelaha uu aadayo inaan ka hadlo ma rabo.
  11. Gabbal;875625 wrote: Dr Mohamud Sh. Ali Buraale "Doodishe" or Mohamed Barre Mohamed. One of those two. Announcement tomorrow. Tommorow maba foga insha Allah, Gabbal sidii nin huba buu u hadlay.
  12. AUN, Abwaan qiime badan ayuu ahaa, dhaxal suugaaneed-na wuu ka tegey.
  13. :DVsabba, most of Somali tabloids are like that, lazy liars who do not even post their version.
  14. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;324549 wrote: Those lines maa ka booday? Maba ogeyn since aanan aniga qorin, but edited only. Heestaan si ayee cajiib u tahay, and can always be attributed to whatever era we are in, especially nowadays in Galbeedka aan joogno. There are those who think those so-called gender wars inflamed in the West, but always some issues jirtay, even back in '60s. N.B -- Ma taqaanaa abwaanka alifay heesta? MMA haddii aanan khaldanayn heestaan waxay ku jirtey riwaayaddii "Shabeel-Naagood" waxaana curiyey AUN Abwaan Xasan Sh. Maxamuud.
  15. Waa arrin murugo leh, R/Wasaare iyo Kismaayo malla xoreeyey baaba na waalay ee yaaba war kale dheg jalaq u siinaya. Ilaah ha u fududeeyo dadka reer Hiiraan fatahaadda soo wejahday.
  16. Warkaan inuu jiro ma hubo weli, Soomaali sannadkii laga tegey oo dhan waxay nagu wareeriyeen Mahiga ayaa sidaan ah iyo isagaa dalka xukuma, balse waxaasi waa iska hadal. Mahiga door weyn. Buu ka ciyaaray siyaasadda is beddeshey iyo nidaam raadiska idagoo UN wakiil ka ah balse Soomaali dalkeeda dhexdiisa ayay markii ugu horreysey muddo 21 sano ah ku tashatay.
  17. Lol@MMA, boorsooyinka Jubba & Daalo-ba laba asbuuc ka hor dadkii raacay baad kuwooda isla raacaysaan, weliba haddii aad adigu alaab culus amase badan wadatid asbuuc baybkaa dambayn taaduna, nasiib wanaag aniga taasi iguma dhicin balse dad badan bay taasi qabsatay. Waxaa kale oo ugu yaab badnaa kuwa ganacsiga u socda haddii ay ogaadaan inaadaan alaab culus wadan iyagoon ku aqoon baybku leeyihiin boorsadaan miisaankaaga iigu dar, aniga miyaa waalan markaan taas samaynayo, waaba alaab koontarobaan kamah Dubai gacanta hallaguu geliyo. MMA, Naxdinta ugu weyn waa sidaad sheegtay the condensation, markii aan hawo caadka u eg oo qaboow badan arkay oo korkayga si aan aad u badnayn uga socotey, balse of course naxdinteeda leh, waayo waxaad is weydiin, what is going to be next, in dalool weyni meesha ka furmo. Kuraasta weligeey meel ka cariirisan ma arkin oo aan caasigii Xamar ka shaqayn jirey ahayn. Aaliyyah;875393 wrote: So I am wondering when was this?..abwaan marka tidhi abaalka walidka? is this a bit after the civil war? Aaliyyah, this was in Dec 2003.
  18. Lol@MMA...sidaa u xasuusatid baanba la yaabay, lagama sheekeyn karo. It was the worst flights ever. Scary, Kudos to the crew, ducada, quraanka iyo afsoomaaliga hagaagsan ee ay dadka kula hadlaan baan ammaank karaa, inta kalaese waa trash:D. Oh, the muffin for breakfast was the worst, markii aad cuntid oo diyaaraddu ruxanto waa kiu dhammaatay. I guess hadda waa la joojiyey malaha Victor Bout, the Russian arms dealer baa iska lahaa oo isna waa la xiray. Dyaarad sharciyeysan ma ahayn, laakuun wax kale oo la raaco lama haysan oo waa lagu khasbanaa.
  19. I think that will be hard Hom, because they might be blamed of being pro-Alshabab.
  20. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;875378 wrote: This reminded a brief encounter I had in Yeman. Jubba Airways ayee ahayd diyaarada and we were our way to Xamar. Back then, Jubba used to refuel at some forsaken military airfield in Yeman. When the airline landed in the desert post, it was announced no one can get off from the plane, even if it was too scorched inside. The hostess man, however, went off to talk to refueling men. Meanwhile an agitated faarax kaadi xun ayaa qabatay and the plane's toilet inay xirantahay loo sheegay. Until the take-off the toilet's door will remain closed, we were told. Ninkii kaadi ayaa ku dhagan, he also looked like he was injured from gun wounds and was treated in Imaaraadka. Wuu adkeysan waayee, in uu dego ayuu damcay, saying, "war diyaarada hoosteeda ku kaadinaa ee i daaya." Waala qab qabtay, irida diyaarada oo furan. Dadkii buuq iyo qeylo, badanaa asagee la jireen, some saying war meeshaan saxarada ah maxaa laga ilaalinaa ee dhaafa ninka. The hostess was like, "Sharciga aan la galnay dowladda saas ah." Maskiinka kaadida asagoo isku celinaayo diyaarada kacday. I don't know if ku kaadiye kursigiisa or something, but kursigiisa fadhiye until it took off again to Xamar. Lol@MMA, I was through that route few times, where the plane landed some military air strip in Yemen, an oil tanker appeared seconds after we landed and refueling were done. On one of those occassions, the refueling took longer and we were later informed by the crew that one of our tires needed changing as it went flat during landing, scary...although nobody knew what happened before the crew told few of us. At least nobody needed the toilet:D