Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
General Duke;877266 wrote: ^^^ I am reporting the news and this seems to be closer to the truth, considering the time and name. General Duke, I will try to find out wixii arrintaan ka jira from some old friends who I found out to be Damu-Jadiid, like other people have dhiig wasakhaysan, magacaaba i diley.
-
Attention Mooge, Due to your continues aflagaaddo to the Madaxweynaha you will not be appointed as the next PM of Somalia. I am sorry about this bad news.
-
With all the Maleeshiyo la soo cunay and all the warlords gone haddan ma Raaskambooni iyo Axmed Madoobe ayaa u maleeyey inay spoilers noqon karaan oo hor-istaagi karaan isbeddelka Soomaaliya ka socda. They have been around Kismaayo for the last 2 years, tabar hadday leeyihiin maxay Shabaab uga xoraysan waayeen waa yaabe? Jubbada Hoose waa degaan Soomaaliyeed and I do not understand waxa Nairobi maamul looga dhisayo. Waxaa habboon in magaalada Kismaayo shir lagu qabto oo halkaas aayaheeda looga tashto, dowladduna ay kaalin weyn ka qaadato sidii degaankan nabad iyo xasillooni loogu soo dabbaali lahaa.
-
Lol MMA iyo wyre, SOL ma jalkaas Nbi baad uga soo tashan jirteen?
-
Mooge is that you with the former president?
-
Oba, UK Somalis maxaa ka rabtaa? Ayroboorka maa lagaa soo celiyey?
-
oba hiloowlow;876952 wrote: Khadafi ma xumo lol laakin marka hore guddomiyaha Gobolka Banaadir & duqa magaalada ha heleen I think that is a wise suggestion as this is more acheivable target although I think there is nothing wrong with a Benadiri PM.
-
Puntland Maritime Police Force celebrates its two-year anniversary
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
What I can't understand is why piracy in the area cannot be tackled with all this equipment and force? -
Looool@JB indho adagaa.
-
Don't deny you started this thread when Abdiweli does not become the new PM of Somalia.
-
Lol@JB, what a bad job ; to spread negative stories or rumor. XX, is that true? Was that your job?
-
Alxamdulillaah he wasn't injured badly and glad to see he is smiling. JB, you are one day late. Shalaydii hore ayaa arrintan idaacaduhu tebiyeen, why post today? Weliba sida la sheegay raggii geystay, midna waa laga diley, midna dhaawac, saddex kalena waa la qabtay. I hope in ciqaabta ay mudan yihiin la marsiiyo.
-
Many factors play a role in the selection of the New PM
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Lol@XX..xaqiraadda iska daa, magaciisa si wanaagsan u sheeg. Anigu qof u qalma ayaan la rabaa. Either Dr. Ai Issa, Dr. Bashir Loyan or Xuseen Kh. jama. -
Many factors play a role in the selection of the New PM
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
XX, ku noqo, rag kale ma haysaa? -
Many factors play a role in the selection of the New PM
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
soo xoor. -
Many factors play a role in the selection of the New PM
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
XX who is your candidate? Si baad siyaasadda "Koofurta" aad ugu danaynaysaa beryahan:D -
Abtigiis, bal horta Xalane iyo Abdiweli oo UN report uu corruption ku eedeeyey iska illow, Saaxid isagana iska illow. Dr. Ali Issa ayaan is leeyahay waa hoggaaminayaa so far, balse isagana Somaliland iyo Punt And ayaan labaduba raalli ka ahaan doonin. Already dacaayado ah inuu Itoobiya u dhow yahay baa suuqa loo soo geliyey. Hadde weli isagoo shumac daaran ku agbarooranayana lama arkin kuwii sidaas yeelayey taageerayashooda ayaana eedeynaya.
-
Waan gartay. Do you honestly think that he will name the PM this week?
-
Gabbal, what happen to your prediction?
-
General Duke;876376 wrote: Abdulkadir Abdi Hashsi would be great. Who is Sacid? lol@Duke, he is Asha Haji Elmi's husband. Iyadaaba ka magac dheer and this guy has no experience and might not have worked for the last 20 plus years.
-
Mooge;876358 wrote: xasan qoslaye is looking for a guy who will be yes man. his advisers have been telling him to stay away from anyone who can cause him a problem. it is possible qoslaye can still surprise us, but i don't think xasan will pick someone like abdiweli who is not a yes man who will work hard to move the country forward with great intellect, good work ethic and statesman qualities. Lol@Mooge, weli iyo Abdiweli baa? No other choice? War ninyahow ninkaan iyo Farmaajo midna ma noqonayo PM aniga sidaan is leeyahay ee bahasha naga daa.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;876328 wrote: Abwaan, goormee xaajiyada dhulkaas yeelatay iyadana? I mean dhulkaas dhul dowladeed ayuu ahaa last time aan ogaa. Lafoole iyo agagaarkaas dhan waa wada dhul dowladeed ee Xaajiyo Xaawo goormee la wareegtay herself? Mise sida loo wada dhistay Ceelasha Biyaha ayee iyadana ula wareegtay miyaa dhulkaas. Oba, I really do not know goortii ay yeelatay but I know Dr· Hawa Abdi opened her clinic in 1983, she did not move her after the civil war. I remember this because one of my relatives worked with her since she opened the clinic that has turned into the largest IDP camp in the world. raula;876329 wrote: Abwaan seems like you know her personally-thx for that update. Indeed a deserving human being who has given much to her community. you are welcome raula. I met her this year when she visited my city and had an opportunity to spend almost a whole day with her. She is a good person and what she did over the years proof that.
-
Popular Contributors