Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Somali National Forces advancing towards Buurhakaba Pics
Abwaan replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Abwaan ayaa wuxuu doonayaa inuu isku duba-rido koox akhyaar ah oo reer SOL ah kuwaasoo dabiinan doona Che iyo Maaddeey (horta xaggee ka baxay:D) si cafis loogu fidiyo iyaguna ay dadkooda iga mid noqdaan. -
Abtigiis oo ku luuqaynaya heestii "Inaan Weli...", cuudka waxaa tumaya XX, the base guiter waxaa ku baashalaya JB, dhanka organka waxaa inaga tiirinaya The Zack http://m.youtube.com/#/watch?v=5WfeOnGvoGI&desktop_uri=%2Fwatch%3Fv%3D5WfeOnGvoGI" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Breaking News: Puntland strong reaction to naming of PM...
Abwaan replied to General Duke's topic in Politics
Lol I know Mihamed Aidid, he is from Khaatumo (I mean by dhalasho) when did he join Faroole's cabinet? Nimankii reer Khaatumo dhinac walba waaba u ridayaan bahasha. -
Is qab qabsi dhinaca beelaha ah oo ka taagan wasiirada ugu muhiimsan DF + Magacyada Xubnaha ugu cad cad. Posted by Alaxmed on October 7, 2012 in Wararka | 0 Comment Madaxweynaha Somalia ayaa magacaabay wasiirka 1-aad ee dalka Somalia oo laga warsugayay muddo ku dhow bil cida uu u xulan doonno waxana ugu dambeyn nasiib u hellay Dr Saacid Faarax Shirdoon oo ah nin dhaqaal yahan ah isla markaasna mudo kasoo shaqeeyay meelo badan. Wararka hoose ee laga helayo Xafiiska madaxweynaha Jamhuriyadda federaalka Somalia xasan Shekh Maxamud ayaa shegaya in wasiirada qaar ay muran ka taagan yihiin sida loo qeybinaayo xukuumadda Ra’iisul wasaare Dr Saacid uu soo dhisaayo. Wasiirada muranka uu ka taagan yahay waa wasiirada ugu muhiimsan sida wasiirka arrimaha gudaha,iyo Wasiirka Maaliyadda. Xogta hoose ee laga hellay xafiiska madaxweynaha waxay sheegaysa in ay jiraan shax wasiiro madaxweynaha horyaala kuwaas oo qaarkood aysan suura gal ahayn inuu magacaabo iyadoo ay jiran qaabka qeybsiga beelaha ee xilalka dowladda Somalia. Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka Maaliyadda ayaa ah wasiirka muranka ugu xoogan uu ka jiro waxa madaxweynaha uu doonayaa inuu u magacaabo wasaaraddaas Haween wuxuuna qorshaynayaa Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Maaliyadda uu ka dhigo Fowsiyo Maxamed Sheekh oo ah xildhibaanad ka tirsan dowladda cusub kana tirsanaan jirtay xukumadihii kmg ahaa. Fowsiyo waxay soo noqotay mar wasiirka Haweenka iyadoo xilkaas mudo haysay waxaana ay kamid noqotay Xildhibaanada cusub ee dowladda Somalia waxana door Muhiim ah xilligaan ka qaadatay ololahii Madaxweyne Xasan Sheekh waxaana la sheegaa inay loolan culus u gashay sidii Madaxweyne Xasan sheikh ay ugu muujin lahayd daacadnimadayda iyo howlkarnimadeeda iyadoo xildhibaano badan oo u dhawaa Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Musharaxiin kale ay si fudud ugu soo leexisay dhanka Madaxweyne Xasan SHeekh oo ugu dambeyn loo doortay madaxweynaha Somalia. Fowsiyo waa mid kamid ah Tiirarka Kursiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaana Madaxweynaha kula balamay in laga dhigayo Gabadhii ugu horeysay ee Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna wasiirka maaliyadda ka noqota dalka Somalia iyado madaxweyne Xasan Sheekh oo Fagaaraha ka sheegay tiro dhowr jeer ah in haddii uu ku guulaysto xilka madaxweynaha uu Haween u magacaabi doonno wasaaradda Maaliyadda taas oo muuqanayso in Fowsiyo ay tahay Wasiirka maaliyadda ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Somalia oo warqadayda ay taallo. Beelaha digil iyo Mirifle ayaa si xoogan ugu soo horjeestay in Fowsiyo Maxamed Sheekh laga dhigo Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Maaliyadda waxayna sheegayaan inay tahay mid sharci darro ah oo lagu tumanayo Dastuurka iyo habka qeybsiga beelaha xilalka dowladda. Fowsiyo Maxamed Sheekh Waxaa ay kasoo jeeda Beesha Eelay ee ********* waxana ay isku jufo yihiin guddoomiyaha Barlamanka Prof Maxamed Cisman jawaari oo isna ah Eelay ee ********* isla markasna aysan dhici Karin in labo qof oo Eelay ay qaataan xilalka ugu muhiimsan dowladda ee Digil iyo Mirifle kasoo gaaraya Saamiga dowladda. Fowsiyo Ayaa ah qofka ugu dhow Madaxweynaha marka laga hadlo Shaqsiyaadka kasoo jeeda Digil iyo mirifle ee dowladda ku jira ama siyaasada ku lugta leh iyadoo Booqashadii Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tagay Baydhabo ay si cad u sheegtay inay Xildhibanada Digil iyo Mirifle ay codka siiyeen Madaxweynaha isagana laga rabo inuusan ilaabin. Fowsiyo Maxamed Sheekh Ayaa haatan kamid ah xildhibaanada cusub ee dowladda iyadoo horey ugu tirsanaan jirtay waxaana ay tahay qof siyaasadeeda ku xeran hadba qofkii Mas’uul sare iyadoo aan ka dheeraan mas’uulkas,waxaana ay ka shaqeyn jirtay goob harqaan ama dawaar ah oo ku taallo Magaalada Dupai halkas oo ay isku barten xaaska Madaxweynihi hore dalka Somalia C/laahi yuusuf waxaana ay kala hadashay seygeeda oo ay isbartay kadiban Fowsiyo ayaa wixi markas ka dambeeyay siyaasada ku dhexjirtay waxayna jeceshahay in loogu yeero Magaca DRs. Beelaha Laysaan iyo Hadame ayaa ah labada beel ee isha ku haaya xilka xildhibaanad Fowsiyo ay ku haminayso ee Ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Maaliyadda waxaana jira dagaal u muuqda laba dhinac laakin ah saddex dhinac oo kala ah Beelaha Eelaay,Laysaan iyo Hadame waxana marka hore ay Beelaha Laysan iyo Hadame ay doonayaan inay iska saaraan beesha Eelay iyo Damaca Fowsiyo Maxamed Sheekh kadibna loolan final ah uu dhexmaro Laysaan iyo Hadame. Fowsiyo ayaa u muuqanayso inay ugu dambayn ay ku adkaan karto loolanka siyaasaded iyo ceyrsiga labadan xil Ra’iisul Wasare xigeen ahna wasirka Maliyadda. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka. Beesha Habar gidir ayaa loolan adag ugu jirta sidii ay ku heli lahaayeen wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka waxana soconaya kulamo ay qaar kamid ah raga raba kursigaas ay marti qaadyo ku sameeyan hoteelada Muqdisho, waxaana ay u badan tahay inay heli doonto. Hase yeeshee Jufooyinka hoose ee beesha Habar gidir ayaa isku garbinaya xilka Wasiirka arrimaha gudaha Somalia waxana ragas ay kasoo kala jeedaan Jufooyinka kala ah Sacad,Ceyr iyo Saleeban. Yuusuf Garad cumar madaxii hore BBC-da.waa nin u dhashay Jufada Ceyr. Nin magaciisa lagu sheegay Kabreeto oo haatan ka mid ah maamulka Dekadda Muqdisho,waa nin u Dhashtay Jufada Sacad. Cali Maxamed Nuux( Tima Jilic) oo ah Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Midnimada Jamhuuriga Somaliyeed. Yuusuf Garad ayaa isaga tagay magaalada Muqdisho isagoo lagu arkayay magaalada Neyroobi,waxana la sheegay inuu noqday qof fashilmay wuxuuna waydiistay madaxweyne Xasan Sheekh inuu ka dhigo Wasiirka Arrimaha gudaha markas ayaa shuruud looga dhigay inuu odayaasha Jufadiisa uu taaageero ka raadsado uu dhankaas kasoo galo. Cali Tima jilic ayaa kamid ah raga sida weyn loola xiriirinayo inuu noqdo Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka,Waxaana ay saaxibo isku dhow yihiin Ra’iisul Wasaare Dr Saacid oo u dhaxda Xildhibanad Caasho Xaji Cilmi oo Jufo hoose ay isla yihiin Cali Tima Jilic. Si kastaba Ra’iisul wasaaraha ayaa wali soo magacaabin golihiisa wasiirada isagoo sheegay inuu soo dhisi doono xukuumad wanaagsan oo dalka samata bixin karta xiligan. http://caasimada.com/is-qab-qabsi-dhinaca-beelaha-oo-ka-taagan-wasiirada-ugu-muhiimsan-dowladda/
-
MMA, I know you want get a peace of my gold medal but will not work for you:D as this was two years ago. You wouldn't see me saying this after Hassan Sh. Mohamud was elected or Damu-Jadid came on board. Even now I wouldn't change a thing on this comment or position 2 years ago. Somali politics change so fast and everything is possible.
-
AfricaOwn;877424 wrote: Are prices reasonable where you live? How much does it take to fill your car gas tank? lol lagama sheekayn karo, mine is $70 - $80 depending on the season. This coming week it is going to reach over $4.80 a gallon.
-
Somali president names Abdi Farah Shirdon Saaid as new Prime Minister
Abwaan replied to Che -Guevara's topic in Politics
XX, Abdiweli maxaa ka rabtaa? He did good and left the rest to his former classmate and neighbor to finish. -
Jamal Hassan;877756 wrote: He is the wife of Asha Haji Elmi, he in under her strings and we all know who will be calling the shots. He has no experience nor the type of education required to pull Somalia out of this predicament. A Bachelor degree is carried by 22 year olds. Shirdon is a toothless prime minister and a notorious Narcotic trader. His qualifications did not take him this far his wife did. Farmaajo or Barre would have been a far better choice. Let us be realistic, he is all we have today. People without a degree became good leaders and at least he has one. Let us not be too negative please.
-
General Duke;877717 wrote: They will be dumb-jidiid folks. This might be the closest but I wouldn't bring my predictions out to the public yet. All I can say is I expect less diaspora unless it is going to be even zero diaspora.
-
Expect Abdi Hosh, a former Somali businessman to announce his Jubba Land amdnistration soon.... Soomaaliya waa waalatay.
-
Lol@ I have to admit MMA is the best when it comes to digging the archives here in SOL.....I wonder if this is due to this man's status as a moderator, which enables him to do so or his good analysis on issues.....MMA gacan baan kuu taagety.
-
Garaad Bari, at least he succeeded to raise his kids unlike many loosers in the diaspora who returned with a fake title in order to rob the country.
-
Jacpher;877680 wrote: Grown man discussing the wife of another man whom they didn't know about few hours ago? What a sick world this is. Waryaada oppose the man for his policies and stop dragging and insulting his family to the topic. Well said Jacpher, waa run hooyooyinka halla iska daayo. Qof walba oo naga mid ah hooyo ayaa dhashay.
-
It is ok Mooge but at least stop the negative remarks for now. Give the New PM a time and let us observe him, starting with his cabinet, immediate plans, etc.
-
General Duke;877576 wrote: The secessionists, expect utter failure, four years of inter regional discord, while having fruitful talks to get closer to that ever illusive recognition. Che, Maadey and defeated Al Shabaabites, expect rehabilitaion for uncles Fuad Shangoole & Xasan Dahir Aways. Khatumites, expect the new PM will liberate Laascanood for them. Puntlanders, expect Faroole to hold his ground and ignore the whole government. Abwan, expects Adow to run for office in 2016. Oba & Mogadishu is ours crew, expect Kismayu will be theirs two. We all expect something, let's see how it plays out. Lol@Duke, you are wrong about Abwaan. Forget Addow, Insha Allah I will be the third PM in a row that is from the same city as the previous two
-
Mooge;877639 wrote: abwan, I know you are happy with your cousin Asha, but the topic is about the useless PM. kala saar howsha ninyoow. loool. mario, ma nagaha buran bad jecshahay ninyoow. lol. lol@Mooge I am happy because Somalia has a new prime minister. FYI, Asha is not my cousin but my neice. I know her and her family well and remember I wasn't even supporting Saacid, but I welcome him and will work with him, if he does not do his job I will not keep quite about that too. Are you going to come along or you are going to be a spoiler? You still have a chance although you have been negative about the new PM.
-
Lol@Jacpher, dhibka daa. At least our dear friend Gabbal is excited and so are we.
-
Somalia;877618 wrote: War Mooge nigga you crazy! Give him a chance! loooooooooooooooool....Mooge needs in la xirxiro maanta.
-
Good Job Duke, let me join you here to congratulate the new PM. Let me also say well done to the former PM Abdiweli Gaas. I am proud to say that although they are both older I once lived and grew up the same city that these two men did. Also four ministers from the previous government and some in the one before that. It is not qabiil, they all are from different clans. Asha Haji Elmi, the new PM's wife was also raised there. Dh/Mareeb rocks man.
-
Popular Contributors