Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Maaddeey;867505 wrote: Abwaan, celebrationka wuxuu noo bilaabanayaa marka Abdiweli wax bariddiisa inuu ku laabto lagu qasbo!. Maaddeey, where is my faanto? Adiga weli ma dhuumaalaysi baa ku jirtaa? Boosto ii soo dhig dee.
  2. oba hiloowlow;880703 wrote: i aint cunsuri abwaan waaku sidee lol@Waxa kor qoran ma adigaa yiri?
  3. Waa ayaandarro, mana fiirsan muuqaalkan weli laakiin anigoo tixraacaya comment-ska iga horreeyey waxaan dhihi karaa "Lax walba halkay is dhigtaa lagu qashaa". Carab iyo Carab la'aan yaa asxaan kuu falayo haddii aad adigu isku nixi weydo?
  4. loool@Serious sida loo yahay baaba i dishey....Mooge yarkaan Zakariye waa seef la bood yar ee isaga iyo sidee bay ku heshiinayaan Faroole? Garoowe-na sidii London loogama mudaaharaadi karo ee u sheeg Mooge. Amxaaradiina waa ka dhowdahay ee yuusan Faroole kuu dhiibin...mise isagaaba u yeeray? Please, saaxiibkaa intaas weydii markaad aragto...Sida kale waan soo dhaweynayaa igaarkaan dalkii u hilloobey oo danaynaya inuu wax u qabto. Dr. Cunaaye isagu ma socdo. Odayga qurbe waa ku raagey, dhawr qaaradoodna waa soo maray. He is a good guy, laakiin maba u malaynayo inuu hadda dhakhtarnimo ku shaqayn karo, wakhti dheer baa professionkaan ugu dambeysey.
  5. Are they cunsuriyaal? Malla isku raacayna? Oba why are you cunsuri?
  6. Huh? SOLers ma dowladdii cusbayd bay mucaarad ku noqdeen. The previous PM about 10 threads baa laga sameeyey on the 1st day, why Saacid loo hagranayaa waa su'aale? Hambalyo, Saacid iyo Soomaaliyaba. Cod buuxa ayaa lagu soo dhaweeyey, I hope inuu shaqo wacan qaranka u qabto isaguna, oo wasiirro waxtar leh keeno.
  7. NGONGE;879965 wrote: ^^ It says that the Somali PM is about to announce the appointment of a Mr Adan Xasan Cabdulraxaman for the edcuation portfolio. It claims that this person has declared his hatred for Saudi Arabia (and the gulf countries) in an Education Ministers' meeting in Tunisia in 2010. It urges quick action to prevent the Somali PM from giving the job to this man. (it's rubbish of course). lol...Wasaaradda Arrimaha Gudaha soo kama soo bixin warqaddaan? How did they know it? Soomaalidii baanba ogeyne.
  8. It says, hadda laga billaabo xoolaha nool maamulka Hargeysa kama soo gadanayno awalna wax ka weyn gobollada Waqooyi uma aanna aqoonsanayn.... JB, adiga waxaad soo dhejisey maba soo akhrin miyaa? Intaas markaan kaftan kaga baxo, haddii aan Carabigii Safiinul-Salaadka laga bartay la kala baxo, Salaan baa la dirayaa marka hore, Madaxweyne Xasan Shiikh iyo PM Saacid-na magacooda meesha waa lagu xardhay, Wasaaradda Tarbiyada, Tuunis, 2010 iyo tacaawun oo lagu soo gebagebeeyeyna waan ujeedaa. Inta kale baaritaan baan ku wadaa, anigoo la kaashanaya Qaamuuskayga Carabiga ah ee Marooko hadyad la iiga soo dhiibey. Waan idin soo dhaweyneynaa, waanan idin saacidi doonnaa ayaaba far waaweyn lagu qoray. Inta kale Farta qoraalkeeda ayaa yar oo Ookiyaalahaygii ayaa weli Venezuela ka soo socda ee waan turjumi lahaa.
  9. oba hiloowlow;879668 wrote: wasiirka wasaarada dib u dejinta lol even jagada la siiyey is a joke. Yuu dib u dejinayaa? Ma reer Khaatumahii Somaliland ka goostay buu soo celinayaa?
  10. Visit Leytonstone Masjid, Lee Valley horse riding E10, dinner at Village restaurant, Shop at Oxford Circus Street....
  11. lol@Somalia. I have no cuqdad waayo cid wax gaar ah ii geysatey ma leh. Runta ayaan ka hadlay taasna cuqdad ma ahan. Xamar waa magaalo Soomaaliyeed, cid kaa xigtana ma lahan. Ma dafirayo in dagaallo qabiil dheceen ujeedaduna ma ahan in dagaalladu ay xaq u siiyeen in cid yeelato. Sidaan kuu sheegayba anigu Xamar maba ahan my favourite city right now so maxaa iga galay haddii aad degeysid iyo haddii kale. Please stop the unnecessary division when Somalia has just formed a reasonable government.
  12. lol@Somalia, you are backing out from your earlier statements but that is ok.
  13. So from Southern Gaalkacyo to Hobyo all the way to Gallinsoor are Baraxleey? Because that is the area the current Galmudug controls. Waryaa wax iskula har ninyahow. I do NOT believe in clan federalism and I do not support them nothing more than working towards peace so that we can get Somalia back on the map.
  14. Somalia, cajalad baa awalba lagu geliyey haddana iyadaa kaa baxaysa. Xamar iyadoo dagaal iyo dhibaato tii ugu xumayd Soomaaliya ka dhacday ayey haddana ugu dad badan tahay, ganacsi iyo dhaqaale badan tahay and I beleive inay magaalo Soomaaliyeed tahay. Stop hating it man. Runta halla isku sheego. You can rebuild every tuulo aad jeceshahay and that is fine oo dad Soomaaliyeed baa deggan waana dhul Soomaaliyeed. There is nothing like sidii shalay and dorraad, haddii shaki ku galay aad iska dhaadhicisay inaadan Xamar ku noqon karin qof ku khasbaya ma leh. Qof walbana choice buu leeyahay. Anigu shakhsiyan Xamar is not my first choice ee aan ku noolaan lahaa and xumaanna kama wado, laakiin horumarkeeda waan ku farxayaa iyada iyo meel kasta oo Soomaaliya ka mid ahba.
  15. Somalia, You once spread Abdi Qaybdiid's image captured around Kismaayo and claimed he was a warlord and you now say Abdi is a peace lord and the only man who can lead. Where you wrong before? Naga daa ciyaarta siyaasadda Soomaaliya hannooga sheekayn, specially this region. Who do you think inaad ku ciyaari kartid when you call this admin "Baraxleey"? Waryaa shaqo yeelo. Waxa aad naftaada iyo reer tolkaa la jeceshahay la jecloow walaalaha deriskaaga ah too.
  16. Somalia;879380 wrote: And that's the period you want to take Somalis back to, I find that a bit ironic coming from a northerner And you should be supporting this.
  17. Sabriye, I personally do not like seeing Abdi Qaybdiid leading this region at all but the yesterday’s attack was bad and those (most likely pirates) who did it wouldn't do any good for neither Galmudug nor Ximan iyo Xeeb. It is also sad that Mr. Hagafeey stated that he does not want to see Hobyo port being reconstructed, this guy needs to go back to driving his cab. One thing that one cannot deny is inay Reer Cadaado qayb ka mid ah magaalada wax ka degaan, in laga qayb geliyo maamulkana way wanaagsan tahay. It is good for Hobyo that all Somalis come and live in this city otherwise it will never be a proper city again.
  18. I am a farmer by proffesion. if you know what I mean.
  19. Oba, the problem is Duke isagoo wax kala garta xitaa Soomaaliya ma tegin, meesha dhan iyo waxa ka socda sheeko ahaan ayuu u xifdiyey.
  20. Oba, hobyo beer kama baxdo, remember I am a farmer:D
  21. Oba, it is coming insha Allah, beleive me Hobyo waa meesha keliya ee aan mudug ka degi lahaa, balse marka hore aan Marko ka soo quusto.
  22. Waa xaggee Oba? Hobyo? If that is the case governor baanba doonan inaan ka noqdo. Mise waa Xarar-dheere?