Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Dr_Osman;882497 wrote: War ninkaan Faroole ah yaa ridan maskiintaa ka qabta. :DSoomaalida waagii Geeddi ay rabeen inay u dhammeeyaan baa rumour lagu soo geliyey inuu xilligii dowladdii kacaanka ee dhacday, Libaax Madaxtooyada joogay inta duray uu dhintay. I know inaysan taasi dhicin balse hadda Faroole amaa sidaas oo kale maad looga sameeyaa...Other than that it is good to see some projects that improves animal husbandry,
  2. Ex President Sharif Sh. Axmed tolow gabadhii malla siiyey? Oba war maka haysaa?
  3. Maaddeey, at least idaacadaha ayaa ka hadlay, sidaan maqlayona ninna waa la qabtay, kuwa baxsadeyna waa lagu raad-joogaa, laakiin gabdhaha inta xoogga lagu kaxaystay qaraabadoodu aysan ka hadli karin yaa looga dacwoonayaa?
  4. It is a good joke, but she rushed...the guy could make coppies and bring it back.
  5. NGONGE, naga daa Google translate Carabiga laga soo guuriyey source hannooga dhigine.
  6. *ANWAR*;882391 wrote: I AM C/Kariin Xuseen Guuleed...... That might be your name, but you won't be the minister ANWAR.
  7. Mooge;882400 wrote: oh god. qoslaye goverment is worse than i thought. bal wuxu mesha kenayo firiya. lol@Mooge, mucaaradnimadaadu ma qarsana. Stop the name calling. I agree with you that Somalia needs dowlad waxtar leh, balse dacaayadda bal halla yareeyo and let us give the guys time. Ilaah ha garab galo. By the way nimankaan maslaxadii dalka ayaa markaan gacantooda ku jirta, Ilaah ka sokoow, dhib intii la soo mari kareyna waa la arkay, meesha aan maanta joogno inaan dib uga noqonno ma habboona.
  8. lol...Duceysane, I know it is not what we used to but let us support, wait and see. I think Macallinka might be right it is a good sign. Runtii meesha completely new approach iyo hawl wanaagsan baa Soomaalidu ka filaysaa, nimankaan waa la xushmeeyey lamana horboodin waxaana laga sugayaa waxqabad muuqda. Ku-meelgaarkii hadda waa laga baxay. Cayaar, cayaar ma taal mana la iska yeelayo.
  9. Gabbal intee ka baxday? I know inaysan dhalashadaadii ahayn ee warka soo daa!
  10. Xaaji Xunjuf;881944 wrote: Wait a minute hiiraan is joining Jubaland what a mad world Yeah and then Burco will join khaatumo...amaba xitaa Jubba ayay ku biiri, sida Oba meesha soo dhigay.....this is Soomaalida meesha ay marayso, kooxdii meel wax ka weysa meel kale ayey uqaraab doontaan.
  11. Complicated;881930 wrote: Abwaan, lama diidana layskumana haysto ayaan filayaa in dawladii jirtay xiligaas (u fiirso ma isticmaalayo nin dhintay magacasiisa e, sababtoo ah waxaan aaminsanahay inuu alle SW la xisaabtamayo) ay ka aabo ahayd dhibka iyo dhibaatada haysata Soomaalida maanta. Mana aha in dooda la'isku haysto ay tahay difaacii dawladii xiligaas. Dhibkay gaysatay dawladii xilagaas mayaysan run ahayn inay ka dartay dhibkii ka danbeeyay ee dhacay 10kii sano ee u dhexeeyay 90-2000 kaasoo si toos ah u taabtay waxa loo yaqaano Birrimagydada iyo intii saboolka ahayd? Mise adigu Abwaanoow ma "shaqsiyan" umma darsanin ayaad kusoo koobtay halaagan ku habsaday ummadii Soomaaliyeed oo waxaagu waa haduusan dhibku aniga itaabanin dhib ma jiroo waan is barbar dhigi karoo labadan xilli baa waxaagu? Complicated, shakhsiyan uma darsan waxaan ka wadaa, dano gaar ah kuma qabin towradda and taasna waan ku celinayaa "uma darsan". Dhibka hadda jirana dan kuma qabo oo Soomaaliya more than 20 years waanba ka soo maqnaa. Midda kale waan kugu raacsanahay wixiisii wax ka sii daran ayaa dhacay but does not mean we have to cry for the towraddii anigu waxaan is dhihi karaa cancer ayay u dhigantaa arrinu "early stages, 1-2 and 3 and 4 oo ay hadda gaartey". Hadda ma waan la dhihi karin cancer meelna kama fiicna ee waa wada xun yahay? That is my dood.
  12. Obama, Somaalidu waa illowsho dhowdahay, shalay markuu joogey cabaad iyo hanna dhaafo, haddana for 21 years nin ku xukumayey xoog, oo weliba 10-kii sano ee hore wuu wanaagsanaa ee 10-kii dambe dil, xabsi iyo eex ku xukumayey intuba horseed u ahaa burburka maanta ayaa loo barooranayaa, for sure jabhaduhu Siyaad bay ceyriyeen oo isbeddelkaas waa loo baahnaa balse way ka wareertay oo ka sii dareen taasna lama dafiri karo, balse anigu siyaadna uma darsan balse waxaan rajeynayaa in mustaqblaku noqdo mid wanaagsan insha Allaah. Runtu waxay tahay taariikhdu inaysan noqonayn koox kugu cid ah oo been kuugu camirta, amase kuwo cid kale ah oo wax walba kuu saariya, balse ay tahay dhaxalka...Odaygii dhulkii oo qiiqaya, dadkii oo uu isku diray, cuqdad ummadda dhexdeeda ah ayuun buu ka tegey and thats is why illaa maanta la isku cunayaa. Aniga aragtidayda, haddii uu wanaag ka tegey waa la guran lahaa ee la isma laayeen.
  13. Abtigiis iyo boqorka Sucuudigu maxay wadaagaan waaban yaabee? The Tabloid Somali websites oo sheegayey inuu Sucuudigu hambalyo ku aadan 21ka Octoobar u soo diray dowladda Soomaaliya. Kuwaan maba xishoonayaan, boqorka waxay ka dhigeen geeljire aan siyaasad waxba ka fahmin.
  14. You are right Che, tolka wants to receive from you rather than pay.
  15. Coming week? I though people already ttravelled to Haj. Carafaat, Are you in S Arabia already? Or you mean you are travelling there next week?
  16. oba hiloowlow;880758 wrote: where have i seen this due before? universal TV iyo mudaaharaadyadii looga soo hor jeeday Itoobiyaanka.
  17. Xaaji Xunjuf;880731 wrote: Very interesting video Keyd media has lots of videos in their archives. record badan bay hayaan oo runtii maalinba mid soo saaraan, laakiin waa wax badankood xasaasiyad abuuri kara.
  18. SubxaanAllaah, I just realised how lucky I was cause I travelled on this Road, exactly a month before the date this video was filmed, heading Nairobi. It is calool xumo in la fiirsado sida Soomaali isku laysay in kastoo wax lagu farxo ay tahay qaabka aan muuqaalladaan ka fiirsanayno ee dadka qaar loo badbaadiyey, iyagoo weliba qirtay inay dagaal ku jireen. Ninka kabtanka ah ee sheegay inuu la dhashay Maxamed Aadan Shiikh (Ilaah ha u naxariistee) waa nin karti leh naftiisana halis u geliyey inuu badbaadiyo saaxiibadiis, marka uu dhahay "jaad baan gadayey iyo walaalkay baa i keenay waxba kama jiraan ee rag dagaalamaya iyo jirri wax dhacaysay baa loo kala baxaa". His cousins ayaan deris, isku iskuul iyo dugsi intaba ahayn. Waxaa kaloo xusid mudan ninka cajaladda qaybta dambe ka sheegay inuu ahaa sarkaal joogi jirey Waqooyiga Soomaaliya oo yiri wuxuu ka dhiidhiyey in la yiraahdo "ciidanku jabhad ha isku dhiibeen". Muuqaalladaan dhinacna waaka taariikh oo waxay ka hadlayaan wixii dhacay qayb ka mid ah in kastoo wax badan oo dhacay aan la wada duubin. Haddase waxaa roon in laga gudbo arrimahaan oo tusaale loo qaato inaan dagaaladaan wax aan burbur ahayn laha faa'iidin.
  19. lol@Soomaaliya dadkeeda ayey wax la qaybsanaysaa....Wax walba Isboortiga Soomaaliya waa laga maqlay.
  20. Shinbir....I can't talk to somebody twice.D: Shinbir, Cabuulo iyo kii kale. Magacyo badanaa:D