Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Apparently All-Gedo is the only website that is talking about it...They probably saw my post:D Ra’isul Wasaare Dr Saacid oo goordhow ku dhawaaqaya Golihiisa Wasiirada Print here| By: allgedo.com: Sunday, October 28, 2012 // u Jawaab Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Saacid Faarax Garaad ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu ku dhawaaqo golihiisa Wasiirada. Warar lagu kalsoon yahay oo ay warbaahinta AOL ka heshay xarunta madaxtooyada ayaa sheegaya in lagu heshiiyay xubnihii xukumada cusub laguna dhawaaqi doono. Latashiyadii ugu danbeeyay ayaa soo dhamaaday, waxaana Ra’isul wasaare Dr Saacid uu xalay lakulmay gudoomiyaha barlamaanka iyo Madaxweynaha isagoo kala hadlay qaabka uu xulashada usoo sameeyay. Warar aan helnay ayaa sheegaya in xubnaha ilaa iyo haatan miiska saaran ay ku jiraan rag horey uga tirsanaa xukumadii Dr Gaas iyo kuwa kale oo cusub. Hadii ilaa galabta uu Ra’isul Wasaare Dr Saacid ku dhawaaqi waayo xukumadiisa cusub, waxaa lasheegay in isniinta ay noqon doonto maalinta kama danbaysta ah. AOL Kala soco Wararkii soo Kordha Insha Allah
-
bilan;348354 wrote: the guy was joking and you can hear people laughing and the girl saying good answer, it was all joke. lol you are right bilan. He even said "I am just kidding" and the girl then said "good answer" And I just read even Ebyan heard I am kidding....gabdhaha Soomaaliyeed baaba ragga ka dhego fiican lol.
-
Haatu, no need for Cusbo. And I have never said I know every Faarax, neither did I say that the speaker was my neighbour ee beenta naga kala yaree. And why dhib kuugu haysaa if Abwaan knows this Young man, orod dadka baro ma anigaa kuu diidan intaad drum-ta iyo shiishada iska yareysid. Sidaas war iigama soo saareysid.
-
Maarodi;883722 wrote: So I've heard that the UK took drastic measures post 9/11 and one of them was the ability to "strip" people of their citizenship. I'm wondering is it only the immigrants (first generation/second generation?) that they can disenfranchise? Basically, how far does it go? Why blame UK, I would do the same thing if I was in charge. Do you think that Somalia should allow a Yemeni origin who obtained Somali citizenship to keep that when he supported those who killed guests and students at a graduation ceremony, a market...etc? SOLers, these guys are not a joke. They would kill or harm most of us over here, accusing us of being spy...etc.
-
Alpha Blondy;883363 wrote: at Afgooye. looooooooooooooool..............And the title of your thesis was.............Isii sisinta:D
-
lol@Maaddeey. M oo ryaan labo ma ahan ee waa midkii wejiga BUSTE ku duubta iyo mid aan jirin.
-
labellavida, I hope that you have not moved in yet. Say thanks to this friend of yours and keep paying your rent elsewhere. There is nothing free like that in this world.
-
Che, I haven't. I just clarified thing. Did you miss what Somalia said.? Mise waa is yeelyeeleysaa?
-
Yes, Xamar magaalo bilicsan way ahaan jirtey taasna lama dafiri karo, balse what some people do not want to say in part of Xamar lagu dhisay booli badan oo dalka iyo dadka laga boobay although dad badanoo xalaal-quuteyaal ahna ay jireen. Markii dagaalladu ay dheceenna kuwa wax boobay waxay ahaayeen xaaraan-uuteyaal kale dad xalaal-quudato ahna waa joraan oo aan waxba boobin. Marka aan dad leeyahay qabiil ulama jeedo, dadka aan ka hadlayana qabiil kasta ayay ka soo jeedaan. Waxaan xasuustaa 88-90 in diyaarado hargeysa loo raaci jirey Xamarna laga tegi jirey si loo soo bililiqaysto...Soomaalidu weligoodba bililiqo iyo boob dhaqan bay u lahaayeen, xitaa nolosha miyoga oo xoolaha ayaa la kala dhici jirey xilliga dagaallada lana qaybsan jirey, waana tan illaa maanta kii xil loo dhiiboba uu moodo xoolihiiisii. Qofkii u maleeya in dad gaar ah ay ku kooban tahayna waa riyoonayaa.
-
Lol@Raamsade, garaad badan hadday leeyihiin ma iyagaaba taageeri lahaa, kuwii shalayna moor yaanta, ji rrida iyo day dayga u horreeyey maantana carruurta laynaya. Maaddeey, intee ku dhuumaneysey beryahaan? Xaalku waa sidee?
-
Minneapolis' Somali experience may hold lessons for Toronto police.
Abwaan replied to Nin-Yaaban's topic in General
Impressive. -
Waxaas oo kale waxaa la yiraa "Kululaysi" waa iska yara handadaad ay rabaan in eedeymaha looga hayo dhanka Congo laga joojiyo, yaase iska yeelaya? It is case by case xaaladdu:D Teeda kale fursadda iyo mushaarka ayaysanba ka maarmin.
-
Ciid Wanaagsan XX iyo Dhammaan Reer SOL. I hope inay tani noqoto ciid wadata farxad, caafimaad iyo baraare.
-
Sannadkan oo noqonaya kii ugu khatarta badnaa ee soo mara Suxufiyiinta Somalia ka howlgala (Magacyada Wariyeyaasha la dilay) Khamiis, Oktoobar 25, 2012 (HOL) — Sannadkan ayaa wuxuu noqonayaa sannadkii ugu khatarta badnaa ee soo mara suxufiyiinta Soomaaliya, iyadoo la dilay tan billowgii sannadkan 16 wariye; kuwaasoo badankood lagu dilay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. Wariyihii ugu dambeeyay oo ahaa Axmed Saakin Faarax ayaa habeen hore kooxo hubeysani ku dileen degmada Laascaanood oo ay ka taliso Somaliland, iyadoo ay goobta ka baxsadeen kooxihii dilkiisa geystay. Ma jirto cid loo qabtay dilalka wariyeyaashan oo saddex ka mid ah lagu dilay qarax weyn oo ka dhacay maqaayad ku taalla agagaarka tiyaatarka Muqdisho, iyadoo ay dilalkan sii kordhiyeen cabsida ay qabaan suxufiiyiinta ka howgala gudaha dalka Soomaaliya. "Dilka Axmed Saakin wuxuu ahaa mid argagax leh, wuxuuna qayb ka yahay olole looga soo horjeedo saxaafadda," ayuu yiri Cabdullaahi Axmed Nuur oo ka mid ah suxufiyiinta Soomaaliyeed, isagoo intaas ku daray: "Waxaan waynay saaxiib weyn." Magacyada suxufiyiinta algu dilay sannadkan Soomaaliya ayaa waxay kala yihiin: 1.Xasan Cusmaan Cabdi (Fantaastik) oo Muqdisho lagu dilay 28-kii Janaayo 2.Abuukar Xasan Maxamuud (Kadaf) oo Muqdisho lagu dilay 28-kii Feberaayo 3.Cali Axmed Cabdi oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo, 04-tii Maarso 4.Mahad Salaad Aadan oo lagu dilay magaalada Baladweyne, 05-tii Abriil 5.Farxaan Jeemis Cabdulle oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo, 02-dii May 6.Axmed Caddoow Canshuur oo Magaalada Muqdisho lagu dilay, 23-kii May 7.Cabdi Jaynaani Malaaq (Marshaale), oo Muqdisho lagu dilay 31-kii July 8.Yuusuf Cali Cismaan (Fareey) oo Muqdisho lagu dilay, 12-kii Ogoosto 9.Maxamed Cali Buneyste oo Magaalad Muqdisho lagu dilay 12-kii Ogoosto 10.Liibaan Cali Nuur oo lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho, 20-kii September 11.C/sataar Daahir oo lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho, 20-kii September 12.C/raxmaan Yaasiin oo lagu dliay Qarax Mudisho ka dhacay, 20-kii September 13.Xasan Yuusuf Absuge oo lagu dilay magaalada Muqdisho, 21-kii September 14.Cabdiraxamaan Maxamed Cali oo Muqdisho lagu dilay, 27-kii September 15.Axmed Cabdullaahi Fanax oo Muqdisho lagu dilay 28-kii September 16.Axmed Saakin Faarax oo lagu dilay magaalada Laascaanood, 23-ii Oktoobar Dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu tiriyaa dalalka ay adag tahay in suxufiyiintu ay ka shaqeeyaan, iyadoo aysan jirin cid loo qabtay dilalka suxufiyiintan loogu geystay Muqdisho sannadkan oo keliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya http://previous.presstv.ir/photo/20120928/s.alambaigi20120928065131447.jpg
-
Ilaah ha u naxariisto dhammaantood weriyeyaasha Soomaaliyeed ee ku geeriyooday dagaallada Sokeeye. Inta dhaawacantay ama bugtana Ilaah ha caafiyo.
-
king_450;58880 wrote: I hope her hubby is not mad at us posting this un-authorized pics. But she is beauty No offence balse masawirka midigta nin baanba u maleeyey. My cousing told me that she used to attend Duqsi quraan with Yaasmiin before she moved to Canada. They met years later and she wanted to convince her to be a model, but she declined.
-
Lol@ the offer should be passed to Hassan Sh. Mohamud. Sharif did not meet the deadline.
-
SubxaanAllah. Ilaahay adduun iyo aakhiraba kuwaan haka soo saaro dhibkan. Hurdo igama soo dhacdeen haddaan ahay kuwa dalka hoggaanka u haya dalka anigoon dadkii waxaan geystey aan sharciga hor keenin.
-
I wana suggest Fadhi-ku-dirir app. Mooge aaway?
-
Samafal, ma reer Sooryo hal gabar laga dhiibey ku filan tahay baa jira?
-
Popular Contributors