Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. http://caasimada.com/golihii-wasiirada-oo-lagu-kala-baxay-beelo-waa-weyn-oo-daaqada-ka-baxay-goorta-lagu-dhowaaqayo/ Wasiiradii oo la kala qaatay + Beelo waa weyn oo daaqadda ka baxay + Tirada + Goorta lagu dhowaaqayo. Posted by Alaxmed on 10/30/2012 in Wararka | 2 Comments Warar na soo gaaray ayaa sheegaya in golaha wasiirada cusub lagu dhowaaqi doono maalinta arbacada ah, kadib markii ugu dambeyn la isku raacay tiradooda. Loolaankii u dhaxeeyay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ee ku aadanaa tirada golaha wasiirada, ayaa la sheegay in ugu dambeyn uu ku adkaaday madaxweynaha oo laga dhigay kaliya 9 wasiir. Waxaa sidoo kale la magacaabi doonaa 9 wasiir ku xigeen iyo 4 wasiiru dowle. Wasaarad walba waxaa hoos iman doontaa illaa afar wasaaradod, si loo dhiso dowlad aad iyo aad u kooban, balse tayo leh sida madaxweynuhu ku dooday. Tani macanheedu waxa ay tahay in beelo badan oo waa weyn ay wasiir la’aan ku dhacday oo ay daaqadda ka baxeen. Beelaha ******, waxaa ugu weyn oo wasiir la’aan noqon doona beesha Murusade, inkasta oo ****** aysan heleyn wasiir, balse ayagu ay heystaan madaxweyne, oo aanay dacwad qabin. ****** waxa ay heleen laba wasiir, waxaana kala qaatay Habar Gidir ( Sacad) iyo Xawaadle. Jagada Habar Gidir waxaa loo magacaabi doonaa Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo ka tirsan kooxda Damul Jadiid ee madaxweynaha, waana wasiirka arrimaha gudaha, amniga iyo qaranka. Beelaha ******* waxaa heli doona ********** iyo ********, waxaana daqaada ka baxay beelo ay *********** ugu weyn yihiin, inkasta oo ********* ayagu ay heystaan ra’iisul wasaare oo aysan dacwad qabin. Beelaha *** waxaa qaatay ***** Habar Jeclo, oo gabar kasoo jeedo loo magacaabi doono wasiiraka Arrimaha, dibedda, xiriika caalamiga ah iyo qorsheynta qaranka. Beesha kalena waa *** Biyamaal, oo aan helin qofka ay soo dirsadeen. Digil iyo Mirifle, waxa la kacay Leesaan iyo Bagadi, sida aan xogta ku helnay. Beesha Shanaad, waxaa soo gaaray hal wasiir, waxaana qaadan doona hogaamiyaha ruuxiga ah ee kooxda Damul Jadiid, Faarax Cabdul Qaadir, oo loo magacaabi doono Wasiirka waxbarshada hiddiha iyo tacliinta sare. Waxa uu kasoo jeedaa reer Aw-Xasan. Xildhibaano badan ayaa ka carreysan arrintan, waxaana ay ku hanajbeen inaysan dowladda ansixin ka heli doonin baarlamanka. Wixii kusoo kordha ee xog ah nagala soco dhowaan insha allah. Share this: Facebook11 Twitter Email Print LinkedIn About Alaxmed View all posts by Alaxmed → Subscribe to Comments RSS Feed in this post 2 RESPONSES maa 10/30/2012 at 2:33 AM waa arin aan aad ugu taageeri lahaa hadday runtahay hadda waa odooskiinnee… hadday taladayda tahay wasiirka koowaad xataa looma baahna……waqtigaan REPLY Guled 10/30/2012 at 3:25 AM maa madaxwayne xataa looma baahno nooh REPLY
  2. Ilaah ha u naxariisto. Oba, inaad dowlad ahaatana waa rabtaa, halla cabsadona waa leedahay ee labadaas kala daa. In shabaab iyo shaydaan laga xoroobo dhiig baa ku daadan ee halloo samro.
  3. Abwaan

    Sandy

    Che, maa dhuumatid, maxaa meesha la soo fadhidaa yeysan dabayshu ku qaadine.
  4. Alpha@lol at the "terrorist group SSC", is that all you wanted to say here I do not think Xaglo and his likes can make any news.
  5. I have to agree with JB, this is bacaac.
  6. Che -Guevara;883334 wrote: The title fits all Somalis of every region. I kind of agree with you. These two have destroyed our people.
  7. Abwaan

    Sandy

    Nin-Yaaban;883850 wrote: I have a feeling this is going to be HUGE DABEELO. Internetka ayaa xataa caawa slow iga ah. Nin-Yaaban, you must be in NY. Good luck to you mate.
  8. Abwaan

    Sandy

    Malika;883596 wrote: Why do hurricanes have female names? This is sexist, we females dont destroy, we build..heh :DMalika, they have male names too but the female ones are the most destructive.
  9. sharma-arke451;883416 wrote: caku iyo abtigiis, xa dumarka dawa dhigay, Once I read the title, I know the poster without even reading it further.....Abtigiis.
  10. lol@Taleexi ma waxaad leedahay qoladan waa lagu yareeyey lacagta? Naga daa ninyahow sheekadaas la iskama yeelayo iyo in odayaasha dhagax lagu fariisiyo.
  11. Dr. Osman adiga iyo Faroole meeshaad lacagtii UNDP geyseen baa la idinka rabaa, maxaad odayaasha kuraasta alwaaxa ah ugu dhigteen? JB iyo adeerkiis baaba idinka fiicnaa oo dhisay gole xoogaa casri ah.
  12. lol@Taleexi, dhiig kar ma jiro ee odayaashaan yaa u sheega in wakhtigoodii laga baxay. Soomaaliya ayey sannado badan hostage u haysteen welina waa fahmi la'yihiin in wakhtigoodii dhammaaday. Keligood ma ahan ee waxaan ka wadaa wixi ku fikir ah oo dhan.
  13. Nabaadiino Paragon. Xayn ari ah miyaa tabcan rabtaa anna aan qaar kugu darsadee? Bal warka na soo sii Ilaah ha ku nabad geeyee.
  14. lol@Taleexi, Mahiga gacansaar lama lihi laakiin odayaashaan Soomaaliya xaaraanta ku haysta ayaan nacay. Waxay isku maleeyeen inay iyaguba qaranka ka qiimo badan yihiin. Bal maxaa iyaga siyaasadda ka galay. Xaad muxuu isku maleeyey? War haddii la rabo 5 wasiir baa la samayn it is not his business.
  15. oba hiloowlow;883896 wrote: these self appointed elders are the biggest nabad-diid. lol...Where is Mahiga when he is needed? These guys could not say anything when the guy was active. Now they know that he is giving the new leadership a chance because him overseeing the transition is over the old guys are back. It won't be long before Indhacadde claims Marka, Farool (Axmed Diiriyaha Bari:D) says we want our 30% share of everything. even qoryaha iyo xaabada Xamar la keeno he wants 30%.
  16. I agree with you Apophis they kind of wrote the story in supporting him and his family, but the comments are not:D
  17. Lol@ Che, I hope my dream comes true...I doubt it will though....remember this thread? http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/67967-Abwaan-would-suggest-the-new-PM-should-limit-his-cabinet-to-just-9-ministers-what-do-you-think?p=878029#post878029
  18. Mooge, waan ka cabsi qabey inaad heerkaan gaareysid. Awal baan ku iri sheekooyinka fadhi-ku-dirirka run ha moodin. Ninyahow wax iskula har, I know your candidate did not win but that is politics la ismana siiyo, dalkana Soomaali kale ayaa kula leh ee ogoow keligaa ma lihide.
  19. Carafaat;883821 wrote: Abwaan, warkaan ma Eedo aa kusoo sheegtay. Carafaat, forget questioning and finding out my sources. I just shared with you something that even Maryooleey websites did not. Che -Guevara;883817 wrote: Raxanreeb wrote something. Oh, I forgot to look at Raxanreeb today. Is that the old list or new one Che? Fanisha;883823 wrote: I saw the list and I think it is big time B.S. Not a single Awdiltes are included in the Wasiir list. We don't want to be part of the clan land, and we are not getting any love from the south, so we have no choice but to declare our own country. Viva to Adel Empire. Fanisha, I am not sure if Awdal is Land-free plus you moght not be the only group that did not get something. Next time Insha Allaah. I dont even care who gets what as long as they do their job.
  20. Maaddeey;883675 wrote: ^ Maha dowlo kama jirto dheh hee mugga!, miniiba moryaan qabiil seey rabaan iska yeelaayaan xabbana laga qabeyn!. Maaddeey, jiqda ka soo bax. Sidaan nolol ma ahan anigaa ku damiinanaa.