Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
They do have that too XX and all Somalia wars are Just ayaandarro iyo wax Ilaah inuusan nagu see celin laga baryo.
-
Lol@XX What if that becomes the one filmed in Northern Somalia during 1994?
-
Lol@gooni, sheekadaas carabka aniga xaggee iga martay? Mise waa la ii sheegay ee anigaa rumeysan waayey? Haddiiba aad aaminsan tahay in dagaalka sokeeye oo dhan uu intaas oo keliya ku salaysnaa ma is tiri adigu xitaa kuwan aad sheegeyso ee la khalday waxba ma dhaantid oo sheeko la mid ah ayaa laguu sheegay welina waad aaminsan tahay, waa haddii aad sheekadaan dhab u aaminsan tahay oo aysan siyaasad kale kaa ahayn. There was no way that someone could tell me that my two gradmothers, unlces from both and mums side were Arab geed qurac ah laga soo dejiyey ee ninyahow sidee wax u jiraan? Not only do I have relatives from almost every clan, some even close but I also now have Swedish, Finish, Italian, Arab etc...And I call all of them my big family.
-
Sulleiman, the days are gone when clans had secrets cause the very same websites that promote qabiil agendas also report any internal fights among the clan. Although I do not believe in sida wax loo soo qoray u jiraan haddana waxaan aaminsanahay in wax ka jiraan xurgufta Abdiweli iyo Faroole waxanina waa siyaasad ee waxba Horseedmedia ha weerarin.
-
Duke, had you waited the full list you would have found more new relatives.. Aan kula kaftamee if the ministers list were the same and the PM was from Garowe your comment sidaan qabo waa ka duwanaan lahayd sidaan waxaadna dhihi lahayd waa aqoonyahanno is uruursaday, ee cayaarta naga daa.
-
Breaking News: The Village is hit again by another suicide
Abwaan replied to Macallinka's topic in Politics
Macallinka;885444 wrote: Let them fail ilaahay ku waas hanaga qabto. What would they gain by bombing a restaurant ? I still don't get it. Macallinka they want to terrorize our lives nothing else. They bombed mosques, schools, markets and restaurants are not different. They are against progress like Oba said. -
Oba, Soomaalidu waa wada qaraabo and I think that is why loo kala bixi waayey, meelna inay iska gumaadaan bay rabaan oo ku kala xoog bataan dhinacna inay is qaraabaystaan. The problem over here is dad baa taariikhda adeeryaalkood u sheegaan raba inay kaaga dhigaan malab, midda tan dadka kalena oranaya waa qashin. Ama qashin bay wada noqonayaan ama nin walba tiisa ayuu malab u haysan sidaas ayaana loo kala fogaan, maxaa la isku wareerin. Adeerkeey was a hero adduunkana isagaa ugu fiicnaa inta kalena waa zero iyo sheekooyinka noocaas ah yaa iska dhegeysan?
-
Jacpher, qof been sheega waxaa ugu daran midka qof jooga been ka sheega. Wakhti badan ku dhumin maayo inaan kula sii wadwado maalayacniga aad la wareegeysid. Hadda xitaa waxaa dembi noqotay inaan iraahdo Soomaali waa dagaashay ee hallaga gudbo miyaa? Adiga iska ignore-garee taladayda ee wixii kula gudboon samee, bal inaan kaa cesho. Abwaan haddii uu Keydmedia ahaan lahaa jawaabta su'aasha aad raadineysid waa ku siin lahaa, balse I am not Keydmedia. Email inay leeyihiin baan filayaa ee orod weydii wixii su'aal ah ee aad qabto, haddii cajalado aad ku raddineysid haysidna soo xoor ama iyagaba u d i r. Ugu dambayntii aniga iyo adiga qofkii warlord difaacay, Jawaabta halkan bay ku jirtaa: http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/63705-Abdullahi-Yusuf-in-the-eyes-of-true-Somalis?highlight=Jacpher+Yusuf
-
Oba adiga hadda timo ayaan qabaa maad dhihi rabtaa?
-
Amiin Caamir dhib badanaa, shahaadooyinka dhan waa dunida saddexaad.
-
lol@it means "Dhiig" or "Blood". They mean Dhiig cusub. lol....Malaha dadka kale dhiigoodu waa fuunto.
-
Apophis;885390 wrote: ^^yes I'm still playing Jalle Siyaad. I'm trying to capture on camera the unseen side of the General : the great conversationalist, man of infinite wit, deep thinker and a ravenous ladies man. I'm perfect for the role. Abwaan I'm giving you the role of the former Kenyan president, Moi; who advises his old school buddy to come chill at his bachelor pad in Nairobi. I'm afraid you won't appear on screen though , we need only your voice in a telephone conversation. Ps:Haatu has also expressed an interest in the role. lol@Apo. I don't want to play Moi's role. Aniga kuwa fiirsanaya lee igu dar.
-
Yunis, in case you missed it I said cajaladahaan yeysan dhiigga nagu karin. Waxaan malaha adiga ayey kugu cusub yihiin dad baa early 90s-kii fiirsan jirey. I know that Keydmedia selected some clips from its archives and that might be one sided to some but it is still "Xog" if you don't see it like that kuguma khasbayo, laakiin ha isku deyin inaad aniga go'aan ii gaartid. Maxaad la kululalaanaysaa oo waxani dhib kuugu hayaan haddii san wax jirin. Dadkaan dhaawaca ah ee la waraysanayo sidaan u fahmey waa USC. I told you in qofba siduu rabo uu tiisa uga gado and Keydmedia is no different. Kacaanka did the same, every group did it too, simple and they would call their opponent's one qashin. Civil war waa wax aad u fool fun, balse ilmaha aan hadda joogin ee aan dhalan inay doonaan inay wixii dhacay arkaan baa alga yaabaa. Inay arkaan side Soomaalidu u dagaalantay, weliba waaban caymannaa oo waaban is bixinnay ee side Rwanda hadday dhici lahayd bahashu way ka fool xumaan lahayd.
-
Mooge;885335 wrote: amin amir and somali websites are now talking about what Mooge identified a long time ago. the damjadiid corrupt group has hijacked the Somali agenda and all the progress the country made in the last few years is replaced by self-serving group with no competancy whatsoever. it is shame. lol @Mooge, qaswade ayaad tahay nabad-diid ah ee sheekadan naga yaree. Nimankaan weli wax lagu mucaarado ma arkin aan ka ahayn annagu ma wadanno. Loooool@hijacked.....is it hijacked if Abdiweli did not win? Awal baan kuu sheegay inaadan Abdiweli ku lumin wakhti waadse igu talo diidey. Haddii aad siyaasad wax ka ogtahay sidaad sheegtay isbeddelkaan ayaad oddorosi lahayd ee sidii rah biyo ku jira ayaad ahayd oo awal iskaga ciyaarayey biyah dhexdooda markii biyahii ka dhammadeen dhiiqada dhexdeeda xitaa dhawaaqii gabay. Either dowladda raac amase iska sugo four more years insha Allah, laakiin spoiler ha noqon. Waa iga talo.
-
Lol@Apo...are u still playing Jaalle Siad's role? Then you must be the father of all.....Cajaladdan dhiiga yeysan nagu karin, Soomaali waa is laysay, nin walbana wuxuu jecelyahay buu dadka u sheegay. Xoogaa waa la kala farsamo roonaaday oo ninna cajaladdiisa wuxuu ku duubtay orda reer hebel soo booba oo bukaarta soo faaga, ninna wuxuu dhahay haddii aad qoriga dhigtid anigu cid ahaan kuulama dagaalsani ee hio biyahaan cab. Caro badan ayaa jirtey berigaas iyo aqoon xumo laakiin maanta oo la arkay meesha ay tani na geysey qofkii is waala ayaa aniga igala liita. meeshan asxaan la iskuma falin. Ilaahay Soomaalida haka dhigo kuwo garta dhibka ay colaaddu leedahay.
-
Lol@ SomalilandNet.
-
War anigu halla ii keeno miyaan iri? Yaab badanaa...Waryaa I want Somali forces keeping the security laakiin waxaan iri waxay tani horseedeysaa in la keeno Ciidammo UN. Anigu Soomaaliya maba joogin xilliga aad sheegeysaan. Dagaal, wiil baa ku dhinta ee wiil kuma dhasho. lol@ Laguu soo wadaa, oo xaggeed iskaga saari? Sow adigan Xamar u soo wada shaqo doontay. Hakaa saarto.
-
Jaalle, I NEVER wanted to see Ethiopian forces in Somalia. My view on this will be the same, whether yesterday, today or tomorrow.
-
The forces that I badly want to go are the bloody Ethiopians. They need to leave Somalia alone.
-
Not the best thing for the Somali government and I don't think that Ugandan government will do that too because it is not in their best interest, this is just kululaysi....amase booto. This is a wake up call for the International community and it might pave the way for UN troops.
-
Soomaalidu magacbixis waa dhammeeyeen. Do you know what they are called now? "Dulmi Jadiid" loooooooooooooooooooooooooool
-
lol@XX, Video oo la daawado baad ka hadlaysaa, lafana waad soo qufaysaa, xaggee wax ka khaldan yihiin? By the way qaabka Keydmedia u soo deyneyso kuma raacsani. I know inay xog badan hayaan. Cajaladdaan anigu waxaan ka fiiriyey dhinaca kuwa wadaaddada sheegtay ay dagaalka u galeen. "Islaamka ayaan u dagaalaynaa ku lahaa" Dagaalka Soomaaliya ka socda marba dhinacii la rabo ayaa loo geddinayey for the last 30+ years. Dowlad vs Shacab (Gumaad) Dowlad vs Jabhado hubaysan. Dowlad vs Burcad Kacaan vs Kacaan-diid Dowlad vs Dad Cadow u adeega Dowlad vs reer Xukun raadis ah Jabhad vs Faq-ash Qabiil Xukun haysta vs Soomaali marba qolo la dagaashay Mujaahidiin vs Haraadi Jabhad vs Jabhad (SSSS Fulaan) Jabhad vs Shacab qaxay Urur Siyaasi/Military vs Ciidamo shisheeye Qabiil vs Qabiil (they both claim is difaac) Dowlad-ku-meel-gaar ah vs dagaal-ooge/wadaado/qabiillo/nabad-diid Dagaal-ooge vs dagaal-ooge Shacabka vs Itoobiya Xaq-u-dirir vs caado-qaateyaal Wadaaddo vs Itoobiya Islamist vs ciidamo shisheeye Dowlad-goboleed vs qaswadeyaal Dowlad-goboleed vs qabiil Dowlad-goboleed vs Burcad Dowlad vs Argagaxiso Reer hebel vs reer hebel Dowlad madax bannaan vs Qaswadeyaal Wixii aan ka tegey hallagu daro. Maxaa Soomaali lagu ciyaaray I would say waxa kale waa tool iyo marxalad la abuuray amase abuurantay laakiinse marka laga reebo xoogaa aad u yar oo ideology ah all this is for POWER!!!
-
Every clan wants to be represented in the new cabinet let the games begin
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
lol@Every clan have their own way of threatening. Ilaahoow maa Badweynta Hindiya ku darsamaan, waxaan qabaa inaan wasiirada 9 laga badin. Berigii hore oo ay badnaayeen xitaa wax qanacsanaa waa yaraayeen Soomaalina lagama eed beelayo. Wasaarado yar oo tayo leh baa ka fiican kuwo la iska wada dhex arko. Biyo berked ku jira inta korkood int istaagaan ha fiiriyeen wixii raba inay meel iska dhex arkaan. -
Sorry I couldn't make it larger. I think this particular tree that is called "Geed Yahuud" is some sort of weed that has grown although la is dhihi karo inaysan mucjiso ka maqnayn waayo magaaladan dhiig badan ayaa ku daatay. There is a myth that alot of people beleive which is "That UNISOM brought it with them and planted it in and around Mogadishu" Oral society wax walba waa laga maqlayaa.
-
Djibouti way dhaqaaqday. Anigu gegida diyaaradaha maba dhaafin, meesha kulaylkeedana lagama sheekayn karo.
-
Popular Contributors