Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Horta minister of education and health intee lagu hoos qariyey?
-
Loooool Haatu.
-
General Duke;885820 wrote: Abwan. Abdullahi CilmiMooge is a Colonel of the Somali army. He has good education & started a small successful business in Minneapolis. loooool makii maamul goboleedka dhahay madax baan ka ahay baa? Is his brother married to The PM's cousin? I am tyring to know more on this man... Wasn't he on the recent UN report where it said he was part of the Somali Passport gang?
-
Duke is happy today, a good sign indeed and step forward. And guess what Farole cannot oppose Duke.
-
Mooge ka dhamow bahasha duqa, Che ayaad mucaarad ku Noqotay. I can understand inaad su'aalihiisa dhibsatay but he has a point. Duke warka na sii maanta adigaa faraxasan, xitaa habaryartaa waxaa laga dhigay foreign minister, I think she should make you a councillor somewhere.
-
Macallinka;885432 wrote: Ask Oba and Abwaan they know where to get some rare footage of the Civil War specially dagaalkii xadka iyo xawaaraha where the Mujaahidiin was waging the holly war lol@Macallinka, I don't have any....ee adigu wax miyaad haysaa? Sulleiman, Keydmedia wax kaaga sokeeya maleh sidaan filayo, but I wonder why you want civil war videos, not a good thing to look for.
-
Duke, tell us more about Ciiil-Mooge, Cilmi-Mooge ku lahaa. Age? Education? Etc...
-
Macallinka;885756 wrote: Walaahay Abwaan si fiican buu ula haleelay. Gacan iyo Lug aan kuu taagay:D Sxb siyaasi iska naqo dadka meela ka qalqelinjiray sida Yariisoo, Tarzaan, Cawaale, (i knw kuligood inaad taqaanid ) ayaaba safiiro iyo meelo ka waawayn loodhiibaye. Abwan for the next PM :cool: Thanks bro, I would like to work as a civil servant, technocrat not siyaasi. And I might be more suited to be the kingmaker not the king himself...but you never know what the future holds, Soomaaliya Ilaahay nabad hannooga dhigo, waddankaan waa naga badan yahay, we just need to forgive each other and ignore maalaycnigii na soo maray, xilli hore, dhexe iyo dambeba.
-
War wallaahi inaanan aaminsaneyn inaan kaa xigo dowladdaan and I care less about Galmudug and Galguduud. Nothing less than Somalia intrests me. Yes, I fully support and endorse this government like I did in all previous governments (except the Ethiopian dominated one....I am sure you know what I mean.). You can be mucaarad laakiin akhlaaqda yaan laga tegin. Mucaaradnimaduna mabda' iyo caqli haku salaysnaato. War dowladdaan hadda un bay dhalatay reerkan aad ka hadlayso ma garanayo, faankana naga kala yaree, waxaad shakhsi ahaan ku kasban weysey reer kuma siinayaan.
-
Lo@ JB meel xun bay ka maraysaa. Tartiib sxb.
-
Mooge:D, I never said I was the first, never predicted, expected it. It is not even a bigdeal ee ilmada yaree:D I just suggested 9 and congratulated Saacid for appointing less ministers. I did not see Duke's one but that is even better and kudos to Duke adna Duke ka baro sida loo samro oo qaranku ugu qiimo badnaado shakhsi iyo qabiil. Waryaa Mooge, isku xishoo, ragga naagahooda uga leexo waxaa qaraar iyo masayr waa dhaafeen.
-
Somalia;885707 wrote: You ignored me by replying... why don't you move on? The man defeats his own point.. Seriously man, iska soco. I ignored you by not talking like you did, just in case aadan fahmin.
-
Get angry? I ignored you man, dadka hadalka istaahila ayaa lala hadlaa....
-
Somalia, I think I gave you the answer to your nac-nac looooooong time ago, remember when you tried to post some ****** photos through private message?
-
Gen. Faroole cidna kuma haysato meesha uu joogo, dhib uusan gobolladaas ku hayna Soomaaliya inuu ku hayo ma u malaynayo. Whether he looks a great leader or not he is an individual and so is president Xasan but Somalia is a country and that is where our interest should be.
-
Sulleiman The Great;885626 wrote: you can do voice overs and edit old vids all you want saxib but history speaks for itself Yey served with honor died of natural cause and was buried like the true somali hero he was...caydiid fought with hatred, lied with passion and was killed by his kin. No amount of "keymedia exclusives" is going to change this. Oh yeah, like SOL is going to rewrite history.
-
oba hiloowlow;885668 wrote: LOOOOOOOOOOL war do they even exist ? Oba, wakhti ha iskaga lumin wax jira ma ahan sheekooyinkaan, nothing more than 6 nin oo shaah meel ku wada cabey oo ka xanaaqey xasuuqii Itoobiyaanku dadka Xamar degenaa ku hayeen 2007-2008. In fact 4 qowsaar oo UK joogta waan arkay oo HAG baan ka tirsannahay leh laakiin rag siyaasiyiin ah amase hoggaamiyeyaal oo ummad wax ka dhaadhicin kara iyo fikir midba ma ahan. Haddana kuwa HAG wax nooga dhigayaa waa other Qosaarro raba in Soomaaliya ay mess ku jirto haddii aysan iyagu garwadeen ka noqon. You know maanta inta qof wuxuu rabo soo qoro ayuu website kasta u diri karaa inta Dr., Prof., iyo General ka hormariyo isagoo ka dhigaya elite soo saaray bayaan.
-
Loooool@Haatu.... I do agree with you and if they do that Abwaan will be happy.
-
Faroole would want him out but he cannot do that, Abwaan at least understands the clan maths in this region. He might not be doing nothing new though just copying the old guy AUN, laakiin ninkaas ma gaaro runtii.
-
No I am the one who will be doing the voice-over on Yey's video.
-
Popular Contributors