Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Waryaa why would it hurt me? Even Abdikarim Guled is your abti so dowladdaadii baa dhalatay, soo maahan unlike Mooge oo aan qaraabo ku lahayn. Duke aan kula kaftamee, I want GD to be happy so that he can cut and paste all the good things on this Dowlad. I know that AUN Gen. Aftoje was a great man.
  2. Xaaji Xunjuf;886110 wrote: Hee abwaan ma wax ba hadhay ma mooda dowladan inu Abwaan ba wax ka qeybinayo war ileen inaga wax aragnay. Ma wasiiradi wasiirada daba yaalay ba hadhay kuwa warqadaha u filegereya wasiirada shaahana u kariyaa. XX anigu waxba kama qaybinayo balse waxaan leeyahay "Waa la doogiye yaan la dacaroon" Suurtagal ma noqonayso in dowlad beel walba ay wasiir ka hesho la magacaabo. Beelo shalay qaday ayaa maanta wax helay baa laga yaabaa kuwo heli jirana waa waayeen. Dadku ma kala fadli badna beel uu "Qaali Huurshe" u qoray inay wasiir helaan mar walbana ma jirto. Xilalkuna wasiirro keliya ma ahan ee taliyeyaal ciidan, safiirro, maareeyeyaal, wasiir-xigeenno, agaasimeyaal iyo qaar kale intuba way hareen.
  3. That is a big improvement XX. congrats mate.
  4. Alpha Blondy;886041 wrote: lol@Visa electron......Wyre...send me a PM with the 16 digit number and last two security numbers on the back. cheers. lol@Alpha planning his Italian Job action. Waxaan u malaynayaa sida Islaan Soomaali ah oo UK deggan oo aan maqlay kuwo isku sheegaya Ticket agent ay credit card la soo xaday tikid ugu gooyeen oo inta Dubai ku tagtay soo noqodkii Dubai Airport laga celiyey oo la dhahay tikid-kaagu waa invalid la dhahay inay kugu dhacdo oo intaad Hargeysa ku aadid markaas aad soo laaban weyso.
  5. wyre;886009 wrote: waryaa tii hanti adduun aheyd wadaadnimo malahan, sow ma ogi in sheikh ummal garissa kaga dhacay dhul islaan weyn oo weliba askarti laaluushay oo xarig loogu daray, annaga halkeen joognaa So wadaad hebel baa dhul boobay baan maqlay anna wax baan boobayaa miyaa xaalkaagu?
  6. Ma indhahaygaa mise XX si fiican buu Fowzia u difaacayaa...? Ayaantaanba odaygu Koofurta waa ku dhowaa, malaha in Fowzia la magacaabayo ayuu ogaa. Let us hope that Fowzia proofs us wrong, those of us who are concerned.
  7. Abdul;886095 wrote: This new government is moving slowly and in the wrong direction.But soon they will find out and it will be too late for them. It all depends on which clan got a minister and which one has not. Malla isku ciyaaraa? Jagooyinkii weli ma dhammaan ee halla sugo.
  8. General Duke;885997 wrote: Whats even funnier is Cawil is my cousin, Minister of Finance & planning.. And Fowzia is a shadow aunt of yours.
  9. khalid abuukar maxamed;885982 wrote: ina adeer gacaliye oday khaalid la yidhaa baanu ahay walibana Libaax ka yimid Mudug baan ahayo la iguma ciyaaro hadii kala belo baa dhacahayaa sowmaadan garan lol@Lahjadda...belo baan dhacahayaa iyo Mudug ma is galaan?
  10. General Duke;885959 wrote: This is a national security matter. The foreign ministry should not be given to a secessionist.. lol...Duke. I agree with you on this one.
  11. General Duke;885931 wrote: She should answer that question. No one wants a taitor at that position...
  12. Wadaadkii Sucuudiga deganaa oo recently xaj-ka aadey miyaa sidaanu hadlaya?
  13. Jacpher;885901 wrote: I know in few weeks you will argue some of them as your neighbor so I thought we might as well get that out of the way. you like inaad Abwaan bareejeyso illeen taariikh ma lihide.. Abwaan waa ku daba lumaysaa duqa.
  14. Jacpher they are all my neighbours now....happy?
  15. Gen Duke, I said his brother's wife (I can tell where his wife is from that is why you are close to him: you can be predicted easily in SOL, ), not his! And you didn't answer about the UN report. stop defnding the man cause I am not attacking Your Friend... Duke, Damu-Jadiid runs the show from behind the scene....simple.
  16. I know, midka kharaadka is next...Beeraha, Xoolaha, kalluumaysiga, macdanta...etc ..
  17. N.O.R.F;885876 wrote: From the main job to the PM to the Ministries of Finance and Planning. Not bad considering Now let's see if they are competent. That includes Fawsia who I give 3 months before she is moved along Fowsiyo reer Ex-xididkeed bay la joogtaa iyo ilmaheeda abtiyaashood marka waxba naga hallaabi maayaan. kidding....Bal waan arkaynaa wixii dhaca iyo siday u hawl gasho!
  18. Abwaan;885849 wrote: Horta minister of education and health intee lagu hoos qariyey? Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada?
  19. Waa runtaa MB. And that is very sad indeed.
  20. Mooge and Macallinka for once waxaan idinka baryayaa si akhyaarnimo ku jirto banooniga dhulka dhiga please....waxani waa siyaasad dalkaanina waa naga badan yahay. Halla isku samro, ixtiraamo,tanaasulo.
  21. Mooge;885827 wrote: lool. dowlada dhan waa qaraabo isu timid miyaa? loool...adna ka daa... constructive criticism is allowed though! Madaxweynaha abtiigiis wasaaraddee loo dhiibey?
  22. This is horumar indeed. Soomaaliyeey hurdada ka kaca faceen waa naga tegee!
  23. I would suggest taliyeyaasha ciidammadana in la beddelo. I recommend in taliyaha ciidammada qalanka sida laga dhigo : Jeneral Maxamed Aadan (Jeneraal Buud), Fiqi in amniga laga beddelo, Shariif Sheekhunaa biliiska laga xooro. Kan Asluubta waxba kama aqaan.