Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. I was kind of scared when I read this thread....and then I read the Word Sangub, then I got calmer...I thought that I have been added to the wanted list:D
  2. Xiin waan ogahay inaad Sharif hallaga leexdo tiri, laakiin Shariif mowjad baa qaadday lamana badbaadin karin. Xasan Sh. iyo ragga la shaqeeya bal xaalku hadda ayuu billowday sida N.O.R.F. sheegay ee wakhti halla siiyo oo yaan la horboodin. Kismaayo xaalkeeda wuu hagaagi insha Allaah. Waxa websiteyada lagu qoro ayaa Soomaali dab ka sii holciya. Anigu maqlin meel Indhacadde la yiri Kismaayo halloogu diro as a fact finding mission, meelahana waxaas baa la wareejinayaa. Guddiga arrintan loo xilsaaray inaan horboodo ma rabo oo halkaan kaga falanqoodo, balse iyaga halla sugo kolleey waa rag Soomaali ah oo talo ayey keeni. Arrinta ugu daran hadda waaba dhuxusha. Nimankaan Raaskambooni and co. waxaa maskaxda ka xaday kuwo ganacsato isku sheegaya oo ka dhaadhiciyey inta taalla halla diro. Ma iyadaaba kala istaageysa. Meesha arrintaasi foolxumo ayey horseedi doontaa.
  3. He is a good guy, I have been observing him for a while. Dadkan siyaasaddu madaxa ka dardartay sidaan baan ka roon iyo in dadka loo adeego.
  4. lol@kama fogide. I am not Damul-Jadiid, haddana uma dhawi balse waan u dhowaan waayo dalka iyo dadka inaan u adeego ayay u badan tahay insha Allaah. War Federaal beele in nabadda la xoojiyo, oo nidaam dowladeed oo hufan loo gudbo regardless of the leaders baan ku heshiinney sow adigii i lahaa Axmed Diiriye iyo dad aan xitaa fikir ahaan iska soo horjeedno ka dhaadhici the roadmap oo taas igu ammaanayey hadda markii PM la waayey amase Abdiweli madaxweyne noqon waayey miyaad soo kala firaysay. War Abwaan siyaasaddiisu waa caddahay sida Xaashida oo kale. Wixii wanaag ku jiro waan taageeraa whether, Waqooyi, Bari, Galbeed iyo Koofur wixii khaldanna waan ka hadlaa oo ma aamuso. Ma lihi waxaan ahay qof wada saxan oo aadane ayaan ahay, laakiin sidaada oo kale wax ma siyaasadeeyo, wax un baad hoos ka tuuri markaan ku arko. Waan kuu fiirsaday, nin wanaagsan oo akhlaaq leh baad tahay dadka libtooda lagama xaqiro laakiin seef yar baad hoosta ka gentaa.. Waayeel kaftan buu hadalka ku dhammaystaa.
  5. Fiqikhayre;886369 wrote: I know this Dude, gacmaha kor u taagaya, isagoo Camden, London turub ku ciyaara baan ogaa, hadda ma Faroolaa wasiir ka dhigay. By the way Fiqi, wasiirka Caafimaadku hawl ku dayasho mudan buu qabtay.
  6. lol@ War federaal anigu madax kama ahi ee simple Soomaali baan ahay. Dhibka jira wuxuu yahay in dadka ay wax walba qabiileeyaan. Aniya miyaad Madaxweynaha iga dhex aragtay....I wasn't even supporting him, incase you forgot. My candidate was from Gedo....not from my clan. Xaalku wuxuu marayey "Sidee Xeego lagu xagtaa, ilkona ku nabad galaa" Mowjad bay ahayd aan aaminsanaa inaan laga hor imaan The Roadmap sidaas ayaanan looga doodi karin the federaal balse waxaa lagu heshiiyey in Soomaalidu sixi karto wixii khaladaad iyo Mugdi ka jiro cid tiri lagama hadli karona ma jirto, waxanina Qur'aan ma ahan. Anigu weligeyba waan ka soo horjeeday Futuudland, Check all of my posts for the last eight years....I just realised inaan 7 months SOL kaaga soo horreeyey unless aadan magacyo badnayn. Federaalka Soomaalida ee qabyaaladda ku dhisan waan ka soo horjeedaa boowe. Teeda kale aniga iyo anigu beri sii horreysey waan ballanay adna waad iiga baxday ballantii. Haddii aad inkirtidna waan ku soo hor dhigi.
  7. I hope inay xaaladdani qaab nabadeed ku dhammaato. At the end of the day, the last thing that is needed is dagaal beeleed.
  8. xiin, luuqaddee wax ku fahantaa? I told you what I beleive....I Do NOT beleive in qabyaalad and Futuudland. I beleive Soomaalinnimo and Union. Siyaasad qof amase, maamul or koox waan dhaliilaa laakiin cido ma dhaliilo.
  9. xiin, wax badan baad caqli caqli ciyaartay laakiin markaan kaama saarayso. You are busted. Ciidanka joogiddiisa la iskuma haysto, laakiin markii local warlords, ganacsato ay laaluushaan baa dhib jiraa.
  10. xiinfaniin;886480 wrote: Hayye Abwaan adna xaggee taadu maraysaa awoowe? Taydu waxay maraysaa in Qabyaalad laga koro oo Qaran loo istaago. Sideen markaan wasiir naloo dhaafin karaa weligeen maba aanan weyn miyaa qaran ku soo noqon? Kismaayo dhirta ku hareereysan halla gubo oo Kenya iyo askartooda laaluush hallaga qaato si loo jebiyo cunaqabatayn caalami, taasoo dhib ka weyn soo jiidi karta iyo weliba mid degaan, Madaxweynahana kama hadli karo waayo Unukaa leh Kismaayo oo dhiig baa nooga daatay miyaa siyaasad ah?
  11. A_Khadar, I understand where you are coming from but it is sad that diaspora are pouring more gas onto Somalia that has already been burning though.
  12. lol@Bal siyaasadda xiinfaniin meesha ay ku dambayso waan arki doonnaa...
  13. Xaaji Xunjuf;886424 wrote: There is nothing that restricts people to call political leaders nicknames Sh sharif was called Sh dalxiis Sh hotel, cawarku cay maha , cayda horta maxaad u taqana mala dadkan afsomaliga ku yar eeh wa wax isaga lugu arkay siyaasadisa oo dhan ba cawaran. Faroole pirate ba loogu yeedha Maxammad siyaad bare oo dhintay bay dad afweyne ugu yeedhan. Ninkan waba nin nool marka there is no problem son but you can ask me questions about what is wrong with cabdi gaas and how he is a political failure. XX warkaaga waa cadyahay ee halkaas ka sii wad, anigu inaan xoogaa kuu caqli-celiyo ayaan rabey laakiin taladaydu waa ku agmartay.
  14. Waa bilaa Jaar, XX adiga horta beryahan waabad is beddeshay oo waan u jeedaa, kanina kaama dambayn doono insha Allaah.
  15. Odey;886414 wrote: finally I want to ask Xaaji Xanjuf a question?...... Why do you feel the need to insult Gaas all the time with your Cawar Comment?. I get it when he was the PM, and you were scoring some cheap points, but to continue even now suggests something altogether different. Maybe someone should do the same to you and come up with a similar insulting name such as Xaaji Xaar or other assorted names. Odey ka daa adna khalad laguma saxo khalad kalee. Regardless of political position, runtii aniga xitaa way i dhibtay and this is the third time that I asked him but he ignores to give me an answer. XX odayga u qallee....Aniga Farmaajo ayaan aad u dhaliilaa balse marna magac uguma yeero...Bahasha yaan lagu talax tegin.
  16. This voting thing sort of United SOL. Why can't we united on Somali issues too? Maxay tahat laba-wejiilenimadu.
  17. lol@Aren't they mostly opportunists? Yarkan Dr. Maxamed la leeyahay isagaa jagadan isku rabey siduu u xanaaqsan yahay. Tan meel ku qora, 4 sano ka dib haddii la arki waayo isagoo Xamar jago ka raadsadey Abwaan la ima yiraahdo.
  18. Xaaji Xunjuf;886374 wrote: Cabdi cawar should stop his nonsense and just go home back to the USA, Puntland doesn't need political failures. lol@XX Abdiweli maxaad sidaan ugu neceb tahay? Ninka magacan Cawar ka daa ninyahow. Anigu siyaasaddiisa ma wada raacsanayn balse heerkaan aad gaartey ma gaarin.
  19. Sulleiman The Great;886320 wrote: The concerns that Prof. gaas expressed are real and I hope the incoming Puntland Administration deals with them. Sulleiman, You now admit that Horseedmedia did not fabricate stories?
  20. Fiqikhayre;886166 wrote: The young man is kissing his hand with respect and he is looking on the other side, looking upset. I am glad inaanan Ugaas, Boqor iyo Maalayacni hoos tegin... So free and democradic.
  21. Bluelicious;886113 wrote: Rudy my list was in no particular order. Maybe I should have mentioned that before misunderstandings like this happen. Blue, wiilashii madaxaad isku gelisey, dacwad baa laguu haystaa...