Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Looool....Taleexi, horumarka ay gaartay baaba cajiiba. Sankay suuro kor ugu taagtey, saa bir baa ku jirta, afkay luuq darteed sidii inay foorineyso furtay, mise carrabkaa bir lagu qodbay, toloow xaggee kaloo biro kaga dhidban yihiin? laakiin yaanan xaqirine xoogaa cod ah yartu way.iska soo riisaysaa.
-
Haatu ma maqashay "af dab oolan waa dahab"?
-
X ku taal Xumetashiil ka dheeraantiis Xasan Shiikh waa u xarbihaa Hadal xaraar inow dheheyn Xasan Shiikh waa u xarbihaa Xafiiltanya xin diididood Xasan Shiikh waa u xarbihaa Xan iyo been ka fogaantood Xasan Shiikh waa u xarbihaa!!!
-
X ku taal Taleexi inow xushmayhaa Xasan Shiikh waa u xarbihaa Xil sare inow u dhiibahaa Xasan Shiikh waa u xarbihaa Xilkas Soomaali raadintiis Xasan Shiikh waa u xarbihaa Xubin walboo la tixgeshaa Xasan Shiikh waa u xarbihaa!!!
-
Chimera;887370 wrote: President Hassan is even savvier than I initially thought. He got the seccessionist admin in the North worried with the new foreign minister that essentially discredits the notion that seperation is the only answer a seccessionist will accept. (She is just as much an opportunist as those who sought to break away in the midst of state collapse) Now his media/political delegation to Kismayo caused the Kenyans under the AMISOM mandate centred in Mogadishu to shoot themselves and their hidden agenda in the foot when they denied entry and protection for a high level government delegation at the behest of a rebel leader. He will be deemed a spoiler in the coming weeks with the help of the international media, the Kenyans will get the memo from the powers that pay their salaries to tow the line of the federal government, and a more inclusive admin will be set up with the supervision of the government. Things are going faster than I could hope for. Uganda's spat with the Americans and Europeans is beginning to tip the scale in favour of lifting the arms embargo, and uncharacteristically the peacekeeping mandate has only been extended for another four months. This combined with the growth of diciplined Somali soldiers and the Turkish military deal means the federal government will soon have a monopoly in projecting power. One of the main issues that the opponents of the new Government have used to discredit it with, soon they will have nothing. Yes its sad that the president has lost the support of respectable individuals like Abtigiis and Xiin, but considering the camp they currently find themselves in filled with anti-Somalia tribal warriors and Kenyan agents foaming at the mouth, the president is landing his stick on the right issues. God bless the president and long live the republic! A lot of SOLers need to learn from Chimera a lesson or two on how best to analyze Somali politics.
-
X ku taal Xiinfaniin inow dejihaa Xasan Shiikh waa u xarbihaa Khilaaf inow xallihaa Xasan Shiikh waa u xarbihaa Xaalka inow dejihaa Xasan Shiikh waa u xarbihaa Hoggaanka inow xejihaa Xasan Shiikh waa ku xarbihaa!!!
-
Taleexi;887356 wrote: Oo tolow maxaa dagaal sokeeye laga faa'iidayaa? Bal weydii, haddiise sidaan loogu ordayo maxaa looga cabaadayey dhibaatooyinkiisii? Ilaah towfiiqda hanna waafajiyo. Way iska hagaagi doontaa insha Allah.
-
X ku taal Maaddeey inow soo xirxiraa Xasan Shiikh waa u xarbihaa Xayiraad hub inow qaadaa Xasan Shiikh waa u xarbihaa Xaawoleey inay xaq helee Xasan Shiikh waa u xarbihaa Xumaha inow ka hor tegaa Xasan Shiikh waa u xarbihaa!!!
-
Xa Ku taal Xalaal inow Shabaab ka yeelo Xasan Shiikh Waa u xarbihaa Inow xiraa kuwaan xallismeyn Xasan Shiikh waa u xarbihaa Xasan Daahir Inow cafaa Xasan Shiikh waa u xarbihaa Isbaaro inow xayuubihaa Xasan Shiikh waa u xarbihaa!!!
-
Sheekh Xasan Turki hadda xaaladiisa caafimaad aad ayay u liidataa intaasi waxaa u sii dheer waayeelnimo ka daba timid. Xasan Turki hadda ma ahan nin socon kara oo wax qabsan kara, xaalada dalka ka jirtana waxbo kalama socda waa waayeel sariir saaran, sanadihii ugu dambeeyay wuxuu ku noolaa magaalada Kismaayo balse Kismaayo waa laga soo qaxiyay markii Ciidamada huwanta ah ay qabsadeen. Keydmedia Online ayaa baaritaan ku waday Xaalada Xasan Turki mudo Sanad ah. Mr. Turki oo aduunyada siyaanbo kala duwan ku soo qaatay ayaa hadda wuxuu ku suggan yahay degmada Baraawe halkaasoo la sheegay inuu bukaan ku yahay. Qof walba marka dano laga leeyahay ayaa la rabaa, Xasan Turki waxaa jirtay in Shabaabku ay mar kool koolin jireen, waana markii ay Shabaabku doonayeen inay gacantooda soo gasho magaalada Kismaayo oo ay Axmed Madoobe meesha ka saaraan taasoo ay ugu dambeyntii ku guuleysteen. Xasan Turki iyo Axmed Madoobe waa labo nin oo aad isugu dhow, misana xidid ah, balse waxaa kala geysay arrimo siyaasadeed, waloow la rumeysan yahay in Xasan Turkli uu masuul ka ahaa sababta lagu kala tagay. Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Baraawe ee gobbolka Shabeellaha Hoose Sheekh Xasan Turki hadda wuxuu ku nool yahay xaafad ka tirsan xaafadaha Baraawe, waana nin guur guura oo marba meeshii Shabaabka laga qabsado ka carraraya. Horay wuxuu ugu dhuuman jiray dhulka howdka ah ee Raaskaambooni ee galbeedka Jubbada Hoose, balse hadda halkaasi waxaa gacanta ku haya Ciidamada Raaskaambooniyiinta oo uu khilaaf kala dhaxeeya Xasan Turki. Keydmedia Online -Xafiiska, Kismaayo http://www.keydmedia.net/news/article/kon_exclusive_halkee_buu_ku_dambeeyaa_mujaahidkaan/
-
Waa addunyo wareertay. This shows sida dadka loogu ciyaari karo.
-
Looooooooool....Abtigiis finally. Abwaan expected this.
-
7 means markii ay is aroosaan 7 beri oo aqal-gal ah, or the honeymoon period.
-
Xa ku taal, Afar walxaatoo X ku taal Xasan Shiikh waa u xarbihaa, Xorriyaddoon layska qaadin Xasan Shiikh waa u xarbihaa Inaan xoog laysku sheeganin Xasan Sh. Waa u Xarbihaa Xaq dadeed inaan la boobin Xasan Shiikh waa u xarbihaa Xasad inawsan meel gaarin Xasan Shiikh waa u xarbihaa Oba your turn:D
-
Blue, Somali poetry and songs are full of wisdom, symbolism, secrets etc...waxay suugaantu xambaarsan tahay farriimo dahsoon iyo kuwo daalacanba...bulshadeenna ayaa ah oral society ma ahane haddii la qori lahaa wax badan ayaa laga baran lahaa.....qofka miyiga jooga ayaad arkaysaa isagoo dhaanto Burma iyo Iiraan ku lifaaqaya amase ku halqabsanaya. I don't know if you have come across but xitaa xiddigiska ayaa suugaan loo meershey. Xiddigis = astrology
-
Lol@Fazliyah, lammaanaha = Partners
-
Mario B;887318 wrote: So why did you spend months in this forum maligning him? you've made your bed, now lie in it! looool...good question...
-
Lol@Mooge....iska samir duqa. Ilmahaanna ciyaarta ka daaya raggiinna waaweyni. Ninyahow naftaada waxaad la jeceshahay dadka kale la jecloow. People always used to say here "Abwaan nin wax og buu iska dhigaa, ee muxuu na dheer yahay" markii aan oran jirey, dad u maleeya in roadmap iyaga dan gaar ah u wado markii ay ka waayaan siday u dhaqmaan halla arko. I knew the roadmap process inuu ahaa mid soo wada isbeddel, not only could I predict that the top three were leaving but that Faroole uusan waxba dheeraan doonin Soomaalida kale. Hadda aniga iyo adigu dowladda waan u simannahay ee aan wada taageerno, haddii aad diiddana kuguma khasbayo oo adiga unbaa ku dhib qabi, tani way duushay meel aad aadaysana ma ogi, miyaad go'aysaa?
-
NGONGE;887252 wrote: ^^ But Mooge, Duke and Xiin are not related to the man that sent the president's delegation back (unless you're talking in blocks). Lol@Their cousin failed to become a president and he was not picked to become a PM, that is why....
-
Mooge;887309 wrote: War Abwaan, nimankiina HAG nin aan wax fahmayn bad noo soo dhoodhoobteen. Bal la hadal Asha and the other HAG overlords ninyoow and tell qoslaye to stop the nonsense. Mooge, tissue badan china ka dalbo haddii aadba heerkaan mareysid. The good thing is awal baadan ciidan Koofurta difaaca Gaalkacyo ka keenin, xoogaagii ugu dambeeyeyna maalintii ay diyaaradda raaceen waan wada ogsoonnahay. Koofurta waa la nabdayn insha Allah, Soomaalina waa isku imaan, waan dareemi karaa xanaaqan tirada badan waayo markii hore ayaad rajo waalan iska gelisey kursiga Xasan Sh. Niman Damul-Jadiid la dhaho ayaa dhxda u istaagey oo 2-0 ku diray. Waxani waa siyaasad defeat-na waa la iska qaataa. Ma Romney baad ka liidataa?
-
XX, adiga iyo nimankan reer Mudug-ba ciddaad siri kartaan sira....Hassan Sh. Waxba yaan Kismaayo iyo stuff loogu marmarsiiyoon dano kale ayaad leedihiin, laakiin idiin shaqayn mayso Insha Allaah.
-
Mooge;887281 wrote: hoo bariiska. Lol@typical reer Mudug celebratory style:D....WaryaaMooge dhinacii kale maka daashey?. Dadkaan aad ku ciyaarayso baan u yaabanahay adiga waan ogahay meeshaad ka xanaaqsan tahaye.
-
Popular Contributors