Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Lol@AB....what is with the frustration? lol at your face...bootadii Burco ayaad meesha ku haysaa ma is tiri? Waraa geedyahow ilkaha guduudan naga aamus.
  2. Xildhibaan Maxamad Cumar dalxa oo kamid xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa ka dalbay Madaxda Dowlada Soomaaliya inay kala cadeeyeen in Kismaayo ay ka tirsantahay Kenya ama ay tahay dhul Soomaali oo dowlada ay maamusho. Dalxa oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in hadii ay yihiin Xildhibaanadii dalka ay ka yaaban yihiin waxa ka soconaya magaalada Kismaayo oo u muuqata ayuu yiri in Kenya damac uu ka hayo. Jaawabta Su’aashaas ayuu sheegay Xildhibaanka in looga fadhiyo Madaxwaynaha Xasan iyo Ra;iisul Wasarihiisa oo shacbiyada dhexdeeda looga xanto kuwa iska qos qosla oo hadana aan ad adeeg lahayn. Maxamad Cumar dalxa ayaa ku nuux nuuxsaday in Kismaayo ay muhiim tahay loona baahanyahay in maamul rasmi ah ay yeelato oo shacabka ay raali ka yihiin. Dad badan oo ay kamid yihiin,Shacabka,Baarlamanka iyo Waliba kooxda Mucaaradka ah ee Shabaab ayaa ka xumaaday in Dowlada ay awood u yeelan waysay Kismaayo in amarkeeda uu ka socdo. http://caasimada.com/xilldhibaan-dalxadowlada-hakala-cadayso-in-kismaayo-ay-ka-tirsan-tahay-kenya/
  3. AB, your uncle has told you one sided story iyo waxa ciduhu ku sheekasytaan ee please seek more knowledge.
  4. In the end, C/Rashiid asks dowladda Burundi, Uganda and Jabuuti legitimate bay ku yimaadeen, Kenyana legitimate bay ku timid....su'aashu waxay tahay Kenya legit miyey ku timid billawgii? On 46:00 Mudane C/Rashiid waxaa laga saxay in Hiiraan iyo Bay maamulladooda ay dowladihii hore ay magacaabeen. Sidoo kale 46:37 waxaa la xasuusiyey in Shabaab ka hor uusan Axmed Madoobe Jubbooyinka uusan ka talin jirin ee ay qolo kale haysatey.
  5. On 42:30 wuxuu Cabdirashiid yiri, waxaan dhihi karaa in caalamku isla afgartay in dhuxusha la raro. Markii la dhahay qaraarkii qarammada midoobey lama beddelin, wuxuu dhahay maamulka iyo AMISOM baa gaarey. He almost said dowladduna waa la ogtahay baan dhihi karaa and then Nadaara ayaa ku celiyey oo dhahay, dowladdu way qaadacday oo masuullo ay ka mid yihiin Cali Ameerika ayaa ka hadlay.......then C/Rashiid said, Cali Ameerika waa safiir ee muu Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo wasiirka Arrimaha Gudaha u daayo arrintaan.....loooooooooooooooool. Nadaara tells him dowladda qofkii ay rabto baa u hadlaya shaqadeedana ma dhex geli karno, iyadoo dowladdu safiirka ka cabanaysa kana hadlaysa ma aannan arkin. Ruunkinet says "In la banneeyo?" Bannayn waxaa waaye in la iibiyo oo lacagta Raaskambooninla siiyo, waxa dhanna qabiil baynku dhammaanayaan....that was a good shot!
  6. Lol@constuwishinka....Aaway dastuurka Jubbaland ee uu sheegayaa? Xaggee laga heli karaa si loo akhriyo?
  7. Lol@Sahal oo nabadda u ololeeya. Nabadeey xaal qaado. Nadaara dadka ayuu ku ciyaarayaa nin reer Mudug ah iyo mid reer Buulo-Barde ah ayuu meesha inta keenay ku leeyahay, qabaa'ilka dega Jubbooyinka.
  8. Lol...Mudane C/Rashiid on 13:13 he was saying waa ciidankii qaranka, mana ka madax-bannaana, markii uu Nadaara xasuusiyey hadalladii Gen. Diini ee ahaa in ciidan Raaskambooni aysan jirin iyo kii uu ugu jawaabey Axmed Madoobe ee ahaa inay Raaskambooni yihiin, sheekadiiba wuxuu u geddiyey " waa ciidankii degaanka" that was just on 14:31. Is that hadal is waafaqsan? Wuxuu kaluu been ku sheegay dowladdan tii ka sii horreysey wax dhibaato ah kama jirin Kismaayo. Soo madaxweynihii Hore Shariif ma ahayn ninkii diidey Azania? War ninku been badanaa...ma waxaas baad la dhacday Haatu? Lol@Ciidammada AMISOM ee Kenya maxaa loogu sheegi waayey in Wafdi imaanaayo. Ninkaas baa leh agenda Soomaaliyeed baa meesha yaal. Check on 38:02....Loool warkaas ma hayno annagu, he is the biggest liar....xitaa waftiga 2 days ayey sugayeen in la yiraa inaada oo Raas Kambooni group ka meermeerayeen.
  9. Carafaat, I now realize that you always were an undercover and Riyaale's agent.
  10. Mid ka mid ah Wasiirada cusub ee uu todobaadkan soo magacaabay Ra'iisul Wasaare Cabdi Faarax Shir-doon Saacid ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, kadib markii uu dalka dib ugu soo laabtay. Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy oo ahaa Qunsulkii Safaarada Tripoli ee dalka Libiya ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho Wasiiradii hore ee Haweenka Maryan Aweys, Xildhibaano uu ka mid ahaa Prof. Maxamed Cumar Dhalxa, Boqorka Beelaha Jareerweyne iyo haween fara badan. Mudane Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy ayaa sheegay in dalka dib ugu soo laabtay si uu u guto waajibaadka qaran ee loo igmaday, isagoo ugu baaqay Baarlamaanka in Xukuumada ay ansixiyaan. Wasiir Kaalmoy ayaa ka mid ah 10-ka wasiir ee uu soo xushay Ra'iisul Wasaaraha, iyadoo uu ahaa wasiirka kaliya ee ka maqnaa munaasabadii magacaabista Golaha Wasiirada ee axadii la soo dhaafay, halkaasoo ay xaadir ku ahaayeen sagaal wasiir. Xukuumada cusub ee Soomaaliya ayaa ah xukuumadii ugu tira yareyd ee soo marta Soomaaliya, waxaana wasiirada 10-ka xubnood ay yihiin kuwo lagu soo xulay karti iyo aqoon, wasaaradaha loo dhiibayna ay waayo aragnimo u leeyihiin. http://jowhar.com/news.php?readmore=3012
  11. Abtigiis hoos-u-hadal hiiftaniyo, nuunaas haddaad deyn weyso Sida hugunka onkodkaan, murtida hoos kuugu dhigayaaye Hadda joog haddii kale, halkay gaarto waad eedi Tix la xado hal ma ahee, halkaan geeyo waad yaabi Ood weli ka sheekeyn, Abwaan suu kuu harraatiyo e!!!
  12. Abwaan

    X Ku taal

    C ku taal Afar walxaato C ku taal Xasan Shiikh waa u ciil qabyaa Calan shishaan u ciidmihaa Xasan Shiikh waa u cii qabyaa Cadowaan soo hoggaamihaa Xasan Shiikh waa u ciil qabyaa Cod madaxweynaan jebihaa Xasan Shiikh waa u ciil qabyaa Cunsuri aan qabiil dhaafeyn Xasan Shiikh waa u ciil qabyaa!!!
  13. War Abtigiis maxaa ila doodsiinaya? Ninkaas ma anigaa Kilinka 5aad ugu tegey? Asna arrimaha Soomaaliya faraha ha kala baxo.
  14. Abtigiis;887477 wrote: I can tell you Indhacadde and Goobaanle were not in the mission President Hassan sent to Kismayo! That was a big lie! Ad I can tell you that the HAG dacaayad which you created in SOL and other cantarabaqash spread over mostly here in SOL are also lie.
  15. xiinfaniin;887454 wrote: I want Abwaan, Eng.Cadde, Walaalkiis to at least try to answer these questions. Waryaa xiin,Sharif handled Hiiraan quite well. You remember Abdifatax Afrax who was heavily supported by Ethiopia ridiculed Abdiweli and said that the government does not control Hiiraan, a day after Abdiweli's visit. President Sharif called him and told let us focus on security now and reminded him that different clans reside this reached and that he should wait a good opportunity to hold an inclusive meeting. In the meantime he was made the governor with deputies from other local clans and case was closed. Abwaan thinks that similar approach should be followed in Jubbooyinka. I don't mind maamul goboleed but now is not the right time. Maamul gacan-ku-rimis ah oo Kenya dabada ka wadato xal waara ma keenayo. Kenya is on it is own over here, forget this AMISOM card ee beenta ah ee laguu ciyaarayo. The security council refused to pay the cost of their maraakiibta dagaalka just yesterday!
  16. Dacaayad iyo maalayanci waa kan, xiin maxaa ku xigi doona in ragga xaasaskooda wax laga sheego. Just in case you forgot Salballaar empowered Madoobe's clan around Kismaayo.
  17. Waryaa Abtigiis siyaasadda Soomaaliya waad ku khafiiftay ee dhibkaaga nagala bax. Kilinka 5aad iyo Ileygaaga ceyrceyrso.
  18. Lol@Haatu....Do you know the joke of the week is "I was born in Kismaayo" although I am not putting a doubt on your claim. I was with some friends the other day, when a discussion on Kismaayo came up. It sounded that a good number of the guys had some sort of links with kismaayo. One of the guys who I happen to know and came from arligaa iyo Itoobiya jokingly siad "I was born in Via Afmadow", then I said "ma nin aan asbuucaan Kismaayo ku ag dhalan baa jira? I was born in Jilib." It was just to show meesha ayaantan wax marayaan...Kismaayo waa magaalo Somaaliyeed. I beleive midkii ugu horreeyey, kuwii dagaalkii xilligii daraawiishta degey, kuwii isticmaarka la shaqayn jirey ee yimid berigaas, kuwii abaartii 1974 dowladdu keentay, kuwii 1991-kii imaaday, iyo kuwo hadda u soo guurayoba waa deeqdaa ee in cidi si gaar ah isku xijiso ma ahan. Haddii Xamar caasimaddii tahay oo la dhahay halla wadaago, Hargeysa tii labaad tahay, Kismaayona saddexaad tahay in la wadaaago dhib ma keeneyso.
  19. Haatu, tolka doing this tolka are saying this cidna laguma cabsi geliyo. We are talking about dowlad not tol. This is not a transitional either. It has the full support from the IC and most of Somalis, except few that still ku habsaamay qabiil oo dano kale leh. I don't mean in la guulwadeeyo, but we are not at a stage to criticize yet. We still are in early stage. This Azania and Kaambooni stuff is not new. It was rejected by president sharif and now president Hassan because it is not all inclusive as it claims to be, not legitimate and it is fully supported by neighbouring, dowlado shisheeye with other agendas.
  20. Abwaan

    Laila Adem

    Lol@Blue...xasha, xaalku sidaas ma ahan.
  21. Lol..So you are confirming Mario B's claim ahaa inaad Abtigiis, Madoobe and co ay yihiin dhegyweyn aad dhegta wax ugu sheegto, illeen dhagartaadu waa inaad leedahay dan kale oo ah dowladda aan la i siin labada jago mid waan diidey?
  22. Haatu I think he will look like a weak man who cannot defeat spoilers if he responds to Mooge's Fadhi-ku-dirir, clannish cantarabaqash.
  23. I completely agree with Mario B that the president needs to do his job and not respond to a hear say and fadhi-ku-dirir maalaycni.