Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Lol@Oba...Muqdisho is not as stable as in maamul doorato ayaan ka wadaa. Wel xisaabtan ah in qof xil laga qaado amase laga beddelo si dhib la'aan ah xitaa lama gaarin. Runta haddii laga hadlo Tarzan xaafadaha Xamar dhan isku si uma xukumo.
-
EvenTarzan Xamar oo dhan ma xukumo hadda,waxba yaan indhaha la is tirin wadanku xaaladduu lu jiro waa la ogyahay. Ninkii rabo inuu xukumo ha u tartamo yaa u diidaya? Haddii uu ka bixi karo oo uu u bareeri karo nabadgelyo la'aan oo uu wax beddeli karo waa ok.
-
Soomaaliya oo Q/M u gudbisay Dacwad ka dhan ah Kenya
Abwaan replied to oba hiloowlow's topic in Politics
oba hiloowlow;888208 wrote: is Mp Dhalxa, Nuur Adde, Mohamed Ali America also members of HAG? loooooool@Oba if they are not their wives might be! -
This was a good one. Just one little observation, the customer was still wearing her scarf and it had a bright color, they should have at least let her wear a black one to make her look look a real customer.
-
Insha Allah that might become possible soon.
-
Cause I wanted to ask if you are going back soon.
-
Lol....Garissa was in Kenya last time I visited over 20 years ago. So you haven't been to Somalia? Are you a Kenyan?
-
Apophis;888141 wrote: Abwaan if you're so connected give us a job in Mogadishu, Kismayo wax waa laga waaye lol...Apo. I don't think that I can claim the title well connected yet. I do know a lot of Somalis in politics though. Let us go back and help and we will surely find jobs insha Allah. Apo, may I ask you the last time you have been to Somalia?
-
Lol@Macallinka. I did not not but I seriously might know who did it....I am not sure if it is him...as this is just a picture ut the person that I am talking about has been working with Gen. Diini. I have not been back to Mogadishu for a while.
-
Apophis;888128 wrote: Relax people, it was a joke that needed to be said (I can't believe none noticed the open goal before)
-
For those ku marmarsiiyoonaya and claim that Oba and Abwaan inay Xamar dad iska xijiyaan, here is the proof that we spoke against maamul-qabiil iyo Koox in Xamar laga dhiso....more archives and findings to come...
-
Che -Guevara;888126 wrote: ^A man on duty taking? Then the question who is the person taking photos of sleeping generals? Bit creepy. lol...Che, I think that I might know who did this but I won't say his name over here...I will ask him personally, why he did that....
-
Apophis;888117 wrote: Maybe if he wasn't sleeping on the job he wouldn't be fired. Here's the evidence, right here :D All I see is a man on duty taking a nap. We are all human and cannot survive without one. Anigu Gen. Diini Ceeb uma hayo so far. Isbeddelka ciidankana hal qof ma keeni karo specially taliye-ciidan keligiis, haddii aan approach-yada wanaagsan lagula fahmeyn.
-
Macallinka, I personally would not change him but those on the top Job, the president and PM want to do that. If it was up to me I would not change him. We have to accept though that a huge work and restructuring is needed in the security secture of the goverment. I think selecting Fiqi as the minister was not the best option. Someone with a good defence background and career was needed in this position.
-
Macallinka, the good general is not going to be targeted personally but I heard this is part of a strategy to change taliyeyaasha ciidammada. I think he is a good man who should continue working with the government. He deserves to be appointed as an ambassador or attache somewhere, maybe to Turkey.
-
Apophis;888072 wrote: How is this different to what happened in Kismayo?; The president of the republic needs to stop throwing fits like a school girl. He has no mandate to build any regional state; that right lies entirely with the locals. All he can do is oversee the process. lol Apo. It is not the same man. I don't even know sida exactly wax u dheceen so blame caasimadda for any wrong tebin... i am just the messenger here. Plus I don't think that Somali delegates were turned down how is this the same?
-
Lol...Macallinka, maya sxb sidaas ma lihi heerkaasna ma gaaro. I am not General Duke. Dowladdan anigu cidna kama xigo ee rag baan xasuusinayaa siday u hadlayeen 5 years ago iyo beenta ay hadda dadka u ciyaarayaan!
-
Yunis, Farmaajo lost but Somalia has NOT!
-
Maanta magaalada Muqdisho waxaa gaaray wafdi ka socday Uru Goboleedka IGAD oo isugu jira Soomaali iyo Shisheeye , waxaana wafdiga uu ahaa Kuwa ku mahsquulsan Maamul u sameynta Jubooyinka. Wafdiga marki hore waxaa loo sheegay in madaxweynaha aysan la kulmi doonin , waxaana lagu wargaliyay kooxda Muqdisho gaartay inay isaga baxaan magaalada oo aan loo fasixi doonin Xafiiska madaxweynaha. Gudiga waxaa ay ahaayeen Soomaali iyo IGAD , waxaana madaxweynaha uu qaabilay wafdigii Soomaalida ahaa , isagoo Xubnihii IGAD ka socday loo diiday inay galaan xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa xogheyntiisa u sheegay inan loo soo fasixin madaxtooyada Xubnaha IGAD ka socda , wuxuuna dalbaday inuu la kulmayo kuwa Soomaalida ah , iyadoo loo ogolaaday Soomaalida inay galaan aqalka madaxtooyada Soomaaliya. Hadaba wafdigii Soomaalida iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan dheer qaatay , waxaana ay ku falanqeeyeen maamul u sameynta Jubooyinka iyo Kisimaayo. Saraakiisha gudiga farsamada ka socotay ee madaxtooyada tagtay ayaa waxaa kamid ah Muqtaar dheer, waxaana madaxweynaha uu ka waraystay sida ay wax udoonayana. Gudiga farsamada ayaa sheegay in ay ku qanacsan yihiin howsha ay IGAD hormuudka ka tahay ee maamulka loogu samaynayo Jubooyinka dowlana ay kaalinteeda ka qaadato. Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya ayaa u sheegay wafdiga in wax aay wataan ay tahay mid aan suuragal ahayn , isagoo ku adkeystay in maamul u sameynta Jubooyinka iyo Kismaayo ay xaq u leedahay Dowlada Soomaaliya iyo shacabka ka soo jeeda halkaasi. Xasan Sh Maxamuud ayaa la soo sheegayaa in uu af cad ugu sheegay Wafdiga inuusan aqbali doonin Maamul uusan isaga soo dhisin , wuxuuna warbixinadii ay wateen uu dib ugu celiyay wafdiga kulanka la qaatay. Madaxweyna Soomaaliya ayaa waxaa arinta Kismaayo ku qabsatay Golaha Baarlamaanka , iyadoo madaxweynaha laga sugayo qodobo badan oo ay ugu horeyso Cida Kismaayo iska leh , Kenya ma amisom baa msie waa duulaan iyo dhulbaarsbi iyo sababti wafdiga Dowlada looga soo celiyay Kismaayo. Su’aalahaas oo dhan madaxweynaha oo ak duulaya ayaa wafdiga IGAD maanta ku hilmaamay Kursiga Keyda , isagoo ka dalbaday inaysan imaan xafiiskiisa. Kulanka oo ah xasaasi ayaa waxaa laga sugayaa qodobo xasaasi ah. Kala soco wararka Dambe Insha Allaah Warkii.Com. http://www.warkii.com/top-news-madaxweynaha-oo-la-kulan-la-qaatay-wafdigi-ka-socday-kismaayo-iyo-igad-oo-banaanka-laga-fariisiyay-kulanka/
-
Kismaayo in the year 2007.
-
General Duke;410297 wrote: “Waa aynu ognahay waxa ka jira Kismaayo kooxo diidan dowlada ayaa doonaya in ay haystaan , dowlada arintaasi wadahadal ayay ku dajineysaa laakiin haddii dhankaasi wax lagu keeni waayo dowlada gacanta kama laaban doonto” ayuu yiri C/lahi Yuusuf Axmed Checkmate!!!
-
Loooooooooooooooooool...I Just digged in SOL archives and this is what I found...KISMAAYO and 5 years ago.....In Today's Kismaayo, Duke and Co., who handed a wounded Axmed Madoobe to the Ethiopians, as he was hummiliated, denied treatment, interviewed on Universal are now calling him the Mullah, the uniter.... Soomaali iyo yaabkeeda. Duke is doing all this why? because his cousins failed to win either president or PM post. Let us see how things change after another 5 years Insha Allah!
-
JB, waa dowlad wanaagsan tanina waxay ku tusaysaa in golaha wasiirada ee Saacid iyo midkani ay isku tiro yihiin (10).
-
Popular Contributors