Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
oba hiloowlow;889588 wrote: Damn it! I wished i lived in UK You can join the Swedish version.
-
lol@Odey....and this is the end of sheeko-xariiradii puntlandi ee laba beri ka hor billaabatay oo awale Mooge noo furtay haddana aad adigu noo xirtay. Mid kale ma soo socotaa?
-
http://waagacusub.com/images/Galmudug%20Ministers%20.pdf Maqaalka kore ayaa igu dhaliyey inaan isku duwo sadarradan hoos ku taxan: Galmudug wasiirrada badan ka daa Khaatumo madaxweyneyaal ka daa Somaliland waa muqaddas ka daa Puntland one-third ka daa Kismaayo boobka ka daa Xamar ha degin ka daa Geedaha jarista ka daa Dhuxusha dhoofiska ka daa HAG nabka ka daa Qaybdiid madaxweyne ka daa Faroole faanka ka daa Horseedmedia xiridda ka daa Xisbiyada xoogga ka daa Siilaanyo waa siyaasi ka daa Soomaaliya kala go'a ka daa Eighteen May xuska ka daa Madaxweynaha cayda ka daa Wasiirrada tobanka ka daa Baarlamaanka mooshin ka daa Shicibka caaddifadda ka daa Askarta janannada ka daa Safaaradaha badinta ka daa Maryooleey silica ka daa Siyaasadda fadhi-ku-dirir ka daa Badeecada bugta ka daa Daawada khiyaanada ka daa Kaabsolka burka ka daa Magaalada qaadka ka daa Miyigana tubaakada ka daa Maqaayadaha sigaarka ka daa Ubadka murugada ka daa Aabaha muranka ka daa Hooyada xaqiraadda ka daa Gabdhaha liididda ka daa Wiilasha luminta ka daa Weriyeyaasha dilka ka daa Wadaaddada dhibka ka daa Qurbo-joogta jago-doon ka daa Qaxootiga buufiska ka daa Paltalk qaylada ka daa Abwaan murtida ka daa MMA wax tirtir ka daa Taleexi tijaabada ka daa Jacpher tartanka ka daa Che ha ila doodin ka daa XX Koofuriyaan ka daa Duke Mowduuc tixid ka daa JB topic maad ah ka daa Mooge mucaaradka ka daa Abtigiis tola'ayeey ka daa Xiin Gaas ha tago ka daa Yunis xisbiga Tayo ka daa Samafal danaano ka daa Apophis Garissa aad ka daa Maadeey baadigoob ka daa Blue tusaalaha ka daa Narniah ma gabar baa ka daa Aaliyyah how is Toronto ka daa Labellavida ila tali ka daa The Zack galti ka daa Alpha tamashlaha ka daa Oba waa tegaa ka daa Wyre tarxiilka ka daa Dr. Osman Puntland daa ka daa Nin-Yaaban Soomaali xiran ka daa SOL qabyaaladda ka daa Admin-kana eexda ka daa
-
Vsabba....It is not Somali bacaac....it is Mooge bacaac.
-
Salahudin, I care less about Abdiqasim and Indhacadde, beleive it or not the but the guy is xoolo.
-
Mooge;889429 wrote: is he an animal because he said puntlanders are good people and xasan qoslaye made mistakes??? Not just today. He has always been an animal. Mooge have you ever met him? Have you been following his nacnac over the years. This guy is a looser anigu sidaan aaminsanahay.
-
Taleexi;889407 wrote: Go Cadaado go. Go Gellinsoor-na dheh oo hakala reebin labada caasimadood.
-
Prof. Calasoow taleefonkiisa waa mashquul. Xoghayntiisa waxay dhahday he is in celebration right now.
-
oba bal sug aan afhayeenka cidda taleefon u diree... Makugu soo xiraa adigana Illeen dekadda degaannada u dhow oo dhan waa anfacaysaaye?
-
I don't even want to listen midkaan xoolaha ah ee Togane nacnacdiisa.
-
lol@Oba waa runtaa oo Cadaado waa duushay haddii sarahaanba ka dhisan yihiin.
-
Waa koow...Mooge ma maqashay inuu dhuxusha Kismaayona uu wax ka leeyahay?
-
Fitnada iyo is-afgaranwaaga Kismaayo ka jirta oo dhan Faroole and websiteyadiisa beenta badan ayaa abuuray ee ha laga digtoonaado. Beenta ay hore u faafiyeen oo dad badan rumaysteen waxaa ka mid ah: Indhacadde iyo Goobaale oo Kismaayo tegey, Jabuutiyaan dowladda Soomaaliyeed ay ku darsatay wafdigii Kismaayo, Xasan Shiikh wiilkiisa iyo C/Qaasij wiilkiisa inay is qabaan iyo in Cabdiqaasim Madaxtooyada deggan yahay madaxweynahana la taliye u yahay. Haddana sheekadaan maalayacnigaa miyey keeneen? Xiin, Mooge iyo Duke tolow maxaad been kale ah oo aad abuuri rabtaan soon?. Meeshaan ceeb baa ka dhacday.
-
SubxaanAllah. Soomaaliya Ilaah ha badbaadiyo.
-
oba hiloowlow;889032 wrote: indeed even Maslah MSB renovated his home in Maka Al-Mukaramma lol...I thought Maslax had many homes. He probably is the only person from former president AUN Siad Barre's children who had homes. Maslax wuxuu la qaraaban jirey rag ay ka mid yihiin Muriiddi Dalfac.
-
Maasha Allaah....and Alxamdulillaah. I can't thank Turkey enough. I want to go back and help Insha Allaah, yaa i raacaya? It is not only foreign aid that can help Somalia. Somalis need to go back too...Not only to get shaqo or claim few tuulos and say this is maamul-goboleed but to help as much as they can.
-
This is a very good news for the rightful owners of those properties. It is also a problem for both those occupying somebody else's property and the ones claiming that they lost houses when they did not. A friend in Mogadisho told me today that he listened to president Hassan Sh. Mohamud's speech where he stated that he expects every property owned by the government on Jan 26th 1991 returned. I told my friend I hope that the president also included in his speech that he expects the private properties returned too. I hope that this process goes smoothly. I will definately share this with fellow Maryooleey Insha Allaah.
-
lol@Horta bal su'aalo badan halla is weydiiyo. Kan wasiirka ka dhigtay madaxweyne ma yahay? Dowlad ma hoggaamiyaa? Marka ka soo qaad Xuubsireedkii Galmudug inuu Maanta Calasoow noqday. What do these two men share in common? Let me just say the first one : Waagacusub.com and Idamaale.com If I was going to go further I would have said Duke is their version here in SOL.
-
lol@Taleexi....more like self-imposed jago...Dadka in lagu ciyaaro ayaan diidayaa..
-
Mooge;888934 wrote: it is too late for his silly flipfloping to have any impact now. Juba has moved on. he has shown the somali people his true clannist colors. it is interesting because nairobi talk is that qoslaye was ordered by the powers that be not to sabotage the peace building process that is underway in Jubba regions or else he and his goverment will be a toast very soon. he had no choice. It is funny that Mooge has been away for the last few days and came back when the president spoke....:DIt just doesn't add up. Calaashaan magac kale ayaa lagu qaraabanaayey oo wax lagu maagaayey haye?
-
President Faroole forms his first ever Party called Horseed
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
XX, ninyahow hadalkaaga hagaaji, sidee wax kaa yihiin? -
President Faroole forms his first ever Party called Horseed
Abwaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This is why he was attacking Abdiweli. Faroole was scared that Abdiweli will form a party before him. -
Laba sano ka hor ayey inta soo gashay meel Soomaalidu ganacsi ku leedahay ayey odayaal meel ku sheekeysanayey ku tiri "Maxaad sheegteen? Nabad malla yahay"? Odayaashii anigoo arkaya ayey indhaha kor u taageen, xaggooda ayey ku soo socotey oo kama aysan gaarsiin karin bahal xan ah oo Af-Soomaalina inay ku hadlayso way arkeen. Intaysan jawaabin odayaashii ayey ku tiri "Waad yaaban tihiin, miyaa haweeneydan caddaanka ah ee Af-Soomaaliga ku hadlaysa"? Markaas bay qosol la dheceen. Halkii baa la isku waraystay oo ay uga sheekaysay siday Soomaaliga ku baratay, iyo inay magaaladan u timid aqoon-isweydaarsi.
-
That is good. Well done Somali MPs.
-
Popular Contributors