Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Gooni, anba waan la yaabay sheekadaan. Dulmiga Soomaaliya ka dhacay waa ka weyn yahay mid qof iyo labo dibedahal aga dacweeyo. My argument is Soomaali caddaalad weli ma barane Ilaah ha loo daayo aan waxba ka qarsoonayn.
-
Che -Guevara;892128 wrote: ^No name calling and it's not like we are any better. You are right Che.
-
Che -Guevara;892188 wrote: For man who tried justify the murder of innocent Somalis, you are in no position to judge Amir. Apo amuu yahay mid aan habeen anigoo Garisa jooga aan soda u gaday si uusan booliska noogu wicin oo u dhihin rag Soomaaliya ka yimid baa meeshan jooga. it was April 1992.
-
Doctor...isagaa ka masaxay malaha.
-
Carafaat, maxaad ka tirtay map-kan?
-
I agree with Mooge. I wonder if Obama macawis hadiyad ahaan loo soo siiyey. I hope that he still has labadii go' ee odayga Soomaaligu Kenya ku guddoonsiiyey.
-
Xaaji Xunjuf;891823 wrote: Moroccon woman are beautiful woman that is what i can say North Africa dhallinyarada ragga ah ayaa aad ugu badan oo iyagaba kuma filna gabdhuhu. 5 Nasiib wacan baad leedahay ee have a safe trip and enjoy it, is ilaalina meeshaan baagamuundadaa ku badan oo yaan lagu dhicin. Dhawr jeer baan ku dhowaaday inaan Marrakech aado but I didn't and I like this place.
-
Waa runtaa it was called Bermuda for a reason laakiin dadkii joogey nimanka gaagaaban ee aad sheegeyso isma oran ee xaafadda waxaa u badnaa rag kale. Cabdalle Yuusuf Hanuuniye kooxdiisa, isaga xitaa wuu deganaa. Hotel Wehliye xitaa yaa lahaa? I kow oday Cismaan Axmed Rooble AUN iyo koox kale inay deganaayeen. Warkii oo Kooban, Kuwaitian baa ku badnaa.
-
Mooge;892173 wrote: i don't think that is her. Mooge, You might be right, nimco dareen xoogaa tuur ah bay leedahay.
-
oba hiloowlow;892229 wrote: Nimco dareen is truly a disgrace to the Ethnic Somalis. If that was my daughter walahi o bilahi i would have never speaked to her again. oba adiga emotion baad ka bixi la'dahay. Ugaas dhaarta iska yaree Soomaali waxba isma dhaantee.
-
Xaaji Xunjuf;892171 wrote: She used to be pro onlf expect others like Abtigiis to flow her.
-
Oba I used to live in Ceel Hindi once, near garaashka Xuseen maalin AUN, ee naga daa waxaad rabto hannoo sheegine. It was before 1990 though.
-
Carafaat, ninkan Abwaan have no problems with dadka dhan caddaaladda halagu qaado but Wuxuu ka didsan yahay caddaaladda dadka qaar un lagu qaadayo. War screen baa lagu dhuumanayaa ee who knows adinkuba waxaad tihiin.
-
Shocking...Thanks to London cameras he was caught immediately.....Waryaa Oba adiga ayaantaan quraansaar baad rabtaa....what is with the hate words and racism?
-
oba hiloowlow;892139 wrote: Abwaan was a peace activist LOOOL war yaad ku ciyareesa, you where them USC wiilashi indhihii Guduudna. Anigu ninyahow i was fighting in Bermuda triangle ninyaho qofkii yaqaan ba yaqaan. lol Oba, if you survived Bermuda you must have multiple gunshots...you are not from Ceel Hindi..why did you go there? You cannot claim it was a self defence. Carafaat adiga weli isku dirkii Koofurta ayaad waddaa ee dhibka jooji. I don't even know if there was such a song.
-
oba hiloowlow;892052 wrote: abwaanow whats up with shakiga, what did you do in the 90s? Oba alxamdulillaah inaan is hubo oo aan shaki igu jirin. Wax xun cidna kuma samayn. I actually risked my life for peace. I was a member of USSY. Qofkii yaqaan baa yaqaan, waxaa raggii aasaasay ka mid ahaa Elman Cali Axmed AUN, isaga ayaana guddoomiye noo ahaa, markii dambena xitaa naftiisa ku waayey. waa meeshii ay ka soo billabatay fikraddii "qoriga dhig, qalinka qaado"I don't even know inaad waagaas caqli lahayd. I was a young man who loved peace and when I noticed that was not happening I left Somalia. Oba waa su'aale adigu maxaad samaysay? Adigaaba dhihi doona masaasad baa caano la igu siinayey. Meeshan SOL ee nimanku is carruurayanayaan baanba la yaabay.
-
Jacaylbaro;891964 wrote: ... He thinks it is SL who is doing this dee ............ Waar ragii wax la yeelay baa cad goosanaya iyagaana garanaya cidii wax yeeshay ee u dhaaf Soo adinkaan ka daba mashxaradaya,sidee baysan Somaliland u ahayn? Oo hadda maxaa la oranayaa ninkaan bay kula tahay? Maraykanka ayaa in laga masaafuriyo laga yaabaa, then what meel kale ayuu ku noolaan inta nolol u hartay. It is not like in la xirayo amase xoolo laga helayo. Waxa Soomaaliya ka dhacay maba laga bixi karo xisaabtooda, Soomaalina caddaalad ma taqaanee qabyaalad baa indhaha tirtay sidaan u baddanahay, marka sidaas awgeed baan u leeyahay Ilaah ha loo daayo, ee ma lihi qofna dembi ma gelin.
-
Loool.....Ninkan is a proud Somali ee maxaa laga rabaa?
-
JB, cayaarta naga daa plz, there must more criminals in Hargeysa, Xamar and elsewhere. Ninyahow Ilaah dartiis halloo samro amase caddaaladda halla wada goobo, bahashu partial kuma fiicna.
-
Waa koow....JB, Justice needs to begin in Hargeysa. Soomaali waa is laysay wixii dhacay in Ilaah loo daayo ayaa habboon....aan kula kaftamee who knows adba waxaad hore u ahaan jirtey? Oba, sidoo kale caddaaladdu Xamar ha gaarto.
-
Muuse Biixi “Somaliland xuduudkeeda way soo xidhanaysaa”
Abwaan replied to Siciid1986's topic in Politics
Nin Faras dheeraynaya saaran warkiis iska dheh. Xudduudkeeda ku lehe. Waa bilaa xudduud. Waryaa xudduudkaan rag baa kaadidooda u soo cabey intaad qaad cuneysey. -
Waa billaabatay...War Isticmaar ma bixin ee waa "Soo Maal" You might say Ajnebi ayaa sidaas nagu sifeeyey and ajnebiguna wuxuu noqon karaa marti Soomaalidu ku oran jirtey "Soo Maal" Adigase waa laguu qeybiyey oo Ingiriis baa SomaliLand kuu bixiyey...Bal Annagu ma SomaliSky baan nahay? Land ku lehe. Haddana kuwaan ceebta meesha la soo istaageey ingiriis baa Jubbaland noo bixiyey bal fiiri. XX wax fiican lagaama baran.
-
Apo....You have 24 hours to proof your ethnicity. Yarka ha laga leexdo sidaa kamuu wadine. Waa niyad wanaagsan yahay.
-
lol@GD...The title should have been Puntland supports NOT jaaliyadda guud....Su'aal baanse ku weydiiyey : Why maryooleeydu u isticmaashaa sidaan baa nala dhihi jirey waagii gumeysiga, oo gumeysigu noo bixiyey, for instance Somaliland iyo Jubbaland baa la dhihi jirey waagii Ingiriisku na gumeysan jirey ma ahane wax kale ma leh miyaa? Magaca Puntland isagana yaa bixiyey tolow ma gumeyste?
-
Popular Contributors