Abwaan
Nomads-
Content Count
7,001 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abwaan
-
Originally posted by AYOUB_SHEIKH: With a veterinarian for prime minister and butcher for president, Suuqa Xoolaha must be a very strategic capture for the TFG. looool@that is a good one
-
Alxamdulillaah, the True leader is save and back. The fake ones should be ready to go because Soomaali ma rabto.
-
Sh. Shariif oo ay qabteen Policeka Dalka Kenya Caawa Posted on Sunday, January 21 @ 18:11:20 EST by editor 21/01/2007, Onkod,Muqdisho: Sida ay hada sheegeen warbaahinta Dalka Kenya ayaa xaqiijiyya in ay qabteen qaar ka mid ah madaxda maxaakiimta oo uu ka mid yahay Sheekh shariif Sh Axmed iyo qaar ka mid ah waxyna sheegeen warbaahinta in ay qabteen 7 AM ee xiliga dalka Kenya waxaanu warkan ka soo xiganaya wargayska Eastandard iyo nationmedia waxa kaloo Caawa sheegay warkan Taleefishinada dalka Kenya warar kale oo anu caawa ka helnay magaalada nairobi ayaa sheegaya in wada hadal ka dib uu isa soo dhiibay shariifka waxana la filayaa in loo gudbiyo magaalada nairobi isla Caawa Isbuucan ayanu sheegnay in uu ka fakaday shariifka Ciidamada Dalka Kenya balse wada hadal ka dib ayuu shariifka caawa is ku soo dhiibay ka gadaal markii ay Maraykanka ay ka codasdeen shariifka in uu ka qayb galo wada hadalka dalka Suudaan A top Union of Islamic Courts (UIC) official was captured on Sunday at the Kenyan-Somalia border after he surrendered to the authorities. Officials said Sheikh Sharrif Ahmed was arrested at 7 am when he surrendered to military personnel at the Hulugo border. He was flown to Nairobi under tight security where intelligence and other security officials started to interrogate him. The officials at the border said they had information that the UIC official was near the Kenyan side while fleeing the bombardments from the Ethiopian troops. Police said Sharrif is one of the leading UIC officials they had been waiting for and has crucial information. "He should be in Nairobi now. We had been waiting for him at the border after being informed that he was near here," said a senior official. Sharrif surrendered a day after 30 of his supporters were deported to Mogadishu. The suspects were loaded onto a plane on Saturday and sent away. His arrest also came days after 30 of his members were arrested at the border. The 30 fighters were nabbed on Wednesday after arriving from Jilbi area in Somalia on donkeys. Among those being held at the Hulugo hospital is Siad Adan, 19 who officials said was a close confidant of UIC leader Maalim Adan Harow. Adan had fresh bullet injuries to the head, which he told interrogators he sustained 15 days ago during a gun battle with the Ethiopian troops. The arrests were made after police were informed that the UIC supporters had arrived on donkeys and sought refugee in a manyatta within the Kenyan territory. Sharrif was not injured at the time he surrendered, according to those who saw him on Sunday. Police are holding over 100 members and supporters of the union. Others are close to 50 Kenyan youths who had allegedly been recruited to Somalia to fight for the disposed union. They were intercepted as they returned to the Kenyan side escaping bombardments from the Ethiopian troops backed by the military officials of the Transitional Federal Government. Security at the border has been intensified since it was shut early this month. Soldiers, police and Kenya Wildlife Service personnel are patrolling the border. Some of those arrested at the Liboi, Hulgo and Kiunga boarders have been brought to Nairobi for further interrogation. Police have since set up three new police posts at the Coast to help in beefing up security in the region. The posts will remain operational even after the military withdraw from the region It is not clear if among those deported was the wife of Fazullah Mohammed, the man believed to be behind the 1998 bombing of US embassies in Nairobi and Dar es Salam and the wife of Saleh Ali Saleh Nabhan, also wanted by the FBI. Others are four children and four other men whom police said have been on their list of wanted persons. Mrs Badroundine Halima Fazul Husseine and her three children aged 4, 13 and 15 years were arrested at the border while fleeing bombardments from the Ethiopian troops.
-
http://www.shabelle.net/2007/January/n10269.htm#1 http://news.bbc.co.uk/1/hi/world/africa/6286015.stm
-
Qarxyo iyo Israsaaseyn xalay ka dhacday Villa Somalia Mogadishu 20, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Qaraxyo iyo Israsaaseyn xoogan ayaa xalay waxa ay ka dhaceen xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia. Xarunta Villa Somalia Shacabka magaalada Muqdisho ayaa mar qura ku baraarugay dhawaqa rasaasta culus iyo madaafiic lala beegsaday xarunta Madfaxtooyada Villa Somalia, halkaasi oo fariisin u ah Madaxweynaha dowladda Somalia Col. C/laahi Yuusuf, iyadoo ilaa iyo wali aan la garaneyn qasaaraha halkaasi ka dhashay. Kooxo hubeysan oo aan la garaneyn ayaa Villa Somalia ka soo weeraray dhinaca bari ee Madaxtooyada ee agagaarka Iskuulkii hore ee 15 Meey iyagoo ku soo tuuray dhowr madfac oo laga soo riday qirga B10 ka iyo hoobiyeyaal, mana cadda qasaarooyin ay geysteen madaafiicdaasi marka laga reebo guryo ku burburey iyo Masjid ku yaala W/dhiigleey oo Madfac uu ku habsaday. Ciidamada Dowladda iyo kuwa Ethiopia ee fariisinka u ah Xarunta Madaxtooyada ayaa durbadiiba bilaabay in ay dabagalaan goobihii rasaastu ay ka dhaceysay. Sarkaal sare oo ka tirsan xukuumadda Somalia ayaa shabelle u sheegay in qaraxyadaasi aanu geysan wax qasaaro ah. Xiriir aanu la sameynay Isbitaalada magaalada Muqdisho ayaa waxa ay inoo sheegeen in ilaa iyo hadda aanu jirin dhaawacyo ka soo gaaray weeraradii xalay lala beegsaday Villa Somalia. Ma ahan markii ugu horeysay oo weeraro ceenkaan oo kale ah lala beegsado ciidamada ethiopia iyo kuwa dowladda inta la og yahay. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
Isasaaseyn xoogan oo ka dhacday Suuqa xoolaha ee Muqdisho Mogadishu 20, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Israsaaseyn xoogan oo socotey daqiiqado ayaa ku dhex martay ciidamo Ethiopian ah iyo kooxo kale oo aan la garaneyn inta u dhaxeysa Suuqa Xoolaha iyo Soos ee magaalada Muqdisho. Ilaa iyo wali lama yaqaano qasaaraha iska horimaadkaasi, laakiin waxaa la sheegay in kooxo maleeshiyo ah oo hubeysan ay rasaas la beegsatay ciidamo Ethiopian ah oo marayay wadadaasi kana yimid dhinaca degmada Balcad sida ay sheegeen Goobjoogayaal. Rasaasta ka dhacda qoryaha lidka diyaaradaha ayaa laga maqlayay xaafadaha magaalada Muqdisho, iyadoo iska horimaadkaan uu dhacay 8 dii subaxnimo ee saakay. Wariyeyaal ka tirsan Shabelle ayaa u dhaqaaqay goobta iska horimaadka uu ka dhacay si ay u soo tabiyaan qasaaraha iska horimaadkaasi. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
4 ruux oo ku geeriyootay tacshiirad ka dhacday saakay Suuqa xoolaha Mogadishu 20, Jan.07 ( Sh.M.Network) – 4 ruux ayaa ku geeriyootay 9 kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii tacshiirad ay fureen ciidamada Ethiopoia ay ka dhacday wadada isku xirta Suuqa xoolaha iyo isbitalka Sos ee magaalada Muqdisho. Tacshiiraddaan ay fireen ciidamada Ethiopia ayaa sida ay sheegeen goobjoogayaal waxa ay jawaab u aheyd nin ku hubeysan Bustoolad oo rasaas ku riday kolonyada ciidamada Ethiopia oo halkaasi marayay, iyadoo ninkaasi oo aan la garaneyn uu ku dhex cararay xaafadaha dhexdooda. 4ta ruux ee ku geeriyootay tacshiiraddaan ayaa waxa ay ahaayeen dad rayid ah oo ku sugnaa halkaasi, iyadoo ciidamada Ethiopia ay fureen rasaasta ka dhacda qoryaha lidka diyaaradaha oo si weyn looga maqlayay magaalada Muqdisho. C/kariim Max'ed Cali oo ah milkiliyaha gaari Xaajiyo ah oo ay dulmareen taankiyadii ay wateen ciidamada ethiopia ayaa shabelle uga waramay dhibka dhacay, isagoo ku waayay gaarigiisii uu ka biilan jrey sida uu sheegay 3 xaas iyo caruur badan. Ciidamada Ethiopia ayaa tacshiirada ay fureen waxaa sabab u ahaa nin ku hubeysan Bustoolad oo si ula kac ah ula beegsaday rasaas kolonyada ciidamada Ethiopia. Ma ahan markii ugu horeysay oo ciidamada ethiopia si ula kac ah rasaas loola beegsado, iyadoo dhibka xoogana uu inta badan gaaro shacabka, waxaana jira kooxo hubeysan oo aan u tureyn shacabka oo rasaas ku fura ciidamada Ethiopia, kuwaasi oo ku dhuumaaleysanaya shacabka dhexdooda. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
Kooxo burcad ah oo ku soo badanaya qeybo ka mid ah Jubbooyinka Kismaayo 21, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Maleeshiyooyin oo dhac u geeysta dadka iyo gaadiidka ayaa ku soo batay wadada u dhaxeysa deegaanada Jilib iyo Xaramka. K/Simaha Gudoomiyaha degmada Jilib Max'uud Daahir Faarax qooleey ayaa waxa uu shabelle u sheegay in xaaladda amaan ee wadada isku xirta Jilib ilaa Kunyo Barow ay tahay mid ka sii dareysa, iyadoo wadadaasi ay soo dhoobteen burcad badan oo dhac iyo dil ba u geeystay dad safar ah. Qooleey waxa uu sheegay in maamulka degmada Jilib uu qorsheynayo in talaabo uu ka qaado kooxaha maleeshiyada ah ee halkaasi ka wada amaan darida iyo qalqalka, isagoo sheegay in wada hadalo arinkaasi ku aadan ay la leeyihiin odayaasha dhaqanka ee deegaanka. Dhinaca kale wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobolka j/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in wadada xeebta ah ay go'day, ka dib markii halkaasi ay isbaarooyin dhigteen halkaasi si ay u baartaan gaadiidka, iyadoo maalmihii la soo dhaafay aanu wax gaadiid ah halkaasi marin. Dhinaca kale magaalada Kismaayo ayaa shalay galinkii dambe waxaa laga sii daayay 4 maxbuus oo ah kuwii Maxkamadaha islaamka laga qabtey, iyadoo goobjoog ka ahaayeen saraakiil sar sare oo ka tirsan maxkamadaha islaamka, waxaana maxaabiistaasi ay balan qaadeen in aysan ku laabaneyn howlihii hore. Farxaan lafoole Shabelle Media Network J/hoose E-mail us: info@shabelle.net
-
Hadday Jirto Ilaahow kala qabooji, it is sad to see Somali is diriraysa.
-
Duke Soomaalidu waxay tiraahdaa "Farta iyo meesha bugtaa is og". Horta ummadda halkaan soo gasha adiga unbaan arkaa wax ka xanuunsaday fikirkaygii. Aaheey C/llaahi waa aqoonyahan. Malaha ma ahan odaygaa 60kii iskuul ugu dambeysey, waaba hadduu iskuul aan midka ciidanka ahayn aadey, waxaaba laga dareemaa siduu qabashada warqadaha ugu xajiimoodo. Shariif Xasan anigu maba xayeesiin oo inuusan tayo badan lahayn warkayga hore ka dheeho. Baarlaamaanka aad difaacayso ma adigaa dadka ka xiga? Horta dadkaan sheegayay waa kuwaan iyagaa bannaanka is keenay. Soomaalinnimada aad iska dhaadhicisay inaad keligaa raadineysid maxay tahay? aniga intii yarayd ee aan ku aqaaneyba khayr iyo qaneecaad kaama arkin oo afkaad ubur ka sii deyneysey Amxaaro difaaceed. Runtii waxyaabo badan oo aan ku sheekaysannayna waan ka xishoonayaa inaan halkaan ku soo bandhigo oo taas sharafi kuma jirto. Aniga Ilaahay baa qalbigeyga ka warqaba adigana xiddigo kaama rabo, waxaan ahayba waan isku kalsoonahay, Alxamdulillaah. Qof Soomaali oo muslin ahna Argagiso kuma sheego anigoo gaalo iska gadaya, kuwa ku sheegana ma difaaco. And I STILL BELEIVE THAT SOMALIA IS UNDER OCCUPATION. Adigana Allaha ku caafiyo kuna soo hanuuniyo waxaad tahay walaal Soomaaliyeed oo muslim ah.
-
Wednesday, January 17, 2007 By Jennifer Gold Christian Post Correspondent Wed, Jan. 17 2007 04:33 PM ET Christian Aid has received unconfirmed reports of shocking atrocities being committed by Ethiopian soldiers occupying Somalia this week. Northern Aid, a Christian Aid partner organization based in Nairobi, has been monitoring the Kenya-Somalia border area, and Ethiopian soldiers have been accused of raping Somali women. Northern Aid’s director, Abdulahi Abdi, said, “We talked to people across the border last night. We heard from Dobley (18km inside Somalia) that girls are being raped by invading forces, the Ethiopians. The traditional hatred between these communities is not hidden.” Ethiopian troops recently entered Somalia, replacing the government of the Union of Islamic Courts, which had taken control of much of central and southern Somalia during the past six months. The internationally recognized Transitional Federal Government of Somalia invited Ethiopia’s intervention. The Transitional Federal Government, which was overthrown by the Union of Islamic Courts, is now in control in the capital – Mogadishu – and is being supported by Ethiopian troops, Christian Aid reported. “Naturally, there is a radicalization of Muslim youth in North Eastern Kenya,” Abdi added. “These are their relatives across the border. They feel respect for human rights has been thrown out the window.” Alistair Dutton of Christian Aid’s humanitarian division said, “The reports we are getting from Somalia, via our partner Northern Aid, cannot be substantiated and we have to be cautious in our response to them. “But the allegations are very serious and it is vital that they are investigated urgently. Christian Aid believes that it is imperative that the Kenyan authorities immediately open the Somali border, in accordance with international humanitarian law, to allow those fleeing the violence access to Kenya and to humanitarian aid.” christianpost.com
-
3 qof oo rakaab ahaa ayaa geeriyootay 2 kalana waa ay dhaawacmeen kadib markii koxo burcad ah oo ay isbaaro u taalay deegaan ku yaala gobolka shabeelada dhexe ay rasaas huwiyeen gaari ay dadkaasi la socdeen. Hobyonet. Muqdisho. Khamiis, Jan,18, 2007 Dilkaan oo ka dhaacay agagaarka tuulada Garsaale, ayaa yimid xilli darawalkii gaariga uu jiinray isbaaro kooxahaasi u taalay wadada dhexdeed, wuxuuna darawalkii ka mid noqday dadkii ku geeriyooday rasaasta gaariga lagu furay. labadii qof ee kale ee ku dhaawacantay shilkaasi, ayaa waxaa loo soo gudbiyey dhinaca magaalada Mqudisho, iyadoo xaaladooda caafimaad la sheegay inay iska wanaagsan tahay. Gaarigaan ay kooxaha burcadda ah xabadeeyeen ayaa waxa uu ka yimid dhinaca gobolka Hiiraan,wuxuuna ku soo jeeday dhinaca magalada Muqdisho. Amniga wadada dheer ee isku xirta gobolada dhexe iyo Muqdisho, ayaa la sheegay in ay ku soo badanayaan kooxaha burcadda ah ee isbaarada dhiganaya. Dowladda federaalka Soomaaliya oo u awood sheegatay maxkamadihii ka talin jiray qaybo ka mid ah gobolada koonfureed ee dalka, ayaa wax iidan ah oo sugo amniga dadka rayidka ah u dirin waddoonyinka Muqdisho iyo kuwa gobolada dalka. Maslah Osmaan Hobyonet. Muqdisho Soomaaliya Maslaha1@hotmail.com
-
BAL HALKAANNA FIIRIYA Mareykanka oo cambaareeyay xilka qaadistii Shariif Xasan Mogadishu 18, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Dowladda Mareykanka ayaa cambaareysay talaabada dowladda Somalia ay xilka kaga qaaday afhayeenkii Baarlamanka, taasoo ay ku tilmaamtay mid dhibaato ku ah arimaha dib u heshiisiinta. Jendayi Frazer Kaaliyaha xoghayaha arimaha dibadda Mareykanka ee arimaha Africa Mss. Jendayi Frazer ayaa ku boorisay dowladda Somalia in ay qaadato talaabo wada hadal ah oo ay iska ilowdo waxii horey u dhacay. Jendayo Frazer ayaa hadalkaan ka sheegtay xarunta istaraatiijiyadda iyo daraasaadka caalamiga ah ee Washington, iyadoo sheegtay in xilka qaadista Shariif Xasan ay tahay talaabo aan habooneyn, balse loo baahan yahay dib u heshiisiin. Mss. Frazer waxa ay kula talisay dowladda Somalia in ay muujiyaan nidaam fur furan oo xal looga raadiyo mushkiladda Somalia, hasa ahaatee Ciid Badal Max'ed oo ah Wakiil dowladda Somalia u jooga Q.M ayaa taageeray talaabooyinka xilka lagaga qaaday Shariif xasan, isagoo weydiistay Jendayi Frazer in ay ku qanacdo go'aankaasi, waxaana ka rajeynayaa beesha caalamka in ay qadariyaan go'aankaasi. Frazer waxa ay sheegtay in dowladeeda ay xushmeyneyso qaranimada Somalia, laakiin xilka qaadista lagu sameeyay afhayeenka Baarlamanka in ay tahay mid qaldan. Waxa ay intaasi ku dartay in Mas'uuliyiinta maxkamadaha islaamka ay galaan wada hadalada, iyadoo ku boorisay dowladda in ay la heshiiso xubnaha qunyar socodka ee maxkamadihii laga adkaaday, odayaasha qabaa'ilada, ganacsatada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Bal halkaanna fiiriya
-
Originally posted by Dabshid: 183 votes against him, that is quite alot, and it means Shariff has lost alot of supperters. LOOOL....sxb Baarlamaan ku sheegga Soomaaliya wax walba ka filo. Ilaahay baa Soomaali u maqan haddii aad ogaan lahayd caqliga ay inta badan xubnahani ku shaqeeyaan waa yaabi lahayd. Anigu intaan ka ogahay waxay ku shaqeeyaan, lacag, eex qabiil, haddana cago-jugelyn baa ugu darsantay. Anigu maba aaminsani in shariifku markii horeba jagadan istaahiley balse markii loo fiiriyo dadka meeshan ka buuxa waxaan qabaa iney yar yihiin rag iyo dumar sidiisa oo kale go'aan cad qaadan kara. This guy laftiisu khaladaad badan ayuu sameeyey balse khalad, khalad laguma saxo. Baarlamaan la kala diray oo xukun deg deg ah lagu bedelay go'aanka ay gaarayaan muxuu yahay? Nimankaan lacagta cayrta ah ee EU siiso ayeyba is dhaafiyeen oo caqli badan ma jiro. Hana la yaabin haddii aad berri ka maalin aragto the same people oo Jabuuti ku shiraya oo C/llaahi iyo Geeddi Ridaya.
-
It is really strange that some people here do not hide their support based on Total Qabyaalad. They don't respect of no laws and rules. Guys if you think this mooryaamayn will help Somalia you are wrong and this will create and already has another group who will do the same things that you do in the opposite direction. I don't think I need to list names here as things are obvious, I hope that for once we think deeply of the reality and how Somalia can come together and forget Qabyaalad business. The sad thing is that some of us think that they are in a better position than many and should by any means, right or wrong support the so-called Somali government. Who gives them that right and not the rest? You know we are Somalis, an oral society and talk to each other and discuss things, which could be true or false. I have even heard that some individuals who are related to Mr Yusuf have been talking to people seeking support for him, offering them posts in certain areas, negotiating with them. I have even heard that almost all the posts for Somali Ambassadors have now been filled……lol…..and please don’t ask me the list of names but I somehow think that there is some truth about this. I also know that many who oppose Mr Yusuf and his government do so purely because of Qabiil, which is sad as well. The sad thing is haven’t we learned from the History, the very same thing that destroyed Somalia, QABYAALAD iyo EEX? We have seen kuwo dhaho Dowladdii baa soo socotee GALGASHA and hadda Ilaahay baa og meeshay ku dambeeyaan. So dadka hadda galgasha ku leh ummadda may arrintaan ka fiirsadaan. WAXAAN QABAA HADDII SOOMAALIYA DOWLAD KA DHALATO UMMADDA OO DHAN BAY U DHALATAY, QOFKUNA XAQ BUU U LEEYAHAY INUU TAAGEERO AMA DIIDO, IN KASTOO AY MUHIIM TAHAY IN GO’AANKAASI UU XAQIIQDA KU DHISAN YAHAY. I don’t personally think that we should generalise and JUDGE a whole clan or sub clan and start blaming them. Finally should we all remind ourselves that NO ONE or GROUP CAN RULE SOMALIA by FORCE. Ilaahoow Jidka toosan nagu hagaaji.
-
Let us carefully watch what follows if Ethiopian forces fully withdraw from Somalia
-
Iska horimaad shalay ka dhacay deegaanka Beerxaani oo dad ay ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen. January 16- 2007 HornAfrik, Mogadishu Wararka ka imaanaya deegaanka Beexaani oo 90km dhanka magaalada Kismaayo kaga beegan ayaa sheegaya inay sii kordheen xiisadaha u dhaxeeya beelo halkas wada dega. Wararka waxa ay intaas ku darayaan in hal qof uu ku dhintay saddax kalena ay ku dhaawacmeen iska horimaad shalay galinkii dambe halkaas ka dhacay. Shantii cisho ee ugu dambeysay ayaa xiisadahaas oo ka dhashay aar goosi qabiil waxaa ku geeriyooday 11 qof iyadoo sidoo kale dad badan oo xoolo dhaqato ah ay deegaanadaas isaga carareen. Xisiadaha oo hore ay u xaliyeen maamulkii maxkamadaha ayaa dib u soo laabtay kaddib markii magaalada Kismaayo laga saaray maxkamadihii Islaamka islamarkaana ay la wareegeen ciidamada dowladda KMG ah oo taageeraya kuwa Itoobiyaanka. Ma jirto ilaa iyo imminka wax tallaabo ah oo ciidamada dowladda qaadeen si loo baajiyo colaada ka taagan deegaanka Beerxaani ee gobolka J/hoose.
-
Does that include A/llahi Yusuf (who has an Ethiopian Passport), Xuseen Caydiid (who is the the Ethiopian Person of 2006) and Geedi (who Ethiopia brought out of blue to make him Somali PM)?
-
Lool KEYNAN22
-
looooooool@malaha JIILAAL nin la'aan baa meesha ka dhacday. 2, 3, mar dhowna mid limit-ka iyo 4 gaarsiiya baa malaha soo socda. Waa yaab, toloow gabdhaha reerahoodu siday arrintaan u arkaan?
-
London Demonstrations in support of the Government with Pictures!
Abwaan replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Come on Duke sxb, London waa la is yaqaan they are 97% from one sub clan and the other 3% are DAWDAWLEYAAL jago iyo magacdoon ah. Guess what according to some reliable sources the Ethiopian Embassy in London was behind this. The Ambassor saw the Worldwide anti-Ethiopian demos and asked WHERE ARE THE PEOPLE WHO SUPPORT US? then some known basaasiin Soomaali ah oo isaga u shaqeeya ayaa tallaabadaan ku dhaqaaqay. Soomaali ceeb baa u soo hoyatey runtii, laakiin kala qaybsanaanta iyo qabyaaladdu inay heerkaan na gaarsiinayso way iska caddayd ee Ilaahay hannaga samata bixiyo. I know one of the main organisers who even begged me to borrow my large Somali flag and I said to him CALAN LA CEEBEEYO MA HAYO EE MIDKA ITOOBIYA RAADSO ISAGAAD TAAGEEREYSAAYE! Haweeneyda wejiga qarsatay malla yaabteen,@lol malaha waxay is leedahay waa taariikhe yaan muuqaaga meel lagu kaydin! -
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Mr. Louis Michel Posted on Monday, January 15 @ 21:07:04 EST by editor 16/1/2007, Onkod News, Brussels belgium: Gudoomiyaha baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Shariif Xassan Sheekh Aadan iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo shalay maalinimadii Axadda soo gaaray magaalada Brussels ee xarunta u ah Midoowga Yurub iyagoo casumaad ka helay Madaxa Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Horumarinta iyo Gargaarka Aadmiga Mr. Louis Michel. Wafdigaan oo ka koobnaa Gudoomiyaha baarlamaanka iyo laba xubin Baarlamaan oo kala ah Cabdi Raxmaan Ibbi iyo Caasho xaaji ayaa isla shalay kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Waxaada Horumarinta u qaabilsan Gudiga Midoowga Yurub Mr. Stefano Manserfisi. Waxayna halkaasi kaga hadleen xaalada uu iminka dalka ku sugan yahay. Prof. Ibbi, Sharif Xassan, Stefano iyo Caasho X. Maanta ayay wafdiga kulan gaar ah oo saacado qaatay la yeesheen Madaxa Gudiga Yurub ee Arrimaha Horumarinta iyo Gargaarka Aadmiga Mudane Louis Michel, iyagoo kulaka kaddib wada qabtay shir jaraa’id ay saxaafada ugq warrameen waxa uu kulankoodaasi ku saabsanaa. Ibbi, Shariif Xassan iyo Michel oo shir jaraa’d ku qabtay xarunta guddiga M. Yurub. Louis Michel oo isagu ah masulka furey shirka jaraa’id ayaa hadalkisi ku bilaabay waxay ii tahay farxad aad u wayn in aan halkaan kusoo dhoweeyo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xassan iyo wafdigiisa sharafta leh Waxaana jeclahay in aan halkaan ka cadeeyo moowqifkayga siyaasadeed ee ku aadan dalka Soomaaliya ; Waxaan qabaa in Soomaaliya lagu xalin karo wada hadal iyo dib u hishiisiin heer Qaran ah waxaana dhamaan kula talinayaa in ay wada hadlaan. Mar uu ka hadlaayay sharciga dhowaan uu baarlamaanka u codeeyay ee Xaalada deg dega ah ayuu tibaaxay Michel in Midoowga Yurub moowqifkiisa arrinkaas ku aadan uu cad yahay kaasoo ah in haddii uu ka hor imaanayo Axdiga Qaranka taas macnaheedu uu yahay in ay Midowga Yurub si deg deg ah u joojin doonaan taageerada dhaqaale eey ku bixiyaan baarlamaanka Ku meel gaarka ah, sidoo kale mar wax laga waydiiyay Duqaynta uu Maraykanku ku haayo Soomaaliya ayuu ku jawaabay; Xal maaha mar kasta xabada ee xalka wuxuu ku jiraa in gacan laga gaysto dib u hishiisiinta qaranka. Michel wuxuu kalo ka jawaabay hadii xilka laga qaado Gudoomiyaha baarlamaanka wuxuuna sheegay in ay taasi tahay mid kala fogaan hor leh dhalinaysa oo abuuraysa marxalad kale oo cusub cawaaqibka ay keentana waxa ka mas’uul noqon doona cidii ka danbaysay hadalkaasoo ka yaabiyay saxafiyiinta goobtaasi ku sugnaa iyagoo ku tilmaamay mid xoog badan oo muujinaya mowqif cad oo Midoowga Yurub uu taagan yahay iyo in ay ka go’an tahay in la hirgaliyo wada hadal kaasoo ay u arkaan xalka kaliya sido kale Michel ayaa intaas ku daray in taageero badan la gaarsiin doono baarlamaanka haddii ay mujiyaan is af garad dhamaan dhinacyada waa siduu hadalka u dhigayee haddise buu yiri aan la hishiin oo ay mar bilaabo is eryid iyo motion la isku bursanaayo anagu dib bana uga laabanaynayaa malaayiinta ana ugu talo galnay baarlmaanka. Waxaa ku xigsaday gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sharif Xassan oo ka warbixiey xaalada guud ee uu dalka ku sugan yahay iyo moowqifyadisa siyaasadeed halka uu Midowga Yurub uga mahad celiyay taageerada joogtada ah ay siiyaan mar kasta Soomaaliya. Sidoo kale ayuu sheegay in Soomaaliya xalkedu uu jiro wada hadal iyadoo xornimadeeda leh. Saida Sheikh Ahmed VIP EU Press Section Brussels belgium
-
Ciidamada Ethiopia oo falal gabood fal ah u gaystay dadka rayidka ah ee ku dhaqan cirifka koonfureed ee dalka Soomaaliya. Posted to the Web Jan 16, 10:44 Afmadow:-Ciidamada Ethiopia ee xooga ku haysta dalka Soomaaliya ayaa falal gabood fal ah oo isugu jira dil, kufsi iyo dhac u gaystay dad rayid ah oo ku dhaqan cirifka koonfureed ee dalka Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen hay'adaha samafalka ee ka hawl gala degmooyinka Afmadow iyo Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose. Falalkan gabood falka ah oo ay ku kaceen ciidamada Ethiopia ayaa mar kale dib u soo nooleynaysa cadaawada soo jireenka ah ee u dhaxeysa wadamada Ethiopia iyo Soomaliya oo tiro laba jeer oo dagaal qaraar uu dhex maray. Agaasimaha hay'ad samafal oo lagu magacaabo Northern Aid C/llaahi Cabdi ayaa sheegay in uu la kulmay dad ka soo barakacay duqeynta diyaaradaha Mareykanka ay ku hayaan jaziiradaha ku yaal cirifka koonfureed ee dalka Soomaaliya, kuwaasoo u xaqiijiyay in hablahoodii ay kufsadeen ciidamada Ethiopianka ah ee ku sugan goobahaasi. Hadalka Agaasimaha hay'ada Northern Aid ayaa ku soo beegmay xilli dadka deegaanka ay xaqiijiyeen in ciidamada Ethiopia ee ku sugan Dhoobley iyo Afmadow ay kula kacayaan dadka rayidka ee ka cararaya duqeynta diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo Ethiopia falal gabood fal ah oo ka dhan ah dadkaasi,kuwaasoo isugu jira dhac,boob, kufsi iyo dil. Halgan.net C/qaadir Osman Muqdisho
-
By Cathy Majtenyi - Nairobi -- 15 January 2007 -- Somalia's capital is still reeling from an ambush by gunmen on a convoy of Ethiopian troops late Sunday. Cathy Majtenyi reports for VOA from Nairobi that a delegation from the African Union is in the capital to discuss bringing foreign peacekeepers into the volatile nation. The ambush took place before midnight Sunday in the northern Arafat area of Mogadishu. Journalist Ali Said Omar Ibrahim tells VOA another contingent of Ethiopian soldiers rushed to the scene to help their colleagues, but was also ambushed. About 30 minutes of gunfire and heavy fighting followed. Ibrahim describes to VOA the scene early Monday morning. "There were three convoys, three trucks, and two of them were completely burned out," he said. "Someone was telling me this morning that he had seen that one truck was there, but the Ethiopians tried to hide their loss." It is unclear who was responsible for the ambush. Several people were killed and wounded. Meanwhile, an African Union delegation is in the capital to discuss the deployment of eight-thousand African peacekeepers to Somalia. Only Uganda has offered troops, saying it is willing to send 1500 soldiers. Kenyan President Mwai Kibaki sent senior ministers to South Africa, Rwanda and Tanzania to seek support for the African Union's plan. In addition to those three countries, Nigeria, Mozambique, Angola, Zambia, Tunisia and Algeria are also being asked to help with the peacekeeping force. On Saturday, Somalia's transitional government imposed martial law on the capital and has been raiding several locations in the capital believed to be Islamist hideouts. Government troops seized rocket-propelled grenade launchers, heavy machine guns and AK-47 guns from these locations and has also been trying to collect guns from residents. On Monday, there were conflicting reports about whether or not a man who Kenyan police arrested at a refugee camp near the Somali border was a top official with the Islamic Courts Union. Ever since civil war broke out in 1991, militias loyal to clan and sub-clan-based factions have controlled different parts of the country, with no central authority to provide law and order and even basic services to the population. A transitional Somali parliament was formed in Kenya about two years ago, following a regionally-led peace process. Source: VOA News
-
Somali herders hit by air attacks Pastoralists say there have been air strikes since Sunday Following US air strikes in southern Somalia targeting suspected al-Qaeda leaders, several herding areas have been hit by bombs. An elder in Banka-Jiira, a grazing area about 40km east of Doble town, who wished to remain anonymous citing security reasons, gave an account of the raids and their aftermath to the BBC's Somali Service. There have been air strikes carried out by American planes in these areas since Sunday. Here in the Banka-Jiira area, which is the largest grazing area in the Juba Valley region, we have been hard hit. There have been several air strikes over nearby Booji grazing area too. Location of militias and US Navy patrols The most unfortunate incident was an attack on a big wedding ceremony. Very many livestock have been killed by the bombs We have information that the American planes are being directed from the ground by soldiers who are moving among the herders at night. We do not have the figures of the dead animals as a result of the air strikes but they are very many livestock that have been killed by the bombs. And on Tuesday morning, a man who has lost a limb was brought in for treatment at Banka-Jiira's health centre. A driver in his car has also been blown up in the attack. When the Islamist militia fled Doble about a week ago they passed through this area. Ethiopian and government forces who were pursuing them forced about 10 young men from here to show them the escape route the Islamist fighters took. They forcefully took away the young men and out of the 10 who went with the soldiers, only one has managed to return following the heaving fighting. Up to now we have no idea where the rest of these young people are.
-
Popular Contributors