Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Dagaal qaraar oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe. http://shabelle.net/2007/January/n10337.htm
  2. Not to be judgemental and generalise ............since our Somali sisters do not go to Cafe's and Fadhi-Ku-dirirs that much, they do need a private place to do their little xan thing....lool....so guys are some of us giving up these loud cafe and need a men's section over here...if that is the case it is understandable.
  3. loool@ men's section and what are we supposed to discuss there?.....I am just wondering...........
  4. ive men in Ethiopian army uniforms also allegedly raped a woman near the Kenyan border, Western aid workers said. "This is not the only incident. We are receiving many of these reports," said one. "War is not an excuse for these actions, nor is victory." What else do you except from Soldier-turned Tigre militia ruled by a dictator who sent and brought these murderers to Somalia with the help of some traitors who have no respect for Somali Sovereignty but who would do anything for Qabyaalad, money and posts?
  5. Abwaan

    Question?

    loool@ buuxo.........what a username......I wonder when Maran is gonna come. To fartun, do you think that your friend has reached at the stage where one might seek advice here on her behalf?
  6. Originally posted by Allamagan: Abtigiis Xox, ma maqli jirnoo eey waligii ma daahiro, warlord is a warlord till the day he dies. loooooool@ waa run and MAQUUSTE IS ALWAYS MAQUUSTE!
  7. Unknown gunmen have killed five people in a series of attacks in the Somali capital, Mogadishu, witnesses say. http://news.bbc.co.uk/1/hi/world/africa/6301809.stm
  8. Loool@Sky.....What about the Ethiopians who are already there with their virus. I think you know how this disease is a killer in Ethiopia too.
  9. S.Africa opts out of Somalia peackeeping force JOHANNESBURG, Jan 26 (Reuters) - South Africa will not contribute troops to an African peacekeeping force in Somalia, but will study other ways to help to stabilise the war-ravaged country, a Defence Ministry spokesman said on Friday. Defence Minister Mosiuoa Lekota made the decision after reviewing South Africa's overseas peacekeeping commitments, which include forces in Burundi, Sudan, the Democratic Republic of Congo as well as smaller missions in Ivory Coast and Ethiopia and Eritrea, spokesman Sam Mkhwanazi said. "South Africa supports the African Union deployment of peacekeepers, but South Africa, having contributed to the African Union and U.N.'s other missions, it is currently stretched," Mkhwanazi told Reuters. "It would not be in the interests of either the U.N., the AU and other missions where South Africa is involved if the country were to send troops to Somalia." The AU has proposed sending about 8,000 peacekeepers to Somalia to bolster the interim government after Ethiopian troops pull out of the chaotic country, where they intervened against Islamist forces in a two-week war in December. Mkhwanazi said Lekota and other officials were reviewing other options for assisting the Somalia peacekeeping mission, which might include technical support, and would shortly advise President Thabo Mbeki on their suggestions. Nigeria said this week it would send a battalion to join the peacekeepers in Somalia, which defied U.N. and U.S. peacekeeping attempts more than a decade ago and has not known peace since the overthrow of a dictator in 1991. Malawi and Uganda have also said they are willing to contribute to the peacekeeping force. Ethiopia has started withdrawing its troops but there are fears the interim Somali government of President Abdullahi Yusuf, which lacks a national power-base, could implode if that happens and the Ethiopians are not swiftly replaced.
  10. This is amazing. Thank you for sharing this with us Dhubad.
  11. Ammaanka Caasimadda Soomaaliya oo sii xumaanaya iyo Dowladda Federaalka oo arrintaas lagu eedeeyay "]http://midnimo.com/jan1/25_01_amanaka_casimaa_oo_faraha_k_sii_abaxaayo.htm[/b]
  12. Dilal abaabulan iyo qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho (Warbixin) Fadlan halkan ka akhriso: http://dayniile.com/janaayo/26janaayo1.htm
  13. Burcad badeed isku uruursaneysa xeebaha Xarardheere Fadlan halkan ka akhri: http://www.shabelle.net/2007/January/n10330.htm
  14. Waa arrin la yaab leh. Haddii ay arrintani jirto oo ay run tahay, awalba Yuhuud inay wax walba sheegato waa lagu ogaa@lol.....ka xaaxaabiya hee kuwii Amxaarada watayoow.
  15. Shirkii ay ka yeesheen Yuhuudu arimaha Somaliya muxuu ku saabsanaa. 24/01/2007] Jariirada Alsiyasah ee ka soo baxda dalka Kuwayd ayaa taariikhdu markay ahayd 19/1/2007 Daabacday Jimcihii maqaal cinwaankisu ahaa ,Yuhuudii oo la taxaaluftay falaashaha Ethopia kana xoreeyey tahdiidkii ay maxaakim Islaamigu ku hayeen dhulka Muqadaska ah ee Somalia . Magaca ilaahay baanu ku dhaaranaye,waxaanu ku noqonaynaa hantidii walaalahayo iyo Awoowayashayo Yuhuuda ahaa ee ka yimi ama ka soo jeeday Somalia ,waxaanu kaloo ku noqonaynaa si aanu u xusuusano Anbiyadii waaweynaa ee degenaaa dhulka Somaliyeed sida (nebigii Armiya iyo nebi Muusihii madoobaa ) kuwaso ka ilaaliyey dhulka somaliyeed khatar ku timaada. Kana dhigay wadankan oo ka mid ah Afrika Madowna ahlaanbad baxaysa ,mana ka yeelayno Xag jir kasta xitaa hadii ay ku qabsadeen Diintooda Islaamka ah ee ay wataan,wadankan oo ah kii asliga ahaa ee aanu ka soo unkanay oo ay xaq u leeyihiin dadka yuhuuda ahi. Sidaas daraadeed waxaanu Caalamka u sheegaynaa inaanan marna ka tegeyn,kana tanaasulayn hantidayada iyo dhulkayaga oo ay naga xadeen xoogag Somaliyeed,mana ka aamusayno ilaa uu nooga soo noqonayo xaqayagu . Waxaana Mujtamaca Aduunka waajib ku ah ,sidii xaqaa dib loogu soo celin lahaa dadka Yuhuuda ah hadaladan waxaa sheegay 1500 oo Qof oo Yuhuuda Somalida sheegatay asal ahaan oo shir ku qabtay qalbiga ama badhtamaha Talaabiib ee caasumada yuhuuda shirkan oo la qabtay taariikhdii 20/12/2006 ujeedadiisuna waxa ayahayd (waxaa waajib ah inaynu ku noqono dhulkii muqadaska ahaa kaaso hada loo yaqaan somalia). Waxaana shirkaas ka soo qayb galay mas,uuliyiin waaweyn oo Yuhuud ah kuwaasoo ahaa kuwo lagu marti qaaday ,iyadoo loo sii mariyey saxaafada kala duwan marti qaadkooda,iyadoo loo sheegayo inay waajib tahay inay goob joog ka ahaadaan shirkan dhamaana ay ka qayb qaataan bulshada kala duwan ee Isra,el siyaasad ahaan,dhaqaale ahaan,iyo waliba Milatari ahaanba,iyadoo looga tashanayo sidii loo soo celin lahaa dhulkaa iyo hantida kaga maqan Isra,el dhulka hada Somaliya loo yaqaan taasoo ay sheegeen inaanay marna uga tanaasulayn Somalida . Shirkani waxa uu ahaa mid muhiim gaara u lahaa dadka asal ahaan Yuhuuda ah ,intii jahwareerka siyaasadeed ay somaliya ku jirtay walibana uu soo cusboonaaday dagaalkii u dhaxeeyey maxaakimta Islaamiga ah iyo xoogaga dawlada Ethopia oo taageerayey dawlada ku meel gaadhka ah . Gabadh lagu magacabo (waytani hoostan)oo ka mid ah Yuhuuda Maraykanka ah ayaa booqatay afarsano ka hor dalka ay asal ahaan ka soo jeedo ee Isra,el qaraabadeeda qaar ka mid ah oo ku dhaqan dalka Isra,el waxa ay sheegtay in dalka asal ahaan ay Israe,l u leedahay uu yahay dalka hada Somalia loo yaqaan ,hase yeeshee ay wakhti hore ka haajireen welina tiro aad u yari kaga sii hadhsan yihiin ,waxa kale oo jariirada Alsiyaasa ee ka soo baxdaa Kuwayd xusaysaa warbixino uu soo saaro maxadka siyaasada israail sanadkiiba mar tii ugu danbeyseyna ay soo baxday 2006 inay jiraan weli raadad israel kaga tagtay oo wax kaga hadhsan yihiin dalka hada somalia loo yaqaan. Sida meelo lagu caabudo diinta yuhuuda ,hase yeeshee ay yihiin meelo sir ah oo ay adag tahay in la ogaado,waxay kaloo jariirado xusaysaa wakhtigii dhowaa ee ciidamada etoobiya galeen somaliya inay sii raaceen shaqsiyad ka soo jeeda falaashada ethoopia ,kuwaasoo isku dayey inay gacan siiyaan hadii ay wax kaga hadhsan yihiin yuhuuda somalida ah asal ahaan kuwaaso aad u tiro yar . Waxaa kaloo jariirada ay sawiraysaa meelo macbado ah oo lagu caabudo diinta yuhuuda oo ku yaala gudaha somalia ,meelahas oo ay ku timaantay inay yihiin meelo sir ah iyo waliba sawiro isugu jira dad carab u eg iyo kuwo somali u eg oo ay ku timaantay inay yihiin yuhuuda somalida xubno ka mid ah oo aanay sheegin meesha ay hada ku sugan yihiin. waxaa turjumay Xasan Xuseen Shide. Kuweyd City
  16. Dagaalo ka qarxay deegaano ka kala tirsan Hiiraan iyo G/gaduud Fadlan halkan ka akhriso: http://shabelle.net/2007/January/n10318.htm
  17. Ammaanka Muqdisho oo sii xumaanaya, halkan ka akhriso: http://midnimo.com/jan1/25_01_amanaka_casimaa_oo_faraha_k_sii_abaxaayo.htm
  18. Originally posted by HornAfrique: Wadaadadii Doono ducana ugu dara waa na dubateene [/i] ...? looool@Horn
  19. Some Dabadhilifs claim it is not an occupation..........Where is the Somali Flag?
  20. looooooool.........What this guy doesnt know is that the guy who actually competed with Mr Ghelle on Djibouti presidency had a special invitation from Islamic Courts in July and August and spent some time with them in Mogadishu while congratulating them in being responsible for the return of peace and stability in and around the capital. He also showed his opposition in the obvious intervention by Meles and his regime in Somali affairs.
  21. Lol.............goormaa Mucaaradka maamulka Somaliland iyagana dhambaalkooda la soo qori doonaa..........bal waxa naf laga raadinayo day.
  22. Originally posted by: DigiTalbAct3ria Many of these recommendations are what many Somali people have been calling for. But it seems they don't have $15 million to “smooth the way” for these recommendations to be adopted. Sxb ishaad ka tuurtay
  23. The so-called Government full of: The old men who destroyed what used to be the beautiful Somalia. Who came to power not due the will of Somalis but only because of killing poor Somalis, corruption and was designed by the enemy of Somalia. I think I will support them when I become ready to Support the Ethiopian Government and Meles, cause there is no much difference. wax lala yaabo waxaa ah dowlad dadkii masuuliyiinta u ahaa ay ku mashquulsan yihiin in safar walba oo diblomaasiyadeed ee ay dunida ku tagaan ay amaba naqshada leeyihiin oo uu diro taliska Itoobiya (sida maantaba aan aragnay in Mr Yusuf uu hore u kaxaystay Mufsin) markii ay ka soo noqdaanna warbixinta intaan shacabka Soomaaliyeed loo soo bandhigin Addis la iska xaadiriyo. Ilaahoow Dowlad khayr qabta Soomaali u keen.
  24. Waa arrin la yaab leh......sidoo kale tusaale ahaan madaxtooyada iyo hareeraheeda ayaa la yiri shacabkii ka guura loool@maxaa ku xiga? in la yiraa dharka ciidammada iska dhiga amaba qaar loo daayo inay ciidammada Soomaaliya ka mid noqdaan (we all remember the famous tababareyaal excuse)and then shacab badan oo itoobiyaan ah baa Soomaaliya degan la dhaho @lol....ragga wadddanka keenay inay gabdhooda u guuriyaan ar gabdhahaas Soomaaliyeed baan u naxayaa kuwaan xabashida injirleyaasha ah inay u soo dhowaadaan, yaa og hadde haddii islaamo la socdaanna malaha wiilal baa lagu dari lahaa, kolleey ciidan habaysan haddey yihiin gabdhana waa la socdaan. Waxaase ayaan darro ah markaan intaas kaftankii kaga baxo, in shacab guryahooda deggan la dhaho uga guuro oday miskiin ah oo 80 sano jira ayaan malakal-mowt ka ilaalinaynaa, oo toloow dadkaasi xaggeey aadayaan? It is like us SOL oo la yiri qof walba meesha uu deggan yahay 3 days ha uga guuro iyadoo weliba laga yaabo in inteenna badan Alxamdulillaah with the facilities available aan meel kale heli karno. Waxaysanse ogeyn kuwa amarkan soo rogey, in haddii ay si aad ah u faaruqiyaan agagaagka madaxtooyada ay noqon ka karaan yool (Target) sax ah waayo markaan xitaa shacab looga baqo ama naxo ma leh ee hoobiyaha oo ay adag tahay in runtii la ogaadaa meel uu ka soo dhacay lagu soo gemo QADO QURAAC iyo CASHO....Adduunoow adduun war yaa dhaho carruurta iyo haweenka ha iska rarina ee ku dhex gambada.