Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Originally posted by Ahmed_Guree: Whats the big fuss about lower Juba? Because this is like a day like robbery admin.....lol....you know what, we keep on here this and that clan fighting over for control. I know that the Ab+same lived there for many years and to proof that they have nomads around the area and there are other clans who like them are nomads, beeraleey and Malaay dabato and nobody hears about them at all. All we keep on hearing is a groups represented by Mr Af-gudud and Mr Barre Hiiraale and Mr Seeraar trying to takeover and dominate by competing each other. Seriously speaking what is going on around this area? Soomaalidu ma xishooto miyaa? Aaway beeraleeydii, xoolo-dhaqatadii iyo Malaay-dabatadii dulkaan degganeyd qarniyaal badan. I know in maamulladii Soomaali soo maray (iyadoo dad lagu soo daad-gureeyey lixdamaadkii, qaxootigii danwadaagaha) iyo Jabhaddii USC uu mid walba damcayey inuu dad ku beero meesha. Aaway dadkii masaakiinta ahaa ee meeshaan deganaa? Waxaan isleeyahay qof kasta oo Soomaali ahi waa degi karaa degaankaan si shacab ah laakiin arrintaan maamul kala-boobku ma fiicna.
  2. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Why dumarka kaliya u caqlixunyihiin maadaama meesha laba laba la iskula yimid? Maxaa nimanka ka reebay caqlixumada? Waa su'aal da' weyn.
  3. Toloow goormuu soo saari doonaa wareegto lagu mamnuucayo, madfaca masaakiinta shacabka ah ay Itoobiyaanka iyo Dowlad-ku-sheeggu la dhacayaan? Waase su'aale tee baase qiimo badan in reer iska hurda, dad masaajidda u socda ama ka yimid, dad ganacsanaya, kuwo xoolo la jooga iyo ilmo bad ku dabaalanaya madfac iyo xabbado lala dhaco iyo in dhuxul la jaro. Geedka iyo nafta bani'aadamka tee baa qiime badan?
  4. Originally posted by MKA Yoonis: Sorry I don't want to bring anything apart from the current debate to the discussion here but I've to note that people like Abwaan who are supporters of the court movement are now advertising love films to us? Can you see something wrong with it? I certainly can do. As if I have no right to do this. Toloow wax la sheegaa la waayey, ka hor imow hadde marka filinkaan illeen anigaa ka hadlee. Sxb orod fiirso cashar hakuu noqdee aadna aragtid dhibaatada quursiga. If not MKA you can start another topic if you want inaad Abwaan wax ka sheegtid and tough luck haddaad fikirkayga dhibsanaysid. Once more my thinking is not shaped by Qabyaalad sxb, if you want proof check my comments on SOL, balse dacaayadaha raqiiskaa intaad iska dhaaftid meeshaan filin baa looga hadlayaa ee ku darso fikirkaaga haddii kale KA BUL DHEH OO BADDA KA CAB.
  5. Originally posted by General Duke: ^^^Indeed they use clan and accuse others, they loot peoples property and then call themselves "shiekhs" they pretend to wage war and then run. The remarkable thing is some felt for this whole sharade and are still hoping for the return of these comedians.. Maxaa la iska hadlayaa. Sxb, they were the first group oo hanti dadkeedii u celiya, haddana maxaan haynaa in qaxootigii Soomaaliyeed guryaha lagala baxo, xabashina isbitaalladii la dejiyo! get reall
  6. Originally posted by General Duke: ^^^So was the TNG and actually the clan system is temporary untill district elections are set in place and the federal states are formed. It is a flawd system but the best one, because all clans are represented in the system and specially the unarmed clans have a greater say in this system than in any other one. As for the notion of belonging to clans and not being citizen, its absurd, citizens are members of communities, thus the clans are stakeholders within the state.. Just like you have English, Irish, Welsh and Black, these are identies, communities and are important to the people of the British isles. The major clans are all equal regardless of what each holds to be true. The TFG has been welcomed by the people and only the armed factions who held through looting lareg tracts of land and property. They came in the forms of warlords and later transformed into clan courts however the people embraced their government and wanted it to work.. Kolleey qofkii qabiiliiste ah maamul-ku-sheegga TFG wuxuu moodaa inay Soomaali oo dhan kala metelaan. Weliba kuwa is leh beeshaa u horreysa lead-ka maba ku sii jiraan. Qowmiyado ayaa lagu soo halqabsaday meeshaan, bal aan is barbardhigno ee dadkaas ma sidaan oo kaleey nin soo jabhadeeyey oo sidaan maqlayo aan xiddigo lahayn Dekad iyo Ayroboor uusan shaqo ku lahayn madax uga dhigaan, malloo ogolyahay nin reer Balcad iyo Afgooye ah inuu dekadda Boosaaso xukumo maanta? Aan ku su'aale kuuna raaco taadee ma Xamar iyo nawaaxigeedaa laba xiddigle laga waayey marka Mr. Joocaar and I wish inaad arki lahaydeen isagoo idaacad ka hadlaya Dekad iyo Ayroboorka Muqdisho ciidankooda madax looga dhigayo. Waase in marka hore la helaa daacad Soomaali oo dhan dhextaal oo ay ninka reer Balcad iyo Afgooye xukumi karaan Boosaaso amaba Joocaar iyo kuwa la midka ah lagu celiyaa Boosaaso, kuwa Afgooye iyo Balcadna loo daayaa degaankaas ha xukumeene. Of course waa nin Soomaali ah waxaanan qabaa inuu mudan yahay inuu xil qabto haddii uu aqoonteeda iyo garashadeeda leeyahay laakiin marxaladdaan adag ee hadda lagu jiro wakhtigu ma saamaxayso. Malaha dalkaan ayaad burbur qoto dheer la sii rabtaa. Waxaan xasuustaa 90kii Markii nin la yiraa Xaashi Afweyne oo heystay ciidammada ammaanka ee Dekadda uu dad masaakiin ah oo xammaalato ah inta konteennar ku xiray ay dhinteen, ayaandarro halkii ninkaas laga ciqaabi lahaa inta la dallacsiiyey baa ayroboorka loo bedeley. Tallaabooyinka caynkaas ah ayey dad aan waxgaranini (oo ah kooxo ka mid ahaa USC, not qabiil ) ee aarsi rabey markii uu dhacay dagaalka sokeeyey ku dhaqaaqeen inaysan ummad dhan u kala aabe yeelin. Waxayna ahayd wax laga xumaado in dad aan dembi galabsan la barakiciyo, inta dembiileyaal kalena hoosta la gashto, lana sameeyo falkii laga cabanayey ee dowladdii markaas jirtey. Duke, waagaas aan sheegayo waxaad ogtahay in Xamar uusan hub badani oollin dowladdana lagula dagaalay hubkeedii, ayna ahayd dowlad looga taageero badan yahay middaan Amxaarado keensatay, ka warran hadda oo sida cad TFG uu shacabku ka hub badan yahay una aasan yahay, hana ii xisaabin hubka Itoobiyaanka, ma waxay kula tahay in xukunka xabashidu sii waari? Kolleey aniga ilama ahan, waxba annaga subag hannoo marin. Maxaa noo diidey in degaan walbaa uu maamulkiisu soo magacowdo? TFG looma dhisin inay dekadda iyo degmooyinka maamul u magacowdo. Waxaan dhegeystey Mr gacmo-dheere oo leh is qabqabsi ayaa ka yimid degaannada in maamul ay soo magacaabaan. Goormaa la is qabqabsaday? haddiiba aan aragno in maamul hadda Baarashuut lagu geynayo degaanno badan oo Soomaaliya ka mid ah weliba ahmiyedda la siinayo kuwa amxaarada daba-dhilifeenta u ah. Yaa ku doodi kara inay 4.5 xalaal tahay marka aad leedahay waa best? Mallaga yaabaa in Beelweynta J a r e e r ee weligeedba ahayd xoogsato dalka qiimo weyn u lahayd ay ka badan tahay Soomaalida degan inta u dhexaysa Galguduud illaa Bari oo adiga iyo kuwa aad isku fikirka tihiinna aad iyaga iyo dadyow kale oo aad ku tilmaanteen waa laga badan yahay aad ku riixdeen(.5)?
  7. Originally posted by DigiTalbAct3ria: To even get a simple job in this government you must represent a clan. You can’t work in it just for public service or to server the Somali people. Isn't that sad though? And the support comes through clan thing as well.
  8. Uganda's cattle clashes kill 50 Cattle play a key role in Karamojong life About 50 people have been killed in clashes between the army and Karamojong warriors in north-eastern Uganda. Four soldiers were killed in an ambush on Monday, leading to heavy fighting between the military and the herdsmen, said army spokesman Henry Obbo. He said the clashes started when Karamojong warriors armed with machine-guns tried to recover stolen cattle recovered by the army. Helicopter gunships have been deployed against the Karamojong warriors. Uganda's government launched a disarmament programme in the region last year, targeting some 30,000 weapons held by the herdsmen. Cattle raids "We pursued these people, killed 45 in one battle, bringing the total of those killed to 52," Mr Obbo told Reuters news agency. The United Nations has accused the military of using indiscriminate and excessive force and of killing women and children. The drought prone Karamoja region has suffered banditry and inter-clan warfare for decades and is known as Uganda's forgotten conflict zone. Heavily armed cattle rustlers frequently raid villages looting livestock and often killing the inhabitants. The Karamojong herdsmen are often in conflict with the Pokot and Turkana neighbours in Kenya who also practice cattle rustling.
  9. Originally posted by David_Letterman: new Iraqi army 300 thousand troops strong + 150 thousand occupying troops - any progress?? no!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Good point.
  10. Waah waah waxaasaa JOKE ah! Can Mr Buubaa and his Waqooyi Galbeed colleagues go to Hargeysa? I don't think so. Can I suggest that they are split into small groups and sent to accompany to those going to Bari, Benaadir, Bay and Jubbada Hoose. I think that majortiy of so-called Xildhibaanno oo aan anigu shakhsiyan ku tilmaamo BEELDHIBAANNO ma aadi karaan degaannada ay yiraahdaan waan ka soo jeednaa amaba diyaar uma aha inay aadaan.
  11. Xildhibaanada Golaha Baarlamanka Soomaaliyeed oo u Qalab Qaatay in ay Ku Kala Laabtaan Gobolada Ay ka Soo Jeedaan. Baydhabo , Khamiis , Febr , 15 , 2007, Waagacusub.com Xildhibaanada Golaha Baarlamanka Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa In ay Ku Kala Laabtaan Gobolada ay ka Soo Jeedaan Si ay Dadkooda uga Dhaadhacsiiyaan Qorshaha Dib U heshiisiinta Ee La Filaya in kol Dhow ay Dowladu Qabato. K/Xigeenaka labaad ee Gudoomiyaha Baaralamanka FS Cismaan Cilmi Boqore ayaa Sheegay in Dhawaan u Baarlamanka ay ukala Dirayaan Goboladooda Si ay Dadkooda ugu Abaabulaan howsha Dib U Heshiisiinta ay Dowladu Wado. Arintaan ayaa waxa ay ka Danbeysay Kadib Markii uu Dhawaan Madaxweynaha Dowladda FKMGS C/llahi Yusuf Uu Ku Dhawaaqay In Uu Dib U Heshiisiin Qaran u Qaban Doono Guud ahaan Dalka Soomaaliya Wallow Madaxweynuhu oo Dhowr mar sheegay In ay Xukumadiisu La Kulmi Doonin Midowgii Maxaakiimta Islaamiga oo Uu Ku eedayay In ay Ahaayeen Danbiilayaal Dagaaal. Dib u Heshiisiintaan la Qaban qaabinayo ayaa Waxa ay ku soo Beegmaysaa Xili ay Magaalada Muqdisho isaga Qaxayaan dadka Shacabkaa oo Ka Cabsi qaba qaraxyo ay Isweydaarsanayaan Ciidamada Dowladda oo ay Weheliyaan Ethiopia iyo Kuwa Muqaawimo ah .
  12. Naafada Xooga Dalka Soomaaliyeed oo Ay Soo Food Saartay Cabsi la Xariirta Xaga Ciidanka Ethiopianka ah oo Baryahaan Aad Ugu Howlanaa Baaritaanka Xarunta Naafadaa. Muqdisho , Khamiis , Febr , 15 , 2007, Waagacusub.com Waxaa Baryahaanba aad ay Baaritaan Xoogan Ka Wadeen Ciidamada Ethiopia Xarunta Naafada Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Isbitaal Martini taa oo ay Aad Walwal uga Muujiyeen Naafad. Afhayeenka Naafada Xooga Dalka Soomaaliyeed C/Mahad Cabdulle oo kusugan Gudaha Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xiligaan la galey Marxalada Cusub Islamarkaana Aanay Muuqan Cid Waqtigaan Xaadir ka ah iyadu Dadbaanad qaad u Sameysay Naafad oo U Baahan Gar gaar Dhan Walba ah . Naafadaan ayaa iyagu ku Adimo Waayay Dagaalkii 1977 Dhexmaray Dowladda ethiopa iyo Ciidanaka Dalka Soomaaliya Kuwaan Oo aaan Wali Helin ilaa iyo 1990 Wax Daryeel Dowladded ah Shacabka oo Mar Mar u Naf Caliya Maahane. Arimahaan ayaa waxaa wax laga xumaaday ku tilmaamay waxgaradka iyo Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyagoo Dowladda KMG ku Cambaareeyay Sida ay U Fiirsanayso Naafada Xoogfa Dalka Soomaaliyeed oo looga Baahnaa in ay wax Ka qabato Daryeelkooda .
  13. Dad dulleysan oo inay diintooda caayaan caannimo ku raadinaya, waa yaab. Ilaahoow kuwaan jidkooda naga ilaali.
  14. Originally posted by General Duke: ^^^Charles De Gaul took over france with US and British tanks, it matters not the strategy is to build a new Somali army and admin from scratch. If you want Somali owned tanks getting the recognised government in place is the surest way. Fake courts and warlords with their Oromo & Eritrean handlers have proven they could not fight for a week.. Dhar aadan lahayn, dhaxan kaama celiyo! Nin ku faanaya Kaare Amxaar. Duke, waan u jeedaa arrimaha Soomaalida waad ku cusub tahay ee ha degdegin, galgasha oo dowladda raaca dad yiraa oo ay PURELY qabyaalad ka tahay adigu ugumaadan horreyn. Sidee dowlad loogu tilmaami karaa haddiiba adiga iyo kuwo kula mid ah aad mooddaan inaad dadka ka xigtaan maadaama adeeryaalkiin iyo habaryarihiin amxaaro jaajuus u noqdeen aad moodeen inay xaq ka dhigayso inaad meel aan nacfi oollin aad ummadda been ugu sheegtaan oo aad dowladda ku digrisaan. Do you know waxa dagaalka sokeeye Soomaaliya ka ridey? Waa waxa aad halkaan ku heysid. Haddii ay daacad kaa tahay inaad jiritaanka Soomaaliya danaynaysid hakaa muuqato, haddii kalena qiiradaada ku jir. Waxayse runtu tahay sida kuwii kaa horreeyey ee aanan ka wadin hal qabiil, balse taageerayaashii Dowladdii rayidka, tii kacaanka, Cali Mahdi iyo Caydiid, Shaati-guduud iyo C/qaasim kuwaas oo dhan iyo kuwo kaleba wixii ka dhacay adiguna filo. Kolleey haddaad maanta garan weysey, Saadambaad garan.
  15. I was lucky to be one of a few selected guests to watch the film before it comes to screens this weekend. This was held last night in Iman Restaurant, London. This is an amazing film with good quality allround and it sheds light on Quursiga waayo badan soo jirey ee bulshadeenna dhibaatada ba'an ku haya. My advice to SOL is PLEASE GO AND WATCH IT if you can. for more details check here: http://www.somtvfilms.com/europe.php
  16. loool Paragon....bal tan kalena ka warran oo Samatar iyaduna dhammaadkeedu miyuusan la mid ahayn?
  17. Goodkiyo abeeskoow Gocomaale aaroow Wiyishaa gedooddee Geeska rayska gelisee Gerigiyo haldhaagoow Gelowgiyo shimbirahaw Garasho seed u leedihiin Caashaq ma idin galay weli? Laba gacal ahaayoo Kala gooyeen waayuhu Gargaar ma u taraysaan Maysu geyn karaysaan Gelaangooleey ged bay baratee Sidirigam Hadday gabar tahay anaa geeyee Siddirigam.
  18. Originally posted by Laba_Xiniinyood: Caashaqan isoo ridey Aan ka rayste hawshee kalay raaska kalay raaska ii raac Lol....meelahaan kuma taalid. Heestaan waa culus tahay.
  19. lol....ibtisam you are in trouble.
  20. Originally posted by NGONGE: ^^^ I’m particularly sick and tired of the song that goes along the lines of: Bela edab bad tahay, dhoqon kula mid aan ahay Naf kaa walan ban ahay, lalalalaa la la Ps My collection of Qraami tunes (of which I hardly understand a word) is hitting seventy songs. Does that song really exist or the lyrics sound like that to you sxb?
  21. General Duke, saaxiib u remind me of Muxammed Saxaaf-kii Ciraaq. Saaxiib borobogaandada waad ku dheereysaa runtii. Xaggee Soomaaliya nabad ku aragtay bilahan? Muqdisho iyo xaafadeheeda keliya Soomaaliya uma arko runtuse waxay tahay oo aadan xitaa adigu iska indho tiri karin in saamayn xoog leh ay Muqdisho ku leedahay nabadda Soomaaliya guud ahaan iyo in qarankii Soomaaliyeed uu soo noqdana ay ku xiran tahay in Muqdisho degto. Waxaanse kugula talin lahaa maaddaama Diinaari uu dhaawacmay inaad booskiisii buuxiso, oo aad Xamar iyo Baydhabo iska xaadiriso, mise adigu haddii ay Raadiye tagto kuma dhacdid oo Keyboard-ku-dirir un baad tahay?
  22. Originally posted by General Duke: ^^^I understand that, saxib a good point, however the level of violence has reduced across the country since the demise of the courts. In Mogadishu there are a number of factor fuelling the price of the AK47, the vacume left by the courts, percieved clan thret. What can I say? Weligey been tan oo kale ah ma arkin. Sxb, taageerada qabiil ee indho la'aanta ah ma waxay kaa keentay inaad inkirtid nabadgelyadii ay maxkamaduhu abuureen oo xitaa gaaladii qirtay? Wallee waa yaab voilence baa yaraatay ku lehe. I have never seen/heard such a cheap and blind propoganda.
  23. loool.....When are we ever going to see TFG naming someone reasonable for a post of their so-called government? No wonder majority of Somalis does not have no trust for these puppets dominated by warlords, illiterate and Bac Madow guys.
  24. I was glad to see Xuseen Caydiid being told to report Howlaha guud iyo guriyeynta....@lol..Asaga iyo dowlad ku sheegaba one day Soomaali waa dhaafi doonaan Dolad Xalaal ahna Ilaah waa na siin doonaa! By the way, anyone knows why Mr Duke is so excited today?@lol.....Duke you wanna tell us this and the truth, cause sheeko kale oo marmarsiiyo ah cidna kaama qaadanayso!
  25. Boggan ---------> http://www.cowslafil.com/ ayaan maanta arkay oo iga qosliyey