Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Xisbi Dahabshiil la dhaho ma jiraa? Kaas ayaa guuleysan baan filayaa.
  2. I like Daqane's title and the words he chose. He did not say blah...blah...blah cirkay marayaan like some would say if this was a little port in some Tuulo. Kudos Daqane, you are being realistic here. Who is in charge of Dekadda horta? Not qabiil. Individual and his deputies.
  3. Abwaan decided inuusan hadda ka hadlin si uu ugu oggolaado daawadaasha SOL inay aragtidooda cabbiraan.
  4. Mayaani;894398 wrote: Bal aan ka warsugno meeshu reerka ku furo hada asagaa dhaanka hogaaminayee. Aduunyo waa is badashoo dadbay caatifadii ku yaraatay oo dhibkaan aad shageysid aysan u muuqan. Ok in la sugo waa wax habboon and I know in dad Soomaalida dhexdeeda xoog u leh oo sidii xasadkii ula xisaabtama dalalka deriskana inay kabahanu qaadaan ayba ka soo dhawdahay.
  5. Mayaani;894374 wrote: Abwaan, Soomaalida ku maahmaahda "Cadowgaaga caana qabow baa lagu soo dhaweeya" waa haduu taa ula jeedo hadalkiisa. Madaxweynahu haduu ku caqli qaadan waayey intuu Soomaaliya dhex joogey ethopian xumaantey gaysteen then Ilaah baa noo maqan asagey tiisu socotaaye. Waa sax Mayaani waan fahmayaa halkaad ka hadleysid, balse nimankaan Itoobiyaanka wax trust ah kuma qabo maamulkooda. Waa wanaagsan tahay in deris wanaag la muujiyo, laakiin markii ay rabaan bay xadka iska soo gudbaan dadkana dilaan, dhacaan, xiraan, dumarkana kufsadaan.
  6. Juxa;894128 wrote: It is horrible joke ninyow u vote gareeya cunugaan bal And what will he do when he gets votes? Something even worse. I disagree with you Juxa.
  7. Mayaani;894366 wrote: Hada wuxuu uga qaaday wuxuu is leeyahay ha lagu af garto. Laba beri ka bacdi wuxuu soo celinayaa isbaaradii. Dadkaan 20 saney waxaa quudanayeen laalush iyo xabad midkood hadaanad ula tegin meesha ugama dareerayaan belaash. waa sax Mayaani, waa sidaad u sheegtay.
  8. oba hiloowlow;894319 wrote: Ahmed Daaci is the only man in Mogadishu Al shabaab couldn't stop no matter what they did, he is the only somali guddomiye who defended Wadajir and Dharkeynley from Al shabaab without the support of Amisom. Heck he even lost his legs for us. Waa rageedi viva Daaci He lost his legs therefore that means that he can place his militia with uniforms to set up roadblocks and collect money? Come on Oba. This guy needs to go to prison like Mohamed Dheere. I know he removed the Isbaaro after the president ordered. Him and others to do so, but this is his revenge to say that his militia will not protect the public. Waryaa Soomaaliya horumar ma haaresyo haddii dadka noocaan oo kale ah xil hayaan.
  9. Mayaani;894361 wrote: President has no power to tell what his real intentions are this time. Ethiopia is capable to screw whole process so I give President the benefit of the doubt this time. Same time I will never trust them anything they are the ones who really want us to remain failure. Yes, he has no power, but we don't want him saying that Ethiopia will build Somali forces either.
  10. http://caasimada.com/axmad-daacidowlada-ciidamo-hala-timaado-aniga-ciidamadeeda-ma-shaqaynayaan/ come on. Ninkaan sidee Degmo Muqdisho ku taal uga sii ahaan karaa guddoomiye? Haddii aan Isbaaro la ii oggolaan ciidammadaydu dowladda la shaqayn maayaan? War waxaan oo kale meesha hallaga saaro haddii kale dowladda waa loo yaabaa.
  11. Mooge, yours is on another issue. You did not want him as a president in the first place. Period. I have been telling you here in SOL for the last couple of years. If I see something wrong I will not keep quiet. I have never seen any of you guys criticizing adeer Yey or your cousin politicians, but Abwaan is different and this is the proof. By the way I did see you guys criticizing Faroole. When I mean you guys I mean the most of Puntlanders. You know what I mean...Duke and co.
  12. http://caasimada.com/madaxweyne-xasan-ethiopia-ayaa-dib-u-dhiseysa-milatariga-somalia/ I still respect you and see you as my president but I completely disagree on this one if it is true. I do not need Ethiopian troops building Somali forces and this is one of the worst things I have heard for many years. I still want to confirm this but if this is true, then what is the point of having Somali military? I expected this from someone like the Ileey of Ethiopia not you Mr president.
  13. I opened this threat cause I wanted to laugh. Somebody really wasted time to write this garbage? What a fool.
  14. Taleexi;842992 wrote: Pretty landscapes, thanks for sharing. Dardaarankii Gallayr waad maqashay soo maahan? Waan soos socdaa ee dhul halla ii qabto:D
  15. Lol@wyre, haddii lamiga xayuubin lahaa yaa la wareegi doona? Adigu Af Carabiga un baad ku gabyi taqaan soo maahan?
  16. Lol@When it comes to degaannada Waqooyi, waxaan la mid noqonayaa kii dhahay dowladda Soomaaliya wixii Blcad ka shisheeya maxaybaku falayaan.. Fiiq, Oog, Moog, Tuur, Tog, Buur iyo magacyo kale oo aanan halkan ku soo koobi karin baan li wareeray.
  17. Lol@Oba, meeqa jeer buu dhaartaa asbuucii here in SOL? Oba, ninkaan Maadeey is not brainwashed just wait until XDA ka soo noqonayo:D
  18. Aaliyyah;894044 wrote: Lol maanta wuxu ka bixi waayey mooge loves you..those 8 ppl made his day Lol.. I voted for Showqi, a decent Soler. Showqi is cool and deserves the vote. Aaliyyah, about 4 people of those that voted for Mooge is him, two is another SOLer and the other two might be genuine.. How come no one says in public that they have voted for Mooge?
  19. Apophis;893839 wrote: For me it's a no because I wish to preserve my Somali lineage. lol@ Apo....I thought that you already lost some, when you showed your love to Kenyans and take took their side.
  20. Aaliyyah...That is a very good question. Mooge, who voted for you? I am little suspecious about you congratulating. I think everyone should be saying who they have voted for. I already made mine public and will repeat it again. Abwaan voted for Blue.
  21. Who can guarantee that some of the candidates did not vote for themselves few times? I mean with multiple names. So this voting thing is another scam. That is why I recommend everyone to say who they voted for in order to make this process more transparent.
  22. Xiinoow, wareer labo ma ahan ee waa kan ku haysta iyo mid aan jirin. Haye hadda xaggee wax marsiinaysaane? Qaaraan kaa dhammaa, qaylo sidoo kale welina wax ma socdaane xaalku waa sidee?
  23. NGONGE;893607 wrote: Oo anigu miyaan qarsaday dee. Have I not been telling you that qabiil is EVERYTHING? I only point out your glaring lack of self awareness to help you out, saaxib. Maybe now you can reconcile your feelings with your arguments. Wax fahan. p.s. You mention A&T & XX but you forget the reason I wrote this reply of mine. Xiin maxaad ku tedhi? War naga daa dee. p.p.s Maybe it wasn't Haatu. Maybe it was Zack or Apo. Haddana maybe baad ka dhammaan weydey haye? Jacpher I told you already ragga masayrku uma fiicna.